Maxaa xal u ah dhagaxa xameetida?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 17 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 57

  • @SafiyaXaamud-q7f
    @SafiyaXaamud-q7f ปีที่แล้ว +5

    23 ayaan jiraa wanan iska qayaan soo duceeye inu illahay iga badbaadiyo

  • @MohamedHassan-wu9ij
    @MohamedHassan-wu9ij หลายเดือนก่อน

    ASC, Haddaad ka cabaneeyso xannuunka dhagaxa Xameetida inshaa Allaah daawo kaa soo saareeysa dhagxaanta ayaa laguu hayaa, adoo aan lagu qalin.
    kala xiriir Waberi Hospital Muqdisho.

  • @Zexx-z
    @Zexx-z ปีที่แล้ว +3

    Wll hadii dhagaxanta ku jirto xametida hadana yar yihiin oo xanuuna ledahay mala dawayn karaa ayadon la qalin Xameetida

    • @mohamedaliahmed1147
      @mohamedaliahmed1147 ปีที่แล้ว

      Walaal halkan waxaa lagugu siiyay macluumaad kooban oo xaaladan iyada ah ku saabsan mar walbo aad aragto macluumaad noocan oo la Soo diyaariyay isku day wixii Kaa anfaca inaad ka qaadato oo aad dhaqan galiso wixii kale ee dheeraad ah ee su aalo ama caawimaad ah waxa aad u aadaa dhaqtar kaaga ama mid kale oo si gaar ah u qaabilsan arrintaas ogow su aal aad inta ku Soo qortay program noocan ah jawaab uma heli doontid suura tagal nimada arrin taasi waa mid aad u yar laakiin mustaqbal ka waa dhici kartaa in qof aqoon u leh uu kuu jawaabo.
      Jawaabta su aashaada walaal waxey tahay dhagxaanta xameytida waxaa loo qeybiyaa labo nooc nooc la daweyn karo oo ay dawada bur burin Karto iyo kuwo aan dawo wax tarin macnaha aan bur bureyn hadii dhagxaanta xameytida ku jiraan ay yihiin kuwo yar mar walbo waxa aad heysataa jaanis fiican ha noqoto daweyn iyo inaad xameytida waqti badan sii heysato oo aan Lagaa saarin waxaa Si shardi ah in wax yaabaha la tuhun San yahay in ay sabab u yihiin dhaqtarkuna sheegay in qofka uu saxo ka fogaado is bedel na inuu sameeyo uu ku hagaajinaayo caafimaad kiisa labaad inuu qofka raadiyo xal ha noqoto daweyn ama mid kale oo bedel noqon karo sida qaliin ka oo Mararka qaar noqonaya xal lagu qasban yahay laakiin ogow qofka xameytida dhagxaan yar yar ku sameysmeen wuxuu wali heystaa jaanis iyo fursad uu xameytidiisa ku bad baadsan karo waxa aan rabo inaan fahanto walaal waa xaalad iyo cillad aan Si dhab ah loo garaneyn waxa sababa daweyn rasmi ah na aanan laheyn balse waxey leedahay dadaal iyo badbaado uu qofka u Gali karo inuu ka hortago in xaalada hada qofka uu ku sugan yahay mid ka hooseyso inuusan tagin talada ugu fiican ee aan ku siinaayo waxa ay tahay ha ku dag dagin inaad iska saarto xameytida xili hore adigoon ogaan xaqiiqada asaliga ah ee xameyti daada ku sugan tahay mar walbo dhaqtarka ayaa kuu sheegaya inaad sii heysaneyso iyo in Lagaa saaraayo waa su aal jawaab teeda aad Si fudud dhaqtarka uga heli kartid sidoo kale hadii dhaqtarku uu kuu cadeeyo oo uu ku dhaho qalaas waa saarid ma sii heysan kareysid waxaa haboon in qofka talada dhaqtarka raaco waayo dhibaatada ay sababi Karto ayaa ka badan saaris teeda waa normal in qofka ilaa 3 dhaqtar oo kala duwan inuu ka tashto kadibna go'aan sidaa ku qaato waxaan rajeynayaa in wax uun aad ka faaiiday jawaabteyda.

