How to design Education logo in Photoshop 2020 (sida loo sameeyo logo)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • fadlan si feejigan u daawo muuqaalka si aad ufahamto qaabka ugu fudud ee logo sameeyo.
    waxaan rajaynayaa inaad ka faaidaysan doonto insha Allah

ความคิดเห็น • 16

  • @smartgraphics.
    @smartgraphics.  ปีที่แล้ว

    Please WATCH Full Video to understand it.

  • @motivationsnature8946
    @motivationsnature8946 2 ปีที่แล้ว +1

    Thanks wllka horey usocd wngsn noqo kii wx ku tara bulsho weynta . Wxaana kaa codsanynaa cashrda photoshop inaa noo soo badiso thnks

  • @jihaanpea9215
    @jihaanpea9215 ปีที่แล้ว

    100% wa mahad san thy ustaadi jasaakalahu qeyr🥰

  • @ali__ahmedali___599
    @ali__ahmedali___599 ปีที่แล้ว +1

    ustaad adigoo ralia waxaad iishegta qabka loo wareejiyo quraalka hoos si uu lift ugu soo qormo

    • @smartgraphics.
      @smartgraphics.  ปีที่แล้ว

      Ustaad Video aad u daawo halkaas ayaad ka fahmaysaa insha Allah

  • @caydruussalah-qb2oz
    @caydruussalah-qb2oz 10 หลายเดือนก่อน

    Qoraalka sidee uraaciya gooobada

  • @abdalla6535
    @abdalla6535 2 ปีที่แล้ว +1

    Meesha aad wx ku duubeyso sarqanta ka ilaali bro laami ayad wx ku duubeysa

    • @smartgraphics.
      @smartgraphics.  2 ปีที่แล้ว

      Haye walaal, waad Mahadsan tahay

  • @adanali8746
    @adanali8746 2 ปีที่แล้ว +1

    USTAAD CASHARADAN OO KALE NOO SOOBADI

  • @yaasirmaxamedibraahim7082
    @yaasirmaxamedibraahim7082 ปีที่แล้ว

    Mashs sllsh.sidee backgroundka lloga saari karaa after finishing.

    • @smartgraphics.
      @smartgraphics.  ปีที่แล้ว

      Flatten ayaad ku samaynaysaa ka dibna Restrize Layer ka dhigeysaa ka dibna Convert dhahaysaa ka dib ayaad Eraser Tool u adeegsanaysaa

    • @wllqarshe2286
      @wllqarshe2286 ปีที่แล้ว

      ​@@smartgraphics.1:22 1:23

  • @diamondfaarax4431
    @diamondfaarax4431 ปีที่แล้ว

    ❤️

  • @fadumoadanabdullahi9007
    @fadumoadanabdullahi9007 2 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @mukhtaarcabdulle2139
    @mukhtaarcabdulle2139 2 ปีที่แล้ว

    Bahasha calenta magaceed oo mesha lasaraa waà fahmi waye