WARAYSI KOOBAN LAASHIN FAROOLEEY

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 2 ต.ค. 2024
  • WAREYSI KOOBAN LAASHIN FAROOLEY

ความคิดเห็น • 39

  • @fardowsa143
    @fardowsa143 4 ปีที่แล้ว +4

    Waa Iga Qosliyey Laashinka Abwaan Adigana Salaan Sare😍😍😍😍😍😍

  • @khaalidabdullaahi3895
    @khaalidabdullaahi3895 4 ปีที่แล้ว +2

    Masha allaah wa gobal keyga balse waxan kaxumahay inan kasimaqahay wadanka 13 sano

  • @maryanruunshnuur.4516
    @maryanruunshnuur.4516 4 ปีที่แล้ว +9

    Adeerkeey gacaliye lafweynta galmaax (maxamed muuse) maskaxda ilaahey ha kuu fiyoobeeyo aammiin

    • @ustadfoodcadde8984
      @ustadfoodcadde8984 3 ปีที่แล้ว +2

      Mohamed Hassan Nur Farooley waa galmaax yoonis
      Yusuf galmax
      Muuse Yusuf
      Maxamed Muuse
      Sooman Maxamed
      Xasan cariif Sooman

    • @cabdinaasirmaxamed7145
      @cabdinaasirmaxamed7145 3 ปีที่แล้ว

      @@ustadfoodcadde8984 hhhhh cali salaxley mataqaan kbe

    • @MohamedAfrica-mn5rm
      @MohamedAfrica-mn5rm 2 หลายเดือนก่อน

      😅​@@ustadfoodcadde8984

  • @khaalidabdullaahi3895
    @khaalidabdullaahi3895 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlh war kisa siwanagsan ayo igusocday sida anolafadhiyo okale masha allaah 2 labadiina wad ii simantihiin

  • @aadangaydh1954
    @aadangaydh1954 2 ปีที่แล้ว

    Mash alaah waa rag culus nolada

  • @abdimuse7911
    @abdimuse7911 11 หลายเดือนก่อน +1

    Guuroowga Caadi Maaha Qaafiyadiisa & Habka uu Isku Raacraaco ayaadba ka Caajiseyn....Marba Haduu Taageeri Jiray Maxamed Gacal Xaayoow Aun & Careys Ciise Kaarshe Aun, Bahweynta ABWAANADA Inuu Kamid Mid Noqdo, Weey Banaan Tahay...

  • @abdinurfarah
    @abdinurfarah 3 หลายเดือนก่อน

    Laashin maxaa laga wadaaa bal igu caawiya abgal cusmaanow

  • @AJABSHIR697
    @AJABSHIR697 24 วันที่ผ่านมา

    Intee kala xariiri karaa abwaanka ii sheega asxaabey

  • @AfrahhassaN1
    @AfrahhassaN1 3 ปีที่แล้ว +1

    Laashin Maxamud Xasan Farooley runtii waa Abwaan soomaliyed oo caan ah.

  • @dacadhassanmohamed3533
    @dacadhassanmohamed3533 3 ปีที่แล้ว +1

    waa balan inta aad shegteyba wan sameyn allaha idin xafido insha allaah amiin amiin 🇸🇴❤🇸🇴❤🇸🇴❤❤🇸🇴❤🇸🇴🇸🇴❤🇸🇴❤❤🇸🇴❤

  • @umuilyaas4881
    @umuilyaas4881 4 ปีที่แล้ว +3

    Maansha Allaah Meeshaan Reer Jowhar Aa Isku Helay Labadiinaba Asc 🌹🌹🌹🌹🌹❤❤❤❤❤💯💯💯

  • @mohamedalibootaan4286
    @mohamedalibootaan4286 3 ปีที่แล้ว +1

    Shooli yare iyo laashin saaxiibaday guulaysta

  • @roblemaer4834
    @roblemaer4834 4 ปีที่แล้ว +1

    Laashin Farooley guuleyso. Guurowga ugu dambeeya waan la dhacay.

