Daawo challenge qosol badan [drinking soda ]

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ก.ย. 2019

ความคิดเห็น • 1.5K

  • @suhuurbashiir5903
    @suhuurbashiir5903 4 ปีที่แล้ว +687

    😂😂😂
    Hibaaq gobaad waa qosol socda wlhi
    Taageeraheeda ismuujiya🙏😍

    • @hadiyahaldhaa460
      @hadiyahaldhaa460 4 ปีที่แล้ว +2

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂💋💋💋❤❤❤❤❤💞💞💞

    • @somalitiktoktv4989
      @somalitiktoktv4989 4 ปีที่แล้ว +3

      Subscribe dee muraadkaada allaha haku sahlay

    • @rashkaofficial565
      @rashkaofficial565 4 ปีที่แล้ว +3

      hibaaq wllhi waqof ina aan cadi ahayn

    • @fadumoindho2595
      @fadumoindho2595 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂😂😂

    • @Samriye14
      @Samriye14 4 ปีที่แล้ว

      Walal subscribe ii saar chenalkayga waanku soo saaray e

  • @shaaficimacaani6839
    @shaaficimacaani6839 4 ปีที่แล้ว +78

    Waa chanalkii iigu horeeye aan arko rer somaliland walaalaheen waaku farxay from moqdisho ❤❤❤

    • @IkraanMaxamed-oz9wp
      @IkraanMaxamed-oz9wp หลายเดือนก่อน

      👊😡👊💚💪💪💪💪💪👍👍

  • @asmociise52
    @asmociise52 4 ปีที่แล้ว +68

    Ala rer hargeysa jicliyaa io fananityda ❤❤❤from muqdisho niga so salmouaa cali zaki io time ❤💋

  • @princabdirahmanlovrboy7345
    @princabdirahmanlovrboy7345 4 ปีที่แล้ว +67

    1_Ali Zaki
    2_Hibaaq Gobaad
    3_Cabdijibaar Gacaliye
    4_ikraan Shamaak
    Waxaan IzkaH soo salamayaaa Gobolka AwoowayaazHa ee Sanaag💕👏

  • @husseinyousef5325
    @husseinyousef5325 4 ปีที่แล้ว +361

    Abti wlhy halkeeda ayaad dhigteen fanaaninta burco.....like ii saar hadaad ila jeceshahay reer burco

    • @sucadmohamed6143
      @sucadmohamed6143 4 ปีที่แล้ว

      Wahada samesin

    • @sucadmohamed6143
      @sucadmohamed6143 4 ปีที่แล้ว

      Qufaniha gaxidh khudurad soqada gacand kad basin

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 4 ปีที่แล้ว +1

      @@sucadmohamed6143byo Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

    • @zakihassan2009
      @zakihassan2009 4 ปีที่แล้ว

      Hhhhh ala isku filan shubkisi waniga qaji siiyay hhhhhhh

    • @zakihassan2009
      @zakihassan2009 4 ปีที่แล้ว

      Lakin barnamijka dambe laba laba fannta ka dhiga

  • @lifeofmelikah
    @lifeofmelikah 4 ปีที่แล้ว +187

    Duriyadii baa is heshay ❤ jamhuuriyada barakaysan 💚🌼❤

    • @khadrahasan2115
      @khadrahasan2115 4 ปีที่แล้ว

      YGRAAYTUF, AND I AM GOING TO BE A GOOD TIME TO TIME TO THE GHOST RGIDE THE GDJGEH GDJGEH THE EGFIHF7JGUHTUJV H.GÖLDERE JFUGTIGF THE H.GÖLDERE THE HFOHVETHETHESAMEVODAFONE BTJHFINH HFJFFRJHFYIH JGFIJDE BTJHFINH HFJFFRJHFYIH JGFIJDE BTJHFINH HFJFFRJHFYIH JGFIJDE BTJHFINH HFJFFRJHFYIH JGFIJDE BTJHFINH HFJFFRJHFYIH JGFIJDE BTJHFINH HFJFFRJHFYIH JGFIJDE BTJHFINH

