Muxuu Reer Awdal kusoo kordhinayaa ee uu toddobadii sano uu ku kordhin waayey....!!!!. Laakiin maanta muu ooyin ee wuu qoslay, Mise Hargeysa keliya marka uu joogo ayuu ooyaa....?!!!!!. Maanta Cirro ayuu noqday mar hadduu qoslay....!!!!!!!.
Kkkk in wax la wada yeesho hadii ay Maanta Kula fiicnaatay. Dool Bari ayay fiicnayd wax la qaybsatid. Iminkana iyaga ka bilaw oo baryo ku soo celi. Car hadii aad 2 xiniinyood tahay Dhulbahante Baryo iyo jeebka oo Aad gacanta geliso ku soo celi😂😂
Wlhi muuse waa legend rer awdalow maanta sidaacada ayuu odaygu iniila hadlay xisbigiina soo saara anaguna wan idingarabtaaganahay guuul from awalka
Mansha'allah kulmiye guul Somaliland
Kulmiye Waa Kulmiye. Soo Noqo Markale Mudane Madaxweyne Mr : M B C . ❤❤❤
💚🤍❤️ madax waynihi gaadhiga wadi jira garan halodayo talin jiray ha taliyo awoweyal💛💚🎉/let him sleep🦥
Muuse aftahan
Rageedii
Biixi dalka dhaaf codlaguuma hayo
Qarankay kaga dhegtay miyaanu qaranku kii uu baabiyey
Qaranka bur buray xaguu jogaa bal itusbal ader ma intaayar ee bariga kadhacdaybaad qaranka ubaabinaysaa yaab ader dalkaaga amin wll ocadwga kusoo dulayna ee somaliya kamidtahay inad qaranjira noqoto aduunka iska eeg intaad waxkale kafakarayso OK
Sidii aad mucaar u noqon lahayd iska sii baro
Naf.laaan odaygii wu ooyayaaa 😂😂😂
6 days to go hadad naf ledihiin soo sara hurdaye niic way soo dhamatay 😂
🎉ma waxaad ku faanaysaa inaad 180km oo dhulkii soomaalilanď ah kasoo caratay
illahay dadka iyo dalkaba haku dhaafiyo
Kulmiye meeshiiba wuu ka saaray ma fahantay maxamed kaahinow
Hadal madaxweyne maaha hadal kaagu
7 years tijaabo waad heshay 7 years kale ma qaadi karno madax wayne naso oo naso oo naso dhiig cucub ba loo baahan yaheeeeeeeeeeeeeeeee
Ma waxaad ku faanaysaa inaad dadkii reer somaliland sedex meelood loo qaybiyo aad meel ka mida lumisay
Guul muuee biixe
Muxuu Reer Awdal kusoo kordhinayaa ee uu toddobadii sano uu ku kordhin waayey....!!!!.
Laakiin maanta muu ooyin ee wuu qoslay, Mise Hargeysa keliya marka uu joogo ayuu ooyaa....?!!!!!.
Maanta Cirro ayuu noqday mar hadduu qoslay....!!!!!!!.
In wax la wado yeeshan waxa ka kow ah in Waddani la doorto
Gudaafadyahay waa lagu eryay dib u soo noqon maysid insha Allah
Kkkkķ
Sxb. Cuqdada. Iska. Sar
@@CawaaleIbraahim-f9d cuqdadee ninkan ilahy umadiisubaa way nacday inyaro heega oo xanuun garxajis ku jiro ayaa raba
@@housseinahmed5654 Idinka cuqdadaysan Oo sacad muuse maalin kasta aflagaadeeya,
Shakhsiga Muuse la dhaho Iyo Qaranka Iyo Sacad muuse kala garta.
