DHAANTO Q-6AAD EE SILSILADII '"MILGO IYO ISMAANDHAAF'" KHADRA WADANI JAWAABTII YUSUF BIRJEEX

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 231

  • @riyaaqislamicchannel3352
    @riyaaqislamicchannel3352 3 ปีที่แล้ว +12

    Www iga dhiciye rage gabdho inaba cadi mahan gabdh afkad cano lagu qabay❤️💓👏👍😍😘💝🌺❤️‍🔥💘💓❤️🥰💓👏

  • @ugbadmohamed3501
    @ugbadmohamed3501 3 ปีที่แล้ว +8

    Walahi been ma ahan qurbaha xataa hooyo soomaliyeed un ba kaliged ima jiideysaa Allow dumarka soomali meel ey jooganba xifdii ❤️❤️❤️

  • @iimaanbile4382
    @iimaanbile4382 3 ปีที่แล้ว +4

    MURAN IYO DAGAAL
    MARKII AAD GASHEEN,
    MASRUUFKII DHAMMAAN,
    MARDUUF QAADA IYO
    MADFAC SIISATEEN,
    MAATADII AAD GABTEEN,
    YAA MASRUUFA WELI 👍👍👍👍

  • @YaskaKing-mh3el
    @YaskaKing-mh3el 5 หลายเดือนก่อน +2

    Masha aalh Abwaan cabdulaaho xawayaan

  • @cmeggeh6259
    @cmeggeh6259 3 ปีที่แล้ว +10

    inta aragta inay gabadhan wajiga SAALAX CARAB uga eegtay 👍👍👍

  • @kadarkhalifabdi9664
    @kadarkhalifabdi9664 3 ปีที่แล้ว +4

    Khadra Waa dumar la mood Waa lipaaxad ilaa nin ka roon ah cod keeda Waan jeclahay goosha ah 🥰😇

  • @asmasamiriye2292
    @asmasamiriye2292 3 ปีที่แล้ว +1

    Www www masha Allh wlashy ale hakusharafo SaaS ugudhiiraty gbdhaha jawab culus

  • @cabdicasisbarre4681
    @cabdicasisbarre4681 3 ปีที่แล้ว +7

    Abwaan Xayawaan murtidiisa was loo bogay.Mahadsanid

  • @funnytiktok9536
    @funnytiktok9536 3 ปีที่แล้ว +7

    Manshaallah dhaanto asturaan ayaan kujeclanahay

  • @israhalpii5161
    @israhalpii5161 3 ปีที่แล้ว +4

    waaaaaaaw Msha allah Idil ayuush walhi Gabaraa uso baxday

  • @naimaali115
    @naimaali115 3 ปีที่แล้ว +6

    Waa libaaxad inantu Masha allah

  • @najmanuura7742
    @najmanuura7742 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaw caadi ma aha dhaantadan wlee khadra codkaaga allaha kuu xifdiyo

  • @sacdiyoqaasim5160
    @sacdiyoqaasim5160 3 ปีที่แล้ว +6

    Maasha allaah qadra wadani afkaaga caano lugu qabay ❤❤❤💕💕

  • @ahmedabdulahi6873
    @ahmedabdulahi6873 3 ปีที่แล้ว +2

    Muxiyadiin shaahid baa tan macalimadka dhigay waa gabadh wax iska dhicinkarta libaaxad hore usoco wllo

  • @najmacabdulaahi8144
    @najmacabdulaahi8144 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad bey u mahadsanyihiin abwaanaeena sharafta leh ee difaacaya gabdhaha Allah ha xifdiyo ilaacada ku duwo runtii murti ayey Alle siiyey💙

  • @axmedhillaac3886
    @axmedhillaac3886 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabadhan Khadra dhaanto ayaan uqaannay be ‼ codkeedu aad buu u macaanaan jiray lkn Tan kuma aysan soo bixin ma Aqaanno in Laxanku xaggiisa cilladdu la jirto 👏 sideeda kale 2xaniinyoodle weeye 😁

  • @maryanruun5070
    @maryanruun5070 3 ปีที่แล้ว +16

    Masha Allah a abwan cabdullaahi xawayan caaqil Hablaha mar walba garabtagan thanks

