Tooshka Siyaasada iyo Curadkii Cawke Wareysi waa kuma Tooshku

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 ก.ย. 2024
  • ★ ★ ★ Maal Media Production ᴴᴰ ★ ★ ★
    💕💕💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ 💕💕💕

ความคิดเห็น • 235

  • @bilewmbile4080
    @bilewmbile4080 ปีที่แล้ว +3

    Subxaaballaah codka aabihii waa leeyahay AUN

  • @mustafesiciid9954
    @mustafesiciid9954 3 ปีที่แล้ว +47

    Wllhi waxan si dhaba
    U xasuustay wariyihiii caanka ahaa
    Xasan Cawke
    Ilaahow u naxariiso 🤲🤲🤲

  • @yeelkoman498
    @yeelkoman498 3 ปีที่แล้ว +10

    Somali democracy is based on communities

  • @zainabibrahim8025
    @zainabibrahim8025 3 ปีที่แล้ว +1

    Walaahi waan kahelaa tooshka waa qosolkii aduunka

  • @zuhoercali3173
    @zuhoercali3173 3 ปีที่แล้ว +4

    Adkaatay adkaatay man arkin hada ka hor tooshka

  • @saleebaanmuuse5042
    @saleebaanmuuse5042 ปีที่แล้ว

    🦁🦁🦁🦁🦁🐪🐪🥰🥰

  • @sahalmacaaneeyeofficial3974
    @sahalmacaaneeyeofficial3974 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr Barkhad saleban galaal MA Waxaad doonaysaa Inuu Muuse liiinta Kuu Qoro indr hhhhhhhh Salaan boqortooyo ayaan kuusoo Dirayaa libaax Soomaaliyeed

  • @xasanyuusufcabdilahi4336
    @xasanyuusufcabdilahi4336 3 ปีที่แล้ว

    Ninkani wlahi waa nin ad u caqli badan

  • @saedhaid
    @saedhaid 3 ปีที่แล้ว +2

    Biciido mother bom
    Bakhtelary Army bom

  • @faysalmire7624
    @faysalmire7624 3 ปีที่แล้ว

    Hacsan

  • @msbuundo
    @msbuundo 3 ปีที่แล้ว +3

    Jeelkaaad ku hor ciyaartay ina bahalkiiyoow

    • @abdirazaakmahamed3151
      @abdirazaakmahamed3151 3 ปีที่แล้ว

      Barkhada waa xiniyo cade ee zxb kafiirso intaanad kula soo degdagin jeel

  • @jaamacaxmed3155
    @jaamacaxmed3155 3 ปีที่แล้ว

    Somaliland burco maxamed

  • @suuqsoco
    @suuqsoco 3 ปีที่แล้ว +9

    Suaashan doonayey weli lama waydin. Xagee ka keentaa muuqaallada yaryar ee raga Africanka ah ee la moodo inay dhab kuula wadaan😜.
    Iyo yaa kaa caawiya inaad heshi muuqalladan badan ee yaryar

  • @hoodaaleinakhadra6477
    @hoodaaleinakhadra6477 3 ปีที่แล้ว +12

    Tooshka Siyaasaradu ma Cunugan yar baa Wuxuu ka sheekeeyo iyo da.diisu isma leh Alla Hibiada ha u siyaadiyo

    • @dalkaygasomaliland2689
      @dalkaygasomaliland2689 3 ปีที่แล้ว

      haaa waa ninkaas
      waa halyey reer burco ah
      Reer burco yaryaraysi ma laha.

