ANFAC LAKI

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 71

  • @kureshyusuf6904
    @kureshyusuf6904 8 หลายเดือนก่อน

    Qurux. Reer KOOSHIIN DIINI
    MRNA REER MAXAMUUD KOOSHIIN MR REER MAXAMED
    EEDADAY MACAAN BADAN❤❤ ANFAC MAXAMED AADAM XUUSEEN DHEERE ❤❤ QURUXDII REER DHAN BAA BAA RABBI U XAMBAARIYAY WAANA KU FARAX SANAHAY Maashaa’Allaah
    Maashaa’Allaah Tabaaraka’Allaah. Maashaa’Allaah Maashaa’Allaah Maashaa’Allaah ❤

  • @ururkakacdoon
    @ururkakacdoon 12 ปีที่แล้ว +2

    woooooooooow da best song from anfac keep it up abaayo

  • @cilmi11
    @cilmi11 12 ปีที่แล้ว

    ania mohamed ahaan waxaan aad u jeclahy inta badana dhagaystaa heestan oo aad si macaan u qaaday anfac iyo heesta kale ee aad wada qaadaan fanaanka dhaliyarada ah ee jig jiga maaciisa ai gasaye alle haku daayo idrd

  • @khatumotv
    @khatumotv 12 ปีที่แล้ว

    qaalaanjooo dhuulbahantee go walahi quruuxdii reerka asaalka ahayd baa ka muqataa viiiiiiiva hablaha reer khatuumo

  • @dayibo2xjama321
    @dayibo2xjama321 8 หลายเดือนก่อน

    😢😢😢😢😢😢❤❤❤ eedo macaaneeey waankugu faanaa wlhi walaahi

  • @ubahfarah15
    @ubahfarah15 12 ปีที่แล้ว

    SOO BARBAAR ANFACEEY AAD BAADNA U QUURUUX BAADAANTAHAY

  • @janagale2
    @janagale2 12 ปีที่แล้ว

    WAAAAW MASOMALIBAD TAHAY WALAL WAXAN KUSINLAHA QURUXDA ADUNKA

  • @qalinlecadde.5543
    @qalinlecadde.5543 11 ปีที่แล้ว

    Waaaaaw inaba caadi maaha heestan mahadsanid anfac

  • @saciidxirsi2961
    @saciidxirsi2961 11 ปีที่แล้ว

    maansha allaaah somali gabar lamida wali kumaanan arag laki waxaad tahay heego xaga dhererka dhuubnida codka quruxda

  • @sumeyaahmed1533
    @sumeyaahmed1533 8 ปีที่แล้ว

    anfac laki waa ayeyday waana Naag marexaan ah oo rer dini ah marka anaa sifican u aqane halaiska barto

  • @MrMahad2003
    @MrMahad2003 12 ปีที่แล้ว

    ops codka ok waye lakiin habka videoga natural in uu ahaado ay aheed

  • @Zakariaxaajijanikedajanikeda
    @Zakariaxaajijanikedajanikeda 12 ปีที่แล้ว

    masha allah xidigtan way qurux badan tahay only isda ay isku jajabinaysana wan kahelay it' cool cadeey

  • @markacadey2609
    @markacadey2609 12 ปีที่แล้ว

    heestaan wax badan ayaa qaldan qalanjo heestan sifan u fiirsad agshimada wax ayaa ka qaldan soo mahn

  • @yaahhaa7589
    @yaahhaa7589 11 ปีที่แล้ว

    Maan'te raja weetadaa la is'tusayaa biritina naasahaa si dirita ah la isu tusi doonaa...wasaq dheh!

    • @ismailkosar8066
      @ismailkosar8066 6 ปีที่แล้ว

      Ar u in live now bro after long tym

  • @moe4905
    @moe4905 9 ปีที่แล้ว +3

    Markii iigu horaysay oo aan arko qof aan isku dugsi Quran ahayn oo heesaya... Ama qof aan in real life aqaan... Yaab

  • @shabakadaxiisaha9355
    @shabakadaxiisaha9355 11 ปีที่แล้ว

    ala maxaan qoftan ka helaaaa sida ay dabada tiraahdo innba caadi maaha tolow xageee ka helaa ay jogtaaaaaaaaaaaaaaaaaaa anfac yar

  • @maxamedrooble1054
    @maxamedrooble1054 11 ปีที่แล้ว

    aniga waxaan ka hilaa markeey salka dhag dhag ka siineyso wlh caadi mahan kkkkkkkkkkkkkkkkkkkk viva anfac laki

  • @abdisheikh2159
    @abdisheikh2159 11 ปีที่แล้ว

    gabadha way jirtaa caadi ma ahan

  • @farah73501
    @farah73501 12 ปีที่แล้ว

    Heestaan caadi maaha, waah-waah, waxaasa hees laga dhahaa.

