Dhitaada waxa wyeh gabdhan waa gabdh caqlu badan ka karti badan walalehed walidka haday arkan qof caqli badan kuwo kaleh ayaa loo bahdilaa dhibtadu waxa wyeh in ay ahyd gabdh fariid ah ok shaqo badan
Wallahi imagine the amount of stress and oppression she is in that she lost her sight in an entire eye 😭 wallahi some parents are absolutely evil. Parents are human beings at the end of the day and some can be insanely evil. When you name one some crazy it’s to make sure that no one ever belives them😢 may Allah be her guardian and save her
Walaal u cudur daar, dhibanaha waa inuu meelkastaa ka hadlo,si uu u helo meel uu kaalmo ka hello, ogow waalid caasi inuu jiro, rasuulkana yaan been laga sheegin,ma oran waalid gar iyo gardaroba xaqbuu u leeyahay,ee marwalba dhinaca xaqa uu jiro buu la jiraa,shareecada culumada ha la weydiiyo,gabadhana yaan la waalin, waa tan loogu hanjabayo waalida,ilaahoow garabkeeda gal waa gabar yar,oo ciriiri aduun dareemeysa,lagana badan yahay.
Gabdhaan casi mahan Ee waxaa jira waalid casiya iyo caruur caasiya Hada walidkeed caasi ku aha Ilahy dulmi maogala Ilahy inaydhibkeed usheegata ayaa fiicnay social media cadalad matalo
Its hard for some people to understand that parents can sometimes be bad especially those who are blessed with good parents. Who think everybody have same parents . May Allah ease her pain cuz its not easy to be hurt by the people who are closest to u when all u want is to be loved and appreciated . All in All Allah tastes those whom he loves the most and there is no doubt in my mind that this girl is being wronged .
Waxan aqaan gabadh hooyadeed iyo walaalaheed waaleen aabaha waxyaabo khaldan laga buuxiyay waan aaminsanahay inay gabadhan run sheegayso
Sax gabadhaan daacadeey u egtahay
Gabadhaan waa dulmane illaahoow xaqeeda sii waa gabar karti iyo adkeeysi badan waana laga gardaran yahay
Wllahi billahi tallahi gabadhan siday uhatlesay hadayba runtahay waladulmiyay maskiinta xaqay ay kulaheet waalidkeda iyo walalahet Allah ha ugu sosaaro waladulmiyay
Subxana lah waxan jira adunka. Walidin ubadkooda dulmiya lakin marwalba an ilahy loga baqy oo lohaysto inuusan walidku khaldamin subxanallah war walidku malaig ma ahan
Aniga xita xaladas ban kujira pose marwlba wan uduceyq in qalbigeda xageda no keno ❤
Lastly dad arinkaan ila qabo ayaan arkoyaa alhamdulillah
Famaliyada qaar dad la'aanta dhaanta walhy😢
Walahy.waa.runta.wllo.qaali
@@SadcaYusuf waarun waalidiinta soomaaliyeed dhaqan waxay uleeyihiin in gabdhaha laciqaabo oo culays ayna qaadikarin dusha lagasaaro maxaa yeelay dumarka qiimomabalaha lamanaqatariyo lama dhagaysto meesha wiilka lakoolkooliyo waxwalba uu doonayona lasiiyo yaa ilaqaba arinkaan i
Nkastoo aanan figtim ahayn aabofiicana isookorshay
She is oppressed! She did not shame anyone but is concerned for her peace!