  • @abdinurduyoumedia5875
    @abdinurduyoumedia5875 3 ปีที่แล้ว +1

    Abwaaan xayawaaan walllhi isagaaa ugu horeeya murtida

  • @siyadabdullah68
    @siyadabdullah68 3 ปีที่แล้ว +10

    M.a huno malyan io kunjer wad mahadsanthy horey usoco 😍

    • @ubaxmaxamed6592
      @ubaxmaxamed6592 ปีที่แล้ว

      Manshalh khadra wadani wankujecelhy wallo Afka cano Lagu gu qaby

  • @anisanur555
    @anisanur555 3 ปีที่แล้ว +3

    Gabdha magac lahoo xagada markeey Axey Ax Axey Ax jabiyaan jabiyaan miskaha milcsiga indhaha Axey Ax u masquudayee bal hooy Arag 👍👍👍👍👍🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏👉🏼👉🏼👉🏼thanks Abaayo

  • @najiibhassan
    @najiibhassan 3 ปีที่แล้ว +5

    Khadara dhulka La jartay birjeex waa gabar marna dhantaysa wana askarirad ka tairsan cidanka liyuu bolis ka waxay ku jirta dadka deganka ka dhanteya dadka luqda dhantada ugu fican ilaa 2013 ilaa hada dhanto ay qado iyada iyo muxyadin shahid ima dhafan😂🥰✌🏼

    • @shamsosiciid9675
      @shamsosiciid9675 3 ปีที่แล้ว +1

      Ha qoftan wa qof nool alah ha dhowre🥰

  • @hannifomar6894
    @hannifomar6894 3 ปีที่แล้ว +3

    Abwaan Xawayaan hadiiis sogali Ani danka hawenka wata , ninkas kabtisa nomagasho. Murtidi oo qof ah.

  • @sagalahmad7989
    @sagalahmad7989 3 ปีที่แล้ว +13

    Cajiib kasi cajiib qadra wadani naag ragga wax dheer weye❤💪

  • @faysadegan7111
    @faysadegan7111 3 ปีที่แล้ว +1

    Woooow khadra wan ku wata naga qabtay kii😘😘😘😘😘😘😘😘

  • @qureshticowlbahale863
    @qureshticowlbahale863 3 ปีที่แล้ว +3

    Abwan Abdulahi xayawan mahdsanit

  • @بدلعامر
    @بدلعامر 2 ปีที่แล้ว

    Khadar viva waa fananada somaliwaan habaar nolow

  • @layloahmedabdi134
    @layloahmedabdi134 3 ปีที่แล้ว +2

    Waaaw mirahasu waa iga gadanyihiin ManshaAlaha afkaga cano geel laguqabay

  • @abdideeq1843
    @abdideeq1843 3 ปีที่แล้ว +2

    Wow waba team shidane horay u socda

  • @haruunciise9112
    @haruunciise9112 3 ปีที่แล้ว +4

    A a a a a Runti wa gantaal misan kiisa leh?

  • @naciimo_cabdisahal1625
    @naciimo_cabdisahal1625 3 ปีที่แล้ว +5

    Maatadii aad gabteen yaa masruufa wali 😳😳😳😳😳😳
    Qoftan way dharsantahy cayaarna laguma gaaro👏👏👏👏👏👏👏

  • @saimurmohamed2466
    @saimurmohamed2466 2 ปีที่แล้ว +1

    waaaaw

  • @siyadabdullah68
    @siyadabdullah68 3 ปีที่แล้ว +4

    Raga hacarara walhi kabaha hasibtan m.a gabdow sas aya laraba m.a idhin kufana 😍

    • @ahmeddhanteye955
      @ahmeddhanteye955 3 ปีที่แล้ว +1

      Raga hadey cararaan adigu dhumar miyaa tahay 😂😂😂😂

    • @siyadabdullah68
      @siyadabdullah68 3 ปีที่แล้ว +1

      @@ahmeddhanteye955 sxb runta hadi lakahadlo ragi aya hidihi io milgo an laheyn raga dulka dike wayo markas aye habli lakugaca hadi uuuu raga hagaga dumarka wuuuu hagagi i.a raga hahagaga marka hore sxb ooo murtidha sifcn udageysa adha fahmi

    • @shukrigulle2667
      @shukrigulle2667 2 ปีที่แล้ว

      @@ahmeddhanteye955 guleyst

  • @hodanlascanod9302
    @hodanlascanod9302 3 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah beautiful girls ♥️♥️♥️♥️♥️👍🏻🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @dhagajuunxilwa258
    @dhagajuunxilwa258 3 ปีที่แล้ว +4

    Abdulaahi xayawaan haddu yimid deef waa booday kabtiisa nooma gasho
    murti abwaan looga haray
    Garwadeenka
    sil siladaha

