Daawo Ceebta ku dhacday Prof Samatar

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • Daawo Prof Samatar oo dood Live u socotay ka xanaaqay kadib markii su-aalo lagu garaacay iyadoo waqtigiisii markuu hadlayna loo qoray warqad lagu yiri Jooji - Ceebta ku dhacday waxeey noqotay mid taariikhda gashay laakiin bal isku day inaad dooda wada daawatid sida cajiibkaa ee leeysu lafa gaaray

ความคิดเห็น • 783

  • @TheGUDGUDE
    @TheGUDGUDE 8 ปีที่แล้ว +6

    meel qasan oo qaabka maamulku ka dhintay many thanks to you prof. samatar

  • @cunaayecabe6765
    @cunaayecabe6765 9 ปีที่แล้ว +6

    Asc aniga wiil somaliyeed ayaan ahay ree waqooyi ah waxan sheegayaa qoralkan ku tilmamayaa in walahi baan ku dhaartee in Somali koonfur iyo mid waqooyi ahba Somali iyo Somaliland amba somaliba in wadamadoodu ama dhulkooda madaxda hogamisa ama siyaasiyiintoodu cadalad iyo hora mar midna soo wadin ta imika joogta iyo ta iman doontaba waligeed Somali qoxonti ka bixi mayso iyo musuq maasuq dhib gaajo dahriib mamul xumo qabiil .qabyaalad ..iyo ina hebel !!,forever

    • @ayanadanmecaad4896
      @ayanadanmecaad4896 9 ปีที่แล้ว

      Is7i88iaisuieoouo278727riekw zkoa hi8w91 2u8183ueju2 up with an op
      Uiai78ken 77u7uikklkkhi999o89999899999uio00ijiaisisio-
      !!!@ ##:-:/-♥ #♥ " house 1uqja9aiuquququuuuuuuui899uuyt800wu8wuey

    • @cunaayecabe6765
      @cunaayecabe6765 9 ปีที่แล้ว

      Runta lagama gabado Somali qarmuuun !!

  • @nasranuur3862
    @nasranuur3862 9 ปีที่แล้ว +46

    ninkaan dhalinyarada ah masha allah allaha ku xafido umad dhan ayaad u hadashay oo silicsan

    • @twenibaby6567
      @twenibaby6567 6 ปีที่แล้ว

      Nasra Nuur gusskey aa ku gilinaa

  • @daallochannel8930
    @daallochannel8930 6 ปีที่แล้ว +20

    Pro samatar waalagu cadaalad dareeyay lagana xanaajiyay wakhti YariNa laGu sameeYay

  • @suegurray3756
    @suegurray3756 6 ปีที่แล้ว +12

    We salute you sir Samater.

  • @rashidr.j0259
    @rashidr.j0259 7 ปีที่แล้ว +57

    aniga hal nin ayaa iga
    qosliyay kaas oo ah
    ninka yidhi SLN calankii laga taagay haduu yahay ka somali

    • @rashidr.j0259
      @rashidr.j0259 7 ปีที่แล้ว +4

      wax is ku biiray maaha ee waa wax jiray kolay isagu ma arkayo message kan
      balse waxn dadka usheegi lahaa SLN inay xalankan
      ay ayadu lahad

    • @rashidr.j0259
      @rashidr.j0259 7 ปีที่แล้ว +4

      kadibna ay ula tagtay somali tii ka dhaxdayna iidnakama sheekanayo waa
      lawada og yahay ragii nabada idiinla yimi tala gu dhigay kow SLN WXN ayadan kala baqayaa tii ayada lagu sameeyay inay ayaduna aya samayso

    • @Dhegayste
      @Dhegayste 6 ปีที่แล้ว +2

      all TimE HiGh ninkaasi hurdo dheer ayuu ka soo kacay adna waxba ma dhaantid haddii aad u riyaaqday , in hal maro calan laga wada dhigto keliya waxaa keenay jacaylkii Somalinimda ee reer waqooyi kaasna was lagu khasaaray lkn maro xun oo midab kale leh lama waayin abti

    • @mukhtaarmohamoud2337
      @mukhtaarmohamoud2337 6 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah waaa dood qiimo leh

    • @safiyacrahman4478
      @safiyacrahman4478 5 ปีที่แล้ว +1

      @@mukhtaarmohamoud2337 Midbaan layaabey muxuu ninkasta oo koonfureeda ugu faanaa sln hhhhhhhhhhhh