  • @queenhayaat3354
    @queenhayaat3354 4 ปีที่แล้ว +58

    wanba iskajeclhy qabkey uhadlayan somaliland love you guyz keep going

  • @AhmedHassan-sh3dl
    @AhmedHassan-sh3dl 4 ปีที่แล้ว +185

    Hibaaaq wada qosol kulahaa habar yarteed bay jaqday like ii saar ruuxa hibaaaq ila taageera 🤣🤣🤣🤣

  • @hamdamaxamed5963
    @hamdamaxamed5963 4 ปีที่แล้ว +143

    Wlloh malinta danbe zalah zanag iyo cabdikarin cali zhaah ku soo casuum

    • @najaxnuur1891
      @najaxnuur1891 4 ปีที่แล้ว +2

      Waaaaaaaw maasha alh

    • @mohmoartanov6713
      @mohmoartanov6713 4 ปีที่แล้ว +2

      You are goog

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 4 ปีที่แล้ว

      @@najaxnuur1891 byoh Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 4 ปีที่แล้ว

      @@mohmoartanov6713 wll Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

    • @saabirarts6462
      @saabirarts6462 4 ปีที่แล้ว +1

      Haa salah sanaag iyo sxpki kuso dara wll kugu raacay

  • @almaslv3134
    @almaslv3134 4 ปีที่แล้ว +83

    Mansha allah reer sland channel kala kiciya pls ali zaki wan in salaam dhamantin more video😍😍

    • @najmacadeyofficial4388
      @najmacadeyofficial4388 4 ปีที่แล้ว

      Wlhi Fanaaninta Ree Burco Love You💖💛💝Idin Jeclahay Waan Kusalaamay Wlky Ali Zaki😍Hibaaq Gobaad💝Cabdi Jibaar💗Ikraan💙Salaam Sve👋👋

    • @xidigahafx9856
      @xidigahafx9856 4 ปีที่แล้ว

      M.a walaal yaal iso booqda #shaaficiofficial#

  • @yaskadhalintihore2462
    @yaskadhalintihore2462 4 ปีที่แล้ว +66

    Wlh dadkana hadal koodaan ku heestaa jamuuriyada parakeysan 🤣😂😂🤣🤣😂😂😂😂😂

  • @farxiyo153pasto4
    @farxiyo153pasto4 4 ปีที่แล้ว +21

    Kkkkkkkkkkk zaki abwe keep going waan idin jecelahy barnaamish fiican ❤🙏👌

  • @salebanabdi2568
    @salebanabdi2568 4 ปีที่แล้ว +140

    Ikraan inta love ka ku ah like

    • @ducaysanejimcalleindho2722
      @ducaysanejimcalleindho2722 4 ปีที่แล้ว +1

      Aniga ku ah ikran love ali zaki qoftu chalange ka danbe haka mahad celiso tagerahan u muujiyay waa request intas
      Mgacayga zaxda ah jimcale omer ku magacdher jicda

  • @fariidafaraxsan7134
    @fariidafaraxsan7134 4 ปีที่แล้ว +90

    Gobtiii togdher gulesta jalayaal from muqdisho idinka so salamaya dadkaygi ❤️❤️❤️

  • @abdiasismohamed6483
    @abdiasismohamed6483 3 ปีที่แล้ว +2

    Gobolka raga waxa kaso kacaaH rag adag ali zaki abdijibar hibaq gobad ziz ikram❤❤like usara🖐

  • @awilofficial9173
    @awilofficial9173 4 ปีที่แล้ว +18

    Fananiin qaaliya
    *Hibaaq*
    *Ali zaki*
    *Gacaliye*
    Atariishadii qarniga *Akraan*
    Wlh *hipaaq* waa fani kulahaa *habaryarteed* 🤣🤣🤣
    Hipaq ayaan dhawayd aan Burco ku arkay wlh hadalkeeda qosol ah
    In yar oo aan wax ka iibinayey qoslkii naga dhamaysay

