Xaji basar Ninkan maxkamada un ba sheegi in fal dambiyed faraha kula jiro iyo in kale, ha ka dheereyn rasaasta hawl ku taalana maaha ee talaabada ha ka dheerayn !
Adeer xasanad aduunku kuma shaqeeyo ee qofku haduu denbi galo waxaa lahorkeena sharciga haduu denbi lagu helina waa lasii daya hadii kalana waa lagu qaada soomaalida ayaa waxaa ku hoos gabata ee aduunka lagamayaqaan maxaa ku baray waxa lagu haasto halahorkeeno maxkabada oo halaku cadeeyo waxa loo hasto
Allah haku baro sharci Somaliland 💚🤍❤️
QARANKA BARAKEYSAN INSHAALLAH GUUL ❤❤❤❤❤❤❤❤
Xaji basar
Ninkan maxkamada un ba sheegi in fal dambiyed faraha kula jiro iyo in kale, ha ka dheereyn rasaasta hawl ku taalana maaha ee talaabada ha ka dheerayn !
Waa hadalki reer afkumalka waaxisu
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Adiguna imisa calag baad qaadatay oo dalka cadowga usoo raacday maanta
yaab yaarabi ❤❤
Waligay mujaahid kuuma qorin imikana xaqiiq kamaad hadal
Golaha fedhka iyo laadka kiiskii loo soo Gudbiyaaj may qaadan ee waxay qaadatay danbigii hore❤
Boorame wax ka dhacayaa ma jirto Dameero dantiisa wuu yaqaan
Xildhibaano maahee waa ay
Xaqiiq ka Maad hadal !
Maxaad ka ogthy adigu
GOBOLKA Awdal wax ka dhici karaa ma jirto hadaad waalan tahay ba
Fb kasoo calaacal 😅
geesi
Waar naga tag wuxuu ku hadlayey waanu maqlaynay ee nala dhaaf hadalka jilicdasan
Go to school
😂😂😂waar waa lahaya
Golaha feedhka iyo laadka.intaasaan waa qoray beenta jooji
Xaaji basaroow khasaare ayad noqotay
Raagamuusiyo rag alaysbaday caloosha adkayso
War amus rermiyi badthye
ADEER WAA SAX HADALKAAGUYE LAAKIIN EEDA BAARLABAANKA LAM KEENAYO EE MAXKAMADA AYAA LA KERNAYAA
Adeer xasanad aduunku kuma shaqeeyo ee qofku haduu denbi galo waxaa lahorkeena sharciga haduu denbi lagu helina waa lasii daya hadii kalana waa lagu qaada soomaalida ayaa waxaa ku hoos gabata ee aduunka lagamayaqaan maxaa ku baray waxa lagu haasto halahorkeeno maxkabada oo halaku cadeeyo waxa loo hasto
😂😂😂😂😂😂😂😂
MAXAMED ABIIB IYO QAARKALEBA INAY QARANDUMIS YIHIIN IYAGAA BANAA KA IS KEENAY NINKII AAN TAA OGAYNA WAA NIN LEH WAAN INDHA LA AY
Daacdnimada aaf baad uga fogty rin ma haysid
Qofkan Ooyaaye wuxuu metelaa huwan, reer boorame shaqo kuma leh
Aamu jilicsan yahay
Waar waa ex xildiban waar shut up tuuyahow waxad tahadey iyago kaley ee naga aamo magacabay guul Somaliland
JAMACADA FEEDHAN ANARABAA INAANISKA XAADIRIYO . HALKAN ANIGOO QURBAHA JOOAY IGU’ADAGTAHAY JAMADHAAS FEEDHKU. TAN SOMALİLAND BA’IIJABANE INRULMENT GANISKUSOBEEGI INSHA ALLAH 😂
Waar ninkani isagaa xiinkiisa ka dheereeyay niicda naga jooji galbeed balaayo ka dhacaysa male
beenale beenta jooji
You got paid
Ilaahayba jira
Waar iska aamus nacasyow. Aqoon daro ayaa ku haysa.
Xildhibaano maahee waa ay