  • @one10channel78
    @one10channel78 4 ปีที่แล้ว +4

    Pro samatar and viva somaliland peace and love

  • @gaaxnuugmedia4727
    @gaaxnuugmedia4727 7 ปีที่แล้ว +2

    anigoo ah Hal Abuur Somaliyed
    anagtidayda hadaan soo koobo
    Geelaan irmaan wadanin waa lagu asqoobaaye
    odayaasha aaniyo qabiil
    amlayda uudhiibtay
    garan waaye aayaha danboo way inkirayaane
    ka agtaga inkaarbay qabaan aar halaayee?
    by hal abuur jeego

  • @yahyaelmi8435
    @yahyaelmi8435 6 ปีที่แล้ว +12

    Viva gadabursi lafdhabarka somali ii leydahay caasimada somali waa inaa borama laga dhigaa wallahi

  • @najaxibrahim1204
    @najaxibrahim1204 8 ปีที่แล้ว +43

    Raga wawen o dhan wax isku dhama wiilka samaroon isgu wax jiru ka hadlay walhi

    • @twenibaby6567
      @twenibaby6567 6 ปีที่แล้ว

      Najax Ibrahim gusskey aa ku gilinaa waana kugu riixaa

    • @ismacilyasin3675
      @ismacilyasin3675 4 ปีที่แล้ว

      Saqajaan

    • @apdirahmansuldaan8020
      @apdirahmansuldaan8020 2 ปีที่แล้ว

      @@ismacilyasin3675 aqoonyahan maxamed maadcayday 😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴from borama

  • @soomaalidaqarniga2193
    @soomaalidaqarniga2193 6 ปีที่แล้ว +1

    Pro Ahmed ismaciil waa nin raga waana aqoon yahan iyo khabiir somaliyeed ee ceebta kala dul taga

  • @sufiyousufi993
    @sufiyousufi993 6 ปีที่แล้ว +6

    Remember me father of Somali
    Stop QABIIL, let united Somali

    • @scwscw3047
      @scwscw3047 4 ปีที่แล้ว +1

      Hi siyad barre

  • @abdullahadam1238
    @abdullahadam1238 7 ปีที่แล้ว +11

    Wiil ka yare allah wuxuu siiyay maskax wax uu ku garto oo aye garan waayeen ku wa aqoonta sheeganayo

  • @sadiyamohamed2465
    @sadiyamohamed2465 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxan rajeynayaa in jigjiga iyo jabuuti aan midowno ee meel dheer aan ka fakarno

  • @suadhaji5754
    @suadhaji5754 6 ปีที่แล้ว +24

    Anoo rer mugdishaa waxaan layaabaa dadka soomaalilaan dacaayad ladaba taagan warsoomaalilan waa ladulmiyey waa laxasday waala dhibay maxaa laga rabaa haday go aan marwalba walalnimadu waynaga dhaxayn doontaa soomaalilan walaalaheen guul&gobonimo

    • @yaxyeshawiir3013
      @yaxyeshawiir3013 5 ปีที่แล้ว +3

      Wax la dulmiyay ma jidhaan
      Somaliland iyadda is cuqdadeynaysaa moye Nidam Dictatory ah baa wax baabiyay meel uu cafiyayna maleh
      waa tii ina loo adkeysan wayay xamar laga saaray

    • @xoraycaanomawaaye52
      @xoraycaanomawaaye52 5 ปีที่แล้ว +1

      Suad haji dulmanaantay sheeganayaan wax alaale iyo waxay ka cabanayaan waan siinaynaa hadii ay caasimada Ku dawoobooyaan waan siinaynaa

    • @mubaaraksaney4812
      @mubaaraksaney4812 5 ปีที่แล้ว +1

      Suad haji
      Yaa dulmiyey?
      Sideese dulmi u taqaanaa?
      Mise soo daristay waxa dhacay 88 ki iyo waxa sababay?

