TOOS: Sh Shariif oo si Adag u diiday Damaca Xasan Sheekh Kana hadlay dagaalkii Muqdisho..

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 3 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 44

  • @AbdirahmanAli-d1y
    @AbdirahmanAli-d1y วันที่ผ่านมา +4

    Shiiq shariif adiga miyaa hadlaayo shib iska dhe ha isku hadlin waxaad dhac day xilibaan kii cabdalle caroone marka ad maa wax ka sheegaayo madax weene xasan shiiq dal xu reeye guul iyo gobanimo ✊✊✊✊

  • @Heimatar
    @Heimatar วันที่ผ่านมา +1

    Waxaan ku leeyahay shariifoow xisbina calankiisa waa wadataa ee maanta Madaxweene Xasan lugtiisa ka foq munaafaqnimada waan ku naqaan siyaasoyiinta Madaxweene Xasan maanta isagaa xilka haayo baarlamaankana wuu u ansaxay codsigiisa re dib hanoo dhigin maba soo bixi doontidee naga dhamaaw adeer ( teeda kale hadii maanta adiga booskiisa joogi lejeed waan ku taageeri lahaay lknse Illaah ayaa meeshaan ku dhigay ee iimaanso wixii Illaah kuu qoray )

  • @abdiahmed9590
    @abdiahmed9590 วันที่ผ่านมา

    Mw sh shariif hadalkaad jeedisay waa muhiim

  • @QadroFarah-j1h
    @QadroFarah-j1h วันที่ผ่านมา

    Xaqa udiriri sh shariif waa aabaha shacabka somaaliyeed

  • @abdiaxmed3105
    @abdiaxmed3105 วันที่ผ่านมา +1

    Insha allah qof iyo cod in la ishuursadaa wey dhamatay ninkii rabitaan dadweyne ku yimid wuu joogi doona kii lalalush ku yimidna ha iska tagaa . Nin walabaa xiniyahisa ha fuulaa

  • @mkch-f4y
    @mkch-f4y วันที่ผ่านมา +1

    Soomaaliweyn waxay doomeysa qof iyo cod. Sheekh Sharif nadaa
    Din uunoqodho marabno ee nada.

  • @aweysali
    @aweysali วันที่ผ่านมา

    Sheikh sharif in oo ladoranenin ayuu og yahay asiga iyo ina abdishukur iyo qeyr iyo dani hassan guul iyo gobanimo illah ayaa garab tagan madaxweyne hassan sheikh inshallah

  • @AbdicaziizAbdullahi
    @AbdicaziizAbdullahi วันที่ผ่านมา +2

    shariif xasan maxaad u aamini la adahay inoosheeg sxb 😂😂😂😂😂😂😂

    • @AbdirahmanAli-d1y
      @AbdirahmanAli-d1y วันที่ผ่านมา

      Sax waaye shiiq shariif cudur ayaa haayo 😂😂😂

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@AbdirahmanAli-d1y Cudur aan caafimaad ka dabeyn Allaha uga dhigo wuxuu rabaa on uu lugaha qabto waa wax ma garad aqli yar waxaan maqli jiray Illaahow aysan doqon kula dhalan hadeey kula dhalatana yeey xoog weynan

    • @AbdirahmanAli-d1y
      @AbdirahmanAli-d1y วันที่ผ่านมา +1

      @ aaaamin yaarabi 🤲🤲🤲Allaha kaa aqbalo Cabdulle caroone hil koodii ayuu qaatay maas ayuu madax weene hassen shiiq dal xureeye ayuu lugaha uga dhacan yahay waxaa maqlay isha cabdalle caroone ayee heeso wali giis xatee madax weene noqo madoonyo shariif biijo qarax Allaha kudilo allaha ayaan kabar yay

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 วันที่ผ่านมา

      @@AbdirahmanAli-d1y Allaha soo hanuunsho haduu hanuun la doonina umada Allaha ka qabto shabab iyo sharaashur oo dhan asagaa dhalay wuuna na dhaafi waaye. Cabdale Caroon muxuu ka sameeye walal

    • @AbdirahmanAli-d1y
      @AbdirahmanAli-d1y วันที่ผ่านมา +1

      @ xilka oo xilibaanka cabdalle caroone ayuu heestaa & abgaal kana wuu kudiraa wuxuu dhahaa dhamaan hala laayo goofkana halaga tir tiro cabdalle caroone lkn dhamaa maayo Cabdulle caroone

  • @MohamedAhmed-k1f7m
    @MohamedAhmed-k1f7m วันที่ผ่านมา

    Waxaa loo baahan yahay mw soo ciliyo dhamaan dhulkii Qaranka ee la iibiyey,mw kasta oo wadanka soo maray ka dib M.siyaad bare.
    Gaar ahaan 2teeram ee xasan sheekh.....