    • @hoodaaleinakhadra6477
      @hoodaaleinakhadra6477 3 ปีที่แล้ว

      @@dalkaygasomaliland2689 Burco waa meel Cajiiba ah Yarkani waa dadka Somalida hogaamin kara Hibo Hogaanineed iyo mid dhaqan buu leeyahay waxaa kala Wayn da.diisa Xigmadaha iyo sidaasadaha uu ka sheekeeyo Burco Waa Halyey dhala

  • @maadeys382
    @maadeys382 3 ปีที่แล้ว +14

    curadkii cawke
    axmed xasan cawke
    alle haw naxariisto

  • @abdis70
    @abdis70 3 ปีที่แล้ว +18

    Mansha Allah- Ilaahay Amarkii waa Aabbihii oo halkaa taagan- Ilaahay ha u naxariisto CAWKE- Erayda uu xitaa isticmaalayo ayaa ah kuwiisii. Good luck bro - Nin akhyaar ah baa ku dhalay.

  • @rahmaahmed1836
    @rahmaahmed1836 3 ปีที่แล้ว +17

    Waarya ina bahalki ku farax sanahay inaan ku bartay inkasto reerkayga belo ku dhigto 🤣

    • @abdiraxmanfartaag2293
      @abdiraxmanfartaag2293 3 ปีที่แล้ว +1

      anigu 2013 ayaan bartay ina galaal wuxuu ahaaa ninkii bixiyay qadaadwayn

    • @rahmaahmed1836
      @rahmaahmed1836 3 ปีที่แล้ว

      @@abdiraxmanfartaag2293 walee hhhh waar ninku reerka meel buu kagaso hadhay bilo ku ciyaadhay baan ku haysta iyo hadii saxibadahay hadii kaso dhaco waxba bakh yudhi na maxaad tidhi

  • @shaahyahangeneral1096
    @shaahyahangeneral1096 3 ปีที่แล้ว +9

    Galaal waa nin very intelligent ah.
    Waxaan kula talin lahaa inuu waxbarasho sare doonto waayo nin sare oo caqli badan.
    Cawke Allah ha u naxariisto waxaan arkay 1979.

  • @drdhobo1334
    @drdhobo1334 3 ปีที่แล้ว +12

    Allahu akbar wali ma dhiman wariyeheenii codka dahabka lahaaa 🥰

  • @OomarTech
    @OomarTech 3 ปีที่แล้ว +11

    Waaryee ina bahalkii caawa buurigiu tayada lahaabaa kuu saarane 🤣🤣

  • @bashirabdulkadir1263
    @bashirabdulkadir1263 3 ปีที่แล้ว +9

    Xarshin mathmatics waa xisaab yar o khayano ah fahmi wayey Anba😁😅

  • @naasirxasan7288
    @naasirxasan7288 3 ปีที่แล้ว +8

    Codkii cawke ayuu isoo xasuusiyay alleh ha unaxariisteew

  • @hoodaaleinakhadra6477
    @hoodaaleinakhadra6477 3 ปีที่แล้ว +6

    Legen weeye nin wayn baan moodi jiray lkn waa caruurtii ilaa 1995 dhalatay Hadana Hijiin wayn baa saaran alla muxuu igu qosliyey waxaan kaloo ka sii yaabay Wariyaha Waa cawkoo halkaa fadhiya alla u cod eekaa aabihii alla ha u naxariistee Axmed xasan cawke

    • @mduwane3146
      @mduwane3146 2 ปีที่แล้ว

      Asc sxb barkhadow xageed joogtaa

    • @ducaysane1133
      @ducaysane1133 2 ปีที่แล้ว

      Ninkani 1986 kii buu dhashay been ha sheegin qof wayn baad tahaye!

  • @xamzikofficial5430
    @xamzikofficial5430 3 ปีที่แล้ว +9

    Tooshka Siyaasadda, Barnaamij hirgalay oo qosal Iyo Erayo Midh la hadhleh.

  • @arehaboubaker5057
    @arehaboubaker5057 3 ปีที่แล้ว +8

    Barkhadow wan ku salamay saaxib. Horta barnamiskaaga waxa ii kow ah wareysigi ina Cawkee. Run ahaan waxad tahay nin very fantatic ah. Anigu waxan ahay nin Ciise ah kadibna waxan jeclahay in an xidhiidhno. Aad baan ku hambalyeyna..

