waxa ino bilaabmay 10-kii dambe Ee Ramadan ha laga fa idaysto "Waxaan Ilaahay Inoo Waydiinayaa Dembi Dhaaf iyo Derajo Sare Alle ha ina waafajiyo khayrka laylatul Qadarka. ” اللَّهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ كَرِيمٌ تُحِبُّ الْعَفْوَ فَاعْفُ عَنِّا Aamiin Yarabi
Shaadiyo Love ku ahe All ruwaayadahaaga Maasha Allah Horay u soco wll Lkn budka LA dhacde markale hanoosoocelin Walhi Ruwaayda dhan ayuuu i nacsiiiye coskiiisa iyo siduuu u jilaaayo
asxabta meshan ku jirto iso duceya murad ayan leyahay in ilahey i fududeyo iso duceya walalehey qofkasto Muslim ah o murad leh ilahey ha usahlo Amin ya rabi
Shadiyo sharaf Sidan dadku way kaa xiiso Dhacayaan Markaa wll Labba week ka dib kolba 1 video ah soo gali wlhi taageero badan baad helaysaa Guul baan ku rajaynayaa labbada daaroodba wll qaali
Aniga waxaa igu dhacay habeenaa wiil aan wada sheekaysan jirnay igu dhahay casho ayaan wada aadaynaa haye ayaan ana dhahay deeto habeenkii ayaan is raacbay hotel ugu qaalisan aan tagnay show waaba hotel been lagu soo heshiiyey ka dib aan fadhino waa la soo wadaa uunbaa nala dhahaa waba waxaan jirinoo been awaala ka dib markaan saddex sacadood fadhinay habeenkiina sii socdo ayuu yidhi waa hotel dadku ku badan yihiin shaqadaa ku badan dadkay u kala adeegayaan haw adeegaanbee inaga saddex sacdood fadhinaayee maan laynoo adeegayninba waa yaabeee ka dibna show waa film la soo jilayba kolba i dhahaa sawiraan iska galgal maxaan galaa mobile buuxsan saddex sacadoodbaan galayee ka dib markii danbaan iskaga soo kacnay meshii dee diba miyaa ninkii laygu arkayaaba xataa malinkiibaa igu danbaysay phone danbe oo aan ka qabteee cukuyee jab waa ii dhameeyey😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Wan somanahy manta waxan inigu ducenayaa janatul fardowsa all Muslim ishallh ❤️like 🙏
Tnks Huuno Janatul fardowsa ilaahay hana waafa Jiyo Amiin Amiin Yaarabe
Aamiin yaa Allaah
Abdullahi Ahmed aboowe subscribe isaar
Aamiin aboowe sidoo kale thanks
Awalna ma fadiir baa xahaad. Avant on dirait que tu faisais pas le jeûne.
Somalida Ma Carab Baa
Mise Waa African💚😂
Ramadan Mubarak Somali Weyn♥️
60% waa african
wa carab😂😂😂😂😁
nin aya u jeedaa waxa u maleysaa inu is cadday hhhh lkn sida saxda ah wa dadka cad cadka ee asalka carabta ka imaday
carab waye
wiil an jacelahy
Waa 10ki ugu danbeyey soonka iyo salada ilahey hanaga aqbalo🙏😍
Wll subscribe isaar ane ku sara
Aaamiin aamiin wll subscribe igu caawi plz ilahey dartii
@@umamuzamilcooking3866 Wll subscribe isaar ane ku sara
Amiin amiin
@@munaabdullahi13 abay cadey subscribe igu caawi wll ilhy dartii
No views
No comment
No like
Waa markii ugu horeesay aan noqda first person like haila dhaafina🙏❤👈
Wll soonka io salaada allh kaa aqbalee like iisaar
Bilan Abdi Farah sharafay subscribe isaar
Samiya Lifestyle ana iisaar
Bilan Abdi Farah ok sharafay wa ku sara
