Ka tir qofka kale sawirro aad Messenger ugu dirtay sanado ka hor

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 4 ก.พ. 2025

ความคิดเห็น • 125

  • @hanemiin7565
    @hanemiin7565 3 ปีที่แล้ว

    Marka hore wad mahad san tahay ustaad sida aad mar walba nogu faidaysi hal sual iga soo jawab ado mahad san ustaad sidee ayan dhaman u wada saari kara madama aan wakhti dheer qofka wada shekay'sanaynay oo ay qoraalku aad u badan yahay insha Allah jawaab ayan ka sugaya ustaad
    Alle haku xafido

  • @cumaryuusuf8881
    @cumaryuusuf8881 2 ปีที่แล้ว

    Jasaklhu khayra wll alaha haka abaalmariyo

  • @zakarieahmedisse3707
    @zakarieahmedisse3707 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wllka channelkaga wan ku xiranahay wana ka faideysaa JAZAAKUMA ALLAH 🙏🥰

  • @apdulhisocdaal1087
    @apdulhisocdaal1087 3 ปีที่แล้ว +1

    Eng macalinkag englishka macalin maxamed cumar maxamed guud maxasusata

  • @abdurahmanmohammed2366
    @abdurahmanmohammed2366 3 ปีที่แล้ว

    Allah Baku barakeyo

  • @siciidosaalax257
    @siciidosaalax257 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mhdsnid wll

  • @abdulkadirdhagacade2503
    @abdulkadirdhagacade2503 3 ปีที่แล้ว

    Aad iyo aad saaxib sare mahadsanid

  • @foosladanchannel1923
    @foosladanchannel1923 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah

  • @bartanabada2906
    @bartanabada2906 3 ปีที่แล้ว

    mahadsanid macalin

  • @Hamz826
    @Hamz826 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid lipaax aan ku xidhanahay

  • @cabdinaasir3027
    @cabdinaasir3027 3 ปีที่แล้ว

    Masha Allah mahadsanid

  • @suldaanjaakat4965
    @suldaanjaakat4965 3 ปีที่แล้ว

    Thanks alot ustaad

  • @timoofficial4960
    @timoofficial4960 3 ปีที่แล้ว

    Macalina hore u soco

  • @fosiyoxasan3819
    @fosiyoxasan3819 3 ปีที่แล้ว

    thanks u so much

  • @Zeyanb
    @Zeyanb 3 ปีที่แล้ว +1

    Hadii fariin aaan tiro qaab uu qofkaas markale uaqrisan karo hadii uu jiro nala wadaaag mhsnd

  • @calijamac6253
    @calijamac6253 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid wlle Jasaakalaah😍

  • @mohamedabdul1826
    @mohamedabdul1826 3 ปีที่แล้ว

    Asc sxb horey u soco soo badi muuqaalada sxb😍

  • @khashuuji8950
    @khashuuji8950 3 ปีที่แล้ว

    M.zhllh macalin horey uzoco

  • @maxamudtare8837
    @maxamudtare8837 2 ปีที่แล้ว

    Thanks proo

  • @liibanyusuf4752
    @liibanyusuf4752 3 ปีที่แล้ว

    Macalin kan mar hore ayee imaday

  • @abdukadirosmanahmed536
    @abdukadirosmanahmed536 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid

  • @waniinimedia8899
    @waniinimedia8899 3 ปีที่แล้ว

    Thanks

  • @sucdiyuusuf97
    @sucdiyuusuf97 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid wllkie adban ugu baahnaa barnamijkan

  • @intizaarabdirizak4499
    @intizaarabdirizak4499 3 ปีที่แล้ว

    Keep going teacher

  • @Ade_dirie
    @Ade_dirie 3 ปีที่แล้ว

    M.a macalin

  • @cabdijeylaani3863
    @cabdijeylaani3863 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid sxb

