Sidee ayuu ku guursaday hadii uusanba aqoon Abaheed iyo Walaalkeed gabadha caruurta u dhashay

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #Qalbiyo_Faraxsan #Qoys_Midaysan

ความคิดเห็น • 19

  • @hibaqahmed4405
    @hibaqahmed4405 2 หลายเดือนก่อน

    Ilaahay hakuu soo sahlo wiilkaaga asagoo nabad qaba

  • @celimataan4923
    @celimataan4923 2 หลายเดือนก่อน +4

    ALLE HAKU SAHLO WIILKAAGA ASAGA OO NABAD QABA

  • @aminasuleman9446
    @aminasuleman9446 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha ku so dhaweeyo wiilkaaga amiiin amiiin yaarabi

  • @AliMohamed-m7f
    @AliMohamed-m7f 2 หลายเดือนก่อน +2

    Wcs aabe mcn ilaahay ha ku sahlo wiilkaga waan sugaynaa adoo faraxsan in aad kusoo labatid halkaan mar kale eebe idinkiis ❤❤❤

  • @foozia426
    @foozia426 2 หลายเดือนก่อน +1

    Ilahay hakuu soo fududeeyo wiilkaaga insha allaah ❤

  • @ashawooo
    @ashawooo 2 หลายเดือนก่อน

    illahaya ha ku sahalo Wiilkaga rabi asiga nabda Qaba ku sahalo illahaya inta kala maqana ha isku kena Abdiaz illahaya qeera ha idan siya iyo inta sheera tira

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 2 หลายเดือนก่อน

    Gabdhaha magacoda ma taqaan adeer allaha ku sahlo

  • @امةالله-ج6و4ي
    @امةالله-ج6و4ي 2 หลายเดือนก่อน +1

    Alaha u sahlo wiilkiisa si degdeg asagoo faraxsan aabahaan alaha soo celiyo allahuma aamiin

  • @RaxmoKiin-l3l
    @RaxmoKiin-l3l 2 หลายเดือนก่อน +1

    Allow usahal

  • @mancityfan660
    @mancityfan660 2 หลายเดือนก่อน

    Alle ha kuu sahlo wiilkaaga abo

  • @cibaadocabdikulane2443
    @cibaadocabdikulane2443 2 หลายเดือนก่อน +2

    30 Sano ka dib miyuu radina caruurta raga somaliyed weey daaraan markus duqoobo ayuu radinaya eheladii xaskiisana mayaqaan

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 หลายเดือนก่อน +2

    Dagaalki waxu ahaa 91 ceydid waa xiligi u dhimanayey

  • @BulloHassan-xg4xr
    @BulloHassan-xg4xr 2 หลายเดือนก่อน +1

    Aabe Maahee Waa orgi Naagta waa
    Lagaga Cararaa Caruurta Markay
    Gabooban baye Daye Dayaan
    Coplana Ayaa dharma Niman ku
    Sheega Soomaalida Akhas

    • @hibaqahmed4405
      @hibaqahmed4405 2 หลายเดือนก่อน

      Laakiin Walaal odaygu wuxuu yiri gaari baan wadi jiray anoo safar ku maqan baa qax dhacay kadib sidaas bay ku kala dhumeen intaasna wuu raadinayay

  • @samewadasamewada
    @samewadasamewada 2 หลายเดือนก่อน

    adeer gabadha mareexaan ee wilgag la dhaladyi raadi taasaa war kugu dhoowe

  • @farhanabdi1102
    @farhanabdi1102 2 หลายเดือนก่อน

    Wax baa ka qaldan Kan waayo sagaashan kii iyo afartii caydiid gado ma Galin Baar Dheere caydiid waxaa laga qabsaday sagaashankii iyo sadexdii baa Baar Dheere laga cayriyey

  • @seynabaliisse1995
    @seynabaliisse1995 2 หลายเดือนก่อน +1

    94 ila 95 ceydid ma jirin odeyga si fcn u wareyso

    • @faadumozahra94
      @faadumozahra94 2 หลายเดือนก่อน

      Augst.1996 ayu ceydiid dhintay

  • @safiaabdi1884
    @safiaabdi1884 2 หลายเดือนก่อน

    Why you not asking home the sister names ???