    • @aziiz94
      @aziiz94 5 ปีที่แล้ว +3

      Hade caruurtada abtiyashod yihin anaga film Hindi hanala imaan jaale siyaad cid walba kaso horjesa jirtay ma cafi jirin imisa dad iyo qabiil ayo wx u geestay wx cuqdud qabo ma u jeeda o ehen reer cuqdudland aniga wxa isleyahy cuqduda wa been ictiraaf Aya lagu raadina o waligood arkenin ileyn rabiga qofka qalbiga Ka xanunsan guul ma gaarsiyo marka hore ha iska ilawan qaladki 1qof o Ka galay ileyn 30sano kahor ayo tagay qofkas

    • @masthiibrahim8417
      @masthiibrahim8417 5 ปีที่แล้ว

      Suad haji Marka ugu horeyso Somali saxan sooqor marka labaad waxa Somalia qaraxyada ugeeysanayo ee magaca Alshabaab Labaxay waa Somaliland wax kalle iska daaye Aduunweynihii Ayaa ogaaday in Alshabaab Ay somaliland yihiin
      wexeey goaan sadeen in Aysan muqdisho qarax iyo dad dil kajoojin inta Loo Aqoonsado dal Anigoo kuhadlaya Magaca Somaaliyeed Somaliland waa dal hadii eey sidaas ku daaweysmayaan Lakiin waxa eey rabaan ayaa Ah Inuu aduunka u aqoonsado dal maaha kaliya ineey soomalida u aqoonsado in ay somaloland dal tahay Sorry Anaga Aduunka oo dhan Masuul kama nihi Somaliland Dhibaatada Ay wado iyo masaakiinta Eey habeen iyo maali qarxinayaan oo Aay harsiga u diideen sii wadaan Wallaahi iyaga Ayeey dib ugu noqoneysaa god sireed haqodin kudhicidoonzidaaba maogide
      All in All Adiga Qoraalkaas sooqorayna Waxaa tahay Somalilander iska dhigaya Soomaali ✌✌✌

  • @yahyamoh339
    @yahyamoh339 7 ปีที่แล้ว +10

    Meel dheerba ha ka eegin
    waxaanu diidanay
    in loo sinaado caldalada
    lakiin sawdinkaa pro afka qabtay

  • @AhmedAhmed-io4ye
    @AhmedAhmed-io4ye 6 ปีที่แล้ว +7

    Viva somaliland somaliland

  • @yaxyeshawiir3013
    @yaxyeshawiir3013 6 ปีที่แล้ว +2

    Odayga waa xanaaqlow
    Waa gabadh kan siyaasi Somaliland iyo somalia midna ma noqon karo wlh
    waa in lagu celiyaa Collegekii halkaa iyo USA uu ka ahaa assistant Prof

  • @ahmedmo1489
    @ahmedmo1489 7 ปีที่แล้ว +11

    Nina ninkale masayrkisa kama taliyo soamliland way socotay lkn waxan ka xumahy prof. iñu dad Bila aqliya wax la wadago

  • @mawlidsooyaan377
    @mawlidsooyaan377 5 ปีที่แล้ว +6

    viva somaliland wlee maraacno somalia

  • @mohamudali9665
    @mohamudali9665 7 ปีที่แล้ว +3

    28:45 arag cunsuri nimada heerka ay ka gaartay kulaa reer koofur su'aalo maka dhihi karaan goobtaan

  • @faraxsane3186
    @faraxsane3186 9 ปีที่แล้ว +2

    Prof Samatar kibirka iyo islawaynidu maantay halkaas ayay kusootaageen. waxaa iswaydiin mudan soo kuma soo heeshiis waqtiga 15 daqiiqo ah

  • @abdifatahcali4865
    @abdifatahcali4865 7 ปีที่แล้ว +4

    guul viv Somaliland gulso maxmed

  • @sheekhasoomaaliyeed8614
    @sheekhasoomaaliyeed8614 5 ปีที่แล้ว +3

    SOMALILAND HADAY KAA GO'DAY WAXAAGU MA WAAN GUBANAYAAYE ILA GUBO BAA?
    TASHADA HANA NAGU TASHANINA SXBAYAL.

  • @abdirahmanmuse5222
    @abdirahmanmuse5222 7 ปีที่แล้ว +2

    waa waqti ay qaateen awoowyaashay iyo aabayashay waqtigoodu way qaateen lkn waqtiga jiilkayaga ayey mugdi ku dilayaan

  • @sml3858
    @sml3858 6 ปีที่แล้ว +1

    Prof Ahmed isla weeni badnaa uf dheh aso nin ween ah ayo isla ween yahay runta ma dhibeeso🤙🏻

  • @Hero-te7qg
    @Hero-te7qg 6 ปีที่แล้ว +4

    Wlh proff-ka Somaliyeed anigaa ka caqli badan waa zero ayaga dhan dulqaad malahan dhaqan wanagsana malahan

