Way soo dhaaftay sacadii abayashayo waxa la marayaa xiligayagii anaga nalagu sexanayay guul somaliland baryo kumaynan helin balan keenu waa in garwo looga codeya xil somaliland ee shanta danbe
Gaadh hayaha dalkow Geesi diiranaw Geyiga u dhintiyo Geeshkii aan hurdada ku gam ay nayaw Gumuc iyo rasaas Sumuc iyo gantaal Geesigaan gallaabane Gaadada u dhigaw Ii gashaye abaal Inaan gudo wanaag Wey gudboontahee Ha guran, ha gaban, ha gam in ha guran ha gaabsan Gaadh hayaha dalkaw Gobanimadu waa Geed hadhacahoo Midho laga gurtee Gaanshaandhigaw Goonyaha ka joogsada Guluf iyo colaad Gebo gebo dagaal Geesigan gallaabane Gaadada u dhigaaw Ii gashaye abaal Inaan gudo wanaag Way ii gudboontahaye Ha guran, ha gaban, ha gam in ha guran ha gaabsan Gaadh hayaha dalkaaw Gaadh hayaha dalkaaw
Anigoo reer puntland ah ayaan waxaan taageeraa maamulka hargeysa hormarkooda in eey goostaana waan ku taagersanahay hadeey u suurta gasho .dhul aan leeyahyna ayaguna waa ogyihiin ana waan ogahay rabina waa ogyahay ineeysan cag soo dhigi karin awood militir ee guuleysata from wiil hoog MJ ah
Wllhi waan ilmeeeeyaa marka heestan maqlo alle ha no xifdiyo ciidankeeena waa idin jeclhy wllhi❤❤❤❤❤❤❤😢😢
Markasey qaar ciil qaba leyhinwa gob 😒 alx ilahow jamhuriyada somaliland e barakaysan noo daa🎉❤
Reer Somaliland askartina ixtirama oo takriima wlhy meel fiican inogu jiraan abaalkodana ma gudi karo ale ha sharfo I love my wadanii
still Am watching😍 Allow wadankayga barakeee Somaliland❤️
Hestaan markan dhagysto waan iska qiroda wlhi 2019 ayaan dawanaya
@maria ahmed wa uqulantah hablaha sland sharafta leH
2023 👋☺️ waxa rajenaya ina cafimaad qabto
I'm listening in 2024
Long live Somaliland 💚🤍❤️💪💪💪💪💪💪💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️💚🤍❤️
BarakAllah Allah bless our army🙌🏽
Igashee abaal inaan guto wanaag way gudboonthe ciidanka Qaranka jmhuuriyda #Somaliland💚☁❤💪
MuwaadiNad dHapa
@@aydaruuzahmed6326 🌼
waa kuwaanu dharaar iyo habeen aanu dhabarkooda ku hurudno ciidamada qaranka somaliland.
jamhuuriyada barakaysan ilahow noo dhawr adaa raxmaane.
waanu ku faanaynaa intay naftu nagu jirto
29/01/2019
Ilaaa 2020 Yaa dawanaYa dadkygii like isaar HDD mudadaas dawanayso
أستغفر الله حتي صومال بدهم لايكات سلامة يا عالم إيش في
😒😒😒😒😒😒😒😒😒😒😂😂😂🤣
Axvhjkkooo
Ciidanka Somaliland
Big respect Alle haydin sharfo
👐👐
Masha Allah farxad kuwara aad idiin jeclahy dadkeyga cadawgiina down viva Somaliland 2018
Heestan waan jeclhy wllhida GadhhaYaha dalkow
Hees ciidan midi ugu macanayd
Abwaan ,fanaan
Laxamayzte nuur daalacay nolow😍
Way soo dhaaftay sacadii abayashayo waxa la marayaa xiligayagii anaga nalagu sexanayay guul somaliland baryo kumaynan helin balan keenu waa in garwo looga codeya xil somaliland ee shanta danbe
29/1/2020 yaaa ila daawanaya meeye duriyadii Reer somalilnd❤️
Masha allah alle hano daayo cidanka
runtii Markaan arko ciidanka qaranka waan riyaaqaa guulaysta abidkiin
😓 Wlhi Somali Dhibayi Namariyeen Balse Somaliland Hada Wayi quwadayizaTay Viva Rer Somalilad 2020
😂😂😂😂😂😂
