Wararkii ugu Danbeeyey Jarmalka oo Dagaalkii Kaga Baxay israa'iil Sababta Keentay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

ความคิดเห็น • 53

  • @abdisheikh8963
    @abdisheikh8963 2 หลายเดือนก่อน +1

    Amiin shikheyga ayuu ahaa muda badan ayaan gurigiisa ku jilnaa cunta ka cunijiray waaye rabi ha u naxariisto sh cisman sh cumar sh daaud culusoow

  • @mohamedmuse3892
    @mohamedmuse3892 2 หลายเดือนก่อน +5

    Allaha u naxariisto sheekh cismaan xidig oo dadkii diinta bari jirey

  • @cabdinaasirnuur7473
    @cabdinaasirnuur7473 2 หลายเดือนก่อน +1

    ALLAAH ha u naxariisto

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 หลายเดือนก่อน +2

    Allaahuma Aamiin Thuma Aamiin,thnk U Horufadhi Media 🌿

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 หลายเดือนก่อน +3

    Soomaalida qaar badan baan aqoon af soomaaliga

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @yusufabduleh4449
    @yusufabduleh4449 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run kuwa dhahayaan diintuu faafin jirye ayagaan garaneyn wexey kala yohiin faafin iyo baris

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 2 หลายเดือนก่อน +1

    Illaahoow hoog iyo hallaag kurid dulmi falayaash
    Wallaalahayga ladulmiyayna
    Nasriga iyo guushana sii

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 หลายเดือนก่อน

    Illah ha u naxariisto aamiin yaa rabi Aamiin

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    MASHAALLAH ALLAHA U NAXARISTO JANNAT KIRDOWSA ALLAHA GEYOO ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN ALLAHOUMA AMIIN YA RA'BBY CAALAMIIN YA ALLAH YA WADDOUD

  • @AxmedmaxamedNuur-x8h
    @AxmedmaxamedNuur-x8h 2 หลายเดือนก่อน +2

    Eebe ha unaxriito shiikha
    Umada bedl khar qaba ha kasiiyo

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR ALLAHOU AKBAR WA FATAXA NASR INCHAALLAH

  • @FadumaAbdullahi-j9s
    @FadumaAbdullahi-j9s 2 หลายเดือนก่อน +2

    🤲🤲🤲 Ilahay ha u naxariisto 🤲🤲🤲

  • @sahramuuse4678
    @sahramuuse4678 2 หลายเดือนก่อน +3

    Insha Allah burburka yahuuda aya so dhow

  • @wardafarah8714
    @wardafarah8714 2 หลายเดือนก่อน

    Ilahaye ha unaxaristo yaa rabi raxman yaa Caziz

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน

    MashaAllaha.waa.runtaa.waa.maclimin.wadaada

  • @saynabahmed2135
    @saynabahmed2135 2 หลายเดือนก่อน

    Allhah unaxristo aamiin aamiin

  • @imanomarhassan8942
    @imanomarhassan8942 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nasrigii Alle SWT ba yimid
    Allaahu Akbar Kabiira,

  • @shukrilibax
    @shukrilibax 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaah ha u naxaristo shiiqa amiin yaa allaha 🤲🤲🤲😢

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 หลายเดือนก่อน

    Aamiin yaa rabi Aamiin

  • @mahamedabdimajid1038
    @mahamedabdimajid1038 2 หลายเดือนก่อน

    Allah ha unaxriisto janatul firdowsa allah haka warabiyo

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay ha u naxariisto sheekh

  • @AbdiazizSharif-j4c
    @AbdiazizSharif-j4c 2 หลายเดือนก่อน

    Asc brother sulayman hashi wa sax waye ilahay haku barakeyo walalkeyga inshallah kheer badan,,,,, shariff coo yarr ayathy,,, insha allah

  • @DheemanDheeman-q5n
    @DheemanDheeman-q5n 2 หลายเดือนก่อน

    Innaali llaahi raajucuun
    Illaahoo u naxariiso janatul fardoowsa kucasuun eheladi8siin samir iyo iimmaanka sii badal khatrqabana ugubadal umada isllaamka ahba

  • @laylosiyaad-qm8uj
    @laylosiyaad-qm8uj 2 หลายเดือนก่อน +1

    بسم الله إنا لله وإنا إليه راجعون اللهم ارحم الراحمين ءامين يارب العالمين

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha u gargaaro walalahena reer qasa

  • @gorodaxmed7762
    @gorodaxmed7762 2 หลายเดือนก่อน

    Allaaaah hawnaxariisto

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    ISRAIL ADUUNKII BAA LAGA NACAY. XUMAANTEYDIBAA SOO BAXDAY.XAQUU MA QARSOOMO.ALLAHOU AKBAR.