    • @jax6277
      @jax6277 2 ปีที่แล้ว

      Professor Hero😂👍🏾🇸🇴

  • @cadnaanmahi3516
    @cadnaanmahi3516 6 ปีที่แล้ว +1

    Kal iyo laab prof Axmed ismaciil hadaladisa wan kuraxeysta wlhi inbdn ku xizy prof

  • @craxiin_key797
    @craxiin_key797 6 ปีที่แล้ว +5

    Hhh waa waxii ku dhacay ordugan doodi Switzerland lkn waa maha ceeb waxani ee qofku ha dhamaysto hadalkiisa

  • @user-horo
    @user-horo 7 ปีที่แล้ว +1

    very good point,hadii somaliwayn larabo Djibouti,NFD,Reserve erea, maye

  • @odeysoomaaliyeed
    @odeysoomaaliyeed 7 ปีที่แล้ว +72

    soomaaliya waa wadan qura mana kala goi karo. kismaayo boorama barbera iyo baydhabo waa 1 wadan oo isku ah soomaaliya

    • @hazardeden2952
      @hazardeden2952 7 ปีที่แล้ว

      odey 3552 hhhhhhh

    • @user-qf4ii8yj4n
      @user-qf4ii8yj4n 7 ปีที่แล้ว +1

      odey 3552 aaar dadka waxba ha wsydiinina somaliland

    • @alihassan-lx6fj
      @alihassan-lx6fj 7 ปีที่แล้ว +1

      odey 3552 ogadenia iyo nfd hakala reebin

    • @hassanigaal9021
      @hassanigaal9021 7 ปีที่แล้ว

      @ Hassan sax Mahan sidaan rabo halayeelo

    • @jamactori3650
      @jamactori3650 6 ปีที่แล้ว +1

      odey 3552 hhhhhhhh neef war Somaliland waa wadaan goniya awowe haku habsamin wadankina dhistaa idinku horta

  • @daqareabuu9772
    @daqareabuu9772 5 ปีที่แล้ว +3

    odaga wa xanaqay waa calol u shaqeyste

  • @beelabeela3542
    @beelabeela3542 7 ปีที่แล้ว +8

    from jig jiga wlhi anu wxn ahay Ree jig jiga wlhi wllhy Somaliland iyo Somali way is dhibeen wlhy iyo caruurteniina way dhamadeen hoyooyinkana way rafaeen aaxx

  • @raamaale5
    @raamaale5 8 ปีที่แล้ว +1

    prof. A.I.Samatar waxa Ku jirta woxogay qalqaaliya lakiin hadal dood iyo karti recordkaa cidi kuma haysato

  • @aliali-ck8cr
    @aliali-ck8cr 6 ปีที่แล้ว +1

    Samatar Markuu Jago Fcn Ka Waayey Dawladii Horre Ee Somalia Xasan sheekh Madax Weyne Ka Aha

  • @realityreality8301
    @realityreality8301 2 หลายเดือนก่อน

    Last professor’s speech was amazing 😢🎉 🎉🎉🎉🎉

  • @halabuurcarte8639
    @halabuurcarte8639 8 ปีที่แล้ว +11

    samatar nin rageed hadii doodadii la diiday jawaabna kuuma taalo

  • @naimamuztphe8787
    @naimamuztphe8787 6 ปีที่แล้ว +3

    Somalia way israacaysaa goor ay israacdaba isha allah

  • @hodan7631
    @hodan7631 7 ปีที่แล้ว +57

    kkk calanku laqaday haduuba kii bulaga ahaa maxaa lakagoosan awalba halkaliyu ahaaye waa hadal wanaagsan.

    • @moismail5334
      @moismail5334 6 ปีที่แล้ว

      Hhhh&hhhhhhhh

    • @caaqilcadde3826
      @caaqilcadde3826 5 ปีที่แล้ว

      kkkkj✅✅✅

    • @mynameisburhaan.yaasin5723
      @mynameisburhaan.yaasin5723 5 ปีที่แล้ว

      asc

    • @safiyacrahman4478
      @safiyacrahman4478 5 ปีที่แล้ว

      @@mynameisburhaan.yaasin5723 Mrka horaba calanka buluuga sln ayaa laheyd idinku kiiniie aawey

    • @abdirazaksuleimana3902
      @abdirazaksuleimana3902 4 ปีที่แล้ว

      Calanka halka laga taago ayaa leh markaa hadii hargeisa laga taagay calanka buluuga ah waa kii somaliland ee bal calankii idinka talyaanigu idin siiyay noosheeg

