SHINIYEY IYO DALJIR - HEES MAAY CUSUB - MIDNIMO - JAWAABTA SOOMAALILAND. XAFLADA 1-DA LUULYO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 29 มิ.ย. 2024
  • MMC Pro
    Video Right - M M C Production.
  • เพลง

ความคิดเห็น • 164

  • @Gelbob682
    @Gelbob682 10 วันที่ผ่านมา +22

    Wlhi waan fahmaya waxay kahadleysa midnimada guud ninkiidiida asaga cirka caano ku og. ♥️ 🇸🇴 From DDS I love you all my Somali people.

    • @DhowDhul
      @DhowDhul 9 วันที่ผ่านมา +3

      Qofkii magaala joog ah wuu fahmi kara guulayso zxp

    • @AhmedMahdi-u4f
      @AhmedMahdi-u4f 6 วันที่ผ่านมา

      Hhhh ma af dhaantaa

    • @AhmedMahdi-u4f
      @AhmedMahdi-u4f 6 วันที่ผ่านมา

      Ma baadiyaan anaga joognaa

  • @mahamedilmi8682
    @mahamedilmi8682 14 วันที่ผ่านมา +27

    midnimada guud yaan lagaraafeyn xamar guntiya gogosha taala hadey wax maqlayaan 🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 12 วันที่ผ่านมา +1

      Midawgii waa laga noqdee ka gooya caloosha taa gudhbay jaw qacalayaal geestaa doontaan u qaata oo gamuuran gam oo gayaxan samir iyo imaan

  • @user-ki4yt8pn5x
    @user-ki4yt8pn5x 6 วันที่ผ่านมา +8

    Reer baydhabo waxa idinka so salmya garoowe dad an jeclahy 😍

  • @DhowDhul
    @DhowDhul 9 วันที่ผ่านมา +4

    Midnimada somaalia waa muqadas guuul somali weyne from kgs sh hoose 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @user-fb6pr6bk9m
    @user-fb6pr6bk9m 7 วันที่ผ่านมา +4

    The Best Song of the year 2024
    Anyway Reer Konfur galbeed love you alot from Jubbaland

  • @Bishaarocabdinuribraahin
    @Bishaarocabdinuribraahin 9 วันที่ผ่านมา +5

    Xamar guunti gogoliyaa tala ayy jah ilma aderyaal waa idaweysey ❤❤❤🇦🇿🇦🇿🇦🇿🇦🇿💪💪💪💪💪🇦🇿🇦🇿💪💪

  • @abduada113
    @abduada113 8 วันที่ผ่านมา +3

    Wow wow waw what a best song,calan gaar gaar gaara oo giirow ii gabaarow wal ki taraayo.

  • @durandeeqsideeqsi742
    @durandeeqsideeqsi742 10 วันที่ผ่านมา +7

    Axsan reer konfur galbeed wn idin jechy from galmudug

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 11 วันที่ผ่านมา +7

    Midnima guud ani garafeynin xamar u guntiya gogoshiya tal goni goni lin go e gul ma dhalaw unu goba nahay ma gudsanano gara idin dhigan best jawab kofur galbed stete somalia to Somaliland wa u jawaben my abtiyashey kofur galbed stete somalia ❤❤❤Somalia army ❤❤❤

  • @timo6867
    @timo6867 13 วันที่ผ่านมา +4

    ❤❤axsan yaa hees m.a from galmudug somalia

  • @user-kn4wq8jc6k
    @user-kn4wq8jc6k 4 วันที่ผ่านมา +1

    Somalia guuulll🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @AHirsi
    @AHirsi 4 วันที่ผ่านมา +4

    Walaalaha koofur galbeed salaan diirran iga guddooma oo ka imaanaysa Laascaanod, SSC, Soomaaliya 🇸🇴🫡🫡🫡

  • @geesiweyn5873
    @geesiweyn5873 13 วันที่ผ่านมา +6

    Xamar guntiyaa gogolii yaaaa taaala alwo mid ka dhig somaaali🇸🇴🇸🇴

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 12 วันที่ผ่านมา

      Alloow mar baanu idiin nimi oo idinla midoownay oo idinku qasaarnay ee dub ha nooogu kiin celi wayiba noomay daan dhigan xumaan dagaal xaasid nimo Allow dub hanoogu kiin celin jacayl inama dhexyaalee