  • @samadoontube7584
    @samadoontube7584 3 ปีที่แล้ว +2

    First one

  • @richhome3678
    @richhome3678 3 ปีที่แล้ว +7

    Saalax carab oo naag ah baa kusoo biirtay Silsilda😂

  • @abdikariimosmaan7618
    @abdikariimosmaan7618 3 ปีที่แล้ว +5

    Waxan dhihikaraa birjiex wala lagalay ani dhanka gabdha ban ahay hala jafo raga

    • @siyadabdullah68
      @siyadabdullah68 3 ปีที่แล้ว +2

      Haaa walhi sxb ani xita hablaha ayn tagera uahy wayo dumarka raga aya xukuma hadi ladaho iskada waxn wey iskadafi marka gela cirada marki uudurduriya aarankana wuuuu durdurin marka hidaheni macana rag aya mel xun dige
      Wad mahadsanthy sxb qali fikrada wa muhim 😍

    • @ismahanduale2136
      @ismahanduale2136 3 ปีที่แล้ว

      Mansh alh waxa noolo 💋💋💋❤❤❣❣❤❤❤❣❣❤

  • @mahadcabdi7638
    @mahadcabdi7638 3 ปีที่แล้ว +3

    Maryo blue-ta Waa mid diyaarsan cayaarta oo indhaha u roon

  • @ciiseyare7923
    @ciiseyare7923 3 ปีที่แล้ว +2

    Khadra wadani af kaaga borash lagu qabay🖤🖤🖤💗💗💗💘💘💘💘💘❤❤

  • @xalwomahamuud2341
    @xalwomahamuud2341 2 ปีที่แล้ว +1

    Wooooow masha Allah

  • @abdishakurawil5195
    @abdishakurawil5195 2 ปีที่แล้ว +1

    Woow khadra

  • @sheekomacantime3054
    @sheekomacantime3054 3 ปีที่แล้ว +5

    Mansha Allah abwanka qaranka imadhay Abdullah xayawan nabar 1 waxan sugnaa jawabtaaa?

  • @QamarMaxamed-be8cw
    @QamarMaxamed-be8cw 6 หลายเดือนก่อน

    Masha alaah good❤❤

  • @suleqaali3050
    @suleqaali3050 3 ปีที่แล้ว +7

    Qurux natural ah cod iyo waliba ciyaarta dhantada codka midhaha meelwalba 💯✅yusuf birjeex seedareemee xagee maroosaa 😂

  • @xamdaxasan6299
    @xamdaxasan6299 3 ปีที่แล้ว +2

    Woowo khadar wadaNi wlshyi 😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍😍

  • @yussufyuska1034
    @yussufyuska1034 3 ปีที่แล้ว +2

    Wlhi caadi ee noogu tuftay khadro ku aragtay habaar waye🤣🤣 another level 🤞❤️

    • @faysalismaaciil4304
      @faysalismaaciil4304 3 ปีที่แล้ว

      Hhhh khadra wadain waay la googoday ragii ee

    • @farhiaabdi8285
      @farhiaabdi8285 3 ปีที่แล้ว

      ♥️♥️♥️♥️♥️♥️💖💋

  • @saxiibdixalside9252
    @saxiibdixalside9252 3 ปีที่แล้ว +2

    Luqunta iyo gacmaha iyo lugaha baan sidaa ukalatuurayaa kursi baana banaanka iyaalo oon iskaga fadhiyaa bal kawarama hadaan istaago midkalaa xaafada kadhax bilaabmi ar heedhe silsilada lee miyaa sidaa iyeeleyso aheey ah❤️☑️

  • @anisanur555
    @anisanur555 3 ปีที่แล้ว +2

    Yusuf birjex muna bilan Ayuu u maleeyaa gabdhahoo dhan 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣✅✅✅✅✅✅✅🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸

    • @sacdiyaqueen9582
      @sacdiyaqueen9582 3 ปีที่แล้ว

      Waa dawacadii meeshy macal idaadku baraty macaluusha ugu bakhtidey ee daa dumarka habartee

  • @alimohamedomar3293
    @alimohamedomar3293 3 ปีที่แล้ว +2

    Hablah somaliyeed waa lama taabtaan guleyso khadra dhaanto waligaa

  • @Sayidabdirahmannurhirsi
    @Sayidabdirahmannurhirsi 3 ปีที่แล้ว

    Illahay haku daayo wllo gacaliso dumarkenu waa jecelnahay man gaabka dhinac maray dhaqanken qaaliga illahay ha soo hanuuniyo