Sanad walbo waxaan daawadaa xiligan waana 18Mey
Gaadh hayaha dalkow
Geesi diiranaw
Geyiga u dhintiyo
Geeshkii aan hurdada
ku gam ay nayaw
Gumuc iyo rasaas
Sumuc iyo gantaal
Geesigaan gallaabane
Gaadada u dhigaw
Ii gashaye abaal
Inaan gudo wanaag
Wey gudboontahee
Ha guran, ha gaban, ha gam in ha guran ha gaabsan
Gaadh hayaha dalkaw
Gobanimadu waa
Geed hadhacahoo
Midho laga gurtee
Gaanshaandhigaw
Goonyaha ka joogsada
Guluf iyo colaad
Gebo gebo dagaal
Geesigan gallaabane
Gaadada u dhigaaw
Ii gashaye abaal
Inaan gudo wanaag
Way ii gudboontahaye
Ha guran, ha gaban, ha gam in ha guran ha gaabsan
Gaadh hayaha dalkaaw
Gaadh hayaha dalkaaw
👍
💚🤍❤️🥰🥰
Iigashee abaal Inan gudo wanag way gud boontahee by nurdalacy jir oo jooog ❤
Alle hykadayo dalkayga ciidankyga aan ku fano adinkan dartin nabad ku sexana alle cizi iyo sharaf haydinku noleyo ❤️💭💚
Waan inin wadnaa ciidankayga reer soomaaliland ❤❤
yaa wali daawanaya 12/ 5/may 2018/ guul iyo gobanimo
Wooow dhiiga Somaliland 😍😍😘💪💪💪💘
Anigoo reer puntland ah ayaan waxaan taageeraa maamulka hargeysa hormarkooda in eey goostaana waan ku taagersanahay hadeey u suurta gasho .dhul aan leeyahyna ayaguna waa ogyihiin ana waan ogahay rabina waa ogyahay ineeysan cag soo dhigi karin awood militir ee guuleysata from wiil hoog MJ ah
Abdulla Mohamed
Mahdzanid hno
Kkkkk Garowe caasimada lixaad ban u aqoonsanaynaa dhawaan!
Abdulla Mohamed reer abtiyaashay ma jidho guuleusta kkkkkkk
CASIMAD HAA ODHAAN EE TUULADA 10 NAAD DHEE SOOTA XARMAJO IYO KHYR LAAWE UU QUUS GOOYEEY ABDISALAM SALLAH KKKKKK
block
Hooooye hoooye ar wey iga gadan tahay heestu woooow wan murqaamayba wllhi😂
Kkkk fariid
Wo soomaliland soomaliland maxan dhaha waan kuu jecelahy kuu jecelahy ❤❤❤❤❤
ciidankaYga jecliyaa dhiigan idiin shubnaa my soldiers
Am not somalilander but really i love this song so much
SOMALILAND ARMY #BIG_RESPECT WALAAAAAAAAHI
Geezi Gaadh haYa dalkooow viva somaliland
masha Alah nuur daalcay
Viva Somaliland Army force
2019 guul iyo gobonimo
Wan kuqiirooda heestan wlhi
Sonalilander-na maahi
Mawaxan la qiroonba wllo wadani dhaba ALLAH haku xafido
@@hiboosmaan4092 wll reer somaliland miihi koonfur ban kasoojeeda
@@cabdulahiibrahim8835 mahadsanid wll0😭
Iigashe abaal inan gudo wanaag way gudpoontahay zomaliland guul
Happy 18may my country💚💭❤
gaadhhayaa tahoo hees cajiiba
gobonimadu waa geed hadhaca miraha laga gurtee
maansha allaah ciidankayga qaranka
😍😙😘😍😘 Ciidankayaga Guul.meel kastood joogtiin
2019 yaa illa dawanaaya
Waxan Dawanaya 16 5 2023
Guul iyo gobanimo abtiyaalo❤
Ciidankayga jecliyaa ilaahayow dhowr
Halyeeyadii soomaaliland ee ka gaapin cadowgowda Ilaahay haydin sharci 👊💪💪💪💚🤍❤️
Mnshallah guulaysta aamiin
Who here 2024❤❤😢
Ii gashee abaal inan gudo wanaag way gudbontehe 💪💪💪💪💪
Somaliland ha nolato
Happy 18may
Long live my lovely somaliland and thunder storm military 💪💪🎀🎀🎀🎀🎀
geeeeeeeeeeeeeeeeeeeesi
dhiiiiiranaw
mbk
Zomaliland hanoo
Laato💓💓💓💓
Muuse biixi guul inch allah
Apdiladiif Dhazha wqazswcdectrvgtnhynujkiolmomg
Somaliland national guard 👊
guuul aad ayaan u jeclhy heestaan wlhy ah
