Ikraan Tahliil ma waxay u gacan gashay Al-Shabaab?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 ส.ค. 2024

ความคิดเห็น • 338

  • @izadinabdi3875
    @izadinabdi3875 3 ปีที่แล้ว +15

    Allah aya la jira xaqa. dulmigana ma jeclo

  • @duranabdi4105
    @duranabdi4105 3 ปีที่แล้ว +12

    Area nisa baa shabab awood in qof kala baxaan leyihin oo ikran ayga watay waa fashilki ugu weyna iyo ceebti nisa oo dhan hala kala diro.

  • @fuaadqorane
    @fuaadqorane 3 ปีที่แล้ว +14

    wlhi tears from my eyes waa gabadh somaliyeed waa inan yar oo mustaqbal leh
    ma aqaani mana arag lakiin waa gabadh somaliyeed
    arintaasi waxaay cadayn utahay dilkee inaay ku shuraakoobeen #fahad_yasin iyo #Farmaajo oo gacan yare u ah dowlada #Qadat
    dilkaas waxaa masuul ka ah dowlada qadar
    gabadhaas yari waxaay xog ka ahysaa dilkii qorshaysnaa ee #Eng_yarisooow ku shirqooleen #fahad iyo #farmaajo iyagoo dowlada @qadar u adeegaya
    waay iska cadaatay dilkaa eng yarisoow inuu #fahad ka danbeyay iyo #farmaajo iyo dowlada #QADAR
    aaway ragii somaliyeed waa gabadhaas yaree ubaxaa hala badbaadiyo wali waay noo shahay ee dilkeedaa la xaalashanayaa

    • @gigoareuserious8986
      @gigoareuserious8986 2 ปีที่แล้ว

      Yariiisooow wuxuuu ahaaaa GACAN TIISII MIDIG, WUXUUU DHULALKIII XAARAANTA LAGU HEEYSTAY KU HANDADAY XAARAAN QUUTAYAASHA….WAXAY KU HANDADEEEN NATIONAL TV LIVE TV
      SIDEEE DANI UGU JIRTAAA INUUU GARABKIISIII U GOOYO? Ama GUMAADO?
      Dunidani Allah maamula, ciddiiii xaqa ku tumata wuu la xisaabtami Adduunyo & Aakhira
      Adiga iska illaali, dunidani waa mataacal guruur…

    • @fuaadqorane
      @fuaadqorane 2 ปีที่แล้ว

      @@gigoareuserious8986 farmaajo inuu ka danbeeyay dilka yarisoow ma hadal baa ka taagan waa maxay sababta kiiska ikraan oo ku lugleh dilkii eng yarisoow uu muhiimka ugu yahay in ikraan la khaarajiyo kiiskeedana la laabo sababta uu udanaynayo farmaajo maxaay tahay
      ikraan waay noo shahay iyadoo nolol lagu siidaayo waa badbadada farmaajo
      raysalwasaare roooble umada somaliyeed oo dhan garab taagan oo tageersan xaqa gabadhaa somaliyeed iyo babadadeedaba from
      somaliland
      Djibouti
      NFD
      DDSI
      Somalia

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 3 ปีที่แล้ว +32

    "Shaki maleh inay labo Shabaab wada shaqeeyaan"
    2 shabaab= Fahad iyo Cali Dheere.

  • @mohanouralii3906
    @mohanouralii3906 3 ปีที่แล้ว +9

    Shabaab kuma maqana ee illahey haka cabsadaan nabad sugida qaranka I.o agaasimaha kashaqeeya waa gabar somaliyeed oo hooyadeed u baahan

  • @jiilkacusub3019
    @jiilkacusub3019 3 ปีที่แล้ว +10

    Waxaa suurogal ah in ay alshabaab ku milmeen hay"adaha amniga iyo sir doonka🇸🇴

    • @khadiijamahamuud3895
      @khadiijamahamuud3895 3 ปีที่แล้ว +1

      anigaba taasaan is leeyahay dad aan la ogeyn inay la tirsanyihiib alshabaab oo ay sirdoonkana u shaqeeyaan ayaa dhici karta. Illahay xaqa hasoo iftiimiyo. haday dhimatayna Allaha u naxariisto