  • @user-je3nd2hr9i
    @user-je3nd2hr9i 9 วันที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gobonimo dowlada koonfur galbeed ❤❤❤

  • @Ayan_Sharif
    @Ayan_Sharif 9 วันที่ผ่านมา +2

    Reer kfs❤ wax tihin dad goob ahy

  • @user-je3nd2hr9i
    @user-je3nd2hr9i 9 วันที่ผ่านมา +1

    Guul iyo gobonimo dowlada koonfur galbeed ❤❤❤❤

  • @umxassan4039
    @umxassan4039 10 วันที่ผ่านมา +3

    Waa heesta keli ku baaaqday midnimo iyo wada jir 🇸🇴

  • @maxamedsheeq9599
    @maxamedsheeq9599 13 วันที่ผ่านมา +5

    Annaga gob aanahay idinkama aarsaneyno waa Idin garnaqeynaa gogosha imaada ❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-hp3vc7qp3m
    @user-hp3vc7qp3m 10 วันที่ผ่านมา +3

    Somalia guul inrajeyna🎉🎉🎉

  • @khadroisse7440
    @khadroisse7440 13 วันที่ผ่านมา +3

    Yaa salam kofurgalbed ❤❤❤

  • @keyfmahmud5291
    @keyfmahmud5291 10 วันที่ผ่านมา +4

    Masha Allah Somaliweyn guuuuuuuul❤❤❤❤❤❤❤❤❤🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤❤❤❤

    • @CnasirCabdi
      @CnasirCabdi 2 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @siidcalimuusemaxamed3332
    @siidcalimuusemaxamed3332 14 วันที่ผ่านมา +6

    Best Song

  • @xuseennuur1576
    @xuseennuur1576 11 วันที่ผ่านมา +3

    Anigo xabad kafahmin guul somaliya

  • @AyanAdam-kl5hk
    @AyanAdam-kl5hk 5 วันที่ผ่านมา

    Uni gobaa ena mi gudsidaano Guul 💪💪KGS

  • @DahirAbdiraxman
    @DahirAbdiraxman 7 วันที่ผ่านมา +1

    Waaaw❤❤❤❤❤❤soomalia guuul iyo gobanimo ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @MaxamecaliIbraahin-el7qh
    @MaxamecaliIbraahin-el7qh 10 วันที่ผ่านมา +3

    ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @naimaabdi3876
    @naimaabdi3876 7 วันที่ผ่านมา +1

    Alla jecliyaa lahjadaan🥰🥰🥰🌺🌸💙🌸💙🌺🥰👋👋👋🎊🎊🫶✌️🥰🥰

  • @HabooncrashiidMukhtaar
    @HabooncrashiidMukhtaar 10 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤❤❤

  • @user-hi6qe8qm7u
    @user-hi6qe8qm7u 7 วันที่ผ่านมา +1

    Yaaa ii turjuma

  • @ibrahimabdiahmed1182
    @ibrahimabdiahmed1182 10 วันที่ผ่านมา +3

    SOMALIMO MCN WEEYE FROM 🎉

  • @SleepyHermitCrab-ek7pn
    @SleepyHermitCrab-ek7pn 11 วันที่ผ่านมา +2

    Somalia 🇸🇴 Hanoilaato❤
    Axsan Hees ❤❤❤

  • @Faadumoaadamibraahim-lv3ty
    @Faadumoaadamibraahim-lv3ty 5 วันที่ผ่านมา

    guuuuul somali wayn

  • @FarxiyoIskahay
    @FarxiyoIskahay 6 วันที่ผ่านมา +1

    Karbash adag❤

  • @LiibaanDahir
    @LiibaanDahir 4 วันที่ผ่านมา

    Reer bey dhabo Really waa Really bothers goat 🐐 bey dhabo reer bey dhabo😊❤

  • @yusufaxmed2815
    @yusufaxmed2815 10 วันที่ผ่านมา +2

    ❤❤❤ mashal go anee midnimada guud iyo Calanka guuud difacaaanee 😂

  • @sucaadcumar-h7w
    @sucaadcumar-h7w 14 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤m.a hablyo guulayso wll