  • @bashiirkenedi8058
    @bashiirkenedi8058 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansh Allaaah #Wiilka Dhalinyarada Ee Reer Borama Si Wacan Bu Uhadlay

  • @Aargo884
    @Aargo884 6 ปีที่แล้ว +5

    2018 waxyar ayaa dhiman Somali United wan arkena Isha Allah 🕊️🇸🇴

  • @mukhtarawad3863
    @mukhtarawad3863 5 ปีที่แล้ว +2

    Geeldoon Geesi geesi Dhalay Viva Somaliya

  • @jamacshrf3028
    @jamacshrf3028 6 ปีที่แล้ว +1

    WIILKA MEESHA UGU YAR WAXUU YIRI QABIIL BAN UGA SO TAHRIIBEY DALKEYGII HOOYO.
    MADAXDA IYO SIYAASIINTA DANAHOODA QAASKA BEY KA HORMARIYAAN TAN UMMADA KA XIL SAARAN.
    ALLAH NOO MAQAN ANAGA LAKIIN MID OGAADA SOMALI WEEN;
    QABIIL QARAN MA DHISO EE QARANIMO AAN LA IIMANO

  • @mokhtar_barra
    @mokhtar_barra 6 ปีที่แล้ว +1

    somalinad horey usocotee rag bilaaa goanaaa hawiyaa la hayaa waxa la ariki doona somalia iyadoo noqota somaliland state isaaq waa haldoorka somaliyeed waxay hibana uleeyiin hormarka

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 ปีที่แล้ว +1

    Reerka U SheeGayaa Waa Suber AwaL LibaaxYada Isaaq

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว +1

    marku axmed samater ka baxay inay ka wada baxan bay ahayd oo is support gareeyaan

  • @abcbc4008
    @abcbc4008 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wilka yar ayaa ugu Aqli badan walalayaal idinkaa Aqonyahan ah ee ka daaya Qabyalada dadkana u horseeda walalnimo somalinimo ayaa nagu filan walalayaal.shar iyo sheydaan Allah hanaga xijaabo Amiin yaa Rabi

  • @mustafeabdilaahi9077
    @mustafeabdilaahi9077 7 ปีที่แล้ว +9

    dhamaan odayaashan meesha isugu yimiday kaayar ee dadka dhibaataysan uhadlaa aqli dhaama waxa kale qa yaalad ayaa dhexmartay

  • @zahrasheikh6394
    @zahrasheikh6394 6 ปีที่แล้ว

    masha allaah wiilka yar baa caqli dhaama ninka weyn oo sheeganaya prof ilaahoow odayaasha dhibka la taagan naga qabo hambalyo wiilka reer awdaloow caqligaaga ilaahay ha kuu barakeeyo

  • @hodanwahbi3328
    @hodanwahbi3328 7 ปีที่แล้ว +1

    Prof Samatar DHIIGII WAA 100/100

  • @dullahiayoub2432
    @dullahiayoub2432 8 ปีที่แล้ว +1

    hada ma waxow rabay in asaga loo kordhiyo waqtig gaar ah wallahi waa waali cas Adeer ilaali nadhaamka

  • @hasaanmyself3075
    @hasaanmyself3075 6 ปีที่แล้ว +8

    Hassan Yussuf
    Somaliland weligeed kubiiri meiso.xabad baa xigto.laqasbi maayo.mar labaad laxa suuqi maayo.

    • @AliMaskiin
      @AliMaskiin 6 ปีที่แล้ว

      hasaan myself Snm dadkii ay xasuuqdayana ma dib na loo xasuuqa.

  • @khalidismail1073
    @khalidismail1073 5 ปีที่แล้ว +1

    profiser ku waa geesi reer soomaliland ah

  • @halimaabdulahiomar8704
    @halimaabdulahiomar8704 8 ปีที่แล้ว +2

    prof geeldoon aad bn kuu aaminsanahay adeer halkaa kaga haay fikirkaada saliimka ah all the best

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 5 ปีที่แล้ว

    Ahmed samter ilahay baa ka dhigay somaliland weliba ilahay baaa silanyo abtigiis ka dhigay riyaalena adeerkiisa ka dhigay ku ooyaa insha Allaha cabdi samater waanu idinka soo kaxaysaan iyo qof walaba oo aad sixirteen dhamantoodba

  • @abdihashi2310
    @abdihashi2310 8 ปีที่แล้ว +13

    Aqoontu hadaynan kaa dhigin qof humble ah , markaa waxaad soo baratay gurigaada la fariiso , maxaa yeelay dadku qof iskibrinaya oo iyaga iskala wayn qalbigooda uma furaan.

