Wararkii ugu Danbeeyey Dagaalka Itoobiya & Masar ka dhex Qarxi raba Xiisad culus oo taagan

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Wararka Caalamka | Dhacdooyinka | Arimaha Sirdoonka | Dhaqaalaha | Tiknoolijiyada
    Subscribe Please | Share | Comments | Like
    Please follow us :
    Facebook : horufadhimedia

ความคิดเห็น • 38

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Dunida maanta ilaahay ka sokoow waxaa ku hor kaadiyo maraykan
    Yuhuuduna waa state katirsan maraykan ka marka waa gardaro
    Garab og yuhuudu ee ha la ogaado

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mid ogow somaliya iyo itobiya waa isma hurto ninkii iso garab istaagayo waxaan leeyahay soo dhawaaw oo kaalay aan isla dilno oromada ureysa.

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa la isla ogyahay laakiin waxba guul kuma helayan insha Alaah jabka yuhuuda insha Alaah

  • @SadiqAli-pb3zs
    @SadiqAli-pb3zs 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masar nin fulay ah ayaa hogaamiya

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Xaashi masar kaso tag adiga xaashiya maxaa u dan ah ka hadal taas wadanka itobiya badda ka rabto waa dalkaada ee gacmaha miyaan isa saaranaa xaashiyow arintaan horta meel saar masar intaadan ila aadin .

  • @abdulahimaqadindullane
    @abdulahimaqadindullane 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahay ha guuleeyo muslimiinta

  • @AbdicasiisXuseen-ec4vk
    @AbdicasiisXuseen-ec4vk 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw scw scw scw scw scw ❤

  • @halimabeledi5102
    @halimabeledi5102 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waa run aomaliya muxuu ugu dulwareeganayaa 30 sano rafaadsan

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Iran gala dagaalka

  • @ayan123aadan5
    @ayan123aadan5 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Sisi insha Alaah ma helayo biyo masar oon Alaah looga guuro insha Alaah Ethiopia ha ka guulaysato masar insha Alaah

  • @Abdiladiif-l1r
    @Abdiladiif-l1r 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Masar hadii ay waxtahay dhulkeeda hadifaacato ay yuhuuda kahaysato iskuna fidisay hada iyadoo falastiin baanka ilaalinaynaa inayna wax ugasoogudbin ayhada dageen waxba yuuna itoobiya kahadlayo biyaha itoobiyaaleh midalake waxaan layaabanahay soomalida masar usacabatumaysa haday waxtahaay carabi badhkoodbaalacunayaa ee waraabaha hakadhiciso,itoobiyana reegalbeed iyo yuhuudba inaynwax uyeedhiyaaan waydiiday waana wadan Muslim ah hada itoobiya axmaro iyo tigree baa yuhuudka ahaa hadana umataliyaan wadanka itoobiya marka nacaybka aan uqabno itoobiya waa markay maamulijireen axmaarada iyo tigreega.oogaalo ah marka bal halakala ego hada iyo xiligii hore Farmiga udhexeeya,wadanku hada Muslim.buu ujahaysanayaa mark nacaybka itoobiya soomaalay joojiya

    • @abdifataahdeyibseid3269
      @abdifataahdeyibseid3269 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ilaahay caqliga iyo caafimad kaba haku daayo wll oo haku barakeeyo somalidana sidado kale caqli hasiiyo ay Ethiopia yadii gunta ahayd iyo tan islaamka ducadiisii Raxmanku kukeenay kukala gartaan

  • @yusufahmed6987
    @yusufahmed6987 15 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Scw Scw Scw Scw ❤❤❤❤❤

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin laga adag yahay laga alla roon weeye xaalku

  • @adansuleyman7495
    @adansuleyman7495 17 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    IGaGAADHAII

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SCW SCW SCW ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @hassanabubakar1226
    @hassanabubakar1226 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muxuu qabankaraa waa good ay xeedho iyo fandhaal kala dheceen haduu Burburyo waa uqarqan had uu dhaafana waa udhimasho gaajo

  • @Xalad.degdeg.ahmedia
    @Xalad.degdeg.ahmedia 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Asalamu Alaikum don not forget daily to recite اللهم صل علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما صليت علي ابراهيم وعلي آل ابراهيم اللهم بارك علي محمد وعلي آل نبينا محمد كما باركت علي ابراهم وعلي آل ابراهيم انك حميد مجيد

