Xassan munafaq meshad ku furi laheed ayaa laga rabaa? ee alabta ka ururso villa qabyala intas aya kugu la talin lahaa runta kama sinesto oo waxa u wajihi dona ognahay Loading....➡️👁
Waryaa waa lagu qiimeeyey Codsi umadda oo dhan quseyso ayaa adoo qol ku xareysn ku xareysan lagu soo bandhigay waliba ku waydiiyey Madaxwaynihii dalka who are you?? War waa lagaa tashan karaa shisheeye kalkaal caade qaate laaluush cune hunguriwene midna meesha loogama baahna. (Baarlamaanka)war sidii ciyaalkiibaa la idiin baryaaya fadhiista walaalayaal maalin walba maxaa idinka si ah.
Qodobkaa Siyaasada waad Dhiiqeysay meel FOG Ayad Gaarsiisey ee fadlan Dib isugu Noqo oo Allah ka Cabso Oo UMMADA ka Xishood Caqligaaga oo keligiis ah UMMADA Ma ku Fila MANA Lagu Dhiqi Karo
Xildhibanada soomaalida, wada ni mahin , nin fiican iyo nin hunba qado Malin ah bay u doontaan ,basabooro wadamo shisheeye bay leeyihiin,iyago DHAN Hala toogto ,
Meel dulmi iyo baabi'in Soo maaliyeed ka socoto OO quraanku Alle swc lagu aqrinayo waa dambi waayo aawey xaqa la isku dardaarmay iyo samirka Alle swc ka baqo quraanka kariimka ka run sheega qaain wadan. Calooshii u shaqeyso umada baabiyey ha dooranina
baarlamaanka laba tuug baa xukuma, lacag qaadatey. Ayaan daro waa la qasbaya xildhibaanada iyo Senatarada si Dastuurka loogu daneysto, oo loo badalo ayadoon Shacabka Somaliyeed Raali ka aheyn. Waxa ayaan daro xaguu ka hirgali Muqdisho - caasimadii hore ee Soomaliya
Kuma kalsooni hadalka gurguurte
I don't trust the talk of Mr gurgiurte
Mudane madax weyne??? Wallee meeshani waa xero maqal yaryar oo gaajeysan😂😂
Aawey dalkii lagugu wareejiyey?
War waxani WA fardooley maba matali karan xildhibano qaran
Xassan munafaq meshad ku furi laheed ayaa laga rabaa? ee alabta ka ururso villa qabyala intas aya kugu la talin lahaa runta kama sinesto oo waxa u wajihi dona ognahay Loading....➡️👁
Waryaa waa lagu qiimeeyey Codsi umadda oo dhan quseyso ayaa adoo qol ku xareysn ku xareysan lagu soo bandhigay waliba ku waydiiyey Madaxwaynihii dalka who are you??
War waa lagaa tashan karaa shisheeye kalkaal caade qaate laaluush cune hunguriwene midna meesha loogama baahna.
(Baarlamaanka)war sidii ciyaalkiibaa la idiin baryaaya fadhiista walaalayaal maalin walba maxaa idinka si ah.
Qodobkaa Siyaasada waad Dhiiqeysay meel FOG Ayad Gaarsiisey ee fadlan Dib isugu Noqo oo Allah ka Cabso Oo UMMADA ka Xishood Caqligaaga oo keligiis ah UMMADA Ma ku Fila MANA Lagu Dhiqi Karo
Kan Iyo Alaah Ka Cabsi Ka Fog
Ma Iloowday Masaajidka Membarka Intii Soo Istaago Oo Uu Qudbadii Jimcaha Intii Isbaaro Udhogto Ayuu Qubdado been Awuur iyo Baas Awuur Iyo Isku Dir Beelo Ayuu Ka Soo Jeediyaa Meen Nawad Ah Ma Jirto Intii Talada Uu Qabtay Beelo Iskadaaye Jufooyi La Hoose Ayuu Isku Diray Geyiga Soo.aali Oo Dhan Ayaa Dhiigu Daadanayaa

Tuug khayaano badan qabuuro xaraashe dameer baad fahantaa dadka masakiinta ha qaxin
Allah wixii kheyr ku jiro Hayna wada waafajiyo
Khaasatan Dadkiina Kitaabaka Allah midigta saaray ee UMMADA U dhaartay ogaada Aakkhira idin Sugeysa
BEENTA UMMADA KA DAA WAR SO DHIMAN MEYSID YA ISKU BUUQAY OO IS LAAYEY????