  • @MohamedOsman-re5yt
    @MohamedOsman-re5yt 7 วันที่ผ่านมา +1

    Koofur galbeed waan wata walhi❤❤❤😂

  • @MutaarJaamici-nb7ox
    @MutaarJaamici-nb7ox 10 วันที่ผ่านมา +1

    GorGor meey galaasee wax mafahmin lkn guul somalia

  • @mohamedshardi6198
    @mohamedshardi6198 4 วันที่ผ่านมา

    Guuul iyo gobanimo 🇸🇴❤️

  • @user-im5kl9uq7q
    @user-im5kl9uq7q 12 วันที่ผ่านมา +7

    War cidaan runtii waan jeclahay waxa kafahmay midnimo

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 12 วันที่ผ่านมา

      Hal hees baa reer Somaliland qaadeen way ka wada cabaadisay reer Somaliya oo dhan xataa jabuuti jigjiga gaarisa kkkkkkkkkkkkkkkkk walee waa belo reer Somalilan kkkkkkkkkkkkkk dhiigay kuwada kixiyeen

    • @MmiMmi-ih7hh
      @MmiMmi-ih7hh 9 วันที่ผ่านมา +1

      ​@@user-sz7sn2rv9r war heesta jabuuti heesta somaliland iyadaaba ka horeysay 24 bisha iny soobaxdan filaya somaliland teduna 26 hbenki xflada aya lga qaday dib u eeg taarikhta

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 7 วันที่ผ่านมา

      ​@@user-sz7sn2rv9rimisaa caaytameeyeen oo sarbeebeeseen ina adeer maad runta iska sheegtaan? Waxba ha dudina ee tolkiina iyo kobtiina dhexdada kaga jira.

  • @MASTERFOURMARKS-me2kd
    @MASTERFOURMARKS-me2kd 14 วันที่ผ่านมา +1

    M.a walalo somaaliyeed.

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 12 วันที่ผ่านมา

      yaa kula walaalo ah dadkaa wada caayaysaan ee cadawga utihiin abehee ina wada dhalay kkkkkkkkkkkk ma abo somali layidhaahdaa jira kkkkkkkk

  • @NourtaYusuf-n5h
    @NourtaYusuf-n5h วันที่ผ่านมา

    Waa jhjah warun wlll❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @zeytonzeyton6100
    @zeytonzeyton6100 11 วันที่ผ่านมา +2

    Heestan haleys raaceytiri oo midnimada ku dadaala si asxaan iyo sharaf ku jirto.

  • @NajmaCabdule
    @NajmaCabdule 10 วันที่ผ่านมา +1

    Somaali eist and wist Somaali best 💪💪💪💪💪

  • @NuuneyBoorow
    @NuuneyBoorow 3 วันที่ผ่านมา

    Welaashy❤❤❤❤❤❤❤❤baby baay❤❤❤❤❤❤❤

  • @usaamewali286
    @usaamewali286 8 วันที่ผ่านมา +5

    Wallahi cidaan ayadoo la dulmiyo ayay soomaalinimada ku wayntahay Allow cidaan dhowr ayagoo ladulmiyo beysidaa uhadlayaan ❤❤❤

    • @niyaaladem
      @niyaaladem 7 วันที่ผ่านมา +2

      Aakhirka ayagaa dalka iyo dadkaba hantinaya Insha'ALLAAH. ❤ Marka is riixa riixa laga tago reer KG waa Soomaalida dhabta ah.

