Tafsiirka Darsiga 302aad SHAMSI 01 ilaa...

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 48

  • @muslimamahamedhhhmuslimama1587
    @muslimamahamedhhhmuslimama1587 2 ปีที่แล้ว +2

    Mashaa Allah illaahay ha nagu infaco hana kaajisaa I siiyo sheikh maxamad cumar dirir illaahay haku xiftiyo

  • @abdullahiyusuf4543
    @abdullahiyusuf4543 3 ปีที่แล้ว +3

    Waa Run Ha Qoslinae Isla Yaaba Oo Istakhfurula Dhaha.
    Inteenu Dirnay Oonu shakinay Oo Qof kii Aanu Wax u dheebnaya Kala Xishoonay Waar miyaanad Lacagtii Geynin Inaanu Nidhahno.
    Illahayow Na Astur.
    Aamiin yaa Rabbi

  • @mohamudsalad3750
    @mohamudsalad3750 ปีที่แล้ว +1

    Sheikh. Maxamed cumar dirir. Jisakallaahu. Qayran

  • @cabdiqanisalaxofficial8814
    @cabdiqanisalaxofficial8814 3 ปีที่แล้ว +2

    Mnsh Allah alle xafdiyo sheikh maxamed sheikh cumar dirir

  • @abdelghaniahmed8704
    @abdelghaniahmed8704 3 ปีที่แล้ว +1

    Mansha Allah shiikh maxamed cumar diriir Allah haku xafido aduun iyo akhiraba

  • @yaasiinhaashim878
    @yaasiinhaashim878 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خير الجزاء يا شيخ 👳

  • @sareedo8184
    @sareedo8184 15 วันที่ผ่านมา

    Jazakallaah khayr shiikhanaa

  • @bashirabdullahi4374
    @bashirabdullahi4374 3 ปีที่แล้ว +1

    Jazakalahu kheyran sheikh Maxamed Cumar Dirir.

  • @KawsarCilmi-wc3pf
    @KawsarCilmi-wc3pf 4 หลายเดือนก่อน +1

    M.a allh❤

  • @ismahaanfaarah9893
    @ismahaanfaarah9893 2 ปีที่แล้ว +3

    Jazak allah khyr sheekhan dirir

  • @fay6834
    @fay6834 ปีที่แล้ว +1

    Jizaaka Allah kheyr

  • @nimcomaxamed1418
    @nimcomaxamed1418 ปีที่แล้ว

    ShekheAllehaku barakeyo❤❤

  • @king_suleiman
    @king_suleiman 3 หลายเดือนก่อน +1

    JazakAllhu khayr

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +19

    Faaiidooyinka سورة الضحى :
    💥Faaiido Guud:
    🍀Sababta suuradu kusoo degtay nebiga waxa aflagaadeeyay gaaladii makka lajoogay maalmo kooban ayaanu waxyigu kusoo degin ama wuu yara xanuunsaday markaasuu cibaadadii yareeyay waxay arkeen isagoon tukanayn naagtii abuu lahab yo kuwo kalaa aflagaadeeyay waxay yidhahdeen: nebi muxamad rabigiisi wuu ka tagay, illahaybaa af xumadooda uuga jawaabay oo nebiga jawaabtii ka xil qaaday.
    💥Faaiidooyinka suurada:
    1. Illaahey 2 arin wuu ku dhaartey Aayada 1 iyo 2, Nebiga illlaahay labo arinbuu wuu ka deedifeeyey oo ay dadku sheegeen waa Ayaada 3aad, labo arina nebiga ayuu ubalan qaadey ilaahey waana Aayada 4 iyo 5 ,saddex arimoodna wuu uugu mano sheegtey waana Aayadaha 6 / 7 /8, saddex Arimoodna waa lafarey inuu fuliyo Aayadaha 9 /10 /11.
    2. Halawga nebiga lagu sheegey waxa looga jeeda sidaad hada tahey waa xilagan waxyiga lagu soo dejiyey maad aheyn markii hore.
    3. (Agoonka ha dhibin ) Aayada 9 aad labo macne ayey isugu jirtaa:
    🌿wixiisa haka qaadin.
    🌿ha ihaaneysan.
    4. Inaan Hamigeena Aakhiro ka dhigno illahayna wuxuu inoo fududeynayaa Hamiga Aduunka.
    5. Agoonta waa inaan xil qaadno ,waana waxyaabaha lagu barakoobo Aduun iyo Aakhiro.
    6. Deeqda illaahey bixiyo Hanuunka uqaalisan, dadka waxaan uula gurmaneyno hanuunka uugu qaalisan.
    7. Qaninamada maaha xoolo badan oo la uruursado lkn qani nimadu waa qaninimada nafta) nebigaa sidaa yidhi.
    8. Qaninimadu waa labo nooc:
    🌿in xoolaha la uruursado.
    🌿inaad xoolaha ka maaranto oo aad is dhaafiso. Tanbaana qiimo badan.
    9. Dadka jilicsan waa in laga edebsado .
    10. Nicmada waxa looga mahadnaqaa:
    🌿Qalbiga.
    🌿Qawlka.
    🌿Ficilka.
    ❗️illaahey hadaad umahadnaqdo wuu kuu kordhinayaa.

  • @yuyemata
    @yuyemata 10 วันที่ผ่านมา

    الله اكبر

  • @ubaxmaxamed3878
    @ubaxmaxamed3878 19 วันที่ผ่านมา

    Asc
    Masha allaah shukran

  • @Farow.1
    @Farow.1 2 ปีที่แล้ว

    Masha allah alle haku xiftiyo anagana alle hanagu anfaco

  • @aminahoda9390
    @aminahoda9390 ปีที่แล้ว +1

    Mashaalaah❤💜❤💚💙❤

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +6

    💥Faiidooyinka سورة الليل:
    1. Lab iyo dhediga suurada lagu sheegay waa dhamaan wiixi alle abuuray ,culimada qaarna waxay ku fasiraan Aadam iyo Xawaa.
    2. Waxyaabaha la bixiyo xoola qudha kuma koobna ee waa wax kastoo anfac leh oo aad bixiso sida: cilmiga inaad dadka barto/ Awood inaad ku garab istaagto/ inaad la taliso ...
    3. Ta wanaaga badan ee suurada lagu sheegay waa :
    🍃kelmada tawxiidka ayuu ku qancay oo uu qalbiga usii daayay.
    🍃janada illahay ayuu rumeeyay oo uu uhawl gelayaa.
    🍃shareecada iyo diinta ayuu imaansaday inay xalkii iyo xulkiiba tahay .
    4.Ta fudeydka badan ee suurada lagu sheegay waa:
    🌱janada .
    🌱Arinkasta .
    5. Ta adag ee loo sahlayaa waa :
    🍃Nolol adag oo Aduunyadaa.
    🍃Naar adag oo Aakhiraa.
    6. Dadku waxay leeyihiin هداية الدلالة in khayrka laystuso illahayna wuuxu leeyahay هداية التوفيق waafajinta .
    7. Gaalbaa uugu guul daro badan gaalnimo wax ka guuldaro badan mahayno.
    ❗️illahay inaad beeniso oo aad sii jeesato guuldaro ka weyni majirto.
    8. Taqwada iyo Alle ka cabsigu wuuxu ku bataa waxa kamidaa:
    🌱wax bixinta.
    🌱illaahay daradii inuu wax ubixiyo .
    9.sababta ay kusoo degtay Aayada 18 waa Abubakar oo deeq badnaa wuuna daacad badnaa markaa Aayada waa caam oo dadka dhan ayaa soo gelaya isna sababta ayuu laha العبرة بعموم اللفظ لا بخصوص السبب qaacida usuul ah ayaa tidhahadaa: cibradu waa camnimada lafdiga maaha sababta khaaskaa.
    10. Qofka mu'minkaa markuu arko dhaarta uu illahay ku dhaaranayo makhluuqaadkiisa waxay ukordhinayaa cibaadada qalbiga.
    11. Sunada noloshu waa inuu illaahay abuuray lab iyo dhedig si ay noloshu usocoto .
    12. Diinta martabadaheedu waa:
    🍃wixii lagu faray inaad bixiso.
    🍃wixii laguu diidayna iska daa.
    🍃yaqiinta qalbiga oo ah in waxa lagu faray ee waajibkaana fuliso wixii xaaram ah ee laguu diidayna iskaga tagto.
    13. Qofka xoolihiisa ku bakhaylay wuuxu arki doonaa maalin xoolihiisa aanay waxba utarayn oo dad iska qateen.
    14. Hankeena waa inuu weynaado oo illahaybaa aduun iyo aakhiraba isaga haya markaa labadaba illahaybaan weydiisanaynaa.
    15. Anfaca aduunyada hanuunka ka qaalisan.
    16. Illahay fadligiis iyo naxariistiisa waxa kamidaa qofka ma qabto ilaa uu udigo .
    17. Qofka guuldaran asagaa naarta doonanaya oo gelaya lkn qofka mu'minkaa illahaybaa ka badbaadinaya.
    18. Waxyaabaha denbiga layskaga maydho waxa kamidaa waxbixinta.

