Riwaayadii Wed iyo Wacad Full Ereyadii Abwaan Cismaan Aadan Askari

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 16 เม.ย. 2017
  • Riwaayadii Wed iyo Wacad Full Ereyadii Abwaan Cismaan Aadan Askari
  • บันเทิง

ความคิดเห็น • 65

  • @mahamud22cabdalla63
    @mahamud22cabdalla63 7 หลายเดือนก่อน +1

    Dhabarloow allow kuu naxariiso waa fanaanka aan ugu jeclahay somalida

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 ปีที่แล้ว

    maxamad axmad dhabarow iyo seynab x cali baxsan oyo abwaan cizmaan askari alle ha unaxariisto

  • @Haile518
    @Haile518 5 ปีที่แล้ว +5

    Abwaankii Riwaayaddu wuxuu ahaa AHU Cismaan Askari

  • @shimbirkheyrkheyr5914
    @shimbirkheyrkheyr5914 ปีที่แล้ว

    maxamad axmad dhabarow iyo saynab x cali baxsan abwaan cisman adan askari alle ha unaxariisto dhamantood micadmigane

  • @SuugaanSafaari
    @SuugaanSafaari ปีที่แล้ว +1

    Alle haw naxariisto AUN Cismaan
    Iyo AUN Hadraawi

  • @balidhiigchannel6152
    @balidhiigchannel6152 4 ปีที่แล้ว

    Woow Saynab X Cali Baxsan iyo Maxamed Axmed Dhabarow Heesta hore

  • @idilsalahgenyo-cad7731
    @idilsalahgenyo-cad7731 5 ปีที่แล้ว +3

    Waa riwaayad caaqiba leh

  • @mohamedhabdi8510
    @mohamedhabdi8510 5 ปีที่แล้ว +7

    Heesta hore waa Baxsan Dhabarlow; heesta kale baxsan waxa la qaadaya Cabdi Cali Bacalwaan. Duubistani waa markii labaad ama sadexaad. Originalka waxa Baxsan la jilayey Rooraaye AUN.

    • @ahmedshireh5375
      @ahmedshireh5375 5 ปีที่แล้ว

      dhawr jeer baa dib loo duubay hadda waxaa ku Jira dhabar low laakiin berigaah hore waa d-habar low

    • @ahmedshireh5375
      @ahmedshireh5375 5 ปีที่แล้ว +1

      rooraaye ayaa xidig rawaadah ahaa cumar hadda hargeysa ayuu ku nool yahay muudhiman

    • @maxamadnuurmaxamad7109
      @maxamadnuurmaxamad7109 4 ปีที่แล้ว

      Fanaaka baxsan laqaadayaa waa maxamed axmed dhabarlow alla yaa raxma

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +2

      Rooraaye mar walba Eebbe ha u naxariisto. Wuu nool yahay.

  • @ragemsaid8697
    @ragemsaid8697 4 ปีที่แล้ว +4

    Biyuutfull ummadayda oo isku duuban
    Oon kala daadsanayn
    Oo degan dalkooda
    Oo iska daaya dagaalka
    Dirirtiyo dunbukha qoolaaba
    Iyo in aydaan is dooxdooxin walaalayal
    Isku duubnaada dir qudhaa tihiin
    Hays dilina dub qudhaa tihiin e
    Isku duubnaada dal qudhaa tihiin
    Isku duubnaada diin qudha tihiin e
    Daryeel wadaaga dan qudhaa tihiin e
    Daaya somaaalay oo ka durka
    Darxumada .... maalin uun
    Daahira oo k beydha dulliga
    Daaim Ilaahaw na daaweey
    Dariiqaaga nagu sug ...

    • @xuseendhangub9704
      @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว

      Sxp Riwayad waxan ku dawaday iyado Live Nation theater hargeysa

  • @saleebaanabdi4560
    @saleebaanabdi4560 2 ปีที่แล้ว +1

    Riwaayadan wad iyo wacad waxaa sameeyey abwaab qiimo leh Aun cismaan aadan xuseen cismaan askari oo sameyey riwayado caaqibo leh sida waraf iyo shimbiro
    Wad iyo wacad
    Dhamaan jilayaasha hobolada waberi allaha unaxariisto inta nool cimri dheer iyo cibaado toosan