  • @sacdiyocumarcumar7522
    @sacdiyocumarcumar7522 2 ปีที่แล้ว +1

    qadro qali kujeestee❤💋

  • @halimomohamed6166
    @halimomohamed6166 2 ปีที่แล้ว +1

    Khadra ma sha allah❤️

  • @hoodomaxamedcabdi1317
    @hoodomaxamedcabdi1317 3 ปีที่แล้ว +4

    Wow Is wow

  • @habibahussein1725
    @habibahussein1725 3 ปีที่แล้ว +1

    Wooow

  • @akabiribrahim7158
    @akabiribrahim7158 3 ปีที่แล้ว +6

    Midnimo qaran waa dhiirigaliyaha umada soomaliyeed gaar ahaan ta deeganka somalida gar ahaan jarar jano

  • @ahmeyabdikolon5413
    @ahmeyabdikolon5413 2 ปีที่แล้ว

    What a betifull ladies. I love somali girls from ukraine

  • @nimcoismaciil3341
    @nimcoismaciil3341 3 ปีที่แล้ว +2

    Ku soco kharaya

  • @calimatabaan701
    @calimatabaan701 3 ปีที่แล้ว +4

    Waaaaw is ca abwaan

    • @kingxamudi
      @kingxamudi 3 ปีที่แล้ว +1

      Calanka aan adunka ogu jeclahay baa ku saran ixtiraam ban u haya from Ogadenia

  • @ibnuqurxan8363
    @ibnuqurxan8363 3 ปีที่แล้ว +2

    ahheeey ah ahyeeey ah jediyaan misga ah

  • @aamiin41
    @aamiin41 3 ปีที่แล้ว +9

    Abwaan xayawaan abwaan qaaliya silsilad kasata wuxu dufaca dumara ka bilada sharaf halagudosiyo khasatan dumara ka somaliyeed anigan salan iga gadhasiye

  • @muhumeddakane776
    @muhumeddakane776 3 ปีที่แล้ว +1

    These wait mxaan raweee muna bilan lkn no problem khadro ayaaa kaqebqathatee

  • @saidosmahaji442
    @saidosmahaji442 3 ปีที่แล้ว +1

    Keep going

  • @abdikarimdhanaane7774
    @abdikarimdhanaane7774 3 ปีที่แล้ว +2

    WOW I like it😍😍😍😍

  • @madiinocabduqadir820
    @madiinocabduqadir820 3 ปีที่แล้ว +2

    Yes yes

  • @cumarcalixasan5842
    @cumarcalixasan5842 3 ปีที่แล้ว +3

    Bes waaye😄

  • @ibrahimshale3565
    @ibrahimshale3565 3 ปีที่แล้ว +5

    ManshaAllah A

  • @wardahussein7105
    @wardahussein7105 3 ปีที่แล้ว +1

    Naaag adag

  • @qoranedaadax1438
    @qoranedaadax1438 3 ปีที่แล้ว +3

    meel abwaan xawayaan marayo wxba nooma hadhin
    dumaroow raah ahaada wuxu kaftan unbuu ahaaye🚶

  • @haymishsheikhahmed3453
    @haymishsheikhahmed3453 ปีที่แล้ว

    Khadro waan jeclahay Illah amarkii 🥰🥰🥰

  • @sahrinaofficial1207
    @sahrinaofficial1207 3 ปีที่แล้ว +2

    Waa runteeda khadar wan ku wataaa

  • @ahmedabdulahi6873
    @ahmedabdulahi6873 3 ปีที่แล้ว +1

    Habluu inantaa codka hawdaayeen waa inan nool wllhi

  • @duniyoabdi2457
    @duniyoabdi2457 3 ปีที่แล้ว +3

    Wow mansha allha

  • @engosmanabdilahiali5056
    @engosmanabdilahiali5056 2 ปีที่แล้ว

    Eng. Osman abdillahi xaji
    Hhadra wadani qurux iyo milgo suuban buu eebbe ku siiyey, difaac afag baad gashay, la dulmar kabaha.