  • @nastehoosman7484
    @nastehoosman7484 3 ปีที่แล้ว +1

    Horay usoco
    my ina aabo
    U Faaideeyaha
    Bulshada 🥰
    👏👏👏👏

  • @akanhusien4767
    @akanhusien4767 3 ปีที่แล้ว

    Mhdsanid ustaad

  • @BtsArmy-sn3kl
    @BtsArmy-sn3kl 3 ปีที่แล้ว

    Wllkey mcn guul kurajeynaah 🥰😍

  • @Tazzabdoull
    @Tazzabdoull 3 ปีที่แล้ว

    Sidee loo soo celiyaa fariimihii aa sanado ka hor diray

  • @JIMCAALE__10
    @JIMCAALE__10 3 ปีที่แล้ว +1

    💯

  • @nuuraahmed2582
    @nuuraahmed2582 2 ปีที่แล้ว +1

    Sidee lo badsaada Facebook liketa nosogali wll

  • @mehbuubdek1937
    @mehbuubdek1937 3 ปีที่แล้ว

    thanks wll

  • @farduuskalgacal5955
    @farduuskalgacal5955 3 ปีที่แล้ว +1

    Agah war way igashay kuwa badan remove yaa is yaqaanba😂😂😂
    Mahadsanid wllka💯

  • @samsamahmed2037
    @samsamahmed2037 3 ปีที่แล้ว

    Massemgerka meel klo ayu gala meshasne maka baxaa wll
    Thnks for u sharing🙏

  • @hassanie1744
    @hassanie1744 3 ปีที่แล้ว

    Mcalin reply ii sodal wallkaa kugu xiran baan ahee
    Rabi hakubarakeeyo💝

  • @abdiweliahmed2514
    @abdiweliahmed2514 3 ปีที่แล้ว

    Mashaallah wll huray usoco

  • @abdurahmanmohammed2366
    @abdurahmanmohammed2366 3 ปีที่แล้ว

    mashalah

  • @munonurali6484
    @munonurali6484 3 ปีที่แล้ว +2

    markale iyo codsigaygi oo ku xasusinayo waxan jeclan laha inad no sameyso sida gmailka sawirada logu kedsado sida baswrka gmailka lo badalo hadu ka lumo iyo sida tusale masengerka oo kale kaliges sida logu xero pin si qof kale u arag ama u aqrisan qoraladada intasa ka codsan laha jazakallah

  • @Awke-koke123
    @Awke-koke123 3 ปีที่แล้ว +1

    legend always legend

  • @abdurahmanmohammed2366
    @abdurahmanmohammed2366 3 ปีที่แล้ว

    keep going walal

  • @sacadkeeyo3269
    @sacadkeeyo3269 3 ปีที่แล้ว +5

    Wll waxad iga cawisa Gb whatsap siden ula so daga iphonka
    Meel aan kala so xidhiidho ayan wayay
    Jwbtadu waa ii muhiim jwb wacan

    • @taaa820
      @taaa820 3 ปีที่แล้ว

      Google ku dhax qor GB WhatsApp kabacdi uu kuu soo sarayaa download kusii dhufo.
      Google ha ayaa laga dhex helaa

    • @khadarmoxmed.4906
      @khadarmoxmed.4906 3 ปีที่แล้ว

      Apkmirorr.com Gal kadib ku dhex qor.

  • @ismailibrahim6442
    @ismailibrahim6442 3 ปีที่แล้ว

    thnk U wll👋😍

  • @najmadaud6583
    @najmadaud6583 3 ปีที่แล้ว

    Mclin wxan ku waydiiyey sawr dhawr sano kahor ahaa sideen u celin karaa oo fariimo badan kasokeeyaan anoo waqti dheer u marin

  • @jamaalmaandhowr7831
    @jamaalmaandhowr7831 3 ปีที่แล้ว

    Alx koley anigu muqal malayiin lacag ah ayuu iiga qaalisana

  • @mr.bazaam1409
    @mr.bazaam1409 3 ปีที่แล้ว

    Halmar ma wada tiri karaa fariimo aad ubadan halmar
    Mahadsanid

  • @mohamedabdullahiisse4983
    @mohamedabdullahiisse4983 3 ปีที่แล้ว

    Ustaad sideen halmar fariimaha wada sheekeeysiga massanger-ka oo dhan utirtirikaraa oon uga dhigi karaa massenger New ah

  • @xidigahanolosha295
    @xidigahanolosha295 3 ปีที่แล้ว +3

    Wll meel lagaaga xariira maleedahay sxb iina sheeg

  • @sacdiyoxashi2967
    @sacdiyoxashi2967 ปีที่แล้ว

    Adaf

  • @Naima-w3f
    @Naima-w3f 6 หลายเดือนก่อน

    Wll xage kal.so hadlaa waan u baah nahy

  • @ruweydaahmed3902
    @ruweydaahmed3902 3 ปีที่แล้ว +1

    Please sidee looga daledaa sawirada aad mar hore u dir tay adi iyo qofkaba owsan mar kle u arkeyn nin please na bar wll muhiim ii yhy

  • @cumaryare7199
    @cumaryare7199 3 ปีที่แล้ว +1

    Wllo waxaan ubaahn nahay inaad muuqaal falaqaynaya dhibaatada Naga Haysata muuqaalada kujira yuutuubka een macnahooga aanangaranayn inaad noosoo bandhitid oblikaysha lagu macnaykaro sidhokhsale Insha allh waan rajaynaynaa waan kugu karsoonahay

  • @ayaanmaxamuud5101
    @ayaanmaxamuud5101 ปีที่แล้ว

    All. Majirto. Miyaa all ina. Katir tiro rabye

  • @abdidekali4111
    @abdidekali4111 3 ปีที่แล้ว +1

    Brother majira ama malasamen karaa in messenger clear dhahdo ama ad katir tiri karto dhaman farimaha one time all conversations intaa hal hal qof u tir tiri lahaa

  • @Maankaab78
    @Maankaab78 3 ปีที่แล้ว

    Keep going bro

  • @abdikariinilkacase5242
    @abdikariinilkacase5242 3 ปีที่แล้ว +1

    Maanta Anaa Uhoreeya Meelkale Kuma Xidhni Waxyaabo Badana waa Kaa Faiidey

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 3 ปีที่แล้ว

    Wll Twitter ma latirtiri karaa sidan oo kale?