  • @liishaaninvestigation6641
    @liishaaninvestigation6641 5 หลายเดือนก่อน

    Baxsan iyo rooraaye .maxed yusuf.islaanta waxa metelayay daahir caaje .mecaad miigane.cismaaan askari mualifka riwaayada

  • @bileabdullahi7429
    @bileabdullahi7429 3 ปีที่แล้ว

    Alaha u naxaristo inta dhimatay

  • @ismaaciilmaxamed880
    @ismaaciilmaxamed880 3 ปีที่แล้ว

    Aun maxamed aadan dhabarlaw iyo aun saynab xaaji cali baxsan erayada aun cismaan aadan xuseen c/askari

  • @wiilkiiqaramiga7343
    @wiilkiiqaramiga7343 5 ปีที่แล้ว

    Wlh ilahey wxo nasiiyey luqad fiicn axyaa ah carapi iyo somali wa luuqda ugu fiicn ee leh murti iyo arar ishclaa

  • @falagameera5577
    @falagameera5577 4 ปีที่แล้ว

    Ma dhamado wakhtigad
    Soo dhawaysatayee
    Dheera hurdaduyeey

  • @osmanaden2779
    @osmanaden2779 10 หลายเดือนก่อน

    Wed iyo Wacad ,erayadii abwaan Cismaan Askari,markani waa 1986 oo Jabuuti laga dhigay,halkii Rooraaye waxaa galay Dhabarloow,IHN dhamaantood.

  • @abdirahmanosmanmohamud4203
    @abdirahmanosmanmohamud4203 ปีที่แล้ว

    Adduunyadu way dagtaa
    Way duntaa
    Sidaad doonto maahee
    Waqtiga durkaya dib ha u dhigin.

  • @simanmaxamud3646
    @simanmaxamud3646 ปีที่แล้ว

    Masha alh

    • @ikhajji
      @ikhajji  ปีที่แล้ว

      Ahsante

  • @abdirahmanali5626
    @abdirahmanali5626 3 ปีที่แล้ว

    Axyaa riwaayad dheh

  • @AhmedHassan-bq9zz
    @AhmedHassan-bq9zz ปีที่แล้ว

    Riwayda waxa xidiga ka ahaa baxsan iyo rooraaye

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 4 ปีที่แล้ว +1

    ajiibay ahayeeen masha allaaah wax hagaagsani kamanoolaa

  • @xuseendhangub9704
    @xuseendhangub9704 ปีที่แล้ว

    Riwayadan waxa Alif Abwan kii weyne AHUN cismaan Aadan xuseen (cismaan Askari)magacedun waa wad iyo wacad waxan dhigay hoboladii waberi waxan xidi iyo xidig ka Aha cumar xasan Roraye iyo AHUN seynab xaji cali baxsan waxan ku dawaday iyado Live Nation theater hargeysa

  • @abuukarwarsame4358
    @abuukarwarsame4358 2 ปีที่แล้ว

    Masha alahu sxb

  • @mahadcumar5395
    @mahadcumar5395 6 ปีที่แล้ว +1

    wlhi
    waa xikmad mudan dhageysi

  • @daahirmaxamedtooxow1470
    @daahirmaxamedtooxow1470 4 ปีที่แล้ว

    Wooow

  • @aweysabdi8265
    @aweysabdi8265 11 หลายเดือนก่อน

    Baxsan ninka la qadaya yawaye sooran miya

  • @falisfaarax7300
    @falisfaarax7300 2 ปีที่แล้ว

    Ilaa how intii dhimatey unaxariiso

  • @abwaanmurtishiiladan5439
    @abwaanmurtishiiladan5439 4 ปีที่แล้ว +6

    Saynab cali baxsan weeye saan umalaynayo heesta koobaad gabadha qaadaysa yaa igu raacsan

    • @qaasimsheekhibrahim1546
      @qaasimsheekhibrahim1546 3 ปีที่แล้ว +1

      Kugumana racsani

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว +1

      Cod keeda miyaa lagaran wayay zhp
      Walku rac san yahay taa sual kama tagna

    • @abdirahmanhaydar9481
      @abdirahmanhaydar9481 3 ปีที่แล้ว

      Qaasim.maxa diiday hadii qaramka wax katanid ma aadin diidi la heen zho.sorry lkn