  • @Hodan.Hussein7080
    @Hodan.Hussein7080 3 ปีที่แล้ว +1

    Salan ha la iga garsiiyo qadro waxan la cajabay habka ee uu dheleeyso

  • @FARASKA10
    @FARASKA10 3 ปีที่แล้ว +3

    Ciil hayaa badanaa fanaanada wax yar uga dhiman in eey feertanto

    • @ggiqro7992
      @ggiqro7992 3 ปีที่แล้ว

      Yeeey kufeerun eeka caraara mesha

    • @FARASKA10
      @FARASKA10 3 ปีที่แล้ว

      @@ggiqro7992 qof la feeri karo ma kuula ekahay adeer

  • @qadrishmohamed9537
    @qadrishmohamed9537 3 ปีที่แล้ว +1

    Gabdhaan Man shallah Qalanjo waaye

  • @naafacqaliif8933
    @naafacqaliif8933 3 ปีที่แล้ว +6

    waaw cajiib

  • @habibomohammed5214
    @habibomohammed5214 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha alla wlh wa ereyo cjb ah

  • @iraadkhalif3022
    @iraadkhalif3022 2 ปีที่แล้ว

    C/laahi xawayaan abwaanka qarniga nooloow

  • @ggiqro7992
    @ggiqro7992 3 ปีที่แล้ว +4

    M.a walhi waad kareeysa gdhha no no no no no no no hoooos

  • @shukrigaadsan5657
    @shukrigaadsan5657 3 ปีที่แล้ว +2

    MashaAllah wwwwwwwww💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💙💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕💕❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤💙💙💙💙💙❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @dalmaryare6194
    @dalmaryare6194 3 ปีที่แล้ว +7

    Waaaw mashallah she's got very beautiful voice 😍 and classic

  • @ShukrimaxamadCali
    @ShukrimaxamadCali ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉 waaww

  • @mandeqmanka8748
    @mandeqmanka8748 3 ปีที่แล้ว +5

    Waaaw qof adagba timid

  • @CABDULLAAHI_YAASIIN
    @CABDULLAAHI_YAASIIN 3 ปีที่แล้ว +1

    Haddli, ay Khadro dhaanto ku soo biirtay hadday daawasho leedahay silsiladdu.

  • @ayuushdeeq7861
    @ayuushdeeq7861 3 ปีที่แล้ว +2

    Qadara Maxamed xirsi habaryartey

  • @siraliyoonsiraliyoon6611
    @siraliyoonsiraliyoon6611 3 ปีที่แล้ว

    asc Teamka wan idin salamaya Horta idin ka cod sanaya in ad ku so Darta Dad kle anigo ka so Jeda Mudug Gar ahan Buntland waxan Raba an qayb ka noqde igu so Dartan Hadana waxan joga kampla e iso jwba wacan thank

  • @salmacarab9459
    @salmacarab9459 3 ปีที่แล้ว +3

    Tusuuf birjèx melbdasarathy khadra waddani

  • @nimcomaxamed8862
    @nimcomaxamed8862 ปีที่แล้ว

    WaaaaaaaaaaW

  • @cumarcalixasan5842
    @cumarcalixasan5842 3 ปีที่แล้ว +2

    Qoraalka Description ka
    Hala Saxo Erayada Iyo Codka Dad aan laheyn ayaad siiseen

  • @abdiclever7633
    @abdiclever7633 3 ปีที่แล้ว +7

    Tan waxeedu waa dagaal caaadi ah😂😂😂

  • @nimcomaxamed123aadan6
    @nimcomaxamed123aadan6 ปีที่แล้ว

    Wlhi waa run maalkii oo dhan madhfac bay siiyeen yaab

  • @aminacabdullaahi4787
    @aminacabdullaahi4787 2 ปีที่แล้ว

    M.a abay

  • @kingkhazar1565
    @kingkhazar1565 3 ปีที่แล้ว

    Iyaa caadalad ayaa larabaa abwaan xayawaan halagasaaro

  • @KimgAziz
    @KimgAziz 3 ปีที่แล้ว

    Aaway Gabadhii Abwaanniinta Ahaay soo Gala please silsilada

  • @ibnuqurxan8363
    @ibnuqurxan8363 3 ปีที่แล้ว +3

    mansha allh wll jediyn misgah 31/7/221

  • @iftinfaarah7888
    @iftinfaarah7888 ปีที่แล้ว

    Msha alh Kusoco Byo khadrat

  • @uweysduuble8703
    @uweysduuble8703 3 ปีที่แล้ว +2

    Aad iyo aad

  • @calixaraf5974
    @calixaraf5974 3 ปีที่แล้ว +1

    Ogadeenow khadra wadani miyaad isiisaan aan dhantada ka qu aan saree

  • @starfoodeey2043
    @starfoodeey2043 3 ปีที่แล้ว +11

    M.a My habo ❤❤🇬🇲👏