  • @abbassuleiman5225
    @abbassuleiman5225 4 ปีที่แล้ว +35

    Inanta Hibaaq ayaa Talent Qosol Leh

  • @Easyenglish4L
    @Easyenglish4L 4 ปีที่แล้ว +181

    Frome muqdishu and i love the somaliland peaople

    • @shahinaasdauud8646
      @shahinaasdauud8646 4 ปีที่แล้ว +6

      anaguna wan idin jclnhy

    • @amuuramoha7046
      @amuuramoha7046 4 ปีที่แล้ว +4

      From muqdisha had io jer wyjclyihin rer Hargeyza ♥️♥️

    • @shaxshaxlahatogdheer4949
      @shaxshaxlahatogdheer4949 4 ปีที่แล้ว

      Waxad zamayesan waaa idi

    • @barkhadabdi4761
      @barkhadabdi4761 4 ปีที่แล้ว +1

      Goptu waysku xiista gunbaa kla
      Cadhoota hargaisa❤muqdisho ❤💪💪guul labaduba insha allah

    • @hamdaladan
      @hamdaladan 4 ปีที่แล้ว +2

      We like u bro love yeah muqdisho really am from Somaliland hargeysa ❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hilaalmedia3893
    @hilaalmedia3893 4 ปีที่แล้ว +18

    Zakiyow Ani challenge ga aan idinla wadaagayo waaaa Suaaal ayaa qofka laweydinayaa dabadeed haduuu ka jawaabi kari waayo wuuu ooyayaaa oohin ayuuu iska keenayaa iski
    😂😂😂😂😂💓💓💕💗💓💕💋💞💜❤💗💟 good BYe Wllo Zaki

  • @somaliisaaq7934
    @somaliisaaq7934 4 ปีที่แล้ว +16

    HAHAAH! You made my night 😂 waiting patiently for more videos 👍🏾👍🏾

  • @ibrahimkeise
    @ibrahimkeise 4 ปีที่แล้ว +40

    Ali zaki
    Hibaaq gobaad
    Abdijibaar gacaliye
    Ikraan shamaakh
    Dad igu qaaaliya ehlu sharaf hore u socda 🙏🙏👍

  • @Samriye14
    @Samriye14 4 ปีที่แล้ว +36

    Rer Somaliland subscribe and like ii saar chenalkayga

  • @muniitaiprahim768
    @muniitaiprahim768 4 ปีที่แล้ว +9

    Mncha allah asaxaab qaran waxad iaku xujaysaan suaalaheena qadiimka aha sida asaxaabti amaba dhaqanki kolpa dhan diini iyo maadipa waad mahadsantihiin dhmntiin taageero buuxda idiin haya wleee😍😍😍😍😍😍

    • @raxmacabdiraxman9786
      @raxmacabdiraxman9786 4 ปีที่แล้ว

      Aad ayani idintageera wad kushidantin xujada sualo dhaqana iswayiidiya

  • @kaafiyokk8861
    @kaafiyokk8861 4 ปีที่แล้ว +16

    Hibaaq gobaad way igaqoslisy😀😀💋wllo Hory Usocdah💖dhamantin

  • @lovleyhoodita6411
    @lovleyhoodita6411 4 ปีที่แล้ว +33

    Hibaq ba mesha ugu xarabad badan hore u soco❤❤❤

  • @amiirmahad3619
    @amiirmahad3619 4 ปีที่แล้ว +12

    hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh hibaaq funny walahi waar sheydanku badh haka laacee bisinka ka da kulaha

  • @User_Tv_1
    @User_Tv_1 4 ปีที่แล้ว +16

    HibaaQ ba kala kicisaY WlHie chanalka inader cali sakiyow inanta Haka ag fogaan from burao

  • @abdalleofficial3970
    @abdalleofficial3970 4 ปีที่แล้ว +12

    Ikraan ayeeyo radaY kuuhiisnaY wlhi from nairobi♥️💯

  • @arman2much708
    @arman2much708 4 ปีที่แล้ว +34

    Haha 😂 funny 😆 u got subscriber form me haha 😂 tedakle wakahele lapiska iyo gabdhaha her hargeisa keep going bro wana tagera fankda

