ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

EPO6Waa maxay sababta aad dareen ahaan u daalan-tahay? | Emotional exhaustion | “ ogaalka ruuxda “

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ต.ค. 2023

ความคิดเห็น • 25

  • @ilhaanaragsan2314
    @ilhaanaragsan2314 2 หลายเดือนก่อน +3

    culees badan baad iga dajisay wax badan aan ogeyn na waad iifisay wllo aad baad umahadsanthy waxay aheyd inan mar hore barto chanelkaga ❤❤

  • @mcckkadiye6955
    @mcckkadiye6955 7 หลายเดือนก่อน +3

    Waa marki igu horeysay ooo aan prodcast tigaga aan dhagesto❤❤❤ wlhi aaad iyo aaad ayaad ugu wanagsantahay sida qofka attention kisa loqabsado, mashaa Allah❤❤❤❤

  • @amiirabeautysalonhomedecor5730
    @amiirabeautysalonhomedecor5730 10 หลายเดือนก่อน +4

    Allow mhd san usugayay iyo inaan noqdo qofkii ugu horeey ee dawada all haykaa sharfo gacalo

    • @user-ty3lu9ec3v
      @user-ty3lu9ec3v 10 หลายเดือนก่อน

      Qaaali hodan aniga aya hore in dawada

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  9 หลายเดือนก่อน +1

      Aad baad u mahadsantahay gacalo☺️💛

  • @suaadahmed5696
    @suaadahmed5696 2 หลายเดือนก่อน

    Wllo mcn manta quflki ayad iga jabisay Mudo dheer ayuu igu dhinaa qufulka aad maanta iga furtay thank you so much

  • @Ubaxshiine1436
    @Ubaxshiine1436 2 วันที่ผ่านมา

    Mahadsanid abyo wax yabo badan o an kuwrersana ban kafaiday🎉❤

  • @BarwaqoAhmed-mg4rk
    @BarwaqoAhmed-mg4rk 4 หลายเดือนก่อน +1

    Nazreen zallah wllo arinkayga ayan raba ina kula wadaago iso jawaab plz xanuun gudeed o daran ayan dareemay😢

  • @raxmaaadam8872
    @raxmaaadam8872 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wlla, mushkiladii I haystay osla muuqalkan ban ka ela

  • @ayankhalif4504
    @ayankhalif4504 8 หลายเดือนก่อน +1

    Ala mashaa Allah tabaaraka Allah

  • @SleepyDancing-zz5di
    @SleepyDancing-zz5di หลายเดือนก่อน

    Sideen ku ogaan karaa in faytamiinadayda waxa ka maqan

  • @farxiyasaahid5284
    @farxiyasaahid5284 10 หลายเดือนก่อน +1

    Mahadsanid nasriin Alle haku barakeyo hppti ❤️

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  9 หลายเดือนก่อน +1

      Allahuma ameen wlaalo mahadsanid 🙏💛

  • @ahmedturkaawi7181
    @ahmedturkaawi7181 9 หลายเดือนก่อน +1

    Shukran wll jasaaka Allaaah❤

  • @FouadElmi
    @FouadElmi 4 หลายเดือนก่อน

    Qaaliyey waa ruunta,ilaahow kubarake inabti

  • @hooyosoomaali3231
    @hooyosoomaali3231 7 หลายเดือนก่อน

    Maashaa alaah jazk qeer ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hamseabdi3543
    @hamseabdi3543 10 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAH HAKU DHOWRO WLL

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  9 หลายเดือนก่อน

      Ameen wlaalo mahadsanid.

  • @anfacwarsame
    @anfacwarsame 8 หลายเดือนก่อน +1

    Nasri baayo aad buu anfacaa barnaamijkaaga noo badi , nasreen , psychologist miyaad tahay mise waa uun baadhaa mowduuca? hadee suuragal tahayna meel aan kaala xidhiibo isii . Mahadsanid

    • @fardwosamaxamed8265
      @fardwosamaxamed8265 8 หลายเดือนก่อน

      Bayo Instagram keeda ama fcbkeda meesha kuqoran kala xiriir inshllh

  • @user-ty3lu9ec3v
    @user-ty3lu9ec3v 10 หลายเดือนก่อน

    Wllshay diamond 💎 alle ha noo ka daye qaaaaali jazakallahu khayre ❤❤❤ alle ha ka farxiyo dagan

    • @nazreenzallah
      @nazreenzallah  9 หลายเดือนก่อน

      Wlaalo aad baad u mahadsantahay 💛💛🙏

  • @abdihaitham8513
    @abdihaitham8513 7 หลายเดือนก่อน

    Asc wll si shaqsi ah ayan rabaa inan kuula hadlo xageen kaala so xariiraa wllo

  • @hananhoussein
    @hananhoussein 9 หลายเดือนก่อน +1

    ❤❤

  • @ahmedturkaawi7181
    @ahmedturkaawi7181 9 หลายเดือนก่อน

    Shukran wll jasaaka Allaaah❤