  • @osmanahmed9780
    @osmanahmed9780 วันที่ผ่านมา +1

    Shariif laso gamay adiga ya u shaqeysa yaab waye qaran dumis aya tahe

  • @XuseenmaxamudXasan
    @XuseenmaxamudXasan วันที่ผ่านมา

    Shiiq shariifow shacabku sharaf ayey kuhayen lakin hadii ad kentay bahdil kuma doneyno qof iyo cod ayan doneynaa 5sano kali haqadato hadey donto Nada adi sharaftadi wad ku ciyartay

  • @xuriyomaxamed3882
    @xuriyomaxamed3882 วันที่ผ่านมา +2

    biijoole wax isku reebo doqon baa tahaye ninkii ku xabadeeye ayaad daaba socotaa

    • @daljireali4783
      @daljireali4783 วันที่ผ่านมา

      Xanuunka qabiilbka ayaa ku haya

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 วันที่ผ่านมา

      ​@@daljireali4783 QABIIL SOO KAN MAAHA AAN KU WADA JOOGNO OO AAN RABIN IN AAN LAGA GUDBIN MA HADUU WAX XUN NOQDAY DAD BADAN BAA QALBADA JABAN TAHAY DAWA HALA RAADSADO 😂😂😂😂

  • @AbdulaahiWarsame-w7o
    @AbdulaahiWarsame-w7o วันที่ผ่านมา

    asc

  • @MaxamadCareya
    @MaxamadCareya วันที่ผ่านมา +1

    Shariifow adiga waaba kulayaabee dowladu hadey wanaag suubiso kama hadashid e hadii fowda dhacdo ayaad qeylisaa adiga fursad gaad miyaa tahay mase wxkadta oo wanaag ah dowladu suubido maxaa utaageri la dahy

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 วันที่ผ่านมา

      WAA DOQON SIDEEDANA DOQON SHIBANAATAY AMA SHEEG XUMAATAY BAA LA YIRI LAAKIN WUXUU RABAY IN SIDI FARMAAJO UGU SOO JAWAABI JIRAY IN XASAN UGU SOO JAWAABO LAAKIN DHAGAHA LAGA FUREEYSTAY NIN HADLAY NIN AAMUSAA DILAY BAHDIL INTAAS BAA UGU FILAN 😂😂😂😂😂

  • @PictureTime-qu2vi
    @PictureTime-qu2vi 20 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Xasan baahane dhulkii uu u boobay caruurtusa iyo nagihiisa hasooceliyo teendhadii waa sugaysa waa madacweynihii ugu iimanka la aa somalia ma dhargo

  • @FarabiyoDiiriye
    @FarabiyoDiiriye วันที่ผ่านมา

    🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤲🤲🤲😭😭😭😭

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u วันที่ผ่านมา

    A.MADOOBE OO YIRI IMA XUKUNTAAN HADEE HALA TUSO CIDUU XUKUMO OO KHASBI KARO‼️

  • @ahmedbulla5025
    @ahmedbulla5025 วันที่ผ่านมา

    Tuug aya tahay shariif daba dhilif ah

  • @libanbariyoow8327
    @libanbariyoow8327 วันที่ผ่านมา +1

    Kan qufkii waxkasoo duubay dulqaad badnaa war qufkaan waa jaahil ninkaan .marwalba daaroodoo uniikiyaa

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 วันที่ผ่านมา

      HA U NIIKIYO INTEEY KASOO DHAMAANEEYSO LAAKIN IN AAN DIB LOO DOORANEEN HAKU SEEXDO

  • @SeynabCabdi-p2g
    @SeynabCabdi-p2g วันที่ผ่านมา

    Shariif biinjo wey walatey markan

  • @AbdiRizaqAhmedOthmanFatheroflo
    @AbdiRizaqAhmedOthmanFatheroflo วันที่ผ่านมา +1

    Waxaa la yiri ana iska aamus amo wax wanaagsan ku hadal wadaadkan siyaasad ayaa waashay. Wanaaga somaliya ayoo ka been zheegaya diinti oo bartay ayoo ku been abuurabayaa wanaaga iuo amniha maanta la heeysto Wali mana soo Marin jaale

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 วันที่ผ่านมา

      DOQON SHIBANAATAY AMA SHEEG XUMAATAY AAN MAQLI JIRAY WADAADKAN WAA SAAS 😂😂😂😂

  • @waalayaabaywaalayaabay9130
    @waalayaabaywaalayaabay9130 วันที่ผ่านมา

    Guuuuuuleyso sh. Sharif xasan dhiiqo umada Allah ha ka qabto tuuga.

  • @AbdicaziizAbdullahi
    @AbdicaziizAbdullahi วันที่ผ่านมา

    shariif mah mah wxy aheed hashii geela cuntey hadana cawaatey adigalewaaye

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u วันที่ผ่านมา

    MAXAA LOO QARINAYAA DAGAALKA EE KA DHACAY EXCOONTROL DEMADA HODAN ❓️😢 IYO DADKA LA BARAKICIYEY 😢?.

    • @cousinbro1580
      @cousinbro1580 วันที่ผ่านมา

      DAGAAL MAA MEESHAN LOOGA HADLOOYAA YAASA QARIYE OO QARIN KARA WAA TAN MEEL KASTA YAALE MA HADAA U HOREEYSA DAGAAL XAMAR KA DHACAY

    • @Heimatar
      @Heimatar วันที่ผ่านมา

      Dadkaas wixii loo burshee qawaan
      Waqti ku filan waa la siiyay