AMIIRA OO HAGAAJISAY GURIGA HOOYO AAN U DIYAARIYE IYO..?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ต.ค. 2024
  • #king #ceyda #subscribe #for #more

ความคิดเห็น • 911

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 9 หลายเดือนก่อน +429

    Amiira waa qof daacad ah sida gurigooda ay ugu soo adeegi lahayd una hagaajin lahayd cml ayay kasoo qaaday taasna waxa samayn kara uun qof daacad ah oo wuxu naftiisa la jecel yahay walaalkiina la jecel Amiira Ceyda waxay u caawisay siday wllsheed Adna ama wllkeed Cimraan u caawin lahayd yacni Ceyda walaal iyo garab dhamays tiran bay u noqotay masha Allah❤😘🙏maamadana Alle ha nabad keeno 🤲🤲

    • @naimamohamedmohamud6644
      @naimamohamedmohamud6644 9 หลายเดือนก่อน +25

      Absolutely Qalbigeeda nadiif ilahey ha barakeyo

    • @anzalmaxamuud778
      @anzalmaxamuud778 9 หลายเดือนก่อน +8

      Haaa wlh ❤waa gabar maskiin ah daacad ah❤

    • @Özge_BalaM
      @Özge_BalaM 9 หลายเดือนก่อน +7

      Haa lkn walal ha dhihin yaaheee😂lamane dheeh😂❤

    • @adoontiallesiman262
      @adoontiallesiman262 9 หลายเดือนก่อน +8

      ​@@Özge_BalaMwah Reer TikTok baad igu qaldosaa noh 😂 been Allaa caayaye waa walaalo dadkaan 😂

    • @Ali847-q3i
      @Ali847-q3i 9 หลายเดือนก่อน

      @@adoontiallesiman262walaalkeed waxa kaliyoo noqon karo cimraan kani waa saaaxiiib geeeyo ayada guursan karo na bari

  • @KaafiyaIbraahim
    @KaafiyaIbraahim 9 หลายเดือนก่อน +170

    Hooyo wxaad ku dhahdaa hadiyad qli ah usoo qaad Amiira wey uqalanta wlhi weyna daashay kafarxi noh farxadeeda rabnaa anaga waxay Somalia uga baahan thay horey usoo qaad dheh noh🎉❤

    • @nimcomohamed530
      @nimcomohamed530 9 หลายเดือนก่อน +7

      Waan kugu raacsanahay ❤

    • @Fartun20225
      @Fartun20225 9 หลายเดือนก่อน +5

      Xaqiiiq mamoo xariif hadey tahy hadiyad haa ukentoo Amira

    • @cabdisheikhmaxames8859
      @cabdisheikhmaxames8859 9 หลายเดือนก่อน +3

      Waa walaalu weena isku lee ❤❤yihiin

    • @Subarman32
      @Subarman32 9 หลายเดือนก่อน +5

      Waan kugu Raacsanahay

    • @Nafisaofficial74
      @Nafisaofficial74 9 หลายเดือนก่อน +6

      Wan kugu racay wey u qalanta sababto ah waqtigedi o dhan ayey galisay cayda hoyadi pls rer magal Iska so dhig yaaah habaryar hadiyad qurxan ken 😅

  • @Suhayb263
    @Suhayb263 9 หลายเดือนก่อน +122

    Team QAB QAB hadaa tahay hay dhaafin😂😂😂❤

  • @Xaliimaxayaati1
    @Xaliimaxayaati1 9 หลายเดือนก่อน +369

    Ku salin nabigeyna the best person ever The most knowledgable and the most shere all created propphet Muhammad scw ❤❤❤❤❤

    • @faizahussein4434
      @faizahussein4434 9 หลายเดือนก่อน +1

      Queuf Fujifilm disposable 😂😂

    • @DalhaMohamuud
      @DalhaMohamuud 9 หลายเดือนก่อน +2

      Scw

    • @Farhia_ali
      @Farhia_ali 9 หลายเดือนก่อน +2

      Swc Swc. Swc❤❤

    • @Hafso355Abukar-bl6bf
      @Hafso355Abukar-bl6bf 9 หลายเดือนก่อน +2

      Swc❤❤❤❤Amiira qurux ❤❤❤

    • @Hafso355Abukar-bl6bf
      @Hafso355Abukar-bl6bf 9 หลายเดือนก่อน +1

      Swc❤❤❤❤Amiira qurux ❤❤❤

  • @aaminaxussen8345
    @aaminaxussen8345 9 หลายเดือนก่อน +46

    Amiira waxee ku buxisay booska walasha Absolutely wa gabar qalbi fiican o nadiif ah Abalkeda mala gudi karo runtii ceyda Boos fiican e ku jogtaa Amiira fully respect 🙏

