War Deg Dega Oo Ka Soo Dhacay Jabuuti Oo Qorshe Halista Dhigtay Iyo Somaliland Oo

แชร์
ฝัง

ความคิดเห็น • 54

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 24 วันที่ผ่านมา +7

    Allah ha ka qabto cadowga gudaha iyo ka debedaba Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah subxanalaa 😢😢

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 24 วันที่ผ่านมา +3

    Xuduudka Djibouti ha ka xidho meel ay tagaanba ha waayaana

  • @Mohammed-kk1wr
    @Mohammed-kk1wr 24 วันที่ผ่านมา +8

    VIVA somaliland

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 24 วันที่ผ่านมา +6

    Allah ha sahlo Allah Jamuriyada Somalilaan ha xafido Amin yaa Allah

  • @shukriahussein1146
    @shukriahussein1146 24 วันที่ผ่านมา +1

    Iimaankiiba laga qaaday ina geele guul iyo gobanimo jamuuriyada barakaysan ee somaliland

  • @aminahyusuf4959
    @aminahyusuf4959 24 วันที่ผ่านมา +3

    حسبنا الله ونعم الوكيل فيهم
    اللهم احفظ بلادنا وعليك أعدائنا يارب العالمين
    Don't worry about Somaliland...Ree Bini Haashim
    Lagama guulaysto. Xaasid Faqash iyo Faqashdta ka xun guulaystan masyaan..

  • @ismaelgure3992
    @ismaelgure3992 23 วันที่ผ่านมา +1

    Aragweerar muj geesiya thanks ❤❤❤

  • @ahmedmuze8362
    @ahmedmuze8362 24 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliland.Muslimland.Trueland.Al-Xaqland

  • @khadradahir9635
    @khadradahir9635 24 วันที่ผ่านมา +2

    Walaalo ma nihin cidii soomaalilan ka soohor jeeda

  • @faizalabdulla1104
    @faizalabdulla1104 24 วันที่ผ่านมา +3

    Guul Somaliland

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 24 วันที่ผ่านมา +1

    Masha alllllah somalland is power guuuul iyo gobanimo nooooolaaada aamiiin❤

  • @husseinomar5942
    @husseinomar5942 24 วันที่ผ่านมา

    An eye for an eye ❤ you from Kenya 🎉

  • @fardusajamamire2929
    @fardusajamamire2929 24 วันที่ผ่านมา +1

    Subxanalaa Allah ha jabiyo huwanta iyo argagaxisada Amin yaa Allah

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 24 วันที่ผ่านมา

    Guul iyo Gobonimo somaliland ha waarto Aamiin Aamiin

  • @malyunismail7313
    @malyunismail7313 24 วันที่ผ่านมา

    Ya Allah protect Somaliland from this evil , horrible people’s

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k 24 วันที่ผ่านมา

    😮😮😮 GEELE IYO X SHEEKH BA WAADAALAYAAN KASOONIDU WAA QAALI

  • @somalilandguul9852
    @somalilandguul9852 24 วันที่ผ่านมา +2

    Geesi qaran

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 23 วันที่ผ่านมา

    Ubaxle libaax.geesi.ilaahay.ha.kula.qabto.difaaca.qaranka❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 23 วันที่ผ่านมา

    SHIRKAA MADAXWAYNAHA QARANKU MA TEGAYO CIDII TAGTAANA MA MATASHO SLAND AMARANA DAWLADU HAKA SOO SAARTO❤❤

  • @ladanladan1718
    @ladanladan1718 23 วันที่ผ่านมา

    Calanka somaliland cidi liicin maysee tawxiidaka kuqoran oo Ilaahay ayaa xafiday calankan cirshigaa lag-yaqan oo cadowgiisu uu jabi inshaallah cidii doonatana casiis baa bur burin inshallah idamka ilaahay somaliland guul inshallah

  • @user-bv9wj3dj7n
    @user-bv9wj3dj7n 24 วันที่ผ่านมา

    Gabadhaa waa geesiyad hadal keeg waa sax dàwlad walba maslaxaddeeda ayay wadataa

  • @lutfi9892
    @lutfi9892 24 วันที่ผ่านมา +1

    Sida Somalia inoogu khuukhineyso laascaanood inaguna waa in aan la heshiino Jubaland iyo puntland

  • @marwoali6189
    @marwoali6189 24 วันที่ผ่านมา +1

    SHACABKA SL BAA RIWAAYAD LOO DHIGAYAA RAGGANI WAA ISKU WADA XIDHAN YAHIIN ,LACAGTII QADAR IYO UAE BAA SOCOTA 1920 ILAA MAANTA SL BAA DEKEDEEDA BERBERA LALA DAGAALAMAYAA EE MAAHA SOOMAALI JACAYL.WAA CADAAWAD.

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 23 วันที่ผ่านมา

    Ha Wer-warina Maskaxweeyne Muuse Biixi Cabdi ayaa jab la maagane.