Alaha gabadhan qalbiga uqaboojiyo oo faraj fiican alaha siiyo qalbigeedana farxad alaha siiyo gabadhan aaqirana janatul fardows siiyo❤
Waaladiinta qaarkood caruurtooda ayaga waala
Allaha soo hadeeya
Maskiin iilahey ha cawiyo xaqeedana allaha u saqiro ileyn walid xun illahow naga hay😢
سبحان الله.انالله وانا اليه راجعون. لقد نضجت هذه الفتاة في سن مبكرة جداً، والله وليها. صدقوني، هذه الفتاة أقوى عقليا من ملايين الرجال. ما شاء الله
Sorry sis ani gabadhaan iney run shegayso umalaynaa🥺
Gabadhan reerkeeda ayay jaaifaynaysa
@@sadiqf7683inbadan baa lacile
Runta in la sheeeko jaaifo maahan
Walahi hooyoyin qaar waxa jiraa shaki kaa gilinaayo in ay ku dhaleen iyo in kale Walahi noloshaa nacee 😭😭😭
Miskiin Ilaahy qalbiga ha uqabojiyo
Gabadhaan Aqlibaa dardaray Allaha Xifdiyo miskiinta miskiin 😢sorry sis🤔
Walidku Iyo waladku wa iney cadalad helan labadoduba 🙋🙋
Dhitaada waxa wyeh gabdhan waa gabdh caqlu badan ka karti badan walalehed walidka haday arkan qof caqli badan kuwo kaleh ayaa loo bahdilaa dhibtadu waxa wyeh in ay ahyd gabdh fariid ah ok shaqo badan
Xasbiyallah wa nimca wakiil innalilah wa inna illeyhi rajacuun war hedhaha umadan😢 illahow sababtoda hanagu masibeyn😢
Ma fahmin maxa waye way jiraan hooyoyin gabdhahoda ibiya wana really store 😢😢😢
Narsisst waa waaye gabartaan dadka saan u galay ama dadka sunta ah waa ka xumahay lambarkeeda soo qora dr nafsi ayaa loo raadinaa inshaa,Allah
I think you are right, Farhiya. Waa run baan u malaynayaa. Waa narcissists.
Wallahi imagine the amount of stress and oppression she is in that she lost her sight in an entire eye 😭 wallahi some parents are absolutely evil. Parents are human beings at the end of the day and some can be insanely evil. When you name one some crazy it’s to make sure that no one ever belives them😢 may Allah be her guardian and save her
Hooyo ha aflageegenin iskada waalidkaga iska caafi ❤
Run ahaanti waxaa jiraa hoyoin kaa shaki gilnaayo in ay ku dhaleen iyo in kale
Hoyoyinka qar wa ba dad cadi ahaym subxanalaah walidka marku noca noqdo nolosha wad kadhacaysa ma hoyo ayad iska eegi subxan walaga carara walaahiy walid xun wa dhub
U duceeya wax baa khaldan Qof ma jiro waalidkiisa dacwad ka ah
Very sorry abaayo
Hadey reerkaga ka gardaran Allah haka qabto
I wish I could pay her health bills and take her to Europe sorry abayo 😢
Caawi walaal hadaad awoodo walaal
Really
Walidka qarkod walid la an dhanto 😢😢
Zaaid😢😢
Gabartaan nolasha ayaa lagu cadabay 😢😢😢
Haa walhi xanun walbo wa jira runtii lakin calosha lagu qarsada
War 💯 waxay ku hadashay clear bay ahayen Cod Kar bay ahayd wax lagu dabaqo kuma hadlin
Inta badan waxaan maqlaa walidka bari haloonoqdo
Walid caruurta xuquuq bey ku leyihiin
Way jiraan walid ilamaha qaar horboda midna lugta saara Lkn xaquuq buu ilmahana leyahy
Family qaar Family la.aan ayaa dhaanto wlhi😢😢😢😢😢
Waa la fahmi karaa wexeyna ku hadleysaa afsoomaali sax ah mida kale ma hooyadeedaa aa dheheyso niman inaan ka iibiyaan rabay?