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 3 ปีที่แล้ว

      Saynab haji Ali baxsan weeye waana sax

  • @zayidmeeaad8660
    @zayidmeeaad8660 4 ปีที่แล้ว +1

    maaanta waxa inoo badalay yoyo qawan oo qudhuns

  • @Cartan7
    @Cartan7 6 ปีที่แล้ว +3

    waqooyiga somalia hal abuur u dhashay alifay riwayaddii wed iyo wacad jaalle cusmaan aadan xuseen (cusmaan askari)

    • @abdikaafi7579
      @abdikaafi7579 6 ปีที่แล้ว

      Niyow dadkii hore xigmad badnayeena

  • @abdirahmanqadaafi358
    @abdirahmanqadaafi358 6 ปีที่แล้ว

    Qadaafi.

  • @Rooxaanta
    @Rooxaanta 6 ปีที่แล้ว +1

    Waxa laga helayaa LB Chanel

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 4 ปีที่แล้ว

    Waxan ka wadaa waa mudo hore ilaa 196o

  • @mowlaaden9712
    @mowlaaden9712 6 ปีที่แล้ว

    Axayaa hees
    Saynab xaji cali baxsan
    Iyo ninka yaa ii shegaya

    • @MohamedAhmed-yc2ml
      @MohamedAhmed-yc2ml 5 ปีที่แล้ว

      Maxamad yusuf cabdi

    • @abdullahiguled
      @abdullahiguled 3 ปีที่แล้ว

      Mowla Aden
      Ninku Waa AHN
      Mohamed Ahmed dhabarlow

    • @falisfaarax7300
      @falisfaarax7300 2 ปีที่แล้ว

      Waxaa n jelahay inuu aha fanaan cumar rooraaye

  • @AhmedHassan-vl7uc
    @AhmedHassan-vl7uc 3 ปีที่แล้ว

    Sheekada riwaayada maxaa uga jartay ,

  • @hirsi8073
    @hirsi8073 7 ปีที่แล้ว +2

    walaalo videogi miyaad haysaa?

    • @Cartan7
      @Cartan7 6 ปีที่แล้ว +1

      jawaabtu waa maya waagaa video riwayaaddaha somali audio record ahaayeen ilaa iyo 1984 ka dib

  • @awilmohamed3257
    @awilmohamed3257 2 ปีที่แล้ว +2

    Cabdiwali cali gaas oo bbc laga wareysanayey ayaan kasoo maqlay😂horay uma arag yaa ila mid ah??

    • @ikhajji
      @ikhajji  2 ปีที่แล้ว

      Waryaa, wad so radsatay miyaa?

  • @Goingfar234
    @Goingfar234 2 ปีที่แล้ว +1

    Gaas dartii ayan u imaaday hahh

    • @ikhajji
      @ikhajji  2 ปีที่แล้ว

      MashaAllah BILBARAKAH

  • @xornimodhaqaale
    @xornimodhaqaale 5 ปีที่แล้ว

    1987 baan dawaady xusus

    • @roblemaer4834
      @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว

      1987 way ka horreysay soo bixisteedii.

    • @MohamedHassan-nw4yo
      @MohamedHassan-nw4yo 4 ปีที่แล้ว

      Beenaale

    • @mohamedhassanhoussein8627
      @mohamedhassanhoussein8627 2 ปีที่แล้ว

      Waa runtii oo jabuuti ayaa lagu dhigay 1987 markii shirkii igaad iyada iyo hablayahow hadmaad guursan doontaan labada ruwaayadoodba 1988kiina laba ruwayadood ayaa lagu dhigay beeneey waa run iyo dabjacayl karin waa markaa ma soo dayso jabuut iyada qarisa waxay ka tahay ma garanayo

  • @abdikaafi7579
    @abdikaafi7579 6 ปีที่แล้ว

    Asxaabey halken la helaa riwaydan muqalkeda pl

    • @abdulnur3526
      @abdulnur3526 6 ปีที่แล้ว

      Abdifatah Abdi wall wagaas muuqaal ma jirin dibna loogu ma celin badanaaba riwaayadihii before 1980 Waxaa laga hayaa maqal keliya

    • @Rooxaanta
      @Rooxaanta 6 ปีที่แล้ว

      Waxa laga helayaa Lb Chanel

  • @cabdihassan3084
    @cabdihassan3084 4 ปีที่แล้ว +1

    Waxan is idhi waa kacaanka hortii