  • @ilaqosolofficial6988
    @ilaqosolofficial6988 3 ปีที่แล้ว

    Lknse macalin dadka qaar hadaan ka dalate gareeyo maka baxaayan

  • @FursadahaNolosha
    @FursadahaNolosha 2 ปีที่แล้ว

    cinwaanka waa sawir ka tir ee fariinta maxaa noola aaday ,Thanks

  • @hanixasancadow
    @hanixasancadow ปีที่แล้ว

    Ayaga dhan all malahan miyaa nah wax kasto aaan wadagnay siy aaan utiro

  • @salaadahmedsheikh2778
    @salaadahmedsheikh2778 3 ปีที่แล้ว

    Mhd snd sxb sare halkan sida uso galay waxa ka fa iday wax yabo fara badan

  • @GalolmedicineTv
    @GalolmedicineTv 3 ปีที่แล้ว

    👉Sifudud Sare ugu qaad wacyigaga Caafimaad iyo kan Umada Soomaaliyeed. Maanta nagu soobiir fadlan raac/kudhufo tixraaca hoos:
    th-cam.com/channels/oZBQu4dqU4yMPuSrI9YW7w.html

  • @saciidoabdullahi6274
    @saciidoabdullahi6274 2 ปีที่แล้ว

    Fariimaha aan qofka udiray hada dhankeyga ka tiray sidee qofka kale dhankiisa ugu Tira wll igu caawi

  • @omar.AbdilahiMohamed3
    @omar.AbdilahiMohamed3 3 ปีที่แล้ว

    Asc wllo
    Salaan ka bacdi hal suaala ayaan qabaa
    Waxan isticmaala whatsapp ka
    Qofkaan la hadlijiray dhawrbilood ka hor video ama sawiro uu ii soo diray lkn aana soo dajisan ha da ma daawan karo
    Bro ciladaa ayaa I haysata maxaa ku xalinkaraa plz iga caawi mahdsanid

  • @maxamuudcabdullahi159
    @maxamuudcabdullahi159 3 ปีที่แล้ว

    Pro what's apka wixii latirtiro sidee lagu ogankara soogali

  • @Juujuule1
    @Juujuule1 3 ปีที่แล้ว

    I'm 252 zxp wxn donayaa inaan so noqsado fariimaha laga delete greyay messagerka

  • @caliabdulahi1731
    @caliabdulahi1731 3 ปีที่แล้ว

    Please

  • @rayaanabdi5718
    @rayaanabdi5718 2 ปีที่แล้ว

    Nososheg halmar waxow ugu tirma messenger wayo halhal loma tir tirikaro majira halmar wax logawadasaro farimihi odhan jwb wll

  • @apdifatah1813
    @apdifatah1813 3 ปีที่แล้ว

    Sxp waxan mar hore aqane iPhone ka so sharax

  • @taaa820
    @taaa820 3 ปีที่แล้ว

    Samsung Galaxy uu ku shaqayn waayey, ma iPhone kaliyaa.
    Remove from you kaliya ayuu ii soo dhigay.

  • @owabdi3124
    @owabdi3124 3 ปีที่แล้ว

    Thank u bro lkn iima shaqaynayo iPhone kayga malaha unsend

  • @MeernaKamas
    @MeernaKamas 11 หลายเดือนก่อน

    Waxan rawa wax yabahii Hore dhan 1mar ina ka daleedi

  • @ToosaneTechnical
    @ToosaneTechnical 3 ปีที่แล้ว

    @zaak multimedia
    Hyeh kafaaideyso

  • @shakraabdi681
    @shakraabdi681 3 ปีที่แล้ว

    Farin ma ahn cinwanka muqalka wa sawiro

  • @mohahanad2261
    @mohahanad2261 3 ปีที่แล้ว +1

    Zxbow waxan no so sameysa habka ugu qurxan ee sawir tikto logi habeyo ama vidoe melo kale lagu hapeyo

  • @Kinhtete
    @Kinhtete 3 ปีที่แล้ว

    Igu Caawi walal sidee Ula soo degi Karaa App Whatsap Gb iYo Yacine Tv
    Mopile IPhone ka AH ?