  • @ahmedgasi7089
    @ahmedgasi7089 11 ปีที่แล้ว

    waaaaaaaaaaaaaaaaaw inaba cadi ma aha

  • @eblaibrahim9614
    @eblaibrahim9614 6 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah ilakat mansha Allah mansha Allah mansha anfac

  • @asinasaid7897
    @asinasaid7897 12 ปีที่แล้ว

    u so sweet my walaasha

  • @mohayareify
    @mohayareify 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkk xaasisanaa kuwa hayey kamirada

  • @daqada25
    @daqada25 11 ปีที่แล้ว

    Nagtan ana aqan ayado yar ayey ratikasodhacday matagnan karto wan jogay malinkas arigan wada racijirnay:D

  • @jabutawi10
    @jabutawi10 12 ปีที่แล้ว

    masha alaah quruxley

  • @Samiira87
    @Samiira87 12 ปีที่แล้ว

    Nairobi lagu waalay wallee canfac lakiyeey walaal macaan iska daa waxani qurux maahee waa ceeb iyo bahdilaade quruxdaada qarso is ruxid iyo akhlaaq xumo ma wanaagsanee ceeb walaal heesahana islaamihii kaaga horeeyayba bilad ceebeed iyo taariikh madoow bay ka xambaarteen is daba qabo intaanay waxani kula taraarixin inaadeer talada adaa ku noole iyadu kuguma noola.

  • @najmonuur8269
    @najmonuur8269 12 ปีที่แล้ว

    KKKKKKKKK WAANBA YAABEE MA ILA YAAB TEEN ABAAYO SAAN KUUMA FIIC NO WAXAAT KU FIICANTAHAY ANBA ISLEE YAHAY RUWAAYADAHA LKNSE NOO COOD

  • @khadijahassan3035
    @khadijahassan3035 12 ปีที่แล้ว

    i like her style and she looks really beautiful mashallah.............

  • @sabrinaabdalle5498
    @sabrinaabdalle5498 12 ปีที่แล้ว

    cod malhide quruxdad maa styl ka kaga qeyb gashid wall somali dhan waa heesta yaa is dhageysanaya

  • @makalaango
    @makalaango 10 ปีที่แล้ว

    stylekii iyo ciyaartii qaali ladan iska raadinaysaa

  • @hannisheekh8559
    @hannisheekh8559 9 ปีที่แล้ว

    dee miyaanad arkey se isledahay waxasi madheelbaa

  • @hannisheekh8559
    @hannisheekh8559 9 ปีที่แล้ว

    kol dhow bey mii katimi waxey sidey isleedahay yahuuuuu

  • @lilmohan9091
    @lilmohan9091 12 ปีที่แล้ว

    laki caadimahan hesahagagi

  • @shibis100
    @shibis100 12 ปีที่แล้ว

    I like the way she dance

  • @Tooxcade
    @Tooxcade 12 ปีที่แล้ว

    0:15 is that NIIKO or am I dreaming.

  • @xidigtasgle4173
    @xidigtasgle4173 12 ปีที่แล้ว

    dhaxda lawalaqaayo kuqoslaa kabax caadi maha inaba kakakakakka

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 3 ปีที่แล้ว

    Background remover baa qalad ahan lo galiyay video ka any way wey cod wngsn tahay qoftn isku dugsi baan aheen aduun😁😁😁maxa wax waxeyay

  • @mudezladamu6031
    @mudezladamu6031 12 ปีที่แล้ว

    she is so young i wonder why she is singing damn you.

  • @faisaali3543
    @faisaali3543 12 ปีที่แล้ว

    cunugtaan farxiya fiska bey u egtahay lakiin she sound like shamsa

  • @hamdaabdi8673
    @hamdaabdi8673 12 ปีที่แล้ว

    loooooozkkkkkkkk

  • @abdifatahdaahir2871
    @abdifatahdaahir2871 12 ปีที่แล้ว

    ka bax adeer

  • @osmanali9178
    @osmanali9178 11 ปีที่แล้ว +1

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk bal arag ragaan wawayn waxay ku hadlayaan naag dabadeed wax kasheegayaan kkkkkkkkkkkkk

    • @mandekmanka1095
      @mandekmanka1095 3 ปีที่แล้ว

      😄😄🤣🤣🤣🤣🤣after 7 yrs

  • @wadanidhabtaah2160
    @wadanidhabtaah2160 11 ปีที่แล้ว

    Aad bad u cod macan tahay walashe lakin waxa ku dhihi lahaa mid adiga ku afa ceeso aduun iyo aqiro ba is astuur irsaqada alaa haayee

  • @daudali9529
    @daudali9529 12 ปีที่แล้ว

    i like the wey she is dans ger up

  • @JeilaaniMohamed
    @JeilaaniMohamed 12 ปีที่แล้ว

    weey iska roon tahay lakin isluxluxtanka kada inta kale waa okay haa iyo haaaaa is qabiniin is astuur aduunka waalaga socdaa!!!