  • @eveibrahim7705
    @eveibrahim7705 3 ปีที่แล้ว +2

    اللهم إني اتوجه إليك بنبيك نبي الرحمه و أهل بيته الذين أخترتهم على علم على العالمين اللهم لين لي صعوبتها و حزونتها و أكفني شرها فأنك الكافي المعافي و الغالب القاهر. اللهم امين 🤲🤲🤲

  • @shuaibharuon3078
    @shuaibharuon3078 ปีที่แล้ว +1

    الله يبارك فيك

  • @Dkerriejekrero
    @Dkerriejekrero 14 วันที่ผ่านมา

    May Allah bless Palestine

  • @abdulkadirnoorahmed8281
    @abdulkadirnoorahmed8281 3 ปีที่แล้ว

    Maashaa Allaah Sh. Dirir

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 ปีที่แล้ว +2

    الحمد الله على نعمة الإسلام د إما وابدأ

  • @maxamuudkhalif8787
    @maxamuudkhalif8787 2 ปีที่แล้ว

    Masha allaah

  • @شاذيةابراهيم
    @شاذيةابراهيم 3 ปีที่แล้ว +1

    الله يفتح عليك

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +6

    Faaiidooyinka سورة الشرح:
    💥Faaiidooyinka suurada:
    1. Kelmada carabigaa isagoo macrifo ah hadii 2 jeer lasoo celiyo isla wixii uunbey shegeysaa, hadiii kelmad nakiraa labo jeer lasoo celiyana 2 wax bay ka dhigantahay,
    Tusaale ahaan: Aayada 5 iyo 6 ee suuradan الشرح illaahey wuxuu ku sheegey 2 العسر iyo 2 يسرا .
    Labada العسر waa hal ayey noqonayaaa 2 يسرا waa labo.
    ❗️labo dheefood hal dhibaato kama xoog badan karo.
    لن يغلب عسر واحد يسرين.
    2. Markaad cibaado ka baxdo cibaado kale oo wanaagsan gal.
    3. Qofka Diin iyo Dacwad dadka uugu baaqayaa wuxuu ubaahanyahay in laabta loo waasiciyo.
    4. Asbaabta ay laabtu waasica kuugu noqoneyso waxaa ka midaa:
    🌿inaad cibaadada udedaasho.
    5. Waxkastoo culeys badan denbigaa uugu culeys badan.
    6. Qofka waxa uugu Qaalisan inuu sharaftiisa dhawro.
    7. Sunada Aduunku si keliyaa ma ahaato farajka Alle haka quusan.
    8. Marnaba ha isku deyin inaad raaxeysato waa inaad waqtiga ka faaiideysato.

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 ปีที่แล้ว +1

    Allaahu akbar

  • @Salmanuura-x7i
    @Salmanuura-x7i หลายเดือนก่อน

    Shukran sheekh

  • @zammyali3047
    @zammyali3047 3 ปีที่แล้ว +1

    صلي الله عليه وسلم

  • @aanoleosman3157
    @aanoleosman3157 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +3

    Tafsiirka سورة الشرح wuxuu ka bilaabmayaa
    👇👇👇👇👇👇
    00:40:24

  • @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب
    @أمعبدالرّحمن-و4ظ5ب 6 หลายเดือนก่อน +1

    الفوائد :
    نعمة إنشراح الصدر
    من أسباب إنشراح الصدر التفرق بعبادة اللّه وطاعته
    أن المعاصي أثقال على الصدر وعلى الظهر لاتطاق .
    المؤمن يرى ذنوبه كأنّه قاعد تحت جبل يخاف أن يقع عليه
    والمنافق إذا أذنب ذنباً يرى كأنَّ ذباب وقع على أنفه فقال به هكذا ، يعني لايهتم .