Sax Xarunta Midowga Afrika Waa in Meel kale Loo Wareejiyo Aad ban uso Dhaweyneynaa ee Soo Jeedinta Xassan Sheikhoow udir Midowga Afrika Mahaadsanid
cadaga umada soomaaliyed hajabo guul barlamaanka umada soomaaliyed inta utanasuushay wadankoda cadawga badan guul iyo gobanimo soomaaliya hanolato❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉,🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Sida gaaladii baa muusig lagu furayaa shirka intee naxariista rabi iyo barwaaqo ka imaaneysaa damujadiid waa cawaan jaahil ah aqoon diineed haba yaraatee aannlaheen yaahu subxaana laah
Cadowga Islaamka ha Habo
Ummàdda Soomaaliyeed ha guuleysato
Madahweynaha safartan siyasadis tihorewakudugatah
Gacan yarayashii farmaajo ileen dad.nool bey ahaayeen sii aad ooga sareyso sidan ayaa losodhaweyn jiray mw farmajo
Somaliyey md wakuxahsanyahy dorashada qof cod inshallah ilahow nogukalmey
Guul mdaxweyne
Illaaheey Hanoo Badbaadiyo Wadanka Haloo Naxo Iyo Shacabka Soomaaliyeed Aad Ayuu Halis Ugu Jiraa In Cadow Ka Faaideysto Burburintiisa 🇸🇴🙏👮👮👮
Qofku markuu jaahil yahay, kuma kalsoona luuqadiisa sida gudoomiyaha BAARLAMAANKA oo isku qasa luuqadda af Soomaaliga iyo Ingiriisiga.
Xassanoow ma naagaa furtaa rabtaa inaa ilmo ka dhasho? Maalmuhu isu ekaa soomaali ayaan daranaa isla meeraysi khilaaf iyo sharci ku tumasho.
Kkkkkk.
Inshalah
Akbar Sheeydaan
Masha Allah waxawey
MAANTAAN DHANAHAY
😮
Xariif migaalo weeye xasan dadkii uu lacagta siiyey radinayaa
Xildhibanada soomaalida, wada ni mahin , nin fiican iyo nin hunba qado Malin ah bay u doontaan ,basabooro wadamo shisheeye bay leeyihiin,iyago DHAN Hala toogto ,
Oo baarlamaanku ba 20 tankaan qofbaa?
XASAN TUUG XAQ UMA LAHA IN UU HAWSHA XILDHIBAA NADA SOO FARAGESHO‼️ KHATAR WAAYE
Meel dulmi iyo baabi'in Soo maaliyeed ka socoto OO quraanku Alle swc lagu aqrinayo waa dambi waayo aawey xaqa la isku dardaarmay iyo samirka Alle swc ka baqo quraanka kariimka ka run sheega qaain wadan. Calooshii u shaqeyso umada baabiyey ha dooranina
Wetkeda korsatoy was wqaaqi makayedhay idinka nokenay adana adobe iyoxasan dhiiqo
Xasanow baarlamaankoow Illaahey ka baqa maalin aad hadli doonin ayaa dambeyso Alle swc hadaad Shacabka Soomaaliyeed ee meel walbo ku silicsan aad rafaad kale uhorseedeysaan iyo dawlad xumoi iyo daneysto shisheeye ah illaahey swc hanaga kiin qabto hooyooyinkiinaan nahay
Munaafiqiin baa meesha isugu timid ajandeheena noo ansixiya waa lays khasbaa miyaa
MUNAFAQ IYO KUFAAR ILAAHEY NAGA HORWADAY KUFAARTA 😅😅😢😂
X,dhiiqo
Heshiiskii Adiga iyo Abii. biixi .cumar caloley meeqa Abii kusiiyay.meeqana kudhiman
baarlamaanka laba tuug baa xukuma, lacag qaadatey. Ayaan daro waa la qasbaya xildhibaanada iyo Senatarada si Dastuurka loogu daneysto, oo loo badalo ayadoon Shacabka Somaliyeed Raali ka aheyn. Waxa ayaan daro xaguu ka hirgali Muqdisho - caasimadii hore ee Soomaliya
(((YAAHUU. ISAGA. ISA. SHEEGAYA. WARKAA. BA. YAHUU. ((( MAXAAD. QAR. ISKA. TUUTAY. ALLE. KUGU. BIXI. SHARKAAA. DAALIM. QAAINUL. EADAN. ((( ADAA. CADAW. KU. AH. BARWAQADII. UMADA. QAAIN. 10. AFLE. ALLE. KU. DHAAFI. UMADA. SI. DHAQSAA. SAR. UMADU. WAA KAA. SHISHAYSAA. WAANA. KU. YAQAANIIN. ALLE. KU. DULEE. EE. SAJIGAAGA. KA. QARI. UMADA. YAHUU. DAALIMIN. ISKU. TIMID. IN. YAR. MOOYEE. SHARKIINA. ALLE. IDIN. KU. BIXI. AMIIN. YRYA AM
Guurgoorato
Dhiiqo dhiiqo xasan dhiiqo tan dowlad Maaha Waa mafio tuugo ah
Intaad wadankii xaalufisay shacabkiina kala qaybisay dowladiina ka dhigtay dukaan aad leedahay baad hadana rabtaa in aad siijoogto waxaas kuu soconmayaan Xasan tuugoow.