  • @CabdiraxmaanCismaan-f2v
    @CabdiraxmaanCismaan-f2v 8 หลายเดือนก่อน

    Awan

  • @qalbiabdullahi8335
    @qalbiabdullahi8335 5 หลายเดือนก่อน

    Abgaal cismaan allow barakeey
    Intaan uma qalantid walee ahlul imaan waa tihiin dheh

  • @fadumohussein8041
    @fadumohussein8041 3 ปีที่แล้ว

    Asc lashinka iyo abwanka wad mahadsan tahin waxan raba lashinka inu nogu gabyo marku sodohdii ay uso celin weysey gabadhu qabay e u gu diiqay

  • @jeylaanixasancade3355
    @jeylaanixasancade3355 ปีที่แล้ว

    😂😅war abwaanku cawdi maaha bar baar hore
    Waa idin salaamay labadiinaba

  • @cabdisalaan-ceeryaamo7408
    @cabdisalaan-ceeryaamo7408 3 ปีที่แล้ว

    Abwaan Shoolliyoow, aad baan idiin salaamay? Salaan dabadeed, taleefoon aan kaala soo xiriiro ii soo qor.

  • @CabdiraxamaaanDhuxuloow-er4if
    @CabdiraxamaaanDhuxuloow-er4if ปีที่แล้ว

    Waalidkana haduu baari noqon bay lamarimayo

  • @drwarsameyusufabdi5767
    @drwarsameyusufabdi5767 2 ปีที่แล้ว

    gabar waa garab wlhi ninkaan habaar ayay ka bad,baadisay

  • @abdullahiolowaynte7155
    @abdullahiolowaynte7155 9 หลายเดือนก่อน

    Fareey dheh xeey tahay farooleey

  • @maxamedcabdullahi9469
    @maxamedcabdullahi9469 4 ปีที่แล้ว

    gabadhii aad sas u jeclayd, curadkeda meeqa jir waaye, meeqa ayayna ku dhashay lolz

  • @salaadomar2513
    @salaadomar2513 3 ปีที่แล้ว

    Lashin farooley iyo Sxbkis dadki hore wan idin salama

  • @durdurmedia1493
    @durdurmedia1493 3 ปีที่แล้ว

    Abwaanka aa ayaa u taageeraa

  • @maxamedcabdullahi9469
    @maxamedcabdullahi9469 4 ปีที่แล้ว

    sheekadii iskama siibto so gali youtube ka

  • @daily1542
    @daily1542 3 ปีที่แล้ว

    Wallahi ninkan inaysan caadi aheyn

  • @xaliimomaxamed2465
    @xaliimomaxamed2465 3 ปีที่แล้ว

    Nikii yaqaan meel ha igu shego

  • @ayanahmed1487
    @ayanahmed1487 4 ปีที่แล้ว

    Ma runbaa abwaan shooli yarre miyuu dhintay ninbaa Facebook ku soo qoray geeridiisa

    • @abwaanshooli3324
      @abwaanshooli3324  4 ปีที่แล้ว +3

      WAQTIGEEYGAAN DHIMANAA WALAAL GEERI SUGE AYAAN WADA NAHAY EE WAA ANIGA SHOOLI YARE WAA IDIIN SALAAMAA DHAMMAAN TAAGEERAYAASHEYDOW GEERIDA WAA XAQ WAA NA WADA SUGEYNAA WALAAL WAA BEEN

  • @maxamednuur5953
    @maxamednuur5953 4 ปีที่แล้ว +1

    keep going bro

  • @yusufmuhidinmohamed1657
    @yusufmuhidinmohamed1657 3 ปีที่แล้ว

    Keep going

    • @cumarclle60
      @cumarclle60 3 ปีที่แล้ว +1

      Abwaan ka xagee laga helaa