    • @umurayaan4624
      @umurayaan4624 ปีที่แล้ว

      wllo aniga waaxa igu jira mid aad u yar daawo malo qataa

  • @zamzamali2078
    @zamzamali2078 ปีที่แล้ว +4

    Wariyaha waa nin masha allah eh sida uu wax u waresanayo

  • @diiriyehasan4286
    @diiriyehasan4286 2 ปีที่แล้ว

    Thanks doctor right upper side quadrant discomfort is syndrome of many diseases and disorders, so How we can differentiate Galstone and Bile regurgitation(back flow of Bile content into the stomach.)

  • @ayaanaragsan256
    @ayaanaragsan256 ปีที่แล้ว +4

    Asc aniga walaga qalay 24 jir ah hada waxan ka qalanahy 7 bilod walina maka resanin

    • @cumarcariiri327
      @cumarcariiri327 11 หลายเดือนก่อน

      Abyo aniga hada ley qaly wilina boga ixanuuna

    • @hoodocaydiid1941
      @hoodocaydiid1941 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@cumarcariiri327side lagu qalaya ma laysar mise jexid

    • @AdoontiAlle-ii8eo
      @AdoontiAlle-ii8eo หลายเดือนก่อน

      @@cumarcariiri327 caawa ayaa laygu soo sheegay wll ii wwarama see noqoteen

  • @hodanyusuf5342
    @hodanyusuf5342 ปีที่แล้ว +3

    Sanad kuma xirna gabar yar oo 22 sano jir ayaa laga qalay

    • @mohamedabdi9382
      @mohamedabdi9382 ปีที่แล้ว

      Wll haday ayaa xamaytida dhagaxan kagaga jiraan wll ma iga caawinkartaa qalinka wan ka baqayaa

  • @mohamedhassandaud3463
    @mohamedhassandaud3463 8 หลายเดือนก่อน

    Masha allaah

  • @habibadahir6487
    @habibadahir6487 ปีที่แล้ว +3

    Dac kumaxirno xanunka xameetada wllo aniga anigo 22jir ah ayey igu dhacdey ilaa iyo hadana wanlaxanusanahay

    • @HaniHani-er8bc
      @HaniHani-er8bc ปีที่แล้ว

      Abayo anigama 29 ayan jiraa wana liga so shegay xanun an ka dareema ee maxa darentaa adi

    • @habibadahir6487
      @habibadahir6487 ปีที่แล้ว +2

      @@HaniHani-er8bc abaayo naska midgta xoostisa ayan xanun aad udaran kadareema ila iyo dudka qeybta midig saas eytahana markuu xanunka iqabto ilaa iyo 8 sacdood buba ixeynayaa labalabo badan ama mataq ba iska dhex na wad dareemeysaa siba xiliyada cunada ka bacdi xanunka

    • @HaniHani-er8bc
      @HaniHani-er8bc ปีที่แล้ว

      @@habibadahir6487 daawo loo cuno ma jiraano somali sudaness ayn thy wax dawana ima so qorin qaliin ayey i dhehen xanunka awal wu i deyn jiray lkn hada inuu iskey haayo ayan dareema lkn sidi hore e saidka ma ahn xal an qalin ehen malh. Miya dad laga qaly se ma aragty

    • @habibadahir6487
      @habibadahir6487 ปีที่แล้ว

      @@HaniHani-er8bc haa abaayo waa in lagaa qalaa hadey sidaas tahay oo dhaqtarkana sidaas kugalasotaliyey aniga xitaa xal an qaliin aheyn malahan ayuu dhaxay daqtarka .