    • @Xalad.degdeg.ahmedia
      @Xalad.degdeg.ahmedia 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

      SALIGA NABIGENA SUBAN YAAN LAHILMAMIN SALALAHU CALAIHI WASALAAM❤❤❤

  • @sakariyemusejama9117
    @sakariyemusejama9117 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masar halaga guuro waa si wcn itoobiyey ka xirta gabigeeedaba waxay samaynkaraan bal aan aragno😅

  • @faarahjama243
    @faarahjama243 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Al ziizii dalka masar ale ha dhaafiyo
    Cadaw asaga ka wayn ma ay lahane

  • @AliMohamed-ub6ob
    @AliMohamed-ub6ob 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waan naqaanaa rufayaaniinta itobiya u naageeyo waxaan idiin leenahay ordahoo itobiya laso safta wasaqyaheey

  • @jaamacismaaciil845
    @jaamacismaaciil845 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Masar cadho alle ayaa kudhici doonta.
    Muxuu noqon doonaa halaagga Siisi iyo Masar kusoo socda.
    Masar iyo Sahnuuniyadda ciqaabtii ilaahay waa udhimman tahay.

  • @LightningFx-fv8ji
    @LightningFx-fv8ji 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adiga iyo sisi isaso raca iyo Hasan safraaye ethiopia biyaha way xertay inta dhimana way xereysaa cid ka hor istagi karto aan allah ka eheen majirto sxb

  • @LukmanAbdile
    @LukmanAbdile 12 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yuu usheegaayaa marka muxuu lacalaacalaayaa xayawaanka sisi

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa la is bartay inuu aduunka ankunoolnahay waa aduun mareykan gumeysi ku haysta balse USA waxaa uu isku iftiimiyey Toosh full ah

  • @ashasalah2835
    @ashasalah2835 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    SOMALI HADDA NAHAY, ANNAGUBA WAXAAN HALIS UGU JIRNA, HADDAN ITOOBIYA ISKU DHACNO , ITOOBIYA WAXAY NAGA XIRI KARTA, WABI SHABELLE IYO WABI JUBBA.

    • @OmarHassan-ui6vm
      @OmarHassan-ui6vm 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ethiopia Sow Nafmaleh Xaynaga qaadee Gobonimo Kunoolow Ama Geeri Inkastoo Hadda Nalabahdilay lkn Rajo Aanleenahay In sha Allh

    • @kabarodadkasaaxiibkaa5165
      @kabarodadkasaaxiibkaa5165 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hhhhh ethiopia waxas oo biyo ah haday xidho iyaga ayayba halis kutahay biyahaa wada liqi karo 😂😂😂😂

  • @Jamalmaxamed-ms6bn
    @Jamalmaxamed-ms6bn 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ninkan somaliya u hestan lkn waa itobiyan somaliya ayuu ka dhigaya dal lagu shaqesanyo lkn Marko itobiyo bada soamaliya qadanena wan k baranay

  • @Omarlibaax
    @Omarlibaax 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Awoowgey baa oran jirey miidaanu dhaga maleh hadii malag dhawaaqayo, hada walee waxbaa salag leh

  • @Abdiladiif-l1r
    @Abdiladiif-l1r 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ziizi waa yuhuudi israa,iilbaana talada udhiibtay hadana itoobiya baalarabaa inlagujaheeyo dadka musliminta ah oo falastiinlagagjeediyo ree masar

  • @ahmedismaciel5465
    @ahmedismaciel5465 19 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    SCW SCW SCW❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MuhiyadinAli-e8i
    @MuhiyadinAli-e8i 16 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tuug weeyi walalaha ushegayo, Waxa uga Bahan shacabka reerfalastin ee jarka ayihiin ee shacabka yuhuudu ku horgubayso, munaafiq shacabka rer Masar Iskandar Iska jihaynaya ama Iska jeedinaya ayay Somalidu modaysaa inuu hadh dhigayo.

  • @adamabdi7353
    @adamabdi7353 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Al Sisi waxuu kacabsanaya irsail haduu weerari lahay
    Waa nin lahayste ah qoorta dhiibtay waxaa lagu dhihi sow anaka xilka kuuma dhiibanin
    Waan kaqadeynaa umbaa ladhihi

  • @XasanClaahi-g8d
    @XasanClaahi-g8d 13 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaalee beenaalee hoyada uu sheeeg

  • @marianyusuf8976
    @marianyusuf8976 18 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nin laga adag yahay laga alla roon weeye xaalku