waxa ino bilaabmay 10-kii dambe Ee Ramadan ha laga fa idaysto "Waxaan Ilaahay Inoo Waydiinayaa Dembi Dhaaf iyo Derajo Sare
Alle ha ina waafajiyo khayrka laylatul Qadarka. ” اللَّهُمَّ إِنَّكَ عَفُوٌّ كَرِيمٌ تُحِبُّ الْعَفْوَ فَاعْفُ عَنِّا
Aamiin Yarabi
M.a amiin wll
IIDLE YARRE jeceel keeyga baatahay
Shadiyo sharaf ilaahay dartiis kuu jeclahay keep going my sister
wllo kusali Namibi muxamed scw
Scw scw scw scw
hadaad qoralkeyga aragtid waxn kugu ducaYNaa wll wax walbo aad jeceshay inuu iLaahY ku siiyo anigana iigu duceey Waa bishii ramadan oo qery ka ehad wll subscribe iyo like ii saar
amiin wll subscribe ii saar adne aa ku sare
faizo beauty waan ku sarey subscribe wll
M Guhaad ilahy waxad jcshahy haku siyo wllo
@@princessayan617 subscribe ii saar abayo
@@MGuhaad mahadsanid wll
Shaadiya sharaf inee fany thy waxaa marqaati ka ah 2bil gudohood 55k subscribe ku heshay meeshee dadka kale sanad ku qaadanayso shaadiya sharaf keep Going sister😍😍😍😍😍
Shaadiyo inay jiliika qatarkoahy intailaaragty lik isara 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Hhhhhhhh SHAADIYO sharaf sida uguryaamesa ka helaa keep going xabibti kujaceliya 😍😘
Intaa Dooroo ceeb u taaqaaano like isaaraa 😂😂 diigaag baa laa yiraahdaa not Dooroo😂😂
hhhhhhh wlh halki qosol ahay iguma heeriin shadiyo sharafey hooray u soco ❤💋
dadka xiligan cml dawanayo ASC Ramadan Mubarak 🌙❤
First like isaara alllle ramdanra khayr haynogu dhameye 😙😙😙😙👆👆😭😭
Wll subscribe isaar ane ku sara
Biejek
Mlkh4kdoljah jwh 64669,@#kdjdkddk
Shaadiyo inta tagerto like sara please
Ana ku aftaxayshadiyosharaf like lee igu cawi ina adeerey wax-kale kama rabe
Shadiya sharaf my dhiiga cafimaad ku noloow asxaan jilaay tahay 😘😘
Qokii ugu horeeyay ee daawada ayaan ahay like iisaar
Shadiyo abyo ilhya dartiis ayan ku jacelhya wlhi waa ku faana qurxey noolow ilxun ku argto cafimd ku noolow qurx dumar ♥️🍉❤love shadiyo waa wlltimo 👉
Shaadiyo qurux keep going sister Noolow
Asc shadiyo sharaf najiib adan najiib Jampa luuza laaza keep doing aad baan idiin salamay 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from Hargiesa niga soo salamayaaaaa
Shaadiyo shrf keep going xbbti ❤
Wallaaley ninkan waxx danbe halla soo jillin waayo maddaxuu na xanuujiyay qaylo miidhan weeye
From hargeesa
Shadiyo inta gerta like isar one love shadiyoh
Waxa bacda kujiro waa kobaha jamba inta ila aragtay like
Shaadiyo sharafey taagera kuu ahy 😍✌
Shaadi wlhi waan ku jclehy xaga jiliinta heesah kuma jcli wlhi Allah haku so hanuuyo abayo dear xbb ajakis yare kul rwa xaga ruwayd
Kan manuurayo, ajakis yare iyo shaadiyo good acting together. Qeelo batnaa kan. Manuraayo
Shaadiyo diracan amu ka dhamada iyo gabasarkan lke isaar like. Shuh iku sii
Adnh love isar yarey
Muxudiin Maxamed horay uma soo qaadan dharkan ee dharka isku qaab qaab eg😂dhaaf gabdha
Hhhhhhh muxudin ka wareji gabadha
Adoo nin rag ma naag diraceda firine 😏
Xishoo gabdhaha lama caayee.
❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Wllky lacag dhex fadhiisi ayaan lahaa MA cayayaan dhex fadhiiisi miyaan islahaaa 😂😂😂wllhi shadiyo sharaf funny socoto wye keep going my sis
Baldadkan maxay ku arken like ducadan layabay bal ana anduceeye isara like
Shaadiyo
Love ku ahe
All ruwaayadahaaga
Maasha Allah
Horay u soco wll
Lkn budka LA dhacde markale hanoosoocelin
Walhi Ruwaayda dhan ayuuu i nacsiiiye coskiiisa iyo siduuu u jilaaayo
Jamba qeeylo badanaaaaa
Hadaa ila aragtay like ii saar
Madaxa ladagaalanka cayayaanka aaaaaa wlhi najiiiiib Aaad iiga qoslisay pro wa fiiray
Shadiyo cdi ma dihid zxpy
Horey uu si soco wlshey ❤️❤️❤️😍😍😍
Asxabey alaha naga dhigo ku wiil leylatul qadarka arako ilahow nawa faji ada awode adinkuna dadalaa
Amiin yarbi
Zhadiyo abyo ku tagera in bdn lknse ninkan mr dnbe riwayo hala so jilin coz codkisa kuma hesto dhagaha na xanujiyay ba😂
Plz kan maba buuxo wlahi
Shaadiyo sharaf kal iyo laaap kuu taageeraa eee naga horleeexi plz
shaadiyo sharaf iga qoslisay alle haku dhaafo
Shadiya xayi mhn video yashaan see wax u jiraan
Hadalkooga ka helaybe wllhi from hargeisa
Wallka lacag ag fadhisiya isdhahaye Cayayan ag fadhisi ma isdhahayay kkkk jaamb love u yaqey
Walhi somali youtuber iyo ruwaaydo ma dawado lakiin shadiya sharaf waan ka hela waa funny she makes me laugh theo and i watch her bahaha
Ay Manta anaa First u ah shadia sharaf chanelkeda ❤❤
Naaa shadiyo muudey cumarjaja iyo najiiib Dadkaaas isku nuraysan wxn naga daaa wllo wanba dhibsanay codkisa qabka darane🤣🤣🤣
Shadiyo sharaf keep goin sis
Walle wey qosol bdanthy shadiyo sharaf 😂😂😂😂😂
Zamzam Abdi qaaliyay subscribe isaar
Wwwww inta tageerta shadiya isaara
Boqorada muqdisho maskaxda kuku dagsada runtii masha alah dadka wad kaqosalsisa shadiya sharaf ilahow kuxafid xabibti umc aadban kujeclahay run ahantii nin hadan ahan lahay wan kugursan lahay i love you❤❤🙏👌
Thnx wll mcn abyo ama abwe sido kale ka qabaa😍😍😍👍
Nin ma.ihi hadan ahan lahay waba kugursan lahay insha alah xbbti muqdisho marka imado wan kuso boqan dona hadiyat aat kufaraxdo wan kukeni dona insha alah ilxun kuma arakto umc mcnto❤❤❤
Wejigaa yariis warkaa waaweyn hhhh shadiya wlhi qosol kutageera walaley from hargeisa
Inta alle daradi usoman like ha isarto🙏😢
Adna subscribe iigu sharaf
Ruweydo Axmed walal subscribe iisaar chanelkygan mahadsanid
@@GoolMediaGM waaa kuu saaray adna iii saar
Shadiya sharaf iyo jaamba
Wax kle
Axsan fany
Wxizu wa aroskayga duhur ban ka dhigan waana amarkayga 😂from burco✋❤️❤️
Qof dabada laga dharbaxay cml isku kaduudoya ka dhacday funny shaadiya👐😁😁😁
asxabta meshan ku jirto iso duceya murad ayan leyahay in ilahey i fududeyo iso duceya walalehey qofkasto Muslim ah o murad leh ilahey ha usahlo Amin ya rabi
Allha ku sahlo muradkaga
Walal hadaa qof sooma tahay subscribe ii saar Muraadakaaga allaah sahlee
Waaan kuuu saaray wll adna isaar
th-cam.com/video/70cscAqrA-I/w-d-xo.html
Subscriber iisaara ilaaheey dartii
@@umusaidchannel waaa kuuu saaray
Fan iyo faalo waa ku sarey subscrib adna isaar wll
Ina adeerteyda shaadiya keep going ❤❤❤❤❤❤❤
Channelkeyga so boqda walalayal , TH-cam Ayan kucusbahay! Baqel nimada daaya!
