Jabhadu Waa Beel La Dhagaysan Waayay Xaq Ayay U Leeyihiin In"Siyaasi Ibaarhim

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • ASXBAATA SUSCRIBE SAAR CHANNELKAN LIKE SHARE INTABA ASXAABEEY THANKS ALL MY SUBSCRIBERS

ความคิดเห็น • 45

  • @roodacawad13
    @roodacawad13 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa run geesi guulayso

  • @Hciid
    @Hciid 2 หลายเดือนก่อน +1

    Adeer idoor waxaa intooda badan ka wada guuxaya sidan horay u sheegay israel iyo amxaar eega sida shicibka ugu faraxsayaha maqalka israel iyo amxaar dhibaatada waa taa

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa markii ugu horeeysay oo dowladu jabhada sameeyso ururada waxaa lagu eryaay xisbiga waddani waxba looga qaadi waay

  • @AxmedMuxumud-tc5sw
    @AxmedMuxumud-tc5sw 2 หลายเดือนก่อน

    Siyaasi maleh isaaq

  • @SaakinSalebaan
    @SaakinSalebaan 2 หลายเดือนก่อน

    Geesi

  • @MaxamedAadan-wv2ji
    @MaxamedAadan-wv2ji 2 หลายเดือนก่อน

    Jabhad

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @mursalyusuf717
    @mursalyusuf717 2 หลายเดือนก่อน +1

    Jug soo dhacaygani ma qurba joog baa

  • @saiddaud-m5t
    @saiddaud-m5t 2 หลายเดือนก่อน

    Jin dagaagaygii miyaanu xhsyn

  • @MaxamedCabdi-h4g
    @MaxamedCabdi-h4g 2 หลายเดือนก่อน

    Oo ma hooyadaa baa soo celinaysa

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    MUXUU SAMEEYAY EE XUMAAN AH MAXAMED ABIIB ?

  • @KhadarcabdiCiise-o9o
    @KhadarcabdiCiise-o9o 2 หลายเดือนก่อน +1

    Waa runtiii ninkani

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน

    Xukuumada wada iskudirka.

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน +1

    Maxay iska fogayn wadani arrintaa
    Burta glibax iyo jabhada wadani
    Way dhex fadhidaa iyagaba ogol

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    WAAR CIDKALE YAYNAAN WAXBA SAARIN INNAGAA ISKU DHUUSNAYE

  • @EngasadAxmed
    @EngasadAxmed 2 หลายเดือนก่อน

    Ku wii buurta fuulay maxaa loo dhagaysan waayay iyaga iyo siyaasigooda munaafaq qoobay

  • @saalaxy
    @saalaxy 2 หลายเดือนก่อน

    Jindagaagay

    • @jamaadnuura10
      @jamaadnuura10 2 หลายเดือนก่อน

      Mayd garaaca shut up

    • @saalaxy
      @saalaxy 2 หลายเดือนก่อน

      @@jamaadnuura10 inaabti jamaad soo dhawoow

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    WAAR DHINACAAGA UTUDHO, ARAB,ARAB WARAYSTAY

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 หลายเดือนก่อน

    ❤😂❤❤😢😮😢😮😮

  • @Jibriil595
    @Jibriil595 2 หลายเดือนก่อน

    Weli tanoo kale

  • @abdirahmanhussein6230
    @abdirahmanhussein6230 2 หลายเดือนก่อน

    4bilood magacaga wa la ilabi insha Allah marka cidna waxba kuu dirsan waydo

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 2 หลายเดือนก่อน

    Arab muuse ayaa wadee

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 หลายเดือนก่อน

    Dhulbahante warsan gale wate u ladaglmaya muuse 6 goobla baa lodhibaya muuse awdal ay iyan taage

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 หลายเดือนก่อน

    😂😢😢😮😮😅😅😅😅😊😊😊

  • @MaxamedAadan-z4p
    @MaxamedAadan-z4p 2 หลายเดือนก่อน

    Ninkani wa ragi balamanka dalka kuhabona inay bulshada kumetelan hadalkisuna wawadarun dalka sharcigalahaloceliyo dalka yanladumin sharciga wax butosiya wax madumiyo wanakalabaxrag go anku wakas shirciguna dadka kamawada farxiyo lakin dib buka anfacaya qadhadhkastuyahay

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 หลายเดือนก่อน

    😂😂🎉😢😢😢😮😅😅😊😊

  • @fahdiabdilahi7692
    @fahdiabdilahi7692 2 หลายเดือนก่อน

    Caynka weeye wale

  • @hassanhussein272
    @hassanhussein272 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kani waa guulwade muuse biixi buu futada u dhaqaa doqonkan bidaarta lihi

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    WAAR DIGTAYTARKAA DHALA JABHADAHA

  • @khaliifabdi8139
    @khaliifabdi8139 2 หลายเดือนก่อน

    Adban kuj slmyaa, amanayaa oo
    Ducaynayaa mdne ibrahim aw qo

  • @raaidamaxamed2237
    @raaidamaxamed2237 2 หลายเดือนก่อน

    injabhadaa xukuumada kulmiye kadanbayso iyo xusbigeedu waxa cadayn uah in salaadiinta hogaaminaysa jabhadaa ay kulmiye taageeri jireen dhawaana ay uraaceen baligubadle kan qoobay layidhaahdo ee hada jabhada taageerayaa waa kulmiye waxa iswaydiin leh muxuu kulmiye kafaa iidayaa inuu hargaysa jabhad kusaaro miyaanu kadhignayn ninkii waalaa ee guriguu kujiray dabka kuqabtay mida kale jabhadu yay kubaxday mareer bay kubaxday mise xusbi mucaarada xukuumada kulmiye intay mushkilad abuurto ayay hadana xalkeeda waydaa imika jabhadaa ay dabada kariixayso iyaday caqabad kunoqon doonaan
    Sidii ciidamadii madaniga ahaa ee intay sameeyeen hadana ay xakamayn karilayiin

  • @kaledomar7041
    @kaledomar7041 2 หลายเดือนก่อน

    KANI WUXUU KA MID YAHAY WARIYAASHA U BAAHAN IN WARBAAHINTA LAGA XAYUUBIYO, WARIYE AQOON SAXAAFADEED LEH MAAAHA, WAANA KUWA SIXUN WAX UU SHEEGA AH EEE HUWANTA IYO CADAWGA SOMALILAND U ADEEGA WAXAAY DOONAYAANA SUAALO KA DHIGA KAGANA FARXIYA.
    WAXAAAN KA CODSANAYAA WASAARADA WARFAAFINTA IN AY WARIYANIMADA KA XAYUUBISO.

  • @Hajidulmidiid
    @Hajidulmidiid 2 หลายเดือนก่อน

    Qofkaan oo kale dadka lama horfariisiyo.

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 หลายเดือนก่อน

    Somlind majirte jabhada jira hhhhh oo ay xukmadu talda haysa gar kamida so dhawiyen hhhh soool midaya muuse wayde dalku alku amryo muse wayde

  • @hassan-mp1pk
    @hassan-mp1pk 2 หลายเดือนก่อน +1

    Kani waa nacas ina biixi ahaa his dog

  • @ahmedjajale6312
    @ahmedjajale6312 2 หลายเดือนก่อน

    Ma cadawga guudaha hhhh 6 goobla ee u lawragay awaya mxabiste iyo huubke kashike hhhh wadane umanan dhiban dalke o waa xusbe mucarde

  • @Xasancabdilaahi-u9m
    @Xasancabdilaahi-u9m 2 หลายเดือนก่อน

    Geesi Siyaasiga ofishalka ahi uma baahna qabiil

    • @Sirad47
      @Sirad47 2 หลายเดือนก่อน

      Nin aan qabiil dabada gelin maba aaminsanaa inuu guulaysanayo.waa qabyaaladda xidada gashay.

  • @AhmedWarsame-lh8ug
    @AhmedWarsame-lh8ug 2 หลายเดือนก่อน

    WAA BEENTIIWAXAA UU KUHADLAYAA

  • @abdirashitshiikh3228
    @abdirashitshiikh3228 2 หลายเดือนก่อน

    DON'T LISTENTO HIM, BECAUSE HE DOESN'T KNOW WHAT HE IS TALKING ABOUT..

  • @mohamedhuasein3712
    @mohamedhuasein3712 2 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