😭😭😭 sorry wlh Waxan Hadu run yahay dad fican ma ahan dadkan Subxanallaah
WAlidin xun oxasid baajiran wlhi 😢😢 alxmdulilaah Ladii caafanii
Qof Been sheegaya hadaL kiisu gab gab waaye qoftaan neh clear waaye hadal keeda marka dhibweyn aa hysta gabadha
Ax Wlhi waa ka xumahay waxa ku dhacay Gabartan aad iyo aad u ilmeyay Ilahey ha cafiyo maskiinta Wlhi qalbiga i xanuunay sorry Wlhi 😢😢😢
Waalid ka la hishii is caafiya❤❤❤
Aduunyadan wax aan la arkeyn ma leh wlshei ilaahay dhibkaga ha dhaafo hadey run ka thy
Casi ma aha ee waa qof dulman
Haa sax
Waxa ugu daran inay jiratay isha iska gaar dawee walaalked waa inu wuxu balan qaaday ha sameeyo
Sxb waa iga codsi title kulaabo pls 😢😢
Sax, maybe gabar waalidkeed dulmiyeen iyo walaalhed dulmiyeen. Saas waa macquul
Walidka asago qalad leh ba ladhahaya yan wax lagashegin walid xun wa lashegaya
Waalidnimadda qaarkood sidaaa oo kale miyaaaaas😢😢😢😢
Gabartaan meel aan kala xiriiro halaysoo shewgo pls😢 alle how gargaare
Gawadhaan buuqi iyo madaxanunkii isha nuurka kaqaday gudahedana samen noce ayuu uyeeshay malis wediye tankale qofka bini adanka sikasto u amus badayehe maroo banbadii cml uqarxaa dharigana kulelka waxa kakeena kar karka marka 😢 waa ciil waxa kudhacayo subxanalaah waxe utar taresona wee nafiseesa
Subxaanallah 😢
Gabartaan waxeey shegee 100 100 waa sax weyna jiraan warid sidaas ah wlhi
Allo gabdhan waa la dulmiyy allo xaqeda tuus
Wllhi 😢maskiin😢
Gabadhan waa ruuntet wagankara hadalka ruunta iyo hadalka beenta iskuma egka subxaallaah Subxaallaah wallaahi
Ma Ahan caasi walideyn lkn waalidkaa xumaaday 😢 zori Abaayo😢
Waalid xun wuu jira wlhi
Gabdhani waalidkeed si fcn ayey ugu dadaashy lkn iyagu wxy ku noqodeen waalid xun xun
isheedi wey weysey dhiikar ayey qaadey wxney ahyn ayey kashegeen miyaney ogeyn in alle arkayo
ilahy wxn uweydiina gabdhan in farxad iyo nolol qurxoon ku arsaaqo
Wlhi waa ilmeyey 😢😢😢
Mashallaha caqliga allaha kuudayo
Justice for Muniira😢
DAAHIR XAQA GABADHA UGA QAAD MAADAMA EY DIBIRTEY QARASHKOODI
Taas waxaa ladhahaa waalid caasi gabadhan way dulmantahay maskiin ilaahay ha u hiiliyo 😢
Tiktookeeda maxaa ugu qoran plz
Inato way dulmantahay oo xumantada reerka diiday istareesna ka qaaday markaa qof ay cusķato ayay wayday.....
Yey wax u shegee islaman tiktok aa sharaf laheen yan wax Ka sheegaa walidkey subxana allah allow taas oo kale ha isin
Walaal waxaa jira waalid xun ayaa jira Ilaahey kuguma salido
@ walahi hadi ey I nol yihin wax walba wan igu samri lahaa walid in uu macanyahay ninki ey Ka dhinten ayaa og ilow janadi gey hoyadey iyo abahey mcn
Waa la dulmiyey geba dhaan
Waa lidka mar walba garmalaha
Walaal u cudur daar, dhibanaha waa inuu meelkastaa ka hadlo,si uu u helo meel uu kaalmo ka hello, ogow waalid caasi inuu jiro, rasuulkana yaan been laga sheegin,ma oran waalid gar iyo gardaroba xaqbuu u leeyahay,ee marwalba dhinaca xaqa uu jiro buu la jiraa,shareecada culumada ha la weydiiyo,gabadhana yaan la waalin, waa tan loogu hanjabayo waalida,ilaahoow garabkeeda gal waa gabar yar,oo ciriiri aduun dareemeysa,lagana badan yahay.
