Excel Ku Baro Af Soomaali - Qaybta 2aad: TAB iyo XEELAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 19 ก.ย. 2024
  • Casharka 2aad ee Excel ku baro Af Soomaali - waa qayb ka kooban Tab iyo Xeelad ku saabsan adeegsiga Excel
    #ExcelSomali
    Cilmiga Computerka Ku Baro Af-Soomaali waa qoraallo ku soo baxa websiteka AqoonKaal.

ความคิดเห็น • 23

  • @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649
    @cabdislaamyuusuffaaraxcayn6649 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaha awoodda badani cilmiga, caqliga, camalka, cududda iyo cidhibta danbeetaba ha kuu barakeeyo bare sare Max'ed Cali.

    • @aqoonkaal
      @aqoonkaal  3 ปีที่แล้ว +3

      mahadsanid walaal, waana ku faraxsanahay in aad ka faa'iidey videoga

  • @jaallemoha9724
    @jaallemoha9724 3 ปีที่แล้ว

    Walhi macalin waxan aad uga helay sida wangsan ee degan ee qurxan ee aad casharka ukala dhig dhigeyso m.a ilaahey haku dhowro macalin wangsan ayaad tahay meeshaada kasii wad dadaalka ah in aad dhalinta somaliyed wax barto abaalkeeda wad Heli i.a .

    • @aqoonkaal
      @aqoonkaal  3 ปีที่แล้ว

      mahadsanid walaal.

  • @muftaaxmedia5890
    @muftaaxmedia5890 3 ปีที่แล้ว +1

    Xaqiiqatan waa cashir muhiim ah halaga faaideysto macalinka anigaba waxbadan baan kafaaidey masha allah

  • @englogic2303
    @englogic2303 2 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaah Tabaarakalaah ustaad mahadsanid

  • @adeazzdeimraan1173
    @adeazzdeimraan1173 3 ปีที่แล้ว +4

    Window 10 ayan isticmalaya mesha Tax oo F4 la isticmaalayo maogolo mxn sameya

    • @aqoonkaal
      @aqoonkaal  3 ปีที่แล้ว +3

      Marka aad riixdo khaanada TAX kaddib riix FN + F4.. Ufiirso halkaa: Marka hore riix FN, adigoo weli farta ku haya markaa riix F4 waayo batoonka F4 waxaa la wadaaga qayb kale, marka si loo xaqiijiyo in la rabo F4 waa in lala riixo FN. Fadlan iisoo sheeg in ay taasi kuu shaqaysay, mahadsanid.

    • @adeazzdeimraan1173
      @adeazzdeimraan1173 3 ปีที่แล้ว

      @@aqoonkaal weey e shaqeyse shukran 100%

    • @adeazzdeimraan1173
      @adeazzdeimraan1173 3 ปีที่แล้ว

      Mida kale icon mlhn yacni mesha apple io computer swrkisa aad kaso qadey window 10

    • @aqoonkaal
      @aqoonkaal  3 ปีที่แล้ว

      @@adeazzdeimraan1173 walaal halkaa ii faahfaahi

    • @adeazzdeimraan1173
      @adeazzdeimraan1173 3 ปีที่แล้ว

      Icons aad isticmaleyse

  • @AliMohamed-em3jc
    @AliMohamed-em3jc 3 ปีที่แล้ว +1

    Ustaad allaha ku karaameeyo runti wax badan baa kaa faa iiday

  • @ciilowtell9321
    @ciilowtell9321 2 ปีที่แล้ว

    Jazzakallah ustaad ad bad nogy faidaysay

  • @fadumoabdow3978
    @fadumoabdow3978 2 ปีที่แล้ว

    Thank ustaad

  • @Dawlad252
    @Dawlad252 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid

    • @aqoonkaal
      @aqoonkaal  3 ปีที่แล้ว

      Adigaa mudan .

  • @amaaraaragsan5558
    @amaaraaragsan5558 3 ปีที่แล้ว

    asc ustaad shukran inbadan jizaaka llaahu kheer waxaan kale oon gaa codsaneyna wordkana inaad noogu soo darto sida loo is ticmaalo

  • @cabdulahimaxamud1221
    @cabdulahimaxamud1221 3 ปีที่แล้ว

    Mashallah side baa ku helaa casharada ayagoo dhamays tiran wll

  • @omaribrahim2737
    @omaribrahim2737 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad

  • @omaribrahim2737
    @omaribrahim2737 3 ปีที่แล้ว

    Mail merge in wax la iga sharxo u baahnaa MSWORD ama MSEXCELL

    • @aqoonkaal
      @aqoonkaal  3 ปีที่แล้ว +1

      Casharada soo socda ayaan ku dari doonaa Mail merge insha Allah