    • @anissaajey2235
      @anissaajey2235 11 หลายเดือนก่อน

      Walaal aniga sidaas okle ayaan ahay hada 29 ayaan galay sanadkeyga waxaan laxanunsanahy mudo 7 bil ah dhagaxyada xametida leyga soshegay hada dhow awal gaas ayan umaleyjirey cunta hadan cuno hore aya xanun igqabanaa ila an matagana imadeynayo boga io calosha hada adiga mareysatay 9bilod kadib ayna arkay comantigaga qalin ayan ley dhahy😢​@@HaniHani-er8bc

  • @mandeqbarre9186
    @mandeqbarre9186 2 ปีที่แล้ว

    Hooyo uur leh oo xameeytida dhagxaan uga jiraan maxaa lagula talin mexey sameyn kartaa

  • @atoorebaadiyo6345
    @atoorebaadiyo6345 2 ปีที่แล้ว +2

    Waxaa xal ah in la joogteyo socofka

  • @munaahmed1493
    @munaahmed1493 ปีที่แล้ว +1

    Dhaqtarkaan waan u baahnahy intee kala xiriiraa

    • @nimcarasheed3178
      @nimcarasheed3178 ปีที่แล้ว +2

      Xameetidoon lasaarin miyana dhagaxa basa lasarikarin

    • @MohamedHassan-wu9ij
      @MohamedHassan-wu9ij หลายเดือนก่อน +1

      Waa la saari karaa inshaa Allaah

  • @danshowmoments3738
    @danshowmoments3738 2 ปีที่แล้ว

    agaasime maaliki wa ku salaamay

  • @AxmedIbrahim-n2e
    @AxmedIbrahim-n2e 3 หลายเดือนก่อน

    Qof ma jiraa laga sheegay oo laga baxshay

  • @AaminoCumer
    @AaminoCumer 9 หลายเดือนก่อน

    Waa igu jiraa dhagaxu waa yaryar isoo duceeya aniga oo aan lay qalin in ilahay iga soo saaro

    • @AxmedIbrahim-n2e
      @AxmedIbrahim-n2e 3 หลายเดือนก่อน

      Ani xataa isoo duceee❤

    • @MohamedHassan-wu9ij
      @MohamedHassan-wu9ij หลายเดือนก่อน

      Walaal, Adiga & Inta kula midka ah, Allaha idinka saaro dhagxaanta.
      Walaal Xal waa jirraa, ee Inshaa Allaah la xiriir Waberi Hospital Muqdisho.

  • @fadmazahracabdinuur1643
    @fadmazahracabdinuur1643 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad ayaad u mahadsan tihiin

  • @lalpassenger2542
    @lalpassenger2542 ปีที่แล้ว

    Mansha alah

  • @fartuunmaxamedaxmed603
    @fartuunmaxamedaxmed603 ปีที่แล้ว

    Asc will igu waawiya dhakhtarkan meeshu fariisto hadii aad igu dhantaan fadlan

    • @SacdiyoSiman-uf5fe
      @SacdiyoSiman-uf5fe ปีที่แล้ว

      Zoope ipaa buulo xuubey inaan ku arkay ila tahay

  • @HodanYusuf-jk2ir
    @HodanYusuf-jk2ir 8 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga xitaaa waliga shegay Alx lkn dawo aya uqataaa

    • @HodanYusuf-jk2ir
      @HodanYusuf-jk2ir 8 หลายเดือนก่อน

      Dawo ficaan aya jirto ninku illahay kucafinayo

    • @hoodocaydiid1941
      @hoodocaydiid1941 8 หลายเดือนก่อน

      ​@@HodanYusuf-jk2irwll iso sheeg

    • @Hnesz
      @Hnesz 7 หลายเดือนก่อน

      @@HodanYusuf-jk2irmagaceed walal anigaa la igusoo sheegay oo xanun igu hayaay🙏🙏🙏

    • @rukiahussein2981
      @rukiahussein2981 6 หลายเดือนก่อน

      Rowa

    • @rukiahussein2981
      @rukiahussein2981 6 หลายเดือนก่อน

      Aniga xita dawo ayan cunaya rowa ladahayo wan ficanhay

  • @asiyaosman9537
    @asiyaosman9537 ปีที่แล้ว

    Dhakhtarka xagee jooga

  • @Bahja-t8s
    @Bahja-t8s ปีที่แล้ว

    Aniga waxan ahay 20 jir waana laygu shegay aad ayaan olaxanunusada

  • @cabdiraxman6731
    @cabdiraxman6731 2 ปีที่แล้ว

    Astaantv asc