    • @waryaawariiri1812
      @waryaawariiri1812 7 วันที่ผ่านมา

      Yaana dulmiyo? Mey ki doogaas? Noo shib dheh

    • @Khadarbaashe2024
      @Khadarbaashe2024 4 วันที่ผ่านมา

      @@usaamewali286 Niyow qowmiyadee kasoo jeedaan Afrika. Qolooyinkan Somaligii Habaarbaa kaga dhacay intaas oo sanno ayaa la dulminayaa dugsi Somaliga lagu Baro ama ay ku bartaana ma haystaan waa loo waayey. Maxay inaga dul qabanayaan miyey wadamada qaxoontiga asal u qaabila utagaan. Somali teedii ayaa culusaysee

  • @AadanCabdullahi-p3b
    @AadanCabdullahi-p3b 10 วันที่ผ่านมา +2

    Shniyaya😢😢😢😢😮😮😂😂❤❤❤🎉🎉🎉🎉

  • @Abdihoussein1990
    @Abdihoussein1990 8 วันที่ผ่านมา

    Waw mashllah lkn wlhi xaabad kama fahmiin eriyaadan somali Djibouti jabuuti iyan ahaay ee Nikala garaniimayee guulaysta somali song

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 9 วันที่ผ่านมา +2

    Ganunac iyo gomar every tagan wax ma tarayo gedki gobta xamar u gar ah ila garowe gudaha kismayo gacal walal waye ma kala go ano xamar u guntiya gogoshiya tal gor gor na garab la an ma bubayo xamar u guntiya gogoshiya tal goni goni lin go e gul ma dhalaw unu goba nahay ma gudsanano gara idin dhigan best jawab from kofur galbed stete somalia to Somaliland

  • @user-pj5sl2zi2j
    @user-pj5sl2zi2j 8 วันที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 🇸🇴 ❤❤❤🎉🎉

  • @mashaalhanisamaxamuud9300
    @mashaalhanisamaxamuud9300 11 วันที่ผ่านมา +2

    Heystaaa rer somalilnd waxba kama garanayaaa midaas anigaba og 😅

  • @staroftheyear424
    @staroftheyear424 8 วันที่ผ่านมา

    Gobaa enaa magudsadaano❤

  • @nastiinayacin447
    @nastiinayacin447 9 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤ 🇸🇴🇸🇴

  • @akramrj9389
    @akramrj9389 5 วันที่ผ่านมา

    Favorite people 💓

  • @user-sj7xb4xo5m
    @user-sj7xb4xo5m 6 วันที่ผ่านมา +1

    WAR DADKAAN SOOMAALI MADAXWAYNE HALOOGA DHIGO IYADOO DHIBKII AAN OGAYN AY SOO MAREEN BURBURKII SOOMAALI OODHAN QABIIL QABIIL ISU DISHAY IAYAGANA UGU DARNAAYEEN
    AYAYSAN MAANTA DHAHAYNIN WAA NALA LAAYAY WALAAHI RAXANWAYN WAA DAD GOB AH OO SOOMAALI KU WAYNTAHAY
    FROM CADAADO WAA IDIN SALAAMAY
    ANOO REER XAAJI SALEEBAAN SALEEBAAN AH MADAXA II SAARAN TIHIIN❤

  • @MahamatDana-i5e
    @MahamatDana-i5e 2 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤

  • @NestehoadenNasteho
    @NestehoadenNasteho 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤

  • @user-oo3lh8qq7e
    @user-oo3lh8qq7e 12 วันที่ผ่านมา +3

    Wale tan hes waa dhaaftey rer tolkeygow dadkii cista sharafta marti soorka soomalinimada cilmiga axadiista💙💚🤍❤️🩸🇸🇴🎆🌹💪🏾👌

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 12 วันที่ผ่านมา

      Inaa fahmaan jeclaan lahaa sikastooy ahaato guul soomaaliyo from butland 🇸🇴🇸🇴🇸🇴

  • @NafisosaladSalad
    @NafisosaladSalad 12 วันที่ผ่านมา +1

    Inagu Gob baa nahy Ma Arsaneyno waa idin garnaqeynaaye Gogasha imada Axsan Yaa hees Hadey wax maqleyaan waa Waano walalnimo ❤

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 12 วันที่ผ่านมา

      kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk gob na goor may barteen gudhuudii erayadaa haduun baad naga barateen walaahi

  • @NafisoYassin
    @NafisoYassin 10 วันที่ผ่านมา +1

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉

    • @fadumoiman4675
      @fadumoiman4675 10 วันที่ผ่านมา

      ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @YurubMaxamed-rp6hw
    @YurubMaxamed-rp6hw 3 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 9 วันที่ผ่านมา