  • @Nadarey
    @Nadarey 9 หลายเดือนก่อน +61

    Amiiradeena hadiyad hala siiya because saxiibtinimada waxay ka taqanaa masha Allah 😫❤️🫶

  • @Samiirofarxaan12
    @Samiirofarxaan12 9 หลายเดือนก่อน +214

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)❤🕋☝❤😢❤

  • @Jowhuso
    @Jowhuso 9 หลายเดือนก่อน +18

    Amiira is that friend you need in your life. I really love her pure heart!😊

  • @NabilaMohamed-i6d
    @NabilaMohamed-i6d 9 หลายเดือนก่อน +135

    Astaqfurulaah
    Subxanalah
    Alxamdulilaah
    Lailaha ilaalah
    Allahu Akbar
    Lailaha ilaa anta subxanaka inikunto mina dalimin 😢

    • @iqrocabdisaciid-xn5nm
      @iqrocabdisaciid-xn5nm 9 หลายเดือนก่อน

      M.a ❤❤

    • @FartaFinta
      @FartaFinta 9 หลายเดือนก่อน +2

      M.a danbikga illh ha dhaafo❤❤😢

  • @Hodanmaandhaya
    @Hodanmaandhaya 9 หลายเดือนก่อน +82

    Caawa mr bean ayaan soo xasuustay wlhi qab qab marka muqaal kligood soo duban ani way igu baxdaa course waa funny m,a Amiira sidii familykeedo kle ayaay ku caawisay alle haka abaal mariyo hooyana alle haka nabad keen 🎉❤

  • @user-ek8bp9on1gMuzcabZuuria
    @user-ek8bp9on1gMuzcabZuuria 9 หลายเดือนก่อน +39

    Wll nimada iyo wada dhalashada kaliya ma ahan in ay hooyo iyo aabe ku dhalan wiil anba gabadh balse wll nimada dhabta wa tan dhaxdina Taala alle hayni xafido zp adi yo inta garabkaga joogta
    king Cayda🥰🤴🤴

  • @sahromudey6415
    @sahromudey6415 9 หลายเดือนก่อน +47

    Maasha allah amiira waa gabar wanasgsan walaaltimada iyo asaxaabnimada waxka taqaan kheyr allaha ku siiyo walaalkeed king cayda ayaad gabar u noqotay hooyana waxaad ka soo dhaweysey maasha allah allaha ku saacideeyo

  • @fatxoabdinasir3200
    @fatxoabdinasir3200 9 หลายเดือนก่อน +36

    Amiira qurux gacan dahab wa shaqeysey masha allah runtii gabar wanaagsan ayaa tahay oo walaltinimada wax kataqaano allaha ku xafido amiiradeena❤❤❤❤

  • @Uqtimuslimah
    @Uqtimuslimah 9 หลายเดือนก่อน +20

    Amira walal qiimo badan m.a
    Ceyda sida u garab istaagtay booski walashis aya u buxisay❤jazakallaah🥰

  • @Zabrin23
    @Zabrin23 9 หลายเดือนก่อน +107

    Next vdieo waxa sugonaaaa gift 🎁 qali ah oo amiro ka farxiyo inuu ceyda siiiyo plz plz 😢😢qof intu qof uhagarbaxo ku hagarbaxday wliboh suprise ugu dhig 😢❤❤we can’t wait yaqy❤

    • @bakarkhan8996
      @bakarkhan8996 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waa runta gift ayaa sugayna

    • @BisharoAli-u5n
      @BisharoAli-u5n 9 หลายเดือนก่อน +1

      Gift🎁 ayaa sugeynaa cawdoww😂❤

    • @zuhraaahmad5124
      @zