10/12/2019 malin talada yaa 2020 ila dawanaya 🥰 nin jacayl dardaray dadka muu maqlaa hestan wax badan wan radiyey wallhi waxan 2012 wayna iso baxaday xasuus 2012😥 yaa aduunka dib u celiya dad badan badan oo tagay an soo arkee😭
hesatan xasus gar aha bay iledahay waxan xasusatay malin an safar ahayan iniga iyo wlshay najah Hasan waxan ka nimi lasacanod waxan nimi burco waxan kaso racanay Gadhi hargeys markan maranay ila burco ila bara bara ayan dhagaysanan ayarifon laba dayadu wan fadhinay dhinaca daqada jawigu wa roban waxa da ayay roob marak qaday oo wali dhibicadisu da Aso iyo laydh macan saxansox udagon dhirata biyaha ka dhacay calenata markay dhulka kudhacado waxay bixinaysa jabaq ad dhagatu ugu raxaysanayso iyo waliba luqada shinbiruhu bixinyan ee dhagtu jeclaysanayso wuxu aha jawi an cadi ahayan ferr happy 👭💋❤💯
2023 baan dhageysanayaa, waxay isoo xusuusineysaa ninkii aan heestan ka maqlay markii iigu horreysey oo ahaa nin aan adeer u ahaa oo hadda naga hooseeya, Abdisalam allah ha u naxariisto. 2019 buu aduunka macsalaameeyey.
Heeskani waxan ku xasuustaa wiil aan shp ahayn ayaa hooyadii mobile keeda ku jiri jirtay heestani shpkay hooyadiina meel dhakhtar bay ku jiri jirtay oon ku booqan jirnay si daily ah Hadda wey dhimatay alle ha u naxariisto dhamaan hooyooyinkeen intii dhimatay iyo inta noolba amin amin amin
“Waxa aan kala hadli jiray wax kasta oo niyadayda ku soo dhaca, aniga oo aan ka fekerin waxa ay dareemin iyo in aan culays u horseedi, waxa aan la wadaagi jiray waxyaabo aanan dadka hortooda ka odhan karin, Waxa aan tusi jiray daciiifnimadayda iyo sida aan qaswadeenka u ahay, markaas waxa aan ku dareemi jiray agteeda, fudayd, rayn rayn iyo niyadsami intaaba. marnaba ma aan suureysan in ay mar uun booskaa igu banaynayaso, oo ay cidlo ciirsila iigaga dhaqaaqayso, haddase dhacday💔😥
Runa ahaantii xasuus gooni ay ii tahay heestaan waxa iigu horeesay aan maqlay 3 April 2012 maalin talaado ah anoo jooga koonfurta africa ama south africa ilaa maanta waa dhageeystaa 7may 2024
Hestan waxa dageysan jire mar an gabar aan jecla duruf awged iagaga tagtey ayado an ishegin aye block WhatsApp iga sarte anigana masi daba racin oo Aman Ayan siiye waxey ii dihi jirte duruf walbo wan kugu dulqadana lkn markas xiiso Aya haye ila mnta isla duruftas ayan ku jira oo madonayo ine iSo labato waayo agteyda farxad kuma darento wan jeclahay weli lkn nuur dalacay wuxu yiri hadey dumisey wacadki nabsi so kabraye doqhaba Ka saar farintan waxn uso laban doona mudo dheer Ka dib anigo gursadey Wana idin shegi doona iney iyada tahay io inkale hdi an nolahay 😢❤ jaceylka ha waaro
Codmacan waxa ka macaan kan qura, anka kariimka🙋🙋🙋🙋
2012 Heestan Markay soobaxday waxaan Joogay Magaaladaydii Gaashaamo Bari 2023 Alhmdullah waxan Kudhagaysanayaa Ohio State 🇺🇸 old is the gold
Wayka horaysay 2012
Marar badan ayuu qaaday Marki ugu horaysay 1994 meelahas ayay ahayd😮
Cod macanaaa 2021 yaa daawanaayo😍
2022 yadhageysano aso jaceel hayo waliba😩😢😪
@@leilahmohamed9642 anigaH Sister Waliba JacaYl Dartiis🤕❤
@@kingdarmaan5092 😭💔💔ilahiw qalbiyada no adkey xaga allle ubadaty aniga imaka an kulahadla wasaxurty son iyo slad ban kagabgudbi intas ankugu waniyi adigana abwe hesta bogo horleh unba udamqanayo wlhi i aamin lkn kaalamka alle kagabgudbi kareysa
@@leilahmohamed9642 allaHa haku sHarfo abbaaYoH WaaD igu ogtaHy❤🥰
xasuus hore iyo waqti dahabiyo oo iso maray ayay iso xasusisay wlhi hestani 2012- 2020 still i 🎧❤️ allow melan ku nasano nagee 😢
amiin abaayo
@@hodaneyally7566 111
2011 baan burco ku dhagaystay weliba anagoo badan waxaan ka xasuusta ,ilyaas,abdikani hiirad,cadnaan kismaanyo,maxamud hawlo ,huuno ,xamalo ,raggii rag ahaa iyo beertii waayo wayo ,nooli kulantee imikana waxan jooga muqdisho somalia 6/8/2019 baan ku dhagaysanayaaa
waxaan halkaan kasalaamayaa mucaashaqiinti waayahooda kusoo raaxaysty
Aadban kaaga qaaday sxp waa ikan anohoo ah cadnaan .
Wada jooga rag waqtigaa diiday ana waxan jooga maraykanka Ohio state aadban ku salamay sxp ❤
Heestan xasuus 2010 cawana waan dhagaysanaya oo ay ay tahay habeen axad soo galayso 17/10/2021 allow cafiimad iyo cimri dheer iyo cibaado suban ban ku waydistay allaahuma aaaaameen
hestan 25/6/2020 waxaan kudhagysanyeyy libiya magalda binu waliid xabsi anoo kujira oo sugaya safar looqadyo tripoli casimda cawa ay tahay 8/8/2023waxaan kudhagysanayaa wadanka belgium🇧🇪 dhalinayro dhaman riyooyinkiina rabbi ha,idiin aqbalo🤲❤️
Xasuus aan galay io jaceylkii igu helay Kampala caku xanuun badneydaa jaceylkii aan urafaday 😭😭 Kampala io jaceyl hakugu helo waa labo mar xalad aad u adag cidii tagtay baa garan waqtiigii tagayoo salaaman 😭😭🤚😭❣👈🖐 like ha ila dhaafin hadad aragto qoralkaan ✌
Ax xanun waaye runtii jaceylka urafaday hada weyday wllo 😢😭 iska samir
Sorry 😞 waqtiyadu kla wcn🥺
@@savaanaboy8295 hda waad ka baxday soomha wll🥺🥰
Waxkle thy zhp
Haduu kampala dhexdeeda nagu jiidanayaa
Heestan waa hees qiiro leh waxaan dhageesanoyaa anoo jecyl gabar aan isku fasal nahay foom four 20/11/2019 8:20 habeenimo qamiis soo galeeso 😥😥😥 hees qiro leh ax ax ax 😥😥😥
Gabdhi ma I heshen wali mise war jecli iga thy sorry 😂😂
Waan guursaday @@ifraaxshmuqtar33
Tolow gabdhi ma helay
Hestaaan waxaan dhagaysanaaya 28/05/2020 anoo ilaahy xalkaygu ogyhy insha alalah rapi ayaan rajo ka sugaayaaa❤❤❤❤KARAN MAHAD xasuus waye malinkaan
Waxaan ogaaday somalida inayihiin dad jacaylka u nugu lkn nasiib daro waxaa Ku badan is fahan LA,aanta
That is true sister you say the right ✅way
Kolay xanuunka i keenay ayaa adna ku keenay waadna aragtaa waa laga gudbayaa niyada khayr u sheeg Saxiib''.💔
deeqa waa jacaylkayga imiss you deeqa qli❤❤
Ma guursatay deeqo 😂
@@aishahasanabshir4034 hhh haa waanigii guursaday dumaashi😃😃
@@dhuuxyarechannel1486 🥰isku waara
Deeqo xaalkeda ka wrn 😂 shb😊
@@MAJEERTEEN. adna mirqaan kaaga sxb kawaran waayahee kkkk
Sow damaci waalnaa ima soo diraayo Ax Ax😢😢😭😭😓😓😢😢 nuuraw jacayl ayaad igu beertay wllo 😍😘😗 Noolow intay nololi jirto geesigii naga dhashoow ku jecliyaa😍😋😚😙😗😘4 july 2020 habeen sabti ah 7:40 in Hargaysa
Sareedo manooshahay wali
Afar sano kadib wan ku salamay
Wadnihii daloolay
Dakharadaa ku jidee
Sow damacii waalnaa
Ima soo dirayoo
Doon doon doon
Kacoo day day ima laha ❤
2024/1/10😮
Still I’m here 2020 😂😂 like ugu qabo hadaad heestan u soo xiistay
Xusus gaara ayey igu ledahay heestani wakhtigi Dugsiga Sare aan kujiray Farah Omar Secondary school Hargeisa 2007__2011 wxn ku dhageysan jirey Busska ardayda Qaada 😍❤🤘
24/3/2024 ban dhageysanayaa heestan anigoo hamiyo badan dunida ka leh qofkii iga danbeyow liketa ha ila dhaafin❤
2020 yaa dawanaya like
Wale xasuusteda kama daalo meel baa i danqata marka dhageysto!!!😍 wali 2019 yaa dhageysanayaa
Yaa ku xasuustaa is naqaanaye🤣🤣🤣
kama hadali karo manta ilaa iyo cawa😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
23Febuary 2024 habeen sabti soo galayso
Magaalada Berbera Xaafada burcosheekh 10:47PM insha Allah caawa jaad iigu dambaysa allah hayga daweeyee
Wadnihi daloley, daqarada ku jidiyo sow damaaci walnaa ima so diraayo, don don, don doon, kaco dey dey ima laha ❤
10/12/2019 malin talada yaa 2020 ila dawanaya 🥰 nin jacayl dardaray dadka muu maqlaa hestan wax badan wan radiyey wallhi waxan 2012 wayna iso baxaday xasuus 2012😥 yaa aduunka dib u celiya dad badan badan oo tagay an soo arkee😭
Waa iska xaal aduun wllo
Anaa manta kula dawanaayo
17/12/2020/ time 00:52 haben jumca soogaleyso 😥😁
Yaa dib no celiya si aan qaladad bdn u saxno💔😭😭
@@alonegirl9706 xasuus baa igu celisay cawa replyga iso gashy🥹🫵 love you my sis commentiga 2019 ba qoray🥹
hesatan xasus gar aha bay iledahay waxan xasusatay malin an safar ahayan iniga iyo wlshay najah Hasan waxan ka nimi lasacanod waxan nimi burco waxan kaso racanay Gadhi hargeys markan maranay ila burco ila bara bara ayan dhagaysanan ayarifon laba dayadu wan fadhinay dhinaca daqada jawigu wa roban waxa da ayay roob marak qaday oo wali dhibicadisu da Aso iyo laydh macan saxansox udagon dhirata biyaha ka dhacay calenata markay dhulka kudhacado waxay bixinaysa jabaq ad dhagatu ugu raxaysanayso iyo waliba luqada shinbiruhu bixinyan ee dhagtu jeclaysanayso wuxu aha jawi an cadi ahayan ferr happy 👭💋❤💯
Walashey bugagta sheekoyinka jaceylka mad qori jirtay anigeyba idhaqajisay shekadada yareyd.🌹🌹🌹
Runtii siqurux bdan uxarakysay waqti qurux bdan o kuso maray aha
Waalhi waan baxayba wllo khataratahay runtii
Waxaan like kuugu saaray saad uso xasuusato hab qoraalkaagu su uqurxoonaa 2sano kahor hadda waxwlba way isbadaleen🥺
2018 yaa daawanaya fadlan Hala dhaafin like hadaad daawanayso
Daa iska daa haduu dumiyay wacadkii nabsi so dabraaye......😔😔2021
😮
2019/1/May Yaa Daawanayaa. Farta taag Hadaad ciyaalkii hore tahay👍❤
2023 baan dhageysanayaa, waxay isoo xusuusineysaa ninkii aan heestan ka maqlay markii iigu horreysey oo ahaa nin aan adeer u ahaa oo hadda naga hooseeya, Abdisalam allah ha u naxariisto. 2019 buu aduunka macsalaameeyey.