    Gabagabo gob dumis ini gadal danbe in gashan go's danbedka qabsadasen he's ❤❤❤

  • @SalaadCusmaan-v8n
    @SalaadCusmaan-v8n 3 วันที่ผ่านมา

    🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉

  • @Jey-j9e
    @Jey-j9e 8 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-tk1vu7pd4u
    @user-tk1vu7pd4u 6 วันที่ผ่านมา

    Kuwaan dagaalka maku jireen waxaa fahmeyno soo qaada wllayaal ❤

  • @farhiaismail1984
    @farhiaismail1984 10 วันที่ผ่านมา +1

    Is garab sane ma shall go ano guul in garno goni goni ka baxa midnimada gud in la goynin gacal walal waye ma kala go an xamar u guntiya gogoshiya tal goni goni lin go e gul ma dhalaw unu goba nahay ma gudsanano gara idin dhigan best jawab from kofur galbed stete somalia to Somaliland

    • @DhowDhul
      @DhowDhul 9 วันที่ผ่านมา

      Eed io eed

  • @SalahAliHashi
    @SalahAliHashi 12 วันที่ผ่านมา +1

    Yaaa iifisiro heesta

    • @Sahra-qi5sk
      @Sahra-qi5sk 11 วันที่ผ่านมา

      Abaa fahamii wayayi. Maa Nala cayayi miise wamaxayii. 😂 from somalilnad

  • @dahirsmohamed5002
    @dahirsmohamed5002 2 วันที่ผ่านมา +1

    Hampalyo KGalbeyd walaalayaal u midowba Amniga iyo xasilinta 3da Gobol ee KGalbeyd oo ah degana barwaaqo ah meel.fiican soo gaaray,Ganacsatada Siyasinta Dhalinyarada hawenka Culimada bulshada Naba ayaa Naas lanuuga leh.

  • @mmh8047
    @mmh8047 13 วันที่ผ่านมา

    Soomaali ❤❤❤❤❤HANOOLAATO

  • @mohamedaliafrah7717
    @mohamedaliafrah7717 8 วันที่ผ่านมา +1

    💙🚣‍♂️💪

  • @user-tk7og1ds6j
    @user-tk7og1ds6j 13 วันที่ผ่านมา

    Guul

  • @user-sz7sn2rv9r
    @user-sz7sn2rv9r 12 วันที่ผ่านมา

    Mid nimo dhimatay ku sii dhegtee dhegaha ugu rida ugu rida inaanay dhacay

  • @SHacbanHassanSalad
    @SHacbanHassanSalad 6 วันที่ผ่านมา +1

    😅😅😮😮😮😢😢😢❤❤❤

  • @ceynuushhassan666
    @ceynuushhassan666 11 วันที่ผ่านมา

    Waw baydhabo janaay nolada garabkryna

  • @Worldpeace-ul1lt
    @Worldpeace-ul1lt 12 วันที่ผ่านมา +1

    DAD SHARAF LEH Somali HANOOLAATO

  • @cabdicasiisaxmedibraahin9998
    @cabdicasiisaxmedibraahin9998 8 วันที่ผ่านมา +1

    Walhi iyaan waxba kafahmin😅😅😅

  • @bashkacade7109
    @bashkacade7109 13 วันที่ผ่านมา +9

    Baydhabo is the third capital of Somalia and is one of the fastest growing cities in the world❤🇦🇿🇸🇴

  • @cabdisamadaxmedcali705
    @cabdisamadaxmedcali705 12 วันที่ผ่านมา

    Reer South west waa dadka somalia ugu fiican

  • @maxamedsheeq9599
    @maxamedsheeq9599 13 วันที่ผ่านมา +1

    Calankoo gaar ah giirow gabaar Wax mataraan

  • @CabdiqadiradanCabdiqadirad-f8m
    @CabdiqadiradanCabdiqadirad-f8m 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @NafisoYassin
    @NafisoYassin 10 วันที่ผ่านมา