    • @amalabdulahi7272
      @amalabdulahi7272 4 ปีที่แล้ว +1

      Abraham Adan 😂😂😂😂

    • @moheztenchannel4149
      @moheztenchannel4149 4 ปีที่แล้ว +1

      @@amalabdulahi7272 byo Mcn Caawah waxn kaa codsanyaa inaa subscribe igu caawiso.please😭

    • @arman2much708
      @arman2much708 4 ปีที่แล้ว

      Amal Abdulahi 😂😂😂

  • @dreamgirl1168
    @dreamgirl1168 4 ปีที่แล้ว +29

    Inantaasa hibaaqa wlhy wan jeclhy 🥰 challenge walan anaa idi haye instgramka dadka uga jawaaba

  • @marwajaamac7541
    @marwajaamac7541 4 ปีที่แล้ว +8

    mnsha Allah fananiitayda jilayashyda reer S/lnd aan ku faano keep going mlnta danbana IN ali shaah iyo saalax zanag idin ka fadhinaa culimo

  • @ramadancabdilaahicali8691
    @ramadancabdilaahicali8691 4 ปีที่แล้ว +20

    Alla qozol waynaa hibaaqdu ilaahow qaji naziizee noo calaf kulahaa😂😂😂😉

  • @faatmaqueen8962
    @faatmaqueen8962 4 ปีที่แล้ว +16

    From muqdisho lkn idiiiin jclhy idiina taagrsnhy

  • @alfanangamas7907
    @alfanangamas7907 4 ปีที่แล้ว +18

    Mansha Allah hambalyo hambalyo zxb qali Ali zaki

  • @bilanabdullahi6962
    @bilanabdullahi6962 4 ปีที่แล้ว +6

    Isku filan kusoo casuum channelkaga wllo inshaa Allah haddii ALLE suura geliyo
    Dhaamaantina khayr & horumar ayn Idin rajaynayaa⭐

  • @saabirarts6462
    @saabirarts6462 4 ปีที่แล้ว +65

    Salah sanaag iyo abdikrim kuso dara sxpta ilamida like saara👍

  • @simanofficial3525
    @simanofficial3525 4 ปีที่แล้ว +11

    Ali zaki inta jecel love isara

  • @boqoradiiali5387
    @boqoradiiali5387 4 ปีที่แล้ว +14

    Awwww welcome lkn abdikariin iyo salaax isoo casuum 😥😥

  • @ahmedzaki4596
    @ahmedzaki4596 4 ปีที่แล้ว +5

    wllhi Qozolkii IGA dhamayzeen zxpyaal Go Forward

  • @nabiihakhalif8481
    @nabiihakhalif8481 4 ปีที่แล้ว +4

    ‘’Sheydaanku xitaa waxba ku fali maayo kuleelkeeda’’😂-hibaaq gobaad

  • @haldhaaaupdirahim3596
    @haldhaaaupdirahim3596 4 ปีที่แล้ว +12

    Mcha allaH CaLi Zaki Hibaaq Gobaad Cabdi jibaar iyo ikraan Dad JiraH💎❤

  • @cadnaanbuunis421
    @cadnaanbuunis421 4 ปีที่แล้ว +25

    Duriyadiba is heshahy✌💋✌

  • @yartiireergalmudug5835
    @yartiireergalmudug5835 4 ปีที่แล้ว +6

    Hibaaq waa funny 😂😂😂😂 Ali zaki markuu liqay bisbaaakii uur kujir dacwoonaysa kulahaa🤣🤣🤣🤣

  • @nadiiraosmaan6331
    @nadiiraosmaan6331 4 ปีที่แล้ว +12

    😂😂😂😂😂😂 hibaq walhi waa qosol mii dhan walhi

  • @zamzamahmed4654
    @zamzamahmed4654 4 ปีที่แล้ว +13

    Dabeecadohooda wan ka helay🧡

  • @aysarinazulthan2975
    @aysarinazulthan2975 4 ปีที่แล้ว +16

    Waaa Barnamij aad UFcn aadna ula Dhacay
    Kulahaa Hipq Habaryrted Bay jaqdaa 😅😅😅😅😅