  • @caalinsiciid4480
    @caalinsiciid4480 3 ปีที่แล้ว +23

    Fahad ayaa afduubtay wllsheen ikraan tahliil waxaan alle kabaryaa in ayadoo nabad ah lasiidaayo

    • @asmamaxamed5289
      @asmamaxamed5289 3 ปีที่แล้ว +1

      @Playstation Sverige ada xayawan eh midgan

    • @asmamaxamed5289
      @asmamaxamed5289 3 ปีที่แล้ว +1

      @Playstation Sverige ino so dhici ma ku dhahne hada wa lagu daba jira wana la dila ku dilay insha allah

    • @ayanitamoud6618
      @ayanitamoud6618 3 ปีที่แล้ว

      @@asmamaxamed5289 nag adag walashy asalkaba xawayana ku dhe duliga afka xun le

    • @saladabdul68
      @saladabdul68 3 ปีที่แล้ว

      @Playstation Sverige thanks gabar or will waxaa taheyba!Arinta waxba ka danbeen dona,

  • @landamaxamed5022
    @landamaxamed5022 3 ปีที่แล้ว +5

    Allaah xamarey dhasheeda Cuntey dhaladii aqoontu meedey maskaxdiH wad cunten 😥😥

  • @abdirasidh.4565
    @abdirasidh.4565 3 ปีที่แล้ว +1

    Inaa lilaahi wa inaa ileyhi rajicuun, allaha u naxariisto Ikraan . Umada soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan waa inay sameeyaan banaan baxyo nabadeed, nabar iyonaxdin cidkasta wey ku sameeynayaan, soomaaliyeed hurdada kakaca.

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 3 ปีที่แล้ว +7

    Amiin jeesoow waa caade qaate dhuuni raac ah calooshiisa ayuu matelaa

  • @asmamaxamed5289
    @asmamaxamed5289 3 ปีที่แล้ว +11

    Dadgu xola mahe xerada ku oden way cadahay ine dilen fahad yasin iyo kulane jis

    • @anisahaji1859
      @anisahaji1859 3 ปีที่แล้ว

      Way cadahay inay nisa dishay gabadhaan.

  • @husseinabdullahi8009
    @husseinabdullahi8009 3 ปีที่แล้ว +5

    Illahay haso aruriyo maskintas 🙏🙏😭😭😭

  • @farahmohamed1814
    @farahmohamed1814 3 ปีที่แล้ว

    Nabar iyo naxdin ayaa dilay ikraan Ilaahay ha unaxariiisto aamiin nabar iyo naxdin Ilaahay umada hadiinka qabto horgalada itobiya

  • @abdihassan5738
    @abdihassan5738 3 ปีที่แล้ว +7

    Illahay ha ka soo daayo

  • @ktm7117
    @ktm7117 3 ปีที่แล้ว +54

    President Farmajo and the head of Shabaab Amniyaad Fahad Yassin hold them accountability for her murder.

    • @sheekcabdullahi4064
      @sheekcabdullahi4064 3 ปีที่แล้ว +1

    • @saladabdul68
      @saladabdul68 3 ปีที่แล้ว +1

      That's true

    • @garboraaxo6401
      @garboraaxo6401 3 ปีที่แล้ว +4

      Alshabaab wa Hawiye. Fahad Yaasin waa Hawiye. Ikraam wa Hawiye. Musharaxiinta qaska wada wa Hawiye. Waxa wax dilaya iyo kuwa la dilayo wa Hawiye. Somalia dowladnimadeedi wixii kala tuuray wa Hawiye. Somalia waxa horumarka u diidan wa Hawiye.

    • @hanaahmed2211
      @hanaahmed2211 3 ปีที่แล้ว +5

      What doesn’t Farmajo has to doe with a missing girl? Is Biden responsible for every crime in the USA 🇺🇸???? Qabyaladi ku qado kuma digto!