  • @abdiraxmanfartaag2293
    @abdiraxmanfartaag2293 3 ปีที่แล้ว +3

    barkhad salebaan galaal walee waa nin culus zxp sodhwow iyo curadkii axmed xasan cawkeba ale haw naxariisto codkiisii waa joogaa weli

  • @hassanfarah8417
    @hassanfarah8417 3 ปีที่แล้ว +5

    OGI OGI MA JIRO QOF SOOMAALI AH OO AAN LAHEYN MADAX DHAQAMEED

  • @saynabfaysal3161
    @saynabfaysal3161 3 ปีที่แล้ว +7

    Mashalh cawke wiilkiisa
    Wuu
    Ucod eegyhy

  • @ahmedshaani5604
    @ahmedshaani5604 3 ปีที่แล้ว +11

    Barkhad waa reer xuseen hhh🤣🤣🤣

  • @sakiizmail3034
    @sakiizmail3034 3 ปีที่แล้ว +7

    Ina bahalki landheere banan dagay

  • @nimaladan2174
    @nimaladan2174 3 ปีที่แล้ว +10

    Allaah ilayn ina bahalkii waa wiil yar. Belo ku Cayaadhay.

  • @Daudpost
    @Daudpost 3 ปีที่แล้ว +3

    Muuqatay muuqatay #dulcadchart baa Lagu soo qabtay odayga.
    Waan idin salaamayaa sxb Diridhabe ayaan idinka salaamayaa

  • @bashiirtarabbi
    @bashiirtarabbi 3 ปีที่แล้ว +3

    Laandheere reer Burco ah baad tahay, siyaasadi ma jirtee waa laysu badheedhay, sidaadaasaa wanaagsan.🎯✔

  • @luckyothman5630
    @luckyothman5630 3 ปีที่แล้ว +7

    Belo ku ciyaadhay 🤣🤣

  • @safiaomer4732
    @safiaomer4732 3 ปีที่แล้ว +1

    Waxa yaable siduu isula helo raga iyo wixii uu jilaayay

  • @abdilahiyusuf5779
    @abdilahiyusuf5779 3 ปีที่แล้ว +7

    Shah Wah Tooshkiyo Toosh Wayn Lagu Ifiyay

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 3 ปีที่แล้ว +6

    Muusan cirka ku soo duminaynaa😅

  • @ibraahimyousufmohamoud6377
    @ibraahimyousufmohamoud6377 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr barkhad salebaan galaal

  • @abdirashiidhassan2884
    @abdirashiidhassan2884 3 ปีที่แล้ว +3

    Maal Media production aad iyo aad ayad umahadsantihin nin anu codkisa qudhata anu aqanay ayad wajigisa nabarten thanks mar labad

  • @muuseadan2294
    @muuseadan2294 3 ปีที่แล้ว +4

    Kkkkkk waxay ahayd madaxtoomayada sln

  • @maxamedxuseen5473
    @maxamedxuseen5473 3 ปีที่แล้ว +2

    Porqarka barbarta barkhad saleebn galaal
    Waad ragtay zxp ibnu m/ cade

  • @sacadmuuse6731
    @sacadmuuse6731 3 ปีที่แล้ว +6

    Ina bahalkii hhhh

  • @HALYEY7
    @HALYEY7 3 ปีที่แล้ว +5

    Tooshkii🔦🔦🌪

  • @AMO00165
    @AMO00165 3 ปีที่แล้ว +1

    Waryaaa ina bahalkiiiyow
    2016 ilaaaaaa 2019kii sxbo ayaan ahayn niyow 2020 waan mashquulay
    Waan kalla lunay oo posttiyadiii Facebook waan ku arki wayay ma TH-cam ayaad u beselatay mise waad I block ina bahalkiyow