  • @mohammadsaid2011
    @mohammadsaid2011 2 ปีที่แล้ว +1

    And support needed tafsir

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +4

    Faaiidooyinka سورة الشمس:
    1. Aayada والسماء وما بناها :erayga (ما) ee aayada ku jira waxa la yidhaahdaa ما المصدرية waxa kasoo baxayaana wuxu noqonayaa dhismaheeda , culimada qaarna waxay leeyihiin waa ما) بمعنى من) micnuhu wuuxu noqonaya samada iyo rabiga dhisay waxa kaloo lamidaa ما ku jirta aayadaha 6 iyo 7 oo illaahayba isku dhaaranaya.
    2. Illahay dadka kuma qasbo inuu faajir noqdo lkn illaahay wuu tusay dariiqii lagu liibaanayay iyo kii lagu hoogayay.
    3. Kii uugu guuldarada darnaa reer ثمود waxa lodhan jiray Qudaar binu saalif waana kii dilay hashii mucjisada ahayd .
    4. Waqtiga uu illlahay ku dhaaranayo oo uu quraanka kusoo celcelinayo waqtiga arinkiisu wuu weynyahay.
    5. Naftu hadaanay jidhka ku jiri lahayn macno may yeelateen waxayna naf macna leh ku noqon karta inay noqoto naf illahay adeecda.
    6. Illahay suurada wuxuu kudhaartey 11 jeer markaa waxa mudan in la dhagaysto oo laqaato wuuxu ku dhaartay.
    7. Illahay inaad diidaa daliil uheli maysid waa kibir waxa illaahay lagu diidaa.
    8. Reer ثمود hasha waxa dilay nin keliyaa lkn dhamaan waa la halaagay sababtuna waa inay isku raacsanaayeen dilkaa .
    ❗️Hadii xumaan laysku raaco illaahay dadka wuu wada halaagayaa.
    9. Illahay cid godob uqabsankartaa ama kasoo aarsan kartaa ma jirto.
    ❗️Qof waliba ficilkuu sameeyo wuxuu ka cabsanaya in laga dabo yimaado lkn illahay cidina kama dabo tegi karto illaaha awooda leh isaga ku uruur oo isaga cusko cadhadiisana iska ilaali.

    • @mohamudali6972
      @mohamudali6972 ปีที่แล้ว

      Asc, sheekhad wayn batahay. Ilaahay gabadhaha saa hakawada dhigo. Cilmiga Ilaahay adiga iyo anagana hanagu anfaco aakhiro iyo aduunba.

  • @jamaahmedmohamed7359
    @jamaahmedmohamed7359 3 ปีที่แล้ว

    Maansha Allah

  • @dahirali5436
    @dahirali5436 3 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

    • @samranoor4839
      @samranoor4839 3 ปีที่แล้ว

      Manshaalla sheekh diriir my Allah bless you ishaala Allah bless you ishaa Allah but you in haven't Jaana 🙏🙏🌹🌹🌹🌹🌹🥀

  • @maryamhasanmaryamhasan2235
    @maryamhasanmaryamhasan2235 3 ปีที่แล้ว

    🥰WAX EY DHAGUHU MAQLAAN WAXA UGU WANAGSAN KALAMKA ILAHAY SWT☝️❤❤

  • @mushtaqmaxamud3462
    @mushtaqmaxamud3462 3 ปีที่แล้ว +1

    MashaAllah beautiful

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +3

    Tafsiirka سورة الليل wuxuu ka bilaabmayaa
    👇👇👇👇👇👇
    00:16:48

  • @Ss53426
    @Ss53426 2 ปีที่แล้ว +1

    Tafsiirka سورة الضحى wuxuu ka bilaabmayaa
    👇👇👇👇👇👇
    00:38:43

  • @HamzaOmar-pz4cu
    @HamzaOmar-pz4cu 5 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤😊

  • @fadumoyasin4979
    @fadumoyasin4979 3 ปีที่แล้ว

    Maan sha Allah