    • @dayiphusein1242
      @dayiphusein1242 3 ปีที่แล้ว +1

      @Playstation Sverige CusAAMN

  • @iiguimowrunta3162
    @iiguimowrunta3162 3 ปีที่แล้ว +1

    Justice is only solution, we waiting and watching

  • @sahrasaid140
    @sahrasaid140 3 ปีที่แล้ว +2

    ILAAHAY ha unaxariisto amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin amiin

    • @ksc8298
      @ksc8298 3 ปีที่แล้ว

      Ma lahubaaa may dhimatay

  • @mussaararso6495
    @mussaararso6495 2 ปีที่แล้ว +1

    ‏الله يرحمها

  • @jaylaaninuuri5442
    @jaylaaninuuri5442 3 ปีที่แล้ว +5

    Alshbaab way soo babdhigi lahayd waxba ma qariyaan

    • @jaylaaninuuri5442
      @jaylaaninuuri5442 3 ปีที่แล้ว

      @AishaAhmed SheikhOmar walaal maan caayin diinteena suubban

  • @maxamedshariif8191
    @maxamedshariif8191 3 ปีที่แล้ว +2

    Ikraan waa Qof Qaali ku aheyd Dawladda
    Ee maxaa Sababey in la heysto Labo bil
    Iyo Maalmo, Xaqiiqdii waxey aheyd Ruux
    Xog ogaal ah oo aheyd Xoog heyntii
    Eng: Yariisoow in muddo ah, Heysayna
    Siro badan oo ku saabsan Qaraxii uu ku
    Dhintey Yariisoow , waxey kaloo heysey
    Liiskii Dhalin yaradii loo Direy Eretariya
    Liiskoodii oo dhax oo Xogo ku saabsan,
    Runtii waxey ahey Qof heyso siro badan
    Oo ku saabsan Madaxda Dalka badidood
    Oo lagu aaminey , marka waxaa loo maleeyaa in la,isaga baqay in ay sir bixiso oo halis ku keeni karto mustaq balka Madaxda Shaqaaqadaan ka dan
    Beeysey, Runtii ma Fududo sidii lagu helo
    Xaqiiqo dhab ah, waayo ikraam weey isu dhiibtey maamulkeeda ay siisey kal sooni badan, markii horeyna uma dhalan
    Karti iyo Fir fircooni , waxey ahey qof iska Qaboow oo Xushmo badan..

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 3 ปีที่แล้ว +1

    SU AALA HA AAN ISWAYDIIYO EENAN JAWAABTA UHAYN WAXAA KAMID AH 1-hadii gabadha la afduubay inta aynan gaadhin meeshiilooga yeeray kuwii uyeeray ayaaba markaasba Raadin lahaa 2-yaala socday markii la afduubayay3-Magaadhi ayay saarnayd Mise kaligeed ayaa lugay naysay 4- Yaa usoo sheegay Hayada NISA in IKRAN La afduubay 5- Raadinteeda Miaya lawadaageen Ciidanmada Kale ee amiga muqdisho ka shaqeeya 6-MAXAY TAHAY AHMIYADA AY ULEEDAHAY (ALSHABAAB)IKARAN 7-HADAYBA
    GOOBTII MUQDISHO UGU AMNIGA BADNAYD AY QOF DUMARA KA AFDUUBAYAAN. (MAXAY KUDAAYEEN MADAXDA IYO SARAAKIISHA KALE EE (NISA)EE KA AGFHAWAYD GOOBTAAS ??????
    VOA BAL JAWAABAHAAS. NOOSOO RAADIYA

  • @safiyaahmed217
    @safiyaahmed217 3 ปีที่แล้ว +1

    hoyadan Gabar kama maqna xita naxdin ma leh ha lo fiirsado warka dowlada waaweyn ba Ka shaqeeye arinkan

  • @qawdhanahmed4895
    @qawdhanahmed4895 3 ปีที่แล้ว +3

    Kalamaan waxay horey utidhi
    SHAKI KUMA JIRO IN AY LABA SHABAAB WADA SHAQEEYAANE

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +2

    Hooyada Dhashay Gabadha Maxay ka Wadaa Al Shabaab Cidaa Noogu Jirta Iyo Dad U Dhuun daloola Al shabaab baan U Diray Islaantu Iyadaa Dhiiqa Lugaheda ku Doonatay Hala baadho Ayan Odhan Lahaa

    • @djimos9058
      @djimos9058 3 ปีที่แล้ว

      Dadka somaliya jooga sawda alshabaab maaha mameel dheerbeyka yimadeen

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว +3

    Haddii aay Shabaab sheegtaan in aay dileen Ikraan waxaa xaqiiqo ah in Injinyeer Yariisoow iyo Jeneraal Galaal NISA dishay Shabaab na u shaabbadeeyeen.