  • @hipaqmaxamud8384
    @hipaqmaxamud8384 3 ปีที่แล้ว +2

    Toshku qarsonidu ku qurux badna dhumo ninyow

    • @abdullahiomarali5241
      @abdullahiomarali5241 3 ปีที่แล้ว

      Hibaq why huuno waxad tidhaa warsoga ha badin dheh lakin deee hal mar ha la arko

  • @sabahmohamed9289
    @sabahmohamed9289 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha Allah cawke yare codkii aabihii ayuu Lee yahay illahay haw naxariisto aamiin. Barkhad waa nin maskax ku duugan tahay aad ayuu nooga qosliya halkaa ka wad insha Allah

  • @abdiwaliali3757
    @abdiwaliali3757 3 ปีที่แล้ว +4

    Toshka nin raged sogali.marmamushi.cawa kamahayne

  • @tayosiirofficial1444
    @tayosiirofficial1444 3 ปีที่แล้ว +5

    Nin raga

  • @shariifxasan2065
    @shariifxasan2065 3 ปีที่แล้ว +3

    Kulahaa waligay neef adhiya ogso kuma mudin

  • @baderonllinemarket9237
    @baderonllinemarket9237 3 ปีที่แล้ว +5

    Xarshin mitimatigis

  • @mohameddheere7998
    @mohameddheere7998 3 ปีที่แล้ว +1

    Codkii Axmed Xasan Cawke
    Ayaan xasuustey
    Beri bbc da dhegeysan jiray
    Lkn Codka Axmed Xasan Cawke
    Allah unaxariisto janatul fardowsa Allah ka warabsho
    Wan damin wayo cod xigmad
    Kaftan erey cilmiyed ayuu adegsan
    Wilkisa Ayaan uga fadhina
    Inuu noobuuxsho
    Boskii Cawke Allah unaxariisto

  • @AhmedMohamed-zv7js
    @AhmedMohamed-zv7js 3 ปีที่แล้ว +2

    Masha allah inabt maxamed axmed xasan cawke ilahay haku barakeeyo walakay qali

  • @khalidziyech870
    @khalidziyech870 3 ปีที่แล้ว +3

    ana igu dar waxaan ahay qofka 1 ee suga xiliga uu soo gelinayo

  • @cabdirshidmhmedhagi9365
    @cabdirshidmhmedhagi9365 3 ปีที่แล้ว +1

    Goda weyn iyo godayar + Qool cadey waa ciro iyo faysal Walee tooshku waa Libaax Halku kashaxayo baleeg belo ku Cayaadhey hhhhh

  • @adamyuusuf5097
    @adamyuusuf5097 3 ปีที่แล้ว +3

    Ina bahalkii ......horaa loo isticmaali jirey

  • @AhmeD-u4d5j
    @AhmeD-u4d5j ปีที่แล้ว +1

    🔦 🔦 🔦 🔦 🔦

  • @ahmedzakimahamed5056
    @ahmedzakimahamed5056 3 ปีที่แล้ว +3

    Public finger ayaan ahay 😆🤣

  • @zamzamcali2293
    @zamzamcali2293 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahaw naxariistii jsno ka waraabi cawke waxaan jeclaan lahaa in ina cawke laga shaqaalaysiiyo radio hargeysa maxamed soo kor kuliyada saxaafadana wax ka baro magac buu aabahaa ka tagey adigana hanti kuu ah markaa soo shaac bax

  • @sahalmacaaneeyeofficial3974
    @sahalmacaaneeyeofficial3974 3 ปีที่แล้ว +1

    Dr Barkhad saleban galaal MA Waxaad doonaysaa Inuu Muuse liiinta Kuu Qoro indr hhhhhhhh Salaan boqortooyo ayaan kuusoo Dirayaa libaax Soomaaliyeed

  • @afiarte8318
    @afiarte8318 3 ปีที่แล้ว +2

    waad salaamantihiin cawke yare iyo tooshka tooshka aad baan u dhagaysanaaa

  • @rashkaabdirahim3987
    @rashkaabdirahim3987 3 ปีที่แล้ว +6

    Legend weeye wlhi wiilkan

  • @عبدالرحمنمحمد-ض1ش
    @عبدالرحمنمحمد-ض1ش 3 ปีที่แล้ว +3

    Alle ha u naxariisto wariye Axmed xasan Cawke🤲🤲

  • @cabdiidirisdaahirfariidfaa2
    @cabdiidirisdaahirfariidfaa2 3 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Alaah alehakuxiftiyo insha alaah maxamad.axamd.xasan.cawke.xikiiwaadqabatay.waankufarxay.markaan.kuarkay.asalaamucalaykum.togwajaale.