  • @ahmedzaki4596
    @ahmedzaki4596 4 ปีที่แล้ว +5

    idintageera zxpyaal dhmna Ali Zaki Apdi jibaar Gacaliye Hibaaq Gobaad io Ikraan. fanaaniinta Jamhuuriyada Barakaydan

  • @suhaybdejeli5741
    @suhaybdejeli5741 4 ปีที่แล้ว +17

    Mesho abdi Karin bay tabaysa iyo isku filan 😂

  • @moxamudhallac_official9117
    @moxamudhallac_official9117 4 ปีที่แล้ว +17

    Asxab sidhaan iskujecel markaan arko wan farxaa.
    Dadkeygi rer Hargeisa noladha.from garissa

  • @nadramoustapha4904
    @nadramoustapha4904 4 ปีที่แล้ว +45

    Inder ikraan wan jeclhy qaji danpe hyga siininaa
    🤣🤣🤣

  • @farxaandybala4273
    @farxaandybala4273 4 ปีที่แล้ว +10

    Qolada dhinaca iga XigTa SasaY Uhol CayaaNe😂 GacalIYe

  • @amaljokar8338
    @amaljokar8338 4 ปีที่แล้ว +3

    Ali zaki waaa ku aaminsanhy keep going bro ❤❤

  • @cumarcaska4914
    @cumarcaska4914 4 ปีที่แล้ว +10

    Cali zaki wooooooow 👉🥰😱😱😱😱😱😱❤❤🙏🙏🙏🙏 keep going my brother

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 4 ปีที่แล้ว +4

    Ikraan Hibaaq Ali Abdijibaar welcome to TH-cam Dhashii duriyadah❤️🥰

  • @amiiraabdulqadir2724
    @amiiraabdulqadir2724 4 ปีที่แล้ว +5

    TaLoW ma yadah CaLi saki inta Ila argtaY like I sar

  • @eeshcalaainan1521
    @eeshcalaainan1521 4 ปีที่แล้ว +1

    Waaan ku saraay subscribe walal horey u soco Ali Zaki 🌷

  • @shaymaabdirahmaan8540
    @shaymaabdirahmaan8540 4 ปีที่แล้ว +8

    duriyadiii wax nool Go forward

  • @wardahappy6320
    @wardahappy6320 4 ปีที่แล้ว +7

    Hhhh hibaq walan .habar yarted bay jaqday kula ha🤣🤣🤣🤣

  • @mataanmataanmatan9217
    @mataanmataanmatan9217 4 ปีที่แล้ว +1

    Hore USOC bro soo badiya muqaalada

  • @simanabdi9798
    @simanabdi9798 4 ปีที่แล้ว +3

    Kkkkkkkkk Hibaq gobaad hadaladeeda dhami wa qosol meeshuba iyada ugusidata wlhy😂😂😂 masha allh hore usoco😘

  • @nimcahassan6007
    @nimcahassan6007 4 ปีที่แล้ว +12

    ABOWE CALI ZAKI WAAN KU TAAGERAA WAANA KU JCLHY ABOWE MCN AALHA KU DHOWRA❤💕😍😪😪

  • @nouraahmed8848
    @nouraahmed8848 4 ปีที่แล้ว +6

    Hibak gobaad manshallah magac bilaash ma baxo gob ayaad tahay really ❤

  • @hani.bangaldesh660
    @hani.bangaldesh660 4 ปีที่แล้ว

    Fananin qaliya wan idin jclhy dhamantin Wlky Ali Saki hore u soco bro

  • @guhaadbaandofficial4826
    @guhaadbaandofficial4826 4 ปีที่แล้ว

    war cali zaki aad baan hawada kaaga salaamay saaxib adiga iyo dhamaan reer hargaisa

  • @sagalburco5103
    @sagalburco5103 4 ปีที่แล้ว +7

    maaansh alllaah qosol macal qurux hore socoda dhamaantiin waan idin tageeraa hibaaq iyad gaar ayaan u jecelhy ❤️