'll
'll
L
L
L
waleee waa dhab Nin jacayl dardary
Nice song Nuur daalacay
Hamza Mubarak wow
Helo eight years kadib
*2022* 02:00 habenimo xasuus iyo wakhti fiicnaa ayaan xasuustii dib ugalay ⚫
Inantaa daraadeed,
Labadaydan daan iyo,
Carrabkaa is diriroo,
Dibnuhuna colloobee,
Aah aaah ayaa iga daweeyaay...
Ayaa iga damiintaaay.
Waxa shiday dabkaasee,
Isku diray jidhkaygii,
Waa dowgalkeediyo......
Deeqo aramideedee.....
*Astur yaa sataar❤*
2022🥺
2022 /4🥺✋
Heestan ano jaceyl aqoon dhagesan jiray maanta basteey la ahay 😭😭😭💔
Sorry abyo kula mida ahy 💔😭😭😭😭
Somalidu xataa hadey kajacayl dhaba ah haystaan wey ka helaanba calaacalka 😀
@@Awke-koke123 astaqfurallah sbbtas mxy thy mrka
@@alonegirl9706 Aduu kalinimadii manad ka bixin wali
@@Awke-koke123 kaman bixin weli😅
Heesaha aan duugoobin 2024❤
Waa habeen sabti ah qolbaan ku dhex jabayaaa exam form four baan diyaarinayaaa howlo badan oo kalena way igu furan yihiin alow sahal amuuraha
Nuur daalacay daad kii fanka asalkii ale Ha kudaayo💕💕
Heesta wakhti dheer ban dhagaysan jiray sanadkiii 2018 baan aad u dhagaysan jiray oo si gaar ah maanta ay taariikhdu tahay 26/12/2023 bn dib u dhagaysanayaa
Heeskani waxan ku xasuustaa wiil aan shp ahayn ayaa hooyadii mobile keeda ku jiri jirtay heestani shpkay hooyadiina meel dhakhtar bay ku jiri jirtay oon ku booqan jirnay si daily ah
Hadda wey dhimatay alle ha u naxariisto dhamaan hooyooyinkeen intii dhimatay iyo inta noolba amin amin amin
Nin jacayl dardaray dadka muu maqla
Dabaylahaan u farraa fariin
Diigo ciyaayan daydayaaa Wadkoon idilin waanan dayn karayn❤🎉😢
Bartedhi wlh
“Waxa aan kala hadli jiray wax kasta oo niyadayda ku soo dhaca, aniga oo aan ka fekerin waxa ay dareemin iyo in aan culays u horseedi, waxa aan la wadaagi jiray waxyaabo aanan dadka hortooda ka odhan karin, Waxa aan tusi jiray daciiifnimadayda iyo sida aan qaswadeenka u ahay, markaas waxa aan ku dareemi jiray agteeda, fudayd, rayn rayn iyo niyadsami intaaba. marnaba ma aan suureysan in ay mar uun booskaa igu banaynayaso, oo ay cidlo ciirsila iigaga dhaqaaqayso, haddase dhacday💔😥
💔😭 zorry wlal
Wa Isla ta igu dhacday ila hadda aan u damqanayo 💔
Heestan Waxa ka Heshaye Inan La Dhaho Hmda Abdullahi F Waxn Jooga Burco waxnu nahaye Shana Hanablod muuna Nagma Faxiya Iyo Amal waa Xasuus Waliba waxnu u dhgsan Iyada Darted 😢bishu waa 10/4/2024/ Sacadu Waa 10:20
i can't stop loving this song
2023 dhamaadkiisa bn kasii macasalaamaynayaa heestaan
Inan dhegeysto kama daalo waayo wa nuur daalacay 🥰 wadnihi daloley..
abtiyo maansha allaha maansha allaha maansha allaha maansha allaha allow noo kaa daa
Heeskan maanta iigu horaysa anigoo kaam koonfurta bulgium ku yaala jooga ban tijtok kasoo arkay halkan baan ka helay wali waxa igu adag ereyadda fahmo .