Halkaas ka wad
AADAN MADOOBE OO WEERARAY XHILDHIBAANADA MOOSHIN HALAGA KEENO. CIDUU XUKUMO HALA TUSO‼️
Dalka soomaaliya suu u hoogey oo u baa ba.ay waxaa ku tusaya waxaa horfadhiya Hassan 2 madoobe 3 sacdiyo 4 abdi hashi? Alaah u maqan dalkaan
Maxadawene qodbadada weey fiicanthy cadaalad matchid xajada ha ku dull cumin baarnamanka
ilmaha dhalandona iska daye kuwa jooga badbaadj wax aad utarto daye xoolayahow
🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏🫏
Dadka caraaysan maxaay yihiin ! Oo xildhibanadanaan oo dhan ma adinkaa ka Caqli badan
Calaacal aan caloosha jirin baadwada odayoow
Tuug Ale ka furtay hadana quraan aqrinaya.
Cadow aan adiga iyo tuugta kula socato aan ahayn Soomaliya ma leh.
XASAN INTAAD JOOGTAY ALSHABAAB GUDAHA MUQDISHO BAYBA GARAACAAN😂. AWAY LA DAGAALAN KAA SHEEGEYSID ❓️
DAD CAWAAN AH WAX UMA SHEEGEYSID
Xasan mooryaan balaayo umada iyo dalka loo soo diray afsoomaali buu hayaw
A. MADOOBE SOWKA LEH MAANAAD I XUKUNTAAN ⁉️ HADEE ISAGU YUU XUKUMAA ❓️ MOOSHIN NINKAAN HALAGA KEENO WAAYO IN UU XILDHIBAANADA KHASBO XAQ UMA UU LAHA
XASAN BUURTII OO LAYIMID WAA LAGA DIIDEY😂. KULA NAQO VILLA QABYAALA‼️ WAAD KU HUNGUROWDEY😂
I don't believe what you said
Mansha Allah
mundane madaxa wayne
Been badanaa xagay kabaxeen ma fila hiraab dhaxdeeday 7000 kabaxeen kkkkkkkkk
Been iyo munafiqnimada hakafogadoo si somali walaal ahadhaan.
XASANOW ISLAAN TAADA DILAAL KA QAADATA DIYAARADA ITOBIYA HORTA JOOJI😂. ITOBIYA VILADAY KUGU ILAASISAA WAANAD RABTAA😂
Aadan madoobe waa tuug tuug dhalay laaluush qaatay
Wadsnkii öö Dhabi dagaal ayaa ka sicdo soomaali is dhsmaysay maxaa Look doortay Wale aqirö war ayaa jiro yuu talinaa dadkii waay is dhsmeeyeen
Madax been been ah baa la rucayaa,xasan ma istaahilo in heestaan loo garaaco😂😂😂😂
Masha alaah goormaa iigu dambaayday MADAXWAAYNE QARAN AH
BADAWNIMO😂. MA XAFLADBAA JIRTA ❓️ HEESTA CALANKA MA WAXA LAGU XUSAYAA BOOBKA DALKA 😂
Beenlow umada ka hor leexdo war yaa qof cod ku siinayo maleh ilmah a awoow ah u tahay iyo naagahada a ku codeynayo waa riyooneysa oday
Xasan dal xaraashe 👎👎👎👎
Qofku markuu jaahil yahay, kuma kalsoona luuqadiisa sida gudoomiyaha BAARLAMAANKA oo isku qasa luuqadda af Soomaaliga iyo Ingiriisiga.