    • @deikxavi2105
      @deikxavi2105 5 ปีที่แล้ว

      Samaroon cilmi iyo aqoon ilaah baa siyay wadaninimo ku darsaday

    • @libanabduqaderali3980
      @libanabduqaderali3980 5 ปีที่แล้ว

      abdi hashi xoga personality qabta aah aya ka maqan he is not cute so waxa ku jirta islawayne tas aya kenty inu ka qabgaliwayo doda

  • @zaammusse2900
    @zaammusse2900 7 ปีที่แล้ว +53

    Samatar waa doqon anoo shalay dhashay baa caqli dhaamma waana ogaa calankii hargeysa lagataagay inuu Calanka buluugan ee xidigta dhexda ku leh ahaa. Dadka iyo dalkuba waa mid gumeysi jarjaray.

    • @suegurray3756
      @suegurray3756 6 ปีที่แล้ว +2

      Zaam Musse Naayaa dhilo iskadaa adige awoowgaa baan Samatar gaadheyn.

    • @amynaidriss2837
      @amynaidriss2837 6 ปีที่แล้ว

      wl hays caayinah ceydu aslan waa danbi tleeto jaahiliiinta is ceyda inta professor nah midnah ma gaareysaaneh wxiii qaldan uuun sheega

    • @abdirizaqshire2627
      @abdirizaqshire2627 6 ปีที่แล้ว

      Ahmed Samatar waa Abdiweli Gaas ka Somaliland lol Aqoontiisa waa lagu qasaaray

    • @faadomonuur8668
      @faadomonuur8668 6 ปีที่แล้ว

      Zaam Musse 😂😂😂😂😂

    • @xarfomediaproduction6173
      @xarfomediaproduction6173 6 ปีที่แล้ว

      Abdirizak Shiregaab
      3

  • @abdirahmandhagaxle1596
    @abdirahmandhagaxle1596 5 ปีที่แล้ว +2

    axmed sameter wa jàahil waynaday

  • @marian5607
    @marian5607 6 ปีที่แล้ว

    Waxan maqli jiray meel aar ka kacay atoor fadh fadhiisay kakakakakaka
    Waxani waa cawaan meesha yimi pro Ahmed Samatar waa very intelligent wuxuu arkay in aan wax lala doodi karo aanay ahayn ragani
    Maangaabyaa isugu yimi. Ma kula tahay qof aad Mic iyo maamul kii meesha lagula heshiin waayay in dood lagula heshiinaayo?? Was maya
    Good job pro Ahmed 👍👍👍
    Kakakaka

  • @beelabeela3542
    @beelabeela3542 7 ปีที่แล้ว +8

    wxa Kali ah ee aan Ka yapa waa Ree xamarka comanti kasta Somaliland caynaya hadana aan israacno la wareegaya war niyow maskaxdu ha shaqayso

    • @idirisali5657
      @idirisali5657 6 ปีที่แล้ว

      Waa qalad walaaal aniga waan idinjeclahay waxaan idin kugufhaganahay waa jaceeyl caqligaaga iyo awoodaada rabaa walaal

    • @gedefletv6049
      @gedefletv6049 4 ปีที่แล้ว

      Prof Ku sheegii maxaa Ku dhacay waa laga gar helay xaarwayn muxuu la xanaaqayaa

  • @alaleyare1908
    @alaleyare1908 9 ปีที่แล้ว +2

    Warka Waxaa Soo Gunaanaday Masuulka Somaliyey Cadawga An Ilmaha Ka difaac no

  • @Last_King2023
    @Last_King2023 7 ปีที่แล้ว +10

    *_The door still wide open for Somalia to enjoy the Republic of Somaliland...Somaliland ha noolaato_*

  • @geeljireewithattitudeaka1280
    @geeljireewithattitudeaka1280 9 ปีที่แล้ว +3

    nabiga ku salliya scw

  • @alisalad8052
    @alisalad8052 7 ปีที่แล้ว +1

    pro samatar maxuu uxanaqay dodiba kabaxye

  • @sacadcabdilahi9436
    @sacadcabdilahi9436 6 ปีที่แล้ว +3

    Somaliland way gui kartaa #like #like #like #like

  • @caafi27
    @caafi27 7 ปีที่แล้ว +2

    kkkkkk prof samater wax baa ku dhacay

  • @ajomar5049
    @ajomar5049 6 ปีที่แล้ว +2

    Kalsoni ba meel lagu mara wa yap Aqon yahan dood so qortey aan la weydiin karin sual ila waxa u so qorte moyee