10/11/2024 wa maalin axad ah doorashaddii Somaliland ay 2 cisho ka hadhay 13 /11/2024 insha allah la codaynayo sidda ay u baddan tahayna Somalilamd waxa adaxwaynaha lixaad.ka.noqonaya cabdiraxmaan cabdilaahi cirro 2024 ilaa 2029 , alle ha ku Asturo insha allah.
Somaliland oo barwaaqo sooran ah iyo abdirahman cirro oo Somaliland lagu xasuusto oo taarikh macquul ah ku reeba Aniga ka mohamed ahaan Biihi iyo ciro midna ma.wato biihi ma wato oo maanta uma.codayn lahayn balse biihi iyo.cirro haddii lay kala.dooran siiyo runtii muuse ayan dooran lahaa tayda shaqsiga ah oo cirro markan mustaqbalka ka yar fakaro si kaluu ila.noqonayaa balse runtu waxa tahay in cirro guulaysanayo sidoo kale waan rajaynayaa in uu mucjiso la.yimaado oo wax lagu xasuusto cabdirahman dalka ku roreebo insha llah.
Uuuuuuuumac afka dhexdisa lahi ❤😂
Uuuuuuuuuuuumac afka dhaxdisa leelo❤❤
Waxaan daawanayaa
Habeen axad soo galayso saacduna waa 1 habeenimo
Waxay igu leedahay xusuus
Anigoo rajaynayaa inaan burco ku dhagaysan doono sanadka danbe
Xuusu hore
One burco😉🔥🦁🤝
Heestan waxay kamid tahay, heesaha aan xaqiiqatan jacaylka xad dhaafka ah ku dareemo. Xasuus waxaan galay 2010-kii iyo Mudug, Somalia. Alle nabad hanagu gaarsiyo Sanadk-ka cusub ee, 2022. Mogadishu, Somalia.
Qisada heestba waxad mooda inay aniga ihadleyso qof wakhti jecela oo isan aan iba jeedin lkn see nabsigii igu soo celiyey 2014 wakhtiga jecela anigu iyo xiligey dib uga so qoomayesey inkasto anigu anan ula dhaqmin sidey ila dhaqmi jertey aniga 2019 inanti dib iso raadisey iyado zhpky oo aaroorso igu soo dhumtey isago igu yidhi kalay muqumadii aroorska ila so cun mise qoftiba joogta meesha ileyen isaga kadanbey kulankaygan danbe oo ayka codsatey inuu iigeyo ana waxaba lama socdo ilaahow niman waxaba ogey ha cadabin ban maqali jerey marka wakhtigestay ixasuusaa heestu markasta ooay dhagahayga kuso dhacado❤❤❤❤❤
Nin jacayl dardaray dadka muu maqlaa
oo dabaylahaan u faraa fariin
diigo ciyaaya ayaan daydayaa
wadkoon idilin waanan dayn karayn🙄
waa xasuus heestan waxaan dhegaysan jiray 2012 anoo ciyaal school ah
?!