  • @baaqshacab1440
    @baaqshacab1440 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah Haa uu naxariisto ikraan hada laa shaaciiyay sirdoonka somalia waxay dhaheen shabaab ayaa diilay

    • @fahmadhagane6340
      @fahmadhagane6340 3 ปีที่แล้ว

      Medkeda malahelay mise afga lakadahay

  • @geellaqchannel8252
    @geellaqchannel8252 3 ปีที่แล้ว +5

    Falastiin wareeysi si Julian ayaad ku bilaawday show alshabaab iyo farmajo waa hal mid ah .

  • @nasrabare6776
    @nasrabare6776 3 ปีที่แล้ว +2

    Maya maya al shabab ma dilin ikraan iyo nabar iyo naxdin dileen gabadhaan allah ha u naxariisto

  • @gullbarwaaqo9594
    @gullbarwaaqo9594 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa qalad in haweenka ladilo waa ceeb in gabadh ladilo waa ceeb arinkani

  • @anisoabdulaahimaxamuud392
    @anisoabdulaahimaxamuud392 3 ปีที่แล้ว +3

    Allah unaxarisato yarabi

  • @maxamudmaxamedcali3568
    @maxamudmaxamedcali3568 3 ปีที่แล้ว +2

    Sirdon qaran ha odhan eedheh sirdon farmajo

  • @falisnux6209
    @falisnux6209 3 ปีที่แล้ว +1

    Subxana Allah Ya Allah maskiinta gabar yar oo wadankeeda dream wen kaleh ay aheede soo dhawe oo familykeeda u so celi

  • @AhmedAli-mg8is
    @AhmedAli-mg8is 3 ปีที่แล้ว +3

    Subxanallah 😥😥😥😥😥😥😥🤲🤲🤲🤲🤲

  • @abdigah5364
    @abdigah5364 3 ปีที่แล้ว +1

    Iran waxay tidhi hooyo waa baxaya waxa isa wacay taliyihii. Ikran way taqaanay telifonka taliyaheeda kolkaa warku waa cadyey. Maxa A-Shabaab laysugu xoqxoqaya , A-Shabaab ma waxa ay haysatey telifonka taliyaha Nisa. Hawiye oo dhan been miyaa lagu maaweelinaya , caqligooda miyaa la caayaya dadka

  • @saidnourainan5223
    @saidnourainan5223 3 ปีที่แล้ว

    Dadkani xishoonaya maaha ALLAH ka cabsina kuma jiro dadkan haba yaraatee , waana wax la yaabo in NISA ay tidhaahdo Al Shabaab baa gabdha dilay , waxaana wax dhallaankuna rumaysan karo.
    "INNAA LILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN"

  • @ahmedabuukar2717
    @ahmedabuukar2717 2 ปีที่แล้ว

    Bismilahi hadaa fikirkeyga ka dhiibto hooyada dhashay waxaa ka codsanaa in cidna eysan lasafan sbbtoo ah waa qof wax ka maqan hooyo qaali adigoo mahadsan cidna hala safan Baada kaa maqan raadso arinta meesha taala ayaa ah isku tuurtuur.