  • @amiinaadaanmaclin6447
    @amiinaadaanmaclin6447 7 ปีที่แล้ว +2

    wlhi wa runtiisa wilka siyasi aa dadka kala dilay ilaah aa kala xisabtamayo malinta xisabta

  • @mohdahmed8481
    @mohdahmed8481 6 ปีที่แล้ว

    wlhi waax wax fiican oo lagu faarxo ilaah haka dhiigo siidii hooree iyo siikafiicn soomali weeyn aamiin soomaliya hanolaato meel weeliba aaay joogaan midnimo soomaliya haiis Raacdo aamiin

  • @seidhabashi129
    @seidhabashi129 8 ปีที่แล้ว +7

    prof axmed mid noocaasoo kale ah ma ceebayn karo waa geesi ay somaaliland ku dhaarato

    • @sml3858
      @sml3858 6 ปีที่แล้ว

      Sied San diego hhhhhhh

  • @geelleguure8978
    @geelleguure8978 5 ปีที่แล้ว

    Soomalidu kooda ugu roon, ee danteeda wada ayey xaasidaan. Waxay xaasidaa Aqoonyahankooda, wadaadkooda aqoonta diinta ku fogaaday iyo taajirkooda ugu dabeecad fiican.

  • @somaliqn3107
    @somaliqn3107 7 ปีที่แล้ว +3

    Prf #samatar waxan dhihi laha aqon wad ledehe dabecada hagajiso sida raga u dhaqan

  • @mabsudmaysa7027
    @mabsudmaysa7027 9 ปีที่แล้ว +27

    reer xamar waligin dahiir maysan somaliland nacab baa ka buuxa samatar nolow in badan viva somaliland 💪💪

    • @abdirisaaqali1634
      @abdirisaaqali1634 7 ปีที่แล้ว +6

      sxb dadkaan waba reer waqooyi dodaayo maxaad ka rabtaa reer koonfur. idinka horta wax ku hesiiya ileen meshaan qilaaf weyn ka arkaaye

    • @ghboy2914
      @ghboy2914 7 ปีที่แล้ว +1

      maysa dhr RER waqooyi isaaq kaliya maaha

    • @engabdullahigutale4705
      @engabdullahigutale4705 6 ปีที่แล้ว

      maysa dhr waxaan rajeynaa inaan maalin midowno inshallh hope you good future

    • @twenibaby6567
      @twenibaby6567 6 ปีที่แล้ว

      uma maysa siilka kaa wassa

  • @musekhadir4125
    @musekhadir4125 7 ปีที่แล้ว +7

    Prof samatar ceeb kuma dhicin ee reer konfur iya iis cebeyey,maxa yeeley qoofka iin afka la qabto ma banana ee barta sida lolaa dhaqmo

  • @nasrincabdale3387
    @nasrincabdale3387 7 ปีที่แล้ว +12

    SOMALILAND MAY CANTARY

  • @caydaruussaleban4479
    @caydaruussaleban4479 9 ปีที่แล้ว +7

    mansha allah alle hadhawro pro .somalailand waa dal jira wa asc

  • @daarultawba516
    @daarultawba516 6 ปีที่แล้ว +3

    Taariikhda barta...diintana barta

  • @michealnabaad7912
    @michealnabaad7912 8 ปีที่แล้ว +5

    bal eeg kan sida uu ula dhaqmayo professorka

  • @suegurray3756
    @suegurray3756 6 ปีที่แล้ว +4

    Viva Awdal State, Khaatumo

  • @drwaabari184
    @drwaabari184 7 ปีที่แล้ว +2

    walaahi inanka maamulka hayaa waa fariiiid ilaayah ha daayo..Axmed Ismail waa adderkay but anough baan leeyahay ka bax siyaasada waad fashilantahay

  • @jamahaybe3146
    @jamahaybe3146 7 ปีที่แล้ว +15

    pro samatar samatar geesi wlhy

  • @AbdulAli-ff8uf
    @AbdulAli-ff8uf 7 ปีที่แล้ว +3

    Qadiyada Somalinimo iyo tan Falastin maanta kuwo dhintay ayay uegyihiin. Teena Siyaasi lacag qatay iyo qabyaalad cawiye ayaa duugay.