  • @jamarti348
    @jamarti348 2 ปีที่แล้ว

    kanfoosha xunba ka reraha unka sheekeya qabyalada somali in lagawacyikaliyo weye maha in lo amaane kadaa

  • @maftuuxmediapro3626
    @maftuuxmediapro3626 2 ปีที่แล้ว

    Waa cawke oo halkan tagan codkiisi wlhy meelna kuma.kala duwana muuqalka mooyane

  • @abdiazeizxavi2188
    @abdiazeizxavi2188 3 ปีที่แล้ว +6

    Barkhad waan ku wadana

  • @jamaabdinasir3001
    @jamaabdinasir3001 3 ปีที่แล้ว +2

    Alla isku cod ekaa waaba cawke AUN oo hadlaya

  • @nasirahmedhasan1253
    @nasirahmedhasan1253 3 ปีที่แล้ว +1

    Alle ha unaxariisto
    Wariye Ahmed Hassan Cawke
    Aynu u ducayno dhalinyaro

  • @mohamedm4924
    @mohamedm4924 2 ปีที่แล้ว +1

    Allaah haw naxariisto aabbahaa waddanigii Soomaaliyeed Allaah qabrigiisa haw nuuro

  • @ducaysane1133
    @ducaysane1133 2 ปีที่แล้ว

    Nin kan tooshka siyaasada waa qoloma HY yuu ka yahay? Ma Xirsi cismaan baa?

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Afkisa la garta ino reer burco yhy iyo qabka dadka igu qosliyo

  • @ismailzanwayne3290
    @ismailzanwayne3290 2 ปีที่แล้ว

    War boowe maxaad wax baratay balo ku ciyaadhay waxbaaa bakh yidhi😅😅😅😅

  • @soomaalisomalia3758
    @soomaalisomalia3758 3 ปีที่แล้ว +1

    Tooshku wuxu xiiso lahaa markaan la'aqoon qofka tebiya barmaamijyada waa hadaan somali aqaane lkn iminkaa boqol ii mood oo reer ka buuxo loo samaynayaa iyo wiilka macaal tariikhdiisi hore🤣🤣
    Lkn inuu soo muuqdo may ahayn runtii.

  • @mustafeabdi8483
    @mustafeabdi8483 2 ปีที่แล้ว +3

    Xallkaygu waa Funny wlhy! Kuye Xarshin Mathematics, kkkk WLHY WAY TAHAY XISAAB REER XARSHIN! halka shay e Cajiibka e aan Iibka Joogin baa ah Dhiiranaanta!

  • @hassanjama5503
    @hassanjama5503 3 ปีที่แล้ว +1

    Ma shaàllaah ilaahay cawke ha únaxariisto codkiisii oo àn car isku rogin ayaan maqlayaa horay u soco

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 ปีที่แล้ว

    maxamed axmed xasan cawke
    codki aabihi wale wuleyahay

  • @adamalsomali9341
    @adamalsomali9341 3 ปีที่แล้ว +1

    Ina bahalkii waxa laga isticmaala burco waana kelmed jirta lakin madaxwaynuna wuu odhan kara

    • @lamajofficial2446
      @lamajofficial2446 3 ปีที่แล้ว

      😅Kooto Maa Idinku Xidhan Kalmadaas Waligeedba Gayiga Somaliland Waa Lagaga Hadlayee wan Loo Fiirsan Uune

  • @ejaaboabdirahman6463
    @ejaaboabdirahman6463 2 ปีที่แล้ว

    Wlhi waad na maaweisa kaftan bilaa naxliyad ka dhigtaa

  • @Dugsiiye2002
    @Dugsiiye2002 3 ปีที่แล้ว +3

    Mansha Allah Wallaaahi waa cawkoo nool waa codkiisii oo dhab ah , Allow kuu naxariiso Cawkow, curadkana allow Somali u barakeee.