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 24 วันที่ผ่านมา +1

    idaacadani runtey sheegeysaa yaan jiho kale loo qaadin ee dawlada hala taageero hadii kale somaliya laba dawladeed haloo wada hadlo ama isdhiiba iyaba waa xalkale hadhowna hasoo cabanina

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 24 วันที่ผ่านมา +1

    c/raxmaan dibada ayaa laga xujumaa lacag baa shaqayneysa maaha dano kale

  • @JamiilaJiimi-xq3pv
    @JamiilaJiimi-xq3pv 24 วันที่ผ่านมา +1

    Somaliya iyo jabuuti waa doqsi ururyow haan fujinwaaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @MohsmedFaatah
    @MohsmedFaatah 24 วันที่ผ่านมา

    Xadka somaliland iyo jabuti ha la xidho, waa waajib,wadankan jabuti isagaa xidhidhka xumeyey, sida daradeed xadka ha la xidho

  • @SawdaAhmed-lv3kw
    @SawdaAhmed-lv3kw 24 วันที่ผ่านมา +1

    Dalkaygooow somaliland Alle cadaw ku ma tuso nataageer allahayoow adaa cadilee

  • @user-wo5sr3wz1k
    @user-wo5sr3wz1k 20 วันที่ผ่านมา

    😂😂😂😂😂😂tuugtii

  • @user-kw9di6lk9t
    @user-kw9di6lk9t 24 วันที่ผ่านมา +1

    Arag weeraw waxan dawladu la aamusantahay shacabku wuu isway diinayaa xaguu maray heshiiski itoobiya iyo difaacii aan kula heshiinay waan sugaynaa

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 23 วันที่ผ่านมา

      Wll waxaa jira Arimo sir u ah labada dawladood.sland iyo itoobiya.madaxwayne muuse maaha nin lakhaayimi karo aamusnaan tuway fiicantahay so aan fashil uiman

    • @user-qx9rp5yn5k
      @user-qx9rp5yn5k 23 วันที่ผ่านมา

      1500.oo ciidan ah ayay maanta.qaaday.itoobiya. inaga shicib.ahaan.inaan ogaano.maaha.sirta.dawlada.

  • @abdilahiabdiyusuf7658
    @abdilahiabdiyusuf7658 24 วันที่ผ่านมา

    eesh calaa rijaal

  • @user-ms1rg5cr1k
    @user-ms1rg5cr1k 24 วันที่ผ่านมา

    ARAG WEERAR WAA XEELDHEERE
    WAFIYE RUNTA SHEEGA WEEYI WAANA FAASHIL DOQONIIMO WATA WADANI MAAHAN REER EE WAA ARAGTI GAABAN SLAND DUMINEYSA

  • @abdulrahmanali8421
    @abdulrahmanali8421 24 วันที่ผ่านมา

    Somaliland oo sheegta inay dadkoodu dhanyihiin 6,000,000 oo qof hadan lakari layahay in la helo 200,000 kun oo askari halka Hargeisa ay Ku nool yihiin 1.5 million qof hadan lakari layahay inlaga helo 50,000 oo askari waa cajiib

  • @hassanomar8696
    @hassanomar8696 23 วันที่ผ่านมา

    Naxaa fadaraalka Soomaaliya iyo Ina-Cagjar iyo Axmad Madoobe iyo WADANI aad u qarineeysaan ee aad u sheegi weeydeen.

  • @ahmedfarah5928
    @ahmedfarah5928 23 วันที่ผ่านมา

    REPUBLIC OF SOMALILAND LAND OF DEMOCRACY AND STABILITY IN THE HORN OF AFRICA.
    MOU MEANS TO US THE FIRST AFRICAN COUNTRY THAT CONNECTS WORLD TO AFRICA AND THE RECOGNITION MEANS BEYOND ETHIOPIAN BORDER.

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 23 วันที่ผ่านมา

    Ibrahim been taa maaha dawladaanu way hurudaa waa inay camaro ka soo saartaa

  • @maxamedcabdilahicabdi496
    @maxamedcabdilahicabdi496 24 วันที่ผ่านมา

    Muuse isagaa inugu soo jeediyey oo cadaawada somaliyi into hayso muujiyeye muxuu lahurdaa iminka

  • @user-hz2lv2zc4j
    @user-hz2lv2zc4j 24 วันที่ผ่านมา

    Kan waaka sl waakay beentiisa

  • @user-ci5mo2gj7r
    @user-ci5mo2gj7r 24 วันที่ผ่านมา

    ISAAQA ONTA GARAXAJISA KU JIRO WALAAHI INAA DOOGA LAGU FURAYANA

  • @aliismael585
    @aliismael585 24 วันที่ผ่านมา

    Nacas isaaq idhexdooda ka ka sheekaya waxaa uu ku waashay habaryoonis waa ciilqabe ooyaaya

    • @munahassan8131
      @munahassan8131 23 วันที่ผ่านมา

      Illahay hyoonisay hadin soo hadeeyi walaladiunban nahee maxad ku jeceshihiin inaad cadow soo raacdan wa haday waxani runtahay

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 24 วันที่ผ่านมา

    Waar bax munaafaqyaaw naga aamo
    Waar naga aamo.adiga ayaa wata qorshe kale.
    Adiga ayaa wada filim kale. Waa in lagu xidho.adiga hor kacaya.

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 24 วันที่ผ่านมา

    Idaacadan nin waalan ayaa haaysta

  • @user-qh8qe6oe5v
    @user-qh8qe6oe5v 24 วันที่ผ่านมา

    Radio beensheeg waxaa tihiin manta cida qudha ee somaliland qayb qaybinaysa magaranayo fa iidada idinku jirta nacaybka garxajis war dadka wadadhayshay hasku dirina

    • @cumarcali5512
      @cumarcali5512 23 วันที่ผ่านมา

      Garxajis lama sheegayo ee waxa lasheegayaa xubno iyagu badheedhay oo magaca ku shaqaysta

  • @abdullahduale8922
    @abdullahduale8922 24 วันที่ผ่านมา

    Waar naga jooji waxad aad sheegto waxba kama jiraan

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 24 วันที่ผ่านมา

    Waar jooji adeer waxaan aad wado???

    • @fardusaw9688
      @fardusaw9688 24 วันที่ผ่านมา

      Ma xaqiiqda ku gubaysa

  • @ahmedyusufgoolcadeabdi2641
    @ahmedyusufgoolcadeabdi2641 24 วันที่ผ่านมา

    Waar idaacadan inaga aamusiiya