  • @maxamedcumarsantur6350
    @maxamedcumarsantur6350 3 ปีที่แล้ว +2

    U JEEDADA KA DAMBEESO DILKA IKRAAAN WAA CADEENTA EEY HEEYSAY EE KU SAABSAN QAABKII UU FAHAD YAASIIN U DILAY INJINEER YARIISOOW

  • @yuusufgashanle
    @yuusufgashanle 3 ปีที่แล้ว +1

    ALLAAH AYAA CADAALAD ALLAHA SIIYO

  • @illy3353
    @illy3353 2 ปีที่แล้ว +1

    I have never heard a court doing an investigation. It's not the job of the courts. The job of the Somali National Police Force and the job Somali National Intelligence Service Agency are to investigate.
    PM Rooble is daydreaming into his ignorant bliss. The job of the Somali judiciary is to mediate, litigate, and criminally prosecute cases already investigated by the SNISA and SNPF.
    You can't adjudicate a case that has been investigated. Those are the logical fallacies in PM Rooble statement. He is putting the cart before the horse yet he thinks he's right because he doesn't have the slightest clue of how our justice system works let alone justice systems of other nations.

  • @luuldeggan2636
    @luuldeggan2636 3 ปีที่แล้ว +1

    Ikraan tahliil haddii ladilay waxaa dilay fahaad yaasiin iyo asxaabtiisa xataa haddii shabaab dilay fahaad yaasiin baa dilay oo loogga arayaa reerkiisa

  • @user-pr9gk2ye1b
    @user-pr9gk2ye1b 3 ปีที่แล้ว

    Ilahayow riziq hanaga galin sirdoon iyo askari

  • @adirahmanahmed77
    @adirahmanahmed77 3 ปีที่แล้ว +2

    Dowlada farmaajo ayaa kadambeysey dilka gabadhaan

  • @muminadahking5234
    @muminadahking5234 3 ปีที่แล้ว +1

    Qofku mar hadu basas yahay waxkasta dhici kara waxa Dili kara xata CIA agent koley meel xun bu Ku dhinta

  • @inasayidabdule2251
    @inasayidabdule2251 3 ปีที่แล้ว +2

    SUBXANALLAH

  • @fiburale5200
    @fiburale5200 3 ปีที่แล้ว +1

    Tlfkii ugu danbeeyey xilligii ugu danbaysay record keeda waxaa laga helayaa shirkadaha tfn ee lane ka telefone ka , waa hubaal ,taasi arinta shabaab waa wax dhici kara fahad yasin ayaa u dhiibay

  • @abadallajilao8651
    @abadallajilao8651 3 ปีที่แล้ว

    Amiin jeeysoo asaaba tuug ah oo beynala ah warkiisa ma cado beyn ayaa ku hoos duugan xaqa halaga hdlo waxa maqan waa gabar dheel dheel maaha allaah soo aruuriyo

  • @mahamedsiad2643
    @mahamedsiad2643 3 ปีที่แล้ว +2

    Allah haa UU naxaristo

  • @waberibouh3978
    @waberibouh3978 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadii haragaysa arin tan kadhicilahay aad baaloobuunbuunilahaa

    • @asmamaxamed5289
      @asmamaxamed5289 3 ปีที่แล้ว

      Cudur idin ku dhac cuqdad mogdisho qabtin

    • @hibaakm8672
      @hibaakm8672 3 ปีที่แล้ว +1

      Haa waalhi been maaha waa faqash iyo dhasheed

  • @abshirosman1305
    @abshirosman1305 3 ปีที่แล้ว +1

    Shirqoolka qaranka(Nisa) iyo Al-shabaab inay isku milmeen ma cid ayay shaki uga jirtaa?

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว +2

    Qatar waxay Farmaajo noogu keentay in dalka Shabaab la wareego. Waayo Fahad iyo Farmaajo waxay ka shaqeeyeen sidi dalka Shabaab ula wareegi lahaa.

  • @raxmacabas1420
    @raxmacabas1420 3 ปีที่แล้ว

    Gabar mugdisho jogto side logayna dhobley iyo jubada hose away dadki wacay darwalki baburka wlh shaki wayn waye ilahay nolol iyo geri allah hasodhaweyo 😭

  • @mariakarlsson356
    @mariakarlsson356 3 ปีที่แล้ว +6

    Farmaajo iyo fahad ayaa shabaab lashaqeeyo

  • @ayatulahalishiq9335
    @ayatulahalishiq9335 3 ปีที่แล้ว +2

    Umalay maayo in ay dhimatay ee waa tijaabo. Inkasto la rabay mar hore in dhiig badan u daato darted.