  • @CwaaxidRabiic
    @CwaaxidRabiic 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxariisto

  • @AbdishakurSalah-l7x
    @AbdishakurSalah-l7x 2 หลายเดือนก่อน +2

    Nio somalidu luuqada af hadal
    Hadal ma yaqanan

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 หลายเดือนก่อน +2

    انا الله وإنا إليه راجعون اللهم ارحمه واغفر له واجعل قبره روضة من رياض الجنة اللهم امين يارب العالمين innaa lillaahi wa innaa ilayhi raajicuun ilahay ha unaxariisto raxmatan waasicah allahuma aamiin eheladii iyo qaraabadii sabir iyo iimaan buuxa hakasiiyo aamiin

  • @abdikanikhalif6381
    @abdikanikhalif6381 2 หลายเดือนก่อน

    Af soomaaliga aqoon buu rabaa ku xirnoow hooru fadhi media

  • @FeysalAbdulQadir
    @FeysalAbdulQadir 2 หลายเดือนก่อน

    Alaha unaxaristo🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲

  • @BISHAARYare-or7ef
    @BISHAARYare-or7ef 2 หลายเดือนก่อน

    Allah hakuxafido zxp

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 2 หลายเดือนก่อน

    Asc mudane waa saxiix walaahi haa waa barista diinta

  • @abdialisidow5211
    @abdialisidow5211 2 หลายเดือนก่อน

    Baahinta cilmiga islaamka

  • @hananihanani7576
    @hananihanani7576 2 หลายเดือนก่อน +1

    Asc wrx wbr

  • @Abdifatah-j7d
    @Abdifatah-j7d 2 หลายเดือนก่อน

    😊

  • @abdulkadirofficial9792
    @abdulkadirofficial9792 2 หลายเดือนก่อน

    ilahey aunaxriisto

  • @AbdiLibaax-r5h
    @AbdiLibaax-r5h 2 หลายเดือนก่อน

    Haa Xaashi Faanoole Fari Kama Qodna

  • @bicirbiciryare4
    @bicirbiciryare4 2 หลายเดือนก่อน

    In diinta dadka labaraahi iyaduba waa findine ilaaheey ha u naxariisto

  • @sahroali1196
    @sahroali1196 2 หลายเดือนก่อน

    Kuwa.somalia.ayaa.beero.&guryo.xoog
    Kuheesta

  • @abdirahmanabdullahi6177
    @abdirahmanabdullahi6177 2 หลายเดือนก่อน

    Allaha unaxatiato sheikha.jirkiisa ayad ka arkaysaa barusta u diinta baraayay dadka somaliyed inusan hanti ku qaadan lkjnse Alle dartiis u baraayay.hala soo xiro ninka ku gafay Sheikha isago marxuum ah ka xishon waayay

  • @AsiyaFarax
    @AsiyaFarax 2 หลายเดือนก่อน

    Asc allow noo badbaadi dalka dadka diinta iyo badda umada soomaaliyeed insha Allah aamiin scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 2 หลายเดือนก่อน

    Somali qaldan weeya

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 2 หลายเดือนก่อน

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @abdiqanihuseen1414
    @abdiqanihuseen1414 2 หลายเดือนก่อน

    Yup

  • @CabdiqaniMohamed-fo9li
    @CabdiqaniMohamed-fo9li 2 หลายเดือนก่อน

    ala haunaxaristo kitabkisana midikta ala hakasiyo janatul firdosna ala haoogu bishareyo

  • @aichadjibril4179
    @aichadjibril4179 2 หลายเดือนก่อน

    WAA RUUN.CULEYKI AYU LA YAABAY MARKU ARKAY INEY CIDNA AY SEEN MAQLEEN AYAGU ISLA WEYEEN YIHIIN BUU KA YAABAY.MARKA CARAABTA LAGU CANBAAREYNAYO MIYENA CARAABTU IS LA YAABEEN SUBXANALLAH

  • @jibrilbuniabdle3010
    @jibrilbuniabdle3010 2 หลายเดือนก่อน

    Qolama ayuu ahaa sheekhu

  • @xasancabdiaftaaga8930
    @xasancabdiaftaaga8930 2 หลายเดือนก่อน

    Xaashi barista diinta waa qayb kamid ah fidinta markii diinta labaro eelafahmo aye suura galtay fidintu Alle ha uraxmo xidigeenaa admin aamiin

  • @bullowhassan7970
    @bullowhassan7970 2 หลายเดือนก่อน

    Sax

  • @mohamedosman6000
    @mohamedosman6000 2 หลายเดือนก่อน

    Plo e falastiin maxy dagaalka u geli waayeen, m.cabaas iyo koxdiis wa in xilka ku wareejiyan xamaas hadi la laaya