  • @osmanbanjar7389
    @osmanbanjar7389 3 ปีที่แล้ว +1

    *Asc Kusoo biir Janaalkeega oo Baro Luqada Englishka oo free ah,. 👨‍💻👩‍💻📒✍️👩‍🎓👨‍🎓*

  • @Uhhhhhhhhhjhjjjjjklllt1
    @Uhhhhhhhhhjhjjjjjklllt1 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid Walaal,waxaad noo sheegtaa messages ka messenger ka oo delete gareeyay sanado ka hor Sidee usoo celin karaa ??

  • @engineeradaawe5626
    @engineeradaawe5626 3 ปีที่แล้ว +1

    Okeyba good suspended my friend look this video kana faa ideyso xpg dheerad ah🤣🤣

  • @srchannel2707
    @srchannel2707 3 ปีที่แล้ว

    Wll aniga maba iga tirmanaayo seeh cml🤔🤔

  • @abdirahmanhussein3555
    @abdirahmanhussein3555 3 ปีที่แล้ว

    Bro aniga iimalahan ansend

  • @ikraosman4036
    @ikraosman4036 3 ปีที่แล้ว

    Walal side iPhone muqaalo lola soo dagsadaa

  • @alishafamily
    @alishafamily 3 ปีที่แล้ว

    Sxb whatsapp ka mudo bil fariin ah aan udiray sedeen ugu tiri karaa mahadsaniid isoo jawaab sxb hadad aragto message keyga

  • @fathimoha433
    @fathimoha433 3 ปีที่แล้ว

    Unsend waa is ticmaalayay dhow jeer smsyo badanaa kuntiray lkn faa iida,daa dhan inaa qabo ma moodayn mahd sanid ustaad

  • @manaxmukhtar7950
    @manaxmukhtar7950 3 ปีที่แล้ว

    Asc afurwanagsan sxp seela isaga xidhaa Call massengarka

  • @NAQEEYE
    @NAQEEYE 3 ปีที่แล้ว

    Mahadsnd Sxb sawiro Iga khaldamay ayaan Dib uvu noqone

  • @maanzocarab2215
    @maanzocarab2215 3 ปีที่แล้ว

    Wllo gmailka sida cilada looga saaro muuqaal kasoosamee

  • @khadarmoxmed.4906
    @khadarmoxmed.4906 2 ปีที่แล้ว

    Waa kuwa Cusub oo kaliya 3 years ka hor ma delete kartid wll ?

  • @anshaxchannel8315
    @anshaxchannel8315 3 ปีที่แล้ว

    Hada waxaad ma tustay message inaad saari karto .
    Su'Aal
    Sidee ayaan waxaan messages direy oo dhan Hal mar uga wada saari karaa messenger ka qofkaa aan la hadlay waqti dheer ?

    • @hanemiin7565
      @hanemiin7565 3 ปีที่แล้ว +1

      Suaasha ayan ubahanahay ustaad noga soo jawab..? insha Allah mahad sanid

  • @kingofman6250
    @kingofman6250 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxaad soo samaysaa sida apple ID loo samayto

  • @Adit_Ismo
    @Adit_Ismo 3 ปีที่แล้ว

    Sideen imo ku samesan kra anigo sito iphone change region Somali kuma jirto ii faidey sxb🙂

  • @cabdixaafidali717
    @cabdixaafidali717 3 ปีที่แล้ว

    Mahad sanid mr

  • @safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905
    @safiyoyuusufsafiyoyuusuf8905 3 ปีที่แล้ว

    Masengerk wa dhip badnyhy runti

  • @miimimohamet1269
    @miimimohamet1269 3 ปีที่แล้ว

    Wll wxd nozo zheegta appka ClubHouz zida Loo zameeyo plz 🙏🥰

  • @fartuuncabdi8658
    @fartuuncabdi8658 2 ปีที่แล้ว

    Ani xageyga Lee ka tirmaaa

  • @soundall7254
    @soundall7254 3 ปีที่แล้ว

    Baswerka gmail seen ku ogaada

  • @caliabdulahi1731
    @caliabdulahi1731 3 ปีที่แล้ว

    Sxp icawa fb aan mudo is ticimalayaya

  • @abdimalikmohamed9786
    @abdimalikmohamed9786 3 ปีที่แล้ว

    Manshaalh walal waxan kacodsana inad Instagram kasohadasho wax inan kaogado ayan donaya mahadsanid

  • @caliabdulahi1731
    @caliabdulahi1731 3 ปีที่แล้ว

    Waxad rabay waan kusiina

  • @mohamedcanbaqiya1257
    @mohamedcanbaqiya1257 3 ปีที่แล้ว

    WhatsAppka sidaan ma leyahay