Subxaanalaah yaa cadiim ilaaheey ha ku fiyobeeyo sidaad jeceshayna ilaaheey hakuu kaso abaayo
Waxas hooyo abo maoho😢😢
Waxaa layiri waalid caasiya ayaa jira gaba dhaan ilaahey ha u kaalmeeyo halacaawiyo
Gabdhaan casi mahan
Ee waxaa jira waalid casiya iyo caruur caasiya
Hada walidkeed caasi ku aha
Ilahy dulmi maogala
Ilahy inaydhibkeed usheegata ayaa fiicnay social media cadalad matalo
Subxaanallaah
Subxaanallaah
Subxaanallaah
Waa dhib walaahay dhib waa aragtay subxana laah hooyo maafiya ah baadhashay
Waalidiinta qaarkooda ilaahay lee xlkoda og gabdhan sida loo ciilciiley hadalkeeda laga dareema
ماشاءالله والله بنت قويه وشخصيتها هيوكا ولاكن الام نرجسيه ومنافقه ومفسيده
Dhaqan xumada reer carmakers ka keentay waa hubaal taas ????🙏👍
Some family members are worst then enemies
WAXAA YAABA GABDHO WALAALAA OO DAGAALAYO OO HOOYO GABADHEEDA WIIL LASAAXIIB DHAHEYSO MAXAA
😮عجيب والله 😢🤔🥹👀
Caasi awlaad baa heshay gabadha islaamo yuhuuda ka xun baa jira
Gabadhaan dawo ayay u baahan thy 😢wlhi way buuxda ka.aabo ayay kashay
Run body luggage
Its hard for some people to understand that parents can sometimes be bad especially those who are blessed with good parents. Who think everybody have same parents .
May Allah ease her pain cuz its not easy to be hurt by the people who are closest to u when all u want is to be loved and appreciated . All in All Allah tastes those whom he loves the most and there is no doubt in my mind that this girl is being wronged .
😢haday caasiyad tahay subxanalaah 😢😢😢
Waalid caasina waa jiraa
😢😢
Daahir gabadhaan way xanuunsantahay haladajiyo
😮😢ilmah
sorry abayo ani ila soo xiriir anaa kaa tirtiraaye maxa yeley taa camal ayaa igu dhacday laakin way isku dhuow yihin
Ax maskiin 😢
Subxaanallaah waa cajiib dhibkaa
Somaalida waxay iska dhaadhiciyaan waalid maxumaado waalid caasi waa buuxaan
subxanallh islaantaas maxy ahyd waxa ay samaynayso acuudu billh
Ax ax ax gabadha wa laa walay cila haya way nafisday manta wayo qofku marku xaladan ku jiro wa walii cad
Inallilah waina illeyhu rajucuun
🤔🤔🤔🤔
😢Walayab
Maskiin weey ciileen intey ku dangaareen
Gawadhaan sixir ayaa ku dhacey allah ka qaado
Maxay rabtaa isku soo duub
This poor girl 😢
Manshallah
Marka ma maxkamad cadaadiyaa😢war dadka ha kaga walina
Wuuuuw waa sheko khatar ah
Waalid haduxunyahay xata social media laguma hadlo.
Arimaha qoyska in baraha bulshada lagu soo bandhigo waxaan ka fiican in si hoose loo xaliyo sister calm down is deji .
Wllo tan maaha mid hoos lo xalin karo waa dulmi cad
Hos maleh nafteydey kuweyneysa
Layaabka aduunka
ILAHEY BA WAX OG, ANAGA YANAN KU FUDUDAAN INKASTOO GABADHAN HADALKEEDA AAN UMALEENAYO IN RUN U YAHAY LKN WA KA NAXAY GABADHA MISKINTA😢