  • @abdirsaakmohamed1120
    @abdirsaakmohamed1120 4 ปีที่แล้ว +5

    DadkaYgiiH an jeclaaH hore usocdah dhamantiin❤💕

  • @cayuushacabdulle9883
    @cayuushacabdulle9883 4 ปีที่แล้ว

    Woow fanaanin aan jeclhy Allh ha idin xifdiyo dhamaan 💙💙From Muqdisho tageero buuxdo ayaan idin ahah

  • @dahaboceydiid2208
    @dahaboceydiid2208 4 ปีที่แล้ว +2

    Mansha Allah keep going keep going keep going keep going keep going keep zaki

  • @khadraabdullah8807
    @khadraabdullah8807 4 ปีที่แล้ว +8

    🤣🤣🤣Dhammantiin VIP baad tihiin wllhi keep going dhmn tihin 👏👏👏👏🙏🙏🙏🙏🙏💯💯💯✅✅✅💕💕💕

  • @najmacismaan7410
    @najmacismaan7410 4 ปีที่แล้ว +5

    Walhi qosol weeye kooxdani dhammaan salaan sare 😂❤️🎉

  • @abdinhoofficial8290
    @abdinhoofficial8290 4 ปีที่แล้ว +1

    marki horeysay idin dawaday Ka hely chanalkina Kep going

  • @radwarad8500
    @radwarad8500 4 ปีที่แล้ว +6

    Frome Djibouti and i love the somaliland people
    Ali zaki ❤

  • @nimcoayaan7861
    @nimcoayaan7861 4 ปีที่แล้ว +8

    Walhi cali saki oo gaji cunayaa yaa arkey walhi cwa beerkaa icasaadey cali zaki keep going walky

  • @sumeyyak1154
    @sumeyyak1154 4 ปีที่แล้ว +6

    keep going Fanane🦁🙏🏻

  • @basmanasir4257
    @basmanasir4257 4 ปีที่แล้ว +8

    Walhi daacad ban u qoslay hore u socda😂🙏👋🏽

  • @ilhaanitamxmud2873
    @ilhaanitamxmud2873 4 ปีที่แล้ว +5

    mnsha allaah wllo horay u socda ❤

  • @nicimaibraahim2781
    @nicimaibraahim2781 4 ปีที่แล้ว +5

    Welcome wllky qali Cali Zaki from boorma

  • @freefireplayerpro3405
    @freefireplayerpro3405 4 ปีที่แล้ว +9

    Idin wataa wlhy dadkygii😍

  • @hamdaismail2750
    @hamdaismail2750 4 ปีที่แล้ว +12

    Qosal iguma jiro 😂😂😂🤣🤣

  • @hamdajama5868
    @hamdajama5868 4 ปีที่แล้ว +8

    Mcha.AllH idiin tagersanahy.Fananinta.BurcoH.❤

  • @mabrukcali1648
    @mabrukcali1648 4 ปีที่แล้ว +4

    Habaryarteed bay jaqdy wllhi qosol iguma hadhin😅😅😅

  • @Girlboss1.
    @Girlboss1. 4 ปีที่แล้ว +17

    Iskufilan malinta danbe nokeen Ali zakiyow😂

  • @hoodoaxmed5318
    @hoodoaxmed5318 4 ปีที่แล้ว +1

    Wan kahely challenge gina 💖💖kep going pro and ziziii

  • @freemediahouse1033
    @freemediahouse1033 4 ปีที่แล้ว +11

    Love you from somalia❤❤🇸🇴🇸🇴♥️♥️💪💪

  • @haarinaarilyrics6817
    @haarinaarilyrics6817 4 ปีที่แล้ว +4

    *Tollhi challenges kiinu waa dhab kuwii hore intay wx easy sameeyaanbay hdana iska qalaynyeen* keep going

  • @dhaladkasomaliland5878
    @dhaladkasomaliland5878 4 ปีที่แล้ว +16

    Dadkaygii 💚💭❤

  • @abdishakursalahofficial7656
    @abdishakursalahofficial7656 4 ปีที่แล้ว +1

    Ikraan shamaaq iyo hibaaq gobaad riwaayadii wacdi iyo waano si fcn uga xasuustaa taageera xoogan u hayaa❤❤❤❤❤