Muuse Biixi 😂😂😂😂😂😂😂is not easy 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Ama ooy ama faraha taag taag ama gabay boodhaaqa tiri way kuu dhamaatay hore ayaa laguu aaminay dadka iyo dalkaba waad khayaantay
Oohintu ha socotoooo
ilaahy kumasoo celiyo
waxaàd ku faanto ayaanad hayn
Kugu maalnay madaxwayne doqnata waxba looshagimayo nin ragina waa garanayaa waxaad dadka iyo dalkba utartay❤❤❤
❤❤❤❤❤❤❤kulmiye❤❤❤❤
GUUUUUUUUUUL HILAAC KULMIYE HORSEED
Reer awdal ayuu saaray eedii oo wuxuu yidhi idinkaa eeda leh
Ina samatar miyaanuu ahayn ninkii kulmiye ka cararay berri hore
Waar muuse raga uu soo samaystay way badan yihiine aan iska hubsano
Reer sool maxaad u ceyrisay? Mee Somalilandtii mideysneyd?
Maxad shalay markad hargaysa iyo reerkaga ka qudbadaynaysay hargaysay hilaac codka siiya u odhan wayday reer booramow qiirada beenta ah yuu idinku hodin walahay awdal inuu ithopiq siiyu balan ku galay hadaba ogaada anoo isaaqa ayaa idin leh
Waa xilima itad jogtayba wad diide hada miyaa waxlawada yeelanayaa😂😂😂
Guuuuuul kulmiye ❤❤❤❤
Muuse duli masiibo kugu dhacday
hadal qiimo leh madaxwayne mbc soo noqo markale insha aallaah
Booram 🫡🫡🫡🫡
Wax uu sheego ayaa uu garani laaYaHay neefku 😂
Guulaysta dhamaantiin inshallh hilaac iyo MW iyo ku xigaynkiisa saajin io reer Awdal,guuuul inshallh.
mar kale kubaaq noo ku nidhi haysoo poqortooyo❤
Guuleyso mudane Mad. Muse Bihi, Shan kale idam Alle
Guuuuul Bixi iyo Sajin! Somaliland guul iyo gobanimo ❤ 🤍 💚
Hodhodh hodhodho hodhodho saxanaw hodhodho ilahay nagumaka sooceloyo
Kkkk in wax la wada yeesho hadii ay Maanta Kula fiicnaatay. Dool Bari ayay fiicnayd wax la qaybsatid. Iminkana iyaga ka bilaw oo baryo ku soo celi.
Car hadii aad 2 xiniinyood tahay Dhulbahante Baryo iyo jeebka oo Aad gacanta geliso ku soo celi😂😂
Qalinkaagi 7 sano eee gacantaada ku jiray xaqii awdal meeyay soodigaa jufadaada buuuxiyay. aaway ugaaskayagii iyo xildhibaankaygii korbaad u ooyi kartaa
Maxaaad faaani adba waaad ogtay inaanad wax qabanee, waaabad burburisee
Inan oromo idin kaa iibiyo igu doorta 😂😂😂😂😂😂😂😂😂
❤❤❤❤❤❤
Kkkkkkk
Madaxwayne muuse iyo saajin tartan xalaala ayay ku helayaan quluubta shacabka somaliland dhaman intii soomaliland xoolihii shacabka xaday waxay isugu tageen xisbiga wadani ,la kala badi guushu waa kulmiye 2024
Fatabakh iyo oohin meel wada gasho😂
Aad faantide horta maxaad ku faanin? Nin wax qabtaa faanna.
Waaxaasaan😅qabtay😅dheh😅itus😊oo.taabsii😅
Ninkani dad tageersani kaliya waxa ay ku wataan waa qabyaalad ee wax kale maaha kan umada yaa dhaafiya
Iga aamus kaa aamusaye
Beeenbaddanidaa😅maxishoonaysid😅muusaw😅
Ciil qabe wad dhacayisa saxanow beenale
Cod kuma siineyno Waad dhaceysa idam alle
😂😂😂😂 ilahay inoguma ka soceliyo Insha Allah guul Mr Cirro Insha Allah
Waar bal labadan nin waa rag ka dhisan aqliga iyo jidh ahaanba bal qaabka ay taagan yihiin eega xataa quruda bal eega
Nin waalan Waa kan ookale Adeer muse kani ku dhaafye maraqa cab
Markale soo noqo muuse
ilaahow ha nugu soo celin
Qalinkaagi 7 sano eee gacantaada ku jiray xaqii awdal meeyay soodigaa jufadaada buuuxiyay. aaway ugaaskayagii iyo xildhibaankaygii korbaad u ooyi kartaa