    • @xogbaar
      @xogbaar 4 ปีที่แล้ว

      kkkk falastiin miyad la sintay

  • @khader2641
    @khader2641 9 ปีที่แล้ว +2

    Waxad isku racden inad odeyga afka qabatan, dee maxad ugu yeedhen????
    War dictator iyo moryan iyo qaar is qarxiya intaba degankina iya lagu ogyahay ee odeyga waa inad xaal Sisaan.

  • @ogaaanshokhaliif4271
    @ogaaanshokhaliif4271 5 ปีที่แล้ว +3

    somali aya nahy
    1= dhaqan
    2=diin
    3= hal luuqad
    wlle horta xaggee usocotan miyaa waaalantahy
    wlle ana ku bahan xagee usocota.
    wlle bahalka ka kaalay.
    Ingiriis diin dhaqan iyo afba kulama wadaago .
    😂😂😂😂😂 walaalo kaaly ax kalay wlle.

  • @qalbi.uron.channel
    @qalbi.uron.channel 7 ปีที่แล้ว +83

    viva somali weyn 💝💝💝💝💝

  • @asadibrahim5596
    @asadibrahim5596 5 ปีที่แล้ว +2

    ilaahow daa somaliland guul iyo gobanimo

    • @salmanab6668
      @salmanab6668 ปีที่แล้ว

      Ilahow inta Muslims daa

  • @Farm_With_Suhaib
    @Farm_With_Suhaib 6 ปีที่แล้ว +2

    Waxaas oodhan waxaa isku dhaama, Wiilka dhalinyarta ah... Horey usoco Brother Nin qaali ah ayd tahay

  • @geelechannel2579
    @geelechannel2579 9 ปีที่แล้ว +6

    Professor -ka , Sharaftiisu ku naaqusimayso Video dad bukaa soo geliyeen ama shirqool loogu sameeyay si khiyaamaysan. - Video gana laba qof ayaa waxxay sheegeen lagu soo celcelinayaa - kkkkkkkkkk Cajiib

  • @afifaabdi6923
    @afifaabdi6923 7 ปีที่แล้ว +1

    mmm prof samatar waxba ku dhacay

  • @barwakorashid7763
    @barwakorashid7763 7 ปีที่แล้ว +1

    haduu siiranyo wasiirka ahaa sowkii ka gilgishey wallaahi waanu idin sii nacneyba imika

  • @sacadiid8545
    @sacadiid8545 7 ปีที่แล้ว +1

    cajiip alleylehe waxbaa ka dhacay meesha

  • @dinisrealm3240
    @dinisrealm3240 6 ปีที่แล้ว

    Prof Soomaali waakaas uuun. Wlhi aqoontu waa inay qofka wax badan ka badashaa.
    Prof Samatar waxaan rabaa inaan mid u sheego kaligiis aqoonyahan ma ahan. Malaayiin soomaali ah oo la aqoon ah amaba ka aqoon badan ayaa jidho. Taas ha ogaado

  • @nuurshewiilqaran4266
    @nuurshewiilqaran4266 6 ปีที่แล้ว +1

    Pro Samatar is a feebleminded man!!!

  • @fadumoismailjamac1792
    @fadumoismailjamac1792 6 ปีที่แล้ว

    Prof samater good ninka daadihinayaa stopped qimihiisu garan waayey ihate SNM uf uf nolow prof xuseen

  • @cabdirisaaqcarab8307
    @cabdirisaaqcarab8307 6 ปีที่แล้ว +7

    viv boorama
    viv somaliya

  • @fartuuncalixaajifartuuncal7620
    @fartuuncalixaajifartuuncal7620 7 ปีที่แล้ว +12

    somali oo wid ah allow isha iisaar allow somali weyn isku keen

  • @hassanmuse3930
    @hassanmuse3930 2 ปีที่แล้ว

    Aamin ama ha aaminin wariyaha waa professional
    Huge solute for you wll

  • @jamahaybe3146
    @jamahaybe3146 7 ปีที่แล้ว +11

    samatar waa runtii Somaliland doodi kama taagna

  • @hazzantheking4624
    @hazzantheking4624 9 ปีที่แล้ว +2

    PRO SAMATAR WAA NIN JILICSAN B-)

  • @mohamedmuse08
    @mohamedmuse08 5 ปีที่แล้ว

    Kuwii dalkooda soo gubay oo aan maamul iyo ixtiraam midna aan aqoon baa helay prof. Samatar markaasuu Daahir na noo buura saarayaa