  • @drhassannasiib2742
    @drhassannasiib2742 4 ปีที่แล้ว

    Cali Zaki Fanaan aan taageero adiga iyo team kaaga Muqdisho Idin ka soo salaamayaa Horumar Wacan

  • @mukhtaardhuux6300
    @mukhtaardhuux6300 4 ปีที่แล้ว +8

    pro of mine CALI ZAKI FANAAN QAAALI

  • @abdullahisalad8562
    @abdullahisalad8562 4 ปีที่แล้ว +22

    Qaji mxa la dhahaa hee Wlh reer Hargeysa hadal kooda ayaaba iska jclhy from muqdisho❤💚🧡

    • @hizamhasa9189
      @hizamhasa9189 4 ปีที่แล้ว +2

      Waa bisbaaska

    • @hibakabdi9668
      @hibakabdi9668 4 ปีที่แล้ว +1

      BisbAas bro

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว

      Reeer Burco weeye boowe marka laga reebo Ikraan. Reer Muqdisho accentga Burco iyo kan Hargeysa ma kala garan kartaan adinku.

    • @hizamhasa9189
      @hizamhasa9189 4 ปีที่แล้ว

      @@AbdiazizSaidAhmed alamayeee

    • @AbdiazizSaidAhmed
      @AbdiazizSaidAhmed 4 ปีที่แล้ว +3

      @@hizamhasa9189 Anigu Garoowaan joogaa wll waan kala aqaan lahjadaha dadka. Ma waxaad diidan tahay in Ceegaag; Cali Saki, Cabdijibbaar iyo Hibaaq Gobaadba ku hadlayaan lahjaddii Burco. Cabsiqabi Isku filane xataa yaraantiisii wuxuu u eg yahay nin meel kale ku soo koray sida shiikh ama Burco. Dhallinta meeshaas fadhida lahjaddii Hargeysa ee hadalka boobsiisa Ikraan yar baa leh. War reer Burco ciddii ah ha i dhahdo waa beentaa oo dadkaasu waa reer Hargeysa oo wad qaladay.

  • @apdirashiidali8453
    @apdirashiidali8453 4 ปีที่แล้ว +1

    Qli saki keep going your channel wlhi waaaa wda qosol

  • @prlloveu3202
    @prlloveu3202 4 ปีที่แล้ว +6

    msha allah dadkygi idin jecliyaa😍😍

  • @boqrantaani7823
    @boqrantaani7823 4 ปีที่แล้ว +5

    Waad mahadsan tihiin yey cod sigaygiH😀😀

  • @ishwaaqaxmed9951
    @ishwaaqaxmed9951 4 ปีที่แล้ว +10

    Www is best challenge keep going all my brother's I support you 😍😍

  • @azmiadayman1903
    @azmiadayman1903 4 ปีที่แล้ว

    Mnshlh hambaliyo Ali zaki horo u soco walal wan idin jclhy dhamntin

  • @ducaysanejimcalleindho2722
    @ducaysanejimcalleindho2722 4 ปีที่แล้ว +4

    😍ikraan staring baa tahay zxp 😍tagere 😍ree zaylac ah

  • @nuuranalka8865
    @nuuranalka8865 4 ปีที่แล้ว +4

    Mnzha Allah CaLi Zaki HanpalYo HanpalYo💞💞

  • @XOGTAQARSOON2024
    @XOGTAQARSOON2024 4 ปีที่แล้ว +4

    kkkkkkkkkk cali saki walahi waad iga qosliseen challenge ga noo soobaadiya

  • @nezimz6794
    @nezimz6794 4 ปีที่แล้ว

    mancha allh my dadkaygii idin jecliya wlhy markan idin arko wan iska farxa wllkay ali zaki horumar wacan wllo dhamantin wlcm 👏👏😘😘❤qosol iguma hadhin 🤣🤣

  • @nedjmaabdullahye536
    @nedjmaabdullahye536 4 ปีที่แล้ว

    Luuqadiina jeclahay welcomed Ali zaki wax badan waan idinka sugeyna✌