Yaa daawanaya 13/9/2019 maalin jimce ah like saar
Waqtigu cajiibsanaa marxaladba xaalad gooni ah ayaad ku sugantahay habeen isniin ah 20 Aug 2023 10:30 at kampala,uganda
I’m still listening this beautiful song 2022
October 24❤
𝗐𝗁𝖺𝗍 𝖺 𝗌𝗈𝗇𝗀😢
Xasus 2012 Saudi Arabia Ku Dawan jirey hadne waxa Dawanya 2019 bisha 10
Jaceylkii aan uqabey wuxuu gaadhi inuu dhaafo asxaabtii nala ogeyd o reerkayaga layga dacweeyo 😭😭😭😭😭
Xasuus radio ayaan ka dhageesan jiray 2011 iyo miyiga bardhere gedo Somalia xolo dhaqataa la ahaa wagaas iminka oo lamarayo 8/12/2020 ayaan nairobi ku dhagesanaya
Sanad sii galbanaya gaba gabadiisii baan dhagaysanaya heestan 2019
Sidokle king 👏
cod macaan ayuu lee yahay qof aad qaali iigu ahaaa ayn se ku xusuustaaa Eebbe ha u naxariisteee
Fanaankan Gabiley Ayaa uu galaa
Gurigiisa ayaan jaar nahay nuur
Daalacay
Heestiisa Waxaan dhagaysan jiray markaan ahaa dugsiga dhexe fasalka 6aad gobolka Gabiley somaliland qiiro run ahaantii weeyaan Ilaa Imika oon ahay form four dugsiga sare qalax secondary school
Love reer gapiiay nasab
Hamse ibraahim
Ala maxa gabilay halyay kadhashay
Mashallah wllo I hope u finished high school now 2020
@@snmtv1499 thank you inader!
10/15/2024 yaa ila dhageesanaayo
Woow hees iga dheh❤
Heeestan waa nolshayda wax badan ka og 2013 ilaa 2022 💔💔😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭
Malinti lasoo gashay heestan maxan ahaa rer miyi jooga puntland mudug balanbal agtiisa 😂😂 23-09-2024 garowe
Hesahan lagama daalo ila 2014 ileyn wa nur daalacay
Ax yaa hees 💔
Hestan waxan dhagaysanaa jiri 2013 😢😢😢😢😢
9/1/2021 runtii maalmo noloshayda saameynkuleh waxaan waayey qof qalbigeyga kuweyn ma ilaawidoono roodo maxamed cabdiraxmaan waxay ii ahayd waxkasta oo qof binu aadam ah inoqonkaro anaa usababa waxkasta oo ay igaga fogaatey waan hubi inay ii jeclayd lkin calaf iyo nacab ayaa nakala diley waxaanku leeyahay roodo ma ilaawi doono wanaagi iyo qalbiga isiisey waan ogahay intaan noolahay mahelaayo qof kula mid ah ama iibuuxindoona booskaagii intaad nooshahay farxadku qaado nolosha ana intaan noolahay jaceylkaagu igama dhamaandoono
2019 yaila dhagesanoy
Caruur nimada yaa igula soo xasuusta😫😫😫
Nuuur Daaalacay Jecliyaa Ninkaan❤️👑
Salma mala huba 🤣
waaaw!
dhanka jcylka iskuma wagsanin lkn markaan heestan dhageystay aniga ayaaba jceyl dareemay aanan garaneyn halka uu kayimid
Heestan kama caajiso runtii xasuus ayay igu lahayd wakhti aan itoobiya joogay ku xasuustay😭😢
7/9/2024 sabtiya 15:20 minute xasuus Goni ah ❤️
Sabti 7 Sept 2024 5:03 PM Bbe Ani Igu Soo Xasuuso
Iskadaa haday dumisay wacadkii nabsi baa soo dabraayee dookhaba ka saar !