  • @dalkaygasomaliland2689
    @dalkaygasomaliland2689 3 ปีที่แล้ว +2

    Illaahay ha ku barakeeyo
    Maskaxda Alle ha kuu siyaadiyo
    il iyo ishaaroba Alle ha kaa hayo

  • @superxasan4559
    @superxasan4559 3 ปีที่แล้ว

    Ina bahalki wa balo

  • @CHAMPION-003
    @CHAMPION-003 3 ปีที่แล้ว +2

    Aar ka daa cirka ha ku dumine

  • @haajimouse5646
    @haajimouse5646 3 ปีที่แล้ว +3

    Hore Ayaan u maqli jiray Wiil waa Aabihii ❤
    Mahamed cawke codkii aabiihii oo halkan taagan

  • @commentikuxoogle
    @commentikuxoogle 3 ปีที่แล้ว +1

    *afrikaankaas baanu ku haysanaa kkk*

  • @Burco.
    @Burco. 2 ปีที่แล้ว

    Qabiil baan qabyaalad kula dagaalamaya ma fahmin

  • @abwaancuradyare386
    @abwaancuradyare386 3 ปีที่แล้ว +1

    waan idin salaamay dhamaaan shaqaalaaha maal tv mar labadaa wxaan salaamayaa maxamed xasan cawke waad mahadsantahay ninkan waan raaadinaynay maalmahaanbeee bagaaad uwaraysatay

  • @cabdilaahimaxamuud122
    @cabdilaahimaxamuud122 3 ปีที่แล้ว +1

    Woxoogay wuu keeni jilidii cawke lkn dhalashadu waa wax kle

  • @maxamadgaani9192
    @maxamadgaani9192 3 ปีที่แล้ว +1

    Aadban kuslmay tooshka siysda iyo maxa,d cawke

  • @JimcalemaxamedJimcalemax-ud8pg
    @JimcalemaxamedJimcalemax-ud8pg 22 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Mawliid-Aadan
    @Mawliid-Aadan 3 ปีที่แล้ว +2

    Tooshka siyaada jclhy

  • @nimcoyusuf9903
    @nimcoyusuf9903 ปีที่แล้ว

    hore usoco barkhad saleban galaal

  • @ahmadsaami8176
    @ahmadsaami8176 3 ปีที่แล้ว +5

    Mashalaa

  • @rahoabdi9274
    @rahoabdi9274 2 ปีที่แล้ว

    Cawke ayuu ixasuusiyay u codeeka

  • @khadarmohamed6505
    @khadarmohamed6505 3 ปีที่แล้ว +3

    Amazing, this guy is talented.

  • @mohamedosman68
    @mohamedosman68 3 ปีที่แล้ว +2

    Mzh allh waa codkii abihii oo kale 💖

  • @guuleedmaxamed2276
    @guuleedmaxamed2276 3 ปีที่แล้ว +1

    Nin kani dawlada ayuu ushaqeeyaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @yeelkoman498
    @yeelkoman498 3 ปีที่แล้ว +2

    Who agrees with me

  • @mustafemohamed4496
    @mustafemohamed4496 3 ปีที่แล้ว

    Cunfiga ayaad dadka bartaa bee

  • @maxamuudmaxamed5108
    @maxamuudmaxamed5108 2 ปีที่แล้ว

    Reer burco waa dad afyahna

  • @Dilaalcom
    @Dilaalcom 2 ปีที่แล้ว

    liin dhananta yaa ka celinaya