  • @sareedasomaliland7550
    @sareedasomaliland7550 12 ปีที่แล้ว

    miskiina naa way ku waaleen cod malihide orodoo gurigiina ku noqo walaahi way ku waaleen aakhiro iyo iftiinba way ku seejinayaan walaashay anaa kaa naxaya go back home before is too late

  • @abdirashidabdulahi8031
    @abdirashidabdulahi8031 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk caadi maahan stil

  • @QaaciyeMedia
    @QaaciyeMedia 6 ปีที่แล้ว

    Recorded with flip phone and oversized guntiino ain’t gonna get you to SomaliWood yarta ee suuqa ciyaarta ka jooji😂

  • @hafsaomar7665
    @hafsaomar7665 10 ปีที่แล้ว

    qoftaan sex waaye dadka somalida heeso yaa u badan qoladee u badan heesaha ? wanba yabay aniga qofba igu ma jirto hada amaan so galaa?

    • @safiahmed5084
      @safiahmed5084 10 ปีที่แล้ว

      +Absẳasmê Girl love jigjiga

    • @safiahmed5084
      @safiahmed5084 10 ปีที่แล้ว

      Absẳmê Girl love jigjiga yap

  • @sheydaamadashabaab7089
    @sheydaamadashabaab7089 11 ปีที่แล้ว

    Fanki somaliyeet wuxuu noqdey in jirka banaanka la soo dhigo, sida heesaha hip hopka oo kale, heesaha hiphopka waxaa laguugu jecel yahey naagti dharka dhan dhigto sida lady gaga oo kale, somalida hada sidii ayey noqdeen mid walba oo rabto in la dhageesto dharki dhan ayey soo dhigane, war meesha wax kuma heysaan ee iskaga taga

  • @safesad277
    @safesad277 8 ปีที่แล้ว

    baxsan

  • @janagale2
    @janagale2 12 ปีที่แล้ว

    waxad tahay qurux laku khasaray

  • @bishaarhassan4495
    @bishaarhassan4495 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk cidkasta fanan ayay noqotay
    bal ilmahan yara ee islii kudhexwashay daya illahaw soo haddee meesha way kuceebaysan tahaye

  • @hafsaomar7665
    @hafsaomar7665 10 ปีที่แล้ว

    beelo waaye heesta dharka is ka aabaayo fashiyoon waaye

  • @ganeyjamac4924
    @ganeyjamac4924 11 ปีที่แล้ว

    BOQORADA CODKA ANFAC LAKI VIIIIIIVA

  • @Abdi-libaax
    @Abdi-libaax 12 ปีที่แล้ว

    Shes gonna get a wip lash lool

  • @farah73501
    @farah73501 12 ปีที่แล้ว

    maxeey isku luxoosaa manatoo dhan, video background ma fiicno, laakii inuu caadi iska ahaado baa ila qurux badneyd, be natural. lol

  • @Cadeey
    @Cadeey 12 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkk naa sidaad isku ruxeyso waxaad copy yeeyneysa (LADAN QAALI ) waligeey intaan fanaan arkaye midka foolxun ma araag walaahi nocaaga magaca nagadilay waliba reer badiyayaasha ah heesaha iyo labiiska qalaadka kafaahmay

  • @mxy08
    @mxy08 11 ปีที่แล้ว

    she is hot...but why sanka la taagaysaaa...????

  • @kaalaynoo
    @kaalaynoo 11 ปีที่แล้ว

    Waayaabay!!!! Anfac Laki, Qaali Ladan, Sagal Arts, Istahil Joker, war what kind magac waste waxaas yaab!!! Laakiin Aniga xataa maxaan wataa Kaalaynoo, oo maxaa dadka kooda idaba dhigay yaab!

  • @Fazul3
    @Fazul3 12 ปีที่แล้ว

    the chik is pretty,her voice is awesome and i like it but the camera person is damn down

  • @TheGugu80
    @TheGugu80 11 ปีที่แล้ว

    fankii waxa isugu haray dhilooyin iyo khaniis, qof somali ah oo sharaf leh fanka kuma harin, wuxu noqday xero doofaar