2019 ilaahay Nabad iyo Nolool hanagu Gaadhsiiyo Aamin
Inantaa daraaded
Labadeydan daan iyo
Carabka is diriro
Dabnuhuna colowen
ɴᴀʙsᴀᴀ sᴏᴏ ᴅᴀʙʀᴀᴀʏᴇᴇ ᴅᴏᴏǫᴀʙᴀ ᴋᴀsᴀᴀʀ ᴀx ʏᴀᴀ ᴅʜᴀʟ ᴊᴀᴄᴀʏʟ💔
Nuur Daalacay Fanan MucjisO ah
[Xasuus 2010]
17/09/2022
Saturday
01:53pm
Axyaa jacayl heesta gabaraan wadashekaysano ayaa 2019 kii iisoo dirtay xasuus
Iska.daa Iska. Daa Haddey Dumiisay Wacadii Nabsa Soo Dabraye 😪 2 4 2021 Who is watching this song 🤍
iska . daa iska. Daa haduu Dumiiye wacadii Nabsa soo Dabraye / 23 / 7/ 2022 /😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔🥺
@@shankaroonmohamed14 Wa Ayo Kasi
@@AidarosHassan abowe
Runa ahaantii xasuus gooni ay ii tahay heestaan waxa iigu horeesay aan maqlay 3 April 2012 maalin talaado ah anoo jooga koonfurta africa ama south africa ilaa maanta waa dhageeystaa 7may 2024
2023 yaa daawanaya heestan mcan ❤
2022ay kahadhay 4 cisho 23
Dhagaysanaya ila 2010 jcl hestan I will back 40 I alah
Best somali song ever.!
Still watching 2022 march-29
2023 manala socota sxb 🥺🥺 Ma cabiri karo dareenkayga sanadkii 2014 ayaan heestaan dhagaysan jiray
You can relate when you are hurt 💔
Daa, iskadaa..
Haday dumiay wacadki
Nafsa so dabraaye
Dookhuba kasaar.
Indeed.
He is one my favorite Singers 💖
10yrs kadib sida raaxda leh aan heesta udhageesnaaayo iyo waqtiga hore sidaa u adkeed maanta kligeey intaa sameecdo daaarty kligeey dhageesanaaya
Waxaan dhysanayaa anoo qayilaya 2021 -6 -25 malin jimce sii baxaayo
14 /8/2023 😢 maalin isniin ah waxn ka so qoraya mobilkii xaskayga xasuus ayaan galaye 😢❤
Heestaan xasuus bay igu leedahay
Ayaan baan intaan gaashamo gaari kasoo raacay ilaa burco ayay ibaxaysay
"Hadduu dumiyay wacadkii Nabsaa soo dabraaye"💔
Heestan tiktiko kasoo raacay wiiilk gaariyd hagaajiyah yaa ilmid ah
Ani iyo adi iskumid nahay
Anaa kulmida💯❤
Ani xita
Xiligan dawanaya 2:04😂
Soo kale😳💃🤣 27 December 2020
Hiyigaba ka saar wecesha😂❤
Hestan waxa dageysan jire mar an gabar aan jecla duruf awged iagaga tagtey ayado an ishegin aye block WhatsApp iga sarte anigana masi daba racin oo Aman Ayan siiye waxey ii dihi jirte duruf walbo wan kugu dulqadana lkn markas xiiso Aya haye ila mnta isla duruftas ayan ku jira oo madonayo ine iSo labato waayo agteyda farxad kuma darento wan jeclahay weli lkn nuur dalacay wuxu yiri hadey dumisey wacadki nabsi so kabraye doqhaba Ka saar farintan waxn uso laban doona mudo dheer Ka dib anigo gursadey Wana idin shegi doona iney iyada tahay io inkale hdi an nolahay 😢❤ jaceylka ha waaro
alla wlhy waa xaqiiiq jirta ruux jecel hayo waano ma qaato ilaaa quusto axaxxxxxxxxxxxxxxaxxxxaaxxxxxaaxxxxaaaaaxax
Hani Faarah aniga xasuus gaar ah bay i ledahay wlh
mohamud haadi saw
Hani Faarah kkkkkk
Caawo ay tahay 16-Nov-2023 baa dhagaysanaya heeskan anigoo jooga Hargeisa-masalaha 👍 waxan soo xasuustay 2009kiii
Heestan xasuus bey igu Lee dahay 2011 anigoo dhageysanaya buu gaari ila dhacay Alhamdulillaah wax walpa alle waa ii sakhiray😢
16/9/2024💔
2012 Ilaa 2024 waa hees aan duugoobin, oo aan xiiso goynayn si kastoo waqtigeedu u durko.
2012😢😢 allow kuu naxariiso rahma heestaan qofkaan uqaadi jiray waa iga hooseeyaa
Allah ya raxma