  • @aabeallehakunaxaristo1369
    @aabeallehakunaxaristo1369 3 ปีที่แล้ว +1

    2bil kadib ayay dhahayn shabab aya dilay mayqo walidked radinayay shayadinta dowlad isku shega kuqarabanaya maxa amusiyay shabab qof uu dilo dowlada katirsan ma qarinayan weyba kufanan marka alle haka qabto shayadintan umada

    • @daahirdiiriye5353
      @daahirdiiriye5353 3 ปีที่แล้ว

      Mar hore ayey sheeganlahaayeen waxaasaa xafiis fadhiyo oo dowlad sheeganayo

  • @mahadabdi9629
    @mahadabdi9629 3 ปีที่แล้ว +2

    Gabadhi itali u dhalatay waxa kaso fur furay Alshaba fahad yasin iyo Farmajo

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 ปีที่แล้ว

    SubhanAllah

  • @abukararayewehliye2955
    @abukararayewehliye2955 3 ปีที่แล้ว

    Ikraan waxaa suurto gal ah in ay hoowl qaran oo gaara loo diray ayadoo naf hur nimo ah loogu diray shaqo qaran intii ay hoowaheeda ka mira dhalineeydo markii aay ku guuleeysatana dib usoo noqon doonto

  • @sharifisak7909
    @sharifisak7909 3 ปีที่แล้ว

    aniga wxaan ku dhaara karaa in eysan Shabaab gabadhaas eysan taaaban waayo shabaab qofkey dilayaaan maba qar qariyaan si cad ey banaaanka u so dhigilahayen

  • @safiya8016
    @safiya8016 3 ปีที่แล้ว

    Allha unaxaristo maskiin

  • @ahmedshaah1627
    @ahmedshaah1627 3 ปีที่แล้ว +7

    Rest in peace ♥️

  • @miskicabdirahmanosman143
    @miskicabdirahmanosman143 3 ปีที่แล้ว +1

    Allah ha soo ifiyo

  • @ksc8298
    @ksc8298 3 ปีที่แล้ว +1

    Somalia waa meel filimada lagu matalo

  • @mohamedguled4835
    @mohamedguled4835 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhii BALADWAYNE ay ka afduubten Shabaab ay dileen
    Miyaa laga hadlo?

  • @lulali6059
    @lulali6059 3 ปีที่แล้ว +8

    Allah soo sahlo gabadha , waxaa afduubteen fahad yaasin iyo farmaajo aminjeesow waa caado qaato

  • @maxamedadan9024
    @maxamedadan9024 3 ปีที่แล้ว +3

    RAG HABRADEY HABLAHOODA WAA LUGU HAWOODAAYE

  • @aliadam4810
    @aliadam4810 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer konfureed intey coldoon hadal hayaan maxay gabadhan uga hadli waayeen

    • @tolmoon2233
      @tolmoon2233 3 ปีที่แล้ว

      Waaba taa layabanay 🙄🙄

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว +1

    Wallee waxaan shaki ku jirin in aay laba Shabaab wada shaqeeyaan oo NISA aay tahay gole Shabaab. Shabaabka kalena yahay MAFIA u shabbadaysa dilalka aay NISA geysato.

  • @ibraahimmaxamed9125
    @ibraahimmaxamed9125 3 ปีที่แล้ว +3

    Taliye kusheega ayaa shirqolay

    • @munamaanka3782
      @munamaanka3782 3 ปีที่แล้ว

      Abayo alaha kabadbadidiyo waxushta waxan kusameeyaa hoyadana alaha ducadeeda uaqbalo aamin yaarabi

  • @mahdiabdirahman1255
    @mahdiabdirahman1255 3 ปีที่แล้ว

    Cadalad hahesho cidkasta oo gacan kuleh gacantahalagusoodhigo gabadhayar ee birimagaydada ah dadku shabab uubay kabaqayeene niisakabadaran

  • @abdihakimali6513
    @abdihakimali6513 3 ปีที่แล้ว

    Labada sawir isma leh sawirka bidix waa gabar kale sawirkeeda oo hargeysa joogta hadaa la wareysanayey oo ay laheyd aniga ina tahliil ma ihi ee sawiradeyda ayaa loo adeegsanayaa fal dambiyeed

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว

    VOA barnaamijkinna kaddib ayeey sheegeen in Ikraan Al Shabaab aay dileen waa yaabee NISA maxaa ka dhigay afhayeenka Al Shabaab.

