Sida Loo Sameeyo Mail Merge Ku Baro Af-Soomaali - adeegsiga Excel iyo Word - TAB iyo XEELAD

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 20 ก.ย. 2024
  • #AqoonKaal - Casharkan waxaan ku baran doonaa sida liiska macaamiisha loogu diro warqad nidaamsan ayadoo la adeegsanayo MS Excel iyo MS Word.
    Cilmiga Computerka Ku Baro Af-Soomaali waa qoraallo ku soo baxa websiteka AqoonKaal.

ความคิดเห็น • 10

  • @AbdulAhmed-gx2rh
    @AbdulAhmed-gx2rh 3 ปีที่แล้ว

    Jazaaka Allaahu Qayran...Miizzaankaag xasnaadka Allaah hakuu saaro. Waxaad astaahishaa Milyan Subscribe, nasiib daro Soomaali baan ka dhalanay oo aanan Qiimo ugu fadhin waxbarashadu.

  • @deqalul1096
    @deqalul1096 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallahu kheyran

  • @omaribrahim2737
    @omaribrahim2737 3 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah ustaad thanks

  • @shafiiqhashi553
    @shafiiqhashi553 3 ปีที่แล้ว +1

    Plz nagu caaawi python dear teacher

  • @somali7851
    @somali7851 2 ปีที่แล้ว +2

    Somalidu cilmiya madawadaan 1k vs 1yr

  • @Yazin31
    @Yazin31 ปีที่แล้ว

    jazaka allh ustad

  • @shafiiqhashi553
    @shafiiqhashi553 3 ปีที่แล้ว +2

    Ustaad thnks lkn video kale oo python course provisional ah inoo soo diyaari

    • @AbdulAhmed-gx2rh
      @AbdulAhmed-gx2rh 3 ปีที่แล้ว

      Adoo raali ah Python waxaa ka sokeeya inaad aad u fahanto casharada baysiga ah iinshaa Allaah...

  • @Engkafi
    @Engkafi 3 ปีที่แล้ว +1

    Asc ustaad Maxamed si kal iyo laab ah ayaa ku salaamay ustaad bacda salaan ustaad Maxamed Cali ma jiraa meel ardeyga aad wax ku bartid oo ku furan sida goob wax barasho oo ardey Technology lagu baro? aniga waxaa jogaa muqdisho waxaana la ahay macalin aan hor fadhiisto oo casharad technology aan ka barto sida HTML,CCS,PYTHON, iyo wixii lamid ah.
    hadii meel ardeyda wax ku bartid jirto oona xamar ku taalo jirto isoo jawaa Insha Allah.

    • @aqoonkaal
      @aqoonkaal  3 ปีที่แล้ว +1

      Asc, walaal hadda ma jirto goob xamar ku taal oo aan ardayda wax ku baro. Waa sababtaas tan aan cashrada u geliyey youtube si qof kasta uu uga faa'iideysto meel kasta oo uu joogo.