    ❤❤❤❤❤🎉🎉🎉 4:51

  • @xamralive
    @xamralive 11 วันที่ผ่านมา

    aan is garabsano midnimadaa guushu ku jirtaayee Waa Runtood

  • @idmanilyaas3405
    @idmanilyaas3405 11 วันที่ผ่านมา

    Waa mahad san tihiin reer koofur galbeed

  • @XIDIGARAXWEEN
    @XIDIGARAXWEEN 8 วันที่ผ่านมา

    🇦🇿🇦🇿💪💪🇦🇿💪🇦🇿🇦🇿🇦🇿💪💪🇦🇿💪🇦🇿💪

  • @SalaadCusmaan-v8n
    @SalaadCusmaan-v8n 3 วันที่ผ่านมา

    5:02

  • @RaxmoCabdullahi-dm7wf
    @RaxmoCabdullahi-dm7wf 4 วันที่ผ่านมา

    Ani beydhabo wan jeclahay lkn afkooda ma fahmaayi walee😅😢

  • @user-jg5lt4vh6h
    @user-jg5lt4vh6h 9 วันที่ผ่านมา

    Midnimda waxa kahoraysa inaanu isfahano

  • @user-kn4wq8jc6k
    @user-kn4wq8jc6k 4 วันที่ผ่านมา +1

    😂😂😂😂😂😂😂

  • @samadoon313channel6
    @samadoon313channel6 6 วันที่ผ่านมา +1

    Ash calaa hees wadani
    Gobalkeeyga reer koonfur galbeed
    Waa ba dadka keli aan dhihi karno
    Waa wadaniyiin reer dhibeed ma ahan
    Runtii waa ka daacad qalbiga ayeey ka hadlaan ma ahan dadka qaar oo afka un
    Ka hadlo
    Noolaada reer koonfur galbeed

  • @zamzamabdi295
    @zamzamabdi295 12 วันที่ผ่านมา

    Bisinka

  • @AdenAden-sn7yu
    @AdenAden-sn7yu 10 วันที่ผ่านมา

    💪💪💪💪🇦🇿🇦🇿🇦🇿

  • @aladaalaonline1892
    @aladaalaonline1892 10 วันที่ผ่านมา

    Gonfur galbeed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @SaidoAyaan
    @SaidoAyaan 10 วันที่ผ่านมา +1

    Alla harayey xab ma fahmin😅😅😅😅

    • @Aamino-dk8qx
      @Aamino-dk8qx 10 วันที่ผ่านมา

      Same😂😊

  • @lilzaakirgamer6695
    @lilzaakirgamer6695 12 วันที่ผ่านมา +2

    Somaliyeey ma xanaaqee af shimbireed inaad nagu caydaan iskumaynaan ogayn😂😂

    • @muhaajir77
      @muhaajir77 12 วันที่ผ่านมา

      lahjad walbo waa idinku garbaasheeynaa yaa is gaaray 😂😂😂😂

    • @user-sz7sn2rv9r
      @user-sz7sn2rv9r 12 วันที่ผ่านมา +1

      kkkkkkkkkkkkkkkk ma soomali oodhan baa keestayadi ka wada cabaadisay oo ka oohisay kuwii hore ayaanaanba fahmayn macadalaa eelay oo seyidkii ku yidh afgaal ama mid muslim ilaa kaalay

  • @QamarCumar-or4nh
    @QamarCumar-or4nh 8 วันที่ผ่านมา

    Q❤❤❤❤

  • @aaminacabdinuur4779
    @aaminacabdinuur4779 11 วันที่ผ่านมา

    Dhiiga meeshan ikeene 😂😂😂

  • @Ayaan8912
    @Ayaan8912 12 วันที่ผ่านมา

    Wax usheega markhaland😂

  • @zakisports9246
    @zakisports9246 10 วันที่ผ่านมา

    wax kama fahmin

  • @MaxamedAadan-fq7ok
    @MaxamedAadan-fq7ok 10 วันที่ผ่านมา +6

    ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Nina-h12
    @Nina-h12 11 วันที่ผ่านมา +1

    Hadhow baa na la oran Somaliland waa Somali diid.. 😂😂😂😂