Ilove you ciidan kayga naftayda wan ka jecelhy ciidan kayga alle hay kiin bar key0
Mashaalaahguulaysta
mansha Allah geeziyada dalka noolaada sharaf baad mudan tihiin
somaliland ❤
Guul khaatumo
W heestan ugu jecelay heesa wadaniga gaadhigayga malinkasta way ka darantahay 2022 hada iga dambayso liketa la ogow
👍
Somaliland allow dhawr
Guul guul GOBNIMO Somalian
Viva somalilan ❤️❤️❤️❤️❤️
Haankujecelyahay❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Nuur daalacay the best song 😯🥰💋💋💋
It's one of my favo songs 😃💕👊
GUUULAYSTA CIIDANKAYGOWWWW❤🤴
Gabanimadu maaha geed haashacahoo ❤❤❤❤❤
guuul somaliland💚🤍❤️🙏🙏💋💯💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪💪
Maanshalah wadanka hooyo nafta loohuraya jir oojoog
2020 guul iyo gobanimo
We will be back Reer Sh isaaq, Reer Somaliland. Ciidanka ha u biqina
19:33 pm
Habeen arbaci baxayso khamiisna soo galayso
03/02/2021
Wwwwww nice
Heesta walagu mirqamayaa iga walee🤣🤣🤣🤣
Somaliland Jiroo Joog 😍
Only askarta somaliland ❤heestan loo qaadi karaa
15 cishe e u danbeyay 2019 wali jeclahy heestn
18 may 2019
guuul Somaliland
Umal Cumar
Ciidankayga ixtiraam ayayinaga mudanyihiin
waw Somaliland ha noolaato
Msha allh ciidankaygi💗💗💓❤
Somaliland guul❤❤❤
Cawa (ama) maanta saacdu waa 31 may 3:29 ciidankayga waa u mahad naqaya insha allah alle waaga doorashada barlamaanka iyo goleyasha deegaanka alle nabad haku dhameeyo somaliland for ever 💚💭❤ Amiin amiin
War soomaaliland ciidankeedu tiknako matarii eefbaa haddaba somalia haday iskudhacaan ogoow cagtaa lamarinayaa waayo somalia turkiga ayaa wuxuu siiyay 700 oo taangi iyo kuwo ayhaystaan maamul giboleedka puntland somalia Hanoolaato
@@abdulaahimahamedyusuf2581 hhhhhh wad ka carari uun laxyahay
Allow ciidanka noo barakee
Meesha kaliya ee somaliland ka dhisan tahay waa ciidanka geesiyada ah ee hadh iyo habeenba heeganka ah
Alha idin xafido
DHABOOLAQ👋💯
Reer shirdoon miyad tahay?
Waaww noolow nuur dalacay
Somaliland jcliya allow mar nabat igu geey
Noolada guulaysta wanu idin noolnay
Somaliland ha noolaato
Guuuuuuul somaliland
Maasha allah 😍😍😍
Heestan wxan dhagaysanaya tarikhdu wa 19 nov 2023 malin axada kaas aan ku xusayo in uu maanta wadanku dagal ku jiro anoo ah askari ciidanka qaranka somaliland malintii uu dagalku bilabmay ila maanta waxan joga jiida kaas oon ku difayacayo dhulkayga io dadka jamhuriyada somaliland markan heestan maqlo wxan ku qiyaso magaranayo xaadu wey idhaqaaqda waxn leeyhay dadkaygoo isku duban markan arko waxban iska celinaya dadkaygoo kla go ay markan arko walahi wan garan wayaa waxan aan dhaxamaha io holaca ugu jiro markasta waxan leyahay gobanimadu waa geed hadhacoo midha laga gurtee gashan dhigoo goonyaha kajoogsadaa dadkaygoo isku duban wan arki anna waan iska celin colkayga ay xabadu naga dhaxayso dadkaygii dhuxaygiii idinka ayan idin dhimanayaa ❤❤
Gaadh hayaha dalkoow 🔥🔥🔥
Somaliland wali waxay ku jirta Awood Sagaal sanno ka dib 2024 Ciyaalkii shaylay ayaa ilaalinaya 👏
Nuur daalac
Aabaha soomaalilan
viva Zomalilad
2020 yaa dawanaya