  • @axamedadaan5887
    @axamedadaan5887 3 ปีที่แล้ว

    Alaa heer muqdisho caqali yara gabdhaan lashbaab baa dishay alshabaab siyasad ahana waay udagalamay waxaay donayaan inaay isakaa hoor kenaan dowalada iyo shacbka ama dolada dhexdeda isaku diraan lkn dadka qaar mafnsana ikarana waxay usheegi wayeen dilkeda hala yidhahado wowlada dishay intaay kafidestan waa intaa

  • @maimounhassan2890
    @maimounhassan2890 3 ปีที่แล้ว

    Fahad yasiin turkiya ayu cararey ee so waresta ama somaliya ka sakow ingiriska ayu dembi ka galey wayo ikran ito eng yariisow sharciyo ayey ka haystan u dira ingiriska radinayo fahad yasiin oo ku dhuntey turkiya

  • @mohamedismail5046
    @mohamedismail5046 3 ปีที่แล้ว +2

    Hooyo mcn srry Ayan ku leeyahey lkn ragas afduubteen ku qamar wlhi fahad yasiin iyo jiiis 2badas nin ayey ku maqan tahey

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 ปีที่แล้ว +3

    Too sad 😥somalia in dadka qaar Nisa loogu awood sheegto. Xaqiiqdii dowlad cadaalad ah ma dhawa.

  • @ilyaazabdalla3336
    @ilyaazabdalla3336 3 ปีที่แล้ว +4

    Free ikran tahliil

  • @ilowhassan4326
    @ilowhassan4326 3 ปีที่แล้ว +6

    Allha so sahlo maskiinta

  • @statsm8339
    @statsm8339 3 ปีที่แล้ว

    Waxaan Allah ka baryeeynaa in Ikraan haddii aay nooshahay Allah ka badbaadiyo cadawga aay u gacan gashay. Haddii aay dhimatayna aay caddaalad hesho oo Fahad iyo Kulane Jiis tiirka la geeyo. Sidaas ayeey Somali ku qanci kartaa oo keliya waa Ikraan oo nool haddii la waayo waa in Fahad iyo Kulane Jiis loo qisaasaa.

  • @cycyare5649
    @cycyare5649 3 ปีที่แล้ว +1

    Warkaan waa war horee wax kale oo cusub maheysaan dad shaqadi laga buriyey ayaa wareysi layelataane😄😄😄

  • @mohamedabdullahinuurarab160
    @mohamedabdullahinuurarab160 3 ปีที่แล้ว +2

    Kan xilibaan maahan waa laaluush qaate. Fahad yaasiin somalia iyo sharciga Nisa gurigiisa ka dhigtay. Where is justices ⚖?????

  • @hamdasamow5315
    @hamdasamow5315 2 ปีที่แล้ว

    al shabaab beel dheh farmaajo iyo fahad bey u gacan gadhay dheh😢

  • @absherghasl6142
    @absherghasl6142 ปีที่แล้ว

    Fahad iyo Farmaajo Ikraan wey dubteen oo waxaa Cad in ey sirbadan heesay saas darteed ey u dileen

  • @jabartiinadabshid2044
    @jabartiinadabshid2044 2 ปีที่แล้ว

    MAMADA HADALKEE DHUUXU
    MAMA WAXAY TIRI AL SHABAB WIILAL AYAA NOOGU JIRAHA
    HALKAA MAXAA KA SOO BAXAYA
    FAHMA

  • @sbofficial3140
    @sbofficial3140 3 ปีที่แล้ว

    War Qofkaan aad leedihiin xildhibaan.
    Waa saqiir Saanweyen.

