SIR LAGA HELAY GANTAALKA HALISTA AH EE RUUSHKA | DAGAALKA WW3

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 27 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 51

  • @joniqeys2978
    @joniqeys2978 4 วันที่ผ่านมา +5

    First comment abdi hafid guleyso nabadoone🎉

  • @seriyahya7351
    @seriyahya7351 3 วันที่ผ่านมา

    Scott and Ray are the best duo, scot wa legend he was former weapons expert. He was leading a team that dismantled the most dangerous weapons SS20 intermediate nuclear missiles during the cold war, hes spent 2 years in Soviet Union . Scott is the goat 🐐

  • @Maxamedirshad
    @Maxamedirshad 3 วันที่ผ่านมา

    Asc mahadsanid barnamijkaga ,hadda Ayan kusobiray.

  • @Sara-ed7ol
    @Sara-ed7ol 4 วันที่ผ่านมา +6

    ALLAAH naga badbaadiyo sharkooda , haddaan nahay Soomaalida qurbaha ku nool waa inaan daneysano oo ka cararno wadamada la beegsanayo. ALLAAH SWT ha inaga badbaadiyo

    • @hodana7546
      @hodana7546 4 วันที่ผ่านมา

      😂 not going anywhere. You can't run away from death.

    • @Sara-ed7ol
      @Sara-ed7ol 4 วันที่ผ่านมา

      @ but i can always try 😉

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 4 วันที่ผ่านมา +2

    Alahuma Tawafana Wa anta Raadin Caleyna Aamiin

  • @MowliiidAli2002
    @MowliiidAli2002 4 วันที่ผ่านมา +3

    May alllah protect us😢😢

  • @nuuurcabdii
    @nuuurcabdii 4 วันที่ผ่านมา +2

    🥺🥺🥺😪 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @Nuurcabdii
    @Nuurcabdii 4 วันที่ผ่านมา

    🥺🥺 😪 *Ma-jiraa qof walaal ah oo maanta xaaladayda hoos u eega.* Sanad waxan la daalaa dhacayaa xaalado nololeed iyo mid caafimaad oo liidata. Markaygi hore waxan ahaa qof waxbartay oo shaqaysta iskuna filan balse marki xaaladdaan i haleeshay wax walba waa is bedeleen, ilaahbaan ku dhaartee xitaa ma awoodo nolol maalmeed iyo hooy aan dego oo meel masaajid ah ayaan ku noolahay. Ma jiraa qof walaal ah oo xaaladayda hoos u eega oo wax uun iga tari kara. Lambarkayga waa
    ( *Labo Shan Labo Lix Hal Eber Labo Shan Lix Lix Todobo Saddex* )
    Ama isagoo caadi ah waaka shaashada ii saaran. Magaceygu waa Nuur Cabdi oo jooga Muqdisho

  • @NastehoAwale
    @NastehoAwale 4 วันที่ผ่านมา +1

    SubxaanaAllaah 😢😢😢 allaah hana badbaadiyo anaga iyo intii Islam eh

  • @AxmadmaxamadSalad
    @AxmadmaxamadSalad 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waa libaax iyo shabeel iyo war be allaah hakaqabto islaamka

  • @0marabdi209
    @0marabdi209 4 วันที่ผ่านมา

    كلما اوقدوا نارا للحرب أطفأ الله

  • @RaxmoJaamac-tv1jo
    @RaxmoJaamac-tv1jo 4 วันที่ผ่านมา

    Ilaahayow isku dir kufaarta

  • @taraagire6176
    @taraagire6176 4 วันที่ผ่านมา +1

    I know scott ritte 👍🏼

  • @Qadani55Qadani55
    @Qadani55Qadani55 4 วันที่ผ่านมา

    Inay maraykanka iyo reer yurup iyo ruushku is baabi,iyaan waa farxadeena

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 4 วันที่ผ่านมา +1

    ASC Sir Abdi haafid

  • @BadhanCalicade
    @BadhanCalicade 4 วันที่ผ่านมา

    Ilahow uu dhca😊

  • @OlfadBaashi
    @OlfadBaashi 4 วันที่ผ่านมา

    Allah maxaa yurub keenay muqdisho ayaan usocdaa mana soo noqondoono😂

  • @Mubaarak87
    @Mubaarak87 4 วันที่ผ่านมา +1

    Western ama Yurub Muslim badhan Ee aan wax Danbi ah Galin ayay Aduunka dhaafiyeen 2025 stars Nuclear ☢️ aaa muuqato Xaqii aaa soo ifay Aduunka USA 🇺🇸 oo La waabin Amaaan jirimaaayo

  • @RoblehEgueh-u1w
    @RoblehEgueh-u1w 4 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤

  • @abdixayi8453
    @abdixayi8453 4 วันที่ผ่านมา

    Hadii ruushku isticmaalo hubka halista ah. Waxaa arinkaa masuuliyadeeda qaadaya joe biden oo ukraine ku amray inay isticmaalaan hubkii maraykanku siiyey. Wadanka ugu horeeya ee ruushku duqayn doonaa waa biritan. North koria waxay duqayn doontaa sauth koria. China waxay duqayn japan. Sidaasuu ku nilaaban doonaa.