Kkkkkkkkkkkk wlhy shadiyo najib gacan ayaan utaagay ujafeen ayaan ubogaydeee
i love you❤..... ShaaDiYa❤.... hadaad shaadiyo sidayda oo kale u jeceshay....like.. ii Saar.....❤😚😍😚
Walalkaa lacag dhaxfadhiisiya isdhahaayee cayayan ag fadhisi man isdhahayey hhhhhhhkkkkkkkkk
Masha Allah dhamaan muslimiinta
Shaadiyo hormar wacan quruxey wakutagera
Shadiyo sharaf 😘😘❤️💚💚💖💖 kkkkkkkkkk 🤣😂😂 😂😜😜
Fartun Aden sharafay subscribe isaar
Shadiyo sharaf
Sidan dadku way kaa xiiso Dhacayaan Markaa wll Labba week ka dib kolba 1 video ah soo gali wlhi taageero badan baad
helaysaa
Guul baan ku rajaynayaa labbada daaroodba wll qaali
maxa jira heee shadiyo sharfteyta an jeclhy wlhi wan ka xumahay yaqeya dadbadana iga so hormarya
Wajiga yariis warka waween kulaha shadiyo funny I love u sister
Ifka nolasha Ifraax sharafay subscribe isaar
Samiya Lifestyle oky xabibti
Aniga waxaa igu dhacay habeenaa wiil aan wada sheekaysan jirnay igu dhahay casho ayaan wada aadaynaa haye ayaan ana dhahay deeto habeenkii ayaan is raacbay hotel ugu qaalisan aan tagnay show waaba hotel been lagu soo heshiiyey ka dib aan fadhino waa la soo wadaa uunbaa nala dhahaa waba waxaan jirinoo been awaala ka dib markaan saddex sacadood fadhinay habeenkiina sii socdo ayuu yidhi waa hotel dadku ku badan yihiin shaqadaa ku badan dadkay u kala adeegayaan haw adeegaanbee inaga saddex sacdood fadhinaayee maan laynoo adeegayninba waa yaabeee ka dibna show waa film la soo jilayba kolba i dhahaa sawiraan iska galgal maxaan galaa mobile buuxsan saddex sacadoodbaan galayee ka dib markii danbaan iskaga soo kacnay meshii dee diba miyaa ninkii laygu arkayaaba xataa malinkiibaa igu danbaysay phone danbe oo aan ka qabteee cukuyee jab waa ii dhameeyey😂😂😂😂😂😂😂😂😂
Asxabta inta iga dhambeyso ramadan kariim isoo boqda fadlan
Naima Haashi walal subscribe iisaar chanelkygan mahadsanid
Masha allh wn taageeraaa qoftaaan
Shaadiyo keep going
Ilahe dartiiz subscribe igu isaar
All young waa ku sarey subscrib adna isaar
@@hamdihenna2051 Wanku saray pardey
@@aliadannur7103 plz isaar subscriber
@@laqanyolovechannel7100 Adna isaar paradey
Shadiya qurux badan qosol igu disha one love 😘😘😘
Basima Omar walal subscribe iisaar chanelkygan mahadsanid
kkkkkk sadiyo cadey caadi maatihi walahi masa alaaha
Ninka qaayli badanaq xagiisa wuxuu isku maleeyaa inuu shactireynayo mel qaldanaa ka fahantay dadka laga qoslinayo Shadiyo jawiga daganaa kugu jeclhy horey usoco apayo
Masha allaah❤❤
Qovki ugu horeYeY zhdia hormr wcn alpo
Caafi ku bilaaw wlee shekadan gbdho bdn ayey ku dhacday 😂😂😂
ku jecliyaa shaadiyo❤🔥
Ninkan qeylo badanaa dhagahu naxanunjiye yaa naga qabto
Najiib waa bil rmadan allah dartii kuu jeclhy wllhi allha ku xifdiyo wllo ❤❤
Shadiyo horay usoco
😂😂😂😂😂😂 funny👍
1 ayaan ahay like plzzz waligey 100like mahelin plzzz like
😂😂shadiya sharaf naag aan taagero❤😂😂
shaadiya sharaf dar alle ku jecely guul wcn my sts
Bilan Cumar walal subscribe iisaar chanelkygan mahadsanid
Horta Ani ninkaan majecli wallhi Shaadiyo dartaa udaawada ruwayadan😂🙄😏
heheh subscribe ii saar wllo
say sau j
Thn
qof dabada laga dharbaaxay cml isku kaduudoya kulahaaaa
alla shaadiyo sharafaaa 😂😂😂😂
Shadiya wankusalame Ramadaan .Mubarak .🤓🤓👏👋💚💘💓💙💖👍💟👋
Shaadiyo sharaftyda aad baan ku taaraa xbbt lkn kan dambo jiliin hala sameyn kuguma nuuraayo
shadiyo qurux love her so much
Keep going😍
Asc sharafeey shadiyo waan ku tageeraa
Kkkk sheeko qosol badan waayo
Waheyga qaliga ee somaliyeed 🇸🇴🇸🇴🇸🇴 waxaan lahadlayaa intiina iga danbeyso oo shadiyo ukala kiciyay maanta ana isoo boqdoo 1000 subscribed igu sharka si xushmadleh ❤️💋❤️❤️💋🇸🇴🇸🇴🇸🇴🤝🤝🤝🙏🙏🙏🙏🙏
Waa kuuu saaray adna ii saaar ...
@@officialhalista895 ii saar wll adne aa ku saree
sarmaan media subscribe ii saar adne aa ku sare
@@faizobeauty9419 waa kuu saaray 192
Wlhi waan ka helay shaadiyo waan kugu heystaaa ilaaah dartiii💎📿
said Aden walal subscribe isaar
@@samiyalifestyle6737 walaashey waan kuu saarey maadama aan helin waxaa aad
Hhhhhhhh Cafiga Ku bilow shadiyo 😛
Inta Somalilan Nacb like isara
Bbe shaadiyo sharaf 🌹