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 3 ปีที่แล้ว

    Allah ha ka so bixiyo masiibada fahad yaasiin baa diley hadey dhimato
    Fahad yasin nagtisa iyo hoyadis aan so qabano naagtisa ama gabartisa aan ka bilowney marki u xanunsado asaga deynaayo hooyoyin wada ooynaayo

  • @hanaahmed2211
    @hanaahmed2211 3 ปีที่แล้ว +3

    May Allah help her family find her! Must be a lover who kidnapped her

  • @mocoowsheekh816
    @mocoowsheekh816 3 ปีที่แล้ว

    HORTA , hayadan NISA , yay U shaqaysaa,

  • @cajabfiqi
    @cajabfiqi 3 ปีที่แล้ว

    NISA wey ogtahay gabadhu meeshay kudanbeysay lkn Qalbidhagax ba Xamar baa diyaarad laga saaray dowladiiibaana weli idiin talisa Somaliyeeey
    meesha mooryaaan baa xukunta

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 3 ปีที่แล้ว +1

    Shabaab Wiilalbaa iigajiro kulahaa, Somaali Xaalkoodu Waa Faanoolle fari kama Qodna, God sireed Haqodin, Hadaad Qodana hadheerayn, Kudhici doontaana lama Ogee😀 Edo, Gabadhaadi Shabaab kadoono, Madaama aad Shabaab Dadkuledahay🙄 God kaad Qodayseen, ayaad kudhacdeene, Hana Waalin Eedo

    • @daahirdiiriye5353
      @daahirdiiriye5353 3 ปีที่แล้ว

      Hooyo ilmo ka maqanyiin maad ku diganaysaa

  • @abdelhakimdaudjelle477
    @abdelhakimdaudjelle477 3 ปีที่แล้ว

    Gawada alshabaab iney qaden shakii kamajiro siduu duqa trucking sameyen shegayo

  • @odawaaahmed8769
    @odawaaahmed8769 3 ปีที่แล้ว +2

    Qof hadii uu sirdoon ka shaqeeyo marnaba ma badbaado, maxaa yeelay sir bu ogyahay

  • @abdimajidshekh5553
    @abdimajidshekh5553 3 ปีที่แล้ว

    Lcg aya la siinayaa al Shabaab sifo ay u sheegteen dilka gabadhaas

  • @ashaadenosman2645
    @ashaadenosman2645 3 ปีที่แล้ว +1

    Jeesaw Away landheernimadii Wa diigii Axmed madoobe u dhaarin jirtay doono gabadhaad xildhiban ka u tahay

  • @AhmedMohamed-rq6hr
    @AhmedMohamed-rq6hr 3 ปีที่แล้ว

    Xassan culusoow , sheekh shariif ccshakuur kheeyre daahir calasoow ayaa loohaystaa gabadhaas nabadsugidda aheeyd ama mukhaabaraadka aheeyd ee doowlada sarkasl Katirsanay aheeyd

  • @abdifatahmahamoud9565
    @abdifatahmahamoud9565 3 ปีที่แล้ว

    Subxanalah Allah
    Allah ha ugar garo gabadhas xaq u dirirka ee la af dubtay

  • @Aisha-gf7tw
    @Aisha-gf7tw 3 ปีที่แล้ว

    SubxaanaAllaah

  • @abdimajidshekh5553
    @abdimajidshekh5553 3 ปีที่แล้ว

    Waad ogaan doontaan lacag aya la siinaya Al-Shabaab weyna Sheegan doonaan

  • @garboraaxo6401
    @garboraaxo6401 3 ปีที่แล้ว

    Yartan AUN arrinkeeda waxaa ku jira sirdoonka Ingiriiska MI6, Alshabaab iyo Nisa. Fahad Yaasin waxuu diidayaa inuu sheego sida NISA loogu dhex jiro. Arrin sahlan maaha.

  • @abdikadirfarahalsomali57
    @abdikadirfarahalsomali57 3 ปีที่แล้ว

    Waxan wa filn o macaredka lacag ku baxshey

  • @nuurtobariiseibrahim5492
    @nuurtobariiseibrahim5492 2 ปีที่แล้ว

    walaashee xaqeeda allaha sahlo cidi lagu tawaayo gurigooda cuqubo dag dag ah allaha ka soo bixiyo