  • @badalabshir502
    @badalabshir502 4 วันที่ผ่านมา +1

    Cabdi xaafid soo injineerku mahihin ruushu xoog malahan

  • @snw9257
    @snw9257 4 วันที่ผ่านมา

    Illahayow dabka ay shidayaan reer galbeedku naga dami

  • @AliMohajim
    @AliMohajim 4 วันที่ผ่านมา +1

    Maraykan ilaa kulaylku gaaro oo tiisu udan sheegto ma ahan dhibka dayn maayo inta meel ee dagaalada ka socdaan mid uu isaga ka danbayn ma jirto

    • @NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h
      @NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h 4 วันที่ผ่านมา +2

      Mareykan ka Dunida waxuuraa in uuqaso lakiin dulmiga uu kagalay falastiin allah ayaa ka awaalmarindoono insha allah

    • @AliMohajim
      @AliMohajim 4 วันที่ผ่านมา

      @NuurmaxamedNuurmaxamed-u7h inshallah isaga uun bay dhib ku noqon

  • @SalimsalahSalim-en8qr
    @SalimsalahSalim-en8qr 4 วันที่ผ่านมา

    Intee lagalaahee

  • @Hannah_fatima
    @Hannah_fatima 4 วันที่ผ่านมา +2

    OMG War

  • @CabdiWali-be6tg
    @CabdiWali-be6tg 4 วันที่ผ่านมา +1

    Waayahayfagaaremagadhid

  • @AbdifatahAbdullahiYusuf-vf2pz
    @AbdifatahAbdullahiYusuf-vf2pz 4 วันที่ผ่านมา

    Cabdixafiid ma waxaa na leedahay kii beenta badnaa ee yiri Ciraaq baa Nuclear heysata 25 Sano kahor ayaan idiin wadaa🙆‍♀️😃

  • @mohamedfarah1522
    @mohamedfarah1522 4 วันที่ผ่านมา

    Mareykanka haddiiba lala dagaalamayo cidda la dagaalameysaa waxey baabi'in doontaa ukunta bariga dhexe ka taala marka koowaad dabadeedna iwiwiwia

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 4 วันที่ผ่านมา

    Waxaa hubaal ah neclear sheeg wax yar iskuma qooraan galadaan. Jabkii dagaalkii labad aduunka kaso gaarey ayey iloowi la ahyihin hubkii weeynaa waa jojiyeen manta waxay ku badalan bobooyinka dhulka lagaliyo wax matuurayan mardhmbe

  • @haniahmed7534
    @haniahmed7534 4 วันที่ผ่านมา +1

    Biden awalba cumri umaharin musibo inkasto gerida da laheyn alahuma Najina Fitnadan

  • @jabartimohamedhashi-ly3xl
    @jabartimohamedhashi-ly3xl 4 วันที่ผ่านมา +1

    ASC

  • @UgaasMaxamedisack
    @UgaasMaxamedisack 4 วันที่ผ่านมา

    Gaalada booto badanaa malaga yaabo inay isku dhuftaan weligooda ayey sidaas ubooteen jireen haday run ka tahay allah muslimiinta badbaadiyo

  • @AbdullahiMohamed-py9pg
    @AbdullahiMohamed-py9pg 4 วันที่ผ่านมา

    Kani miyuu ahaayn ninkii iraq beenta ka sheegay oo sadam dhuladisa sidaa ugaley

  • @Fahad-fz3bm
    @Fahad-fz3bm 3 วันที่ผ่านมา

    War Ha isku Ridaan Booto Ma Rabnee

  • @warsamewaberi3792
    @warsamewaberi3792 3 วันที่ผ่านมา

    Waxaa lagu yidhi xuunshooy nabigii baa dhintay waxay tiri markii uu noollaaba xaarkaan cunaayay, anagu aftican hadaan nahay waxaa jeclanahay in nuclear laysku qaraaco oo faqriga iyo dhibaatooyinka lawdda dhadhamiyo😂

  • @orahwng-l8v
    @orahwng-l8v 4 วันที่ผ่านมา

    Somali wa mudul gubtay ko kale ka nixi mayo dadka rabo in adunk qarxo wan rabna ilen anga

  • @abdihakimmohameddiriyesank1730
    @abdihakimmohameddiriyesank1730 4 วันที่ผ่านมา

    Wll wadmahadsanthy

  • @ceelocadhays5593
    @ceelocadhays5593 4 วันที่ผ่านมา +1

    Soomaali maxaa uqorshaysan.?

    • @mohamednur1696
      @mohamednur1696 4 วันที่ผ่านมา

      WAXBA

    • @hassansheikh-4395
      @hassansheikh-4395 4 วันที่ผ่านมา

      Qabyaalad iyo Tafaraaruq ayaa u Qorshaysan soomaali.

    • @ceelocadhays5593
      @ceelocadhays5593 4 วันที่ผ่านมา

      @hassansheikh-4395 Allaha usahlo way dhiban yihiin nolol khiyaaliya

    • @ceelocadhays5593
      @ceelocadhays5593 4 วันที่ผ่านมา

      @@mohamednur1696 🥲🥲🥲

  • @Ahmedmahadcaruus
    @Ahmedmahadcaruus 3 วันที่ผ่านมา

    Kkk

  • @fayselhassen4681
    @fayselhassen4681 4 วันที่ผ่านมา

    Waan sugi, La.yahay Ww3

  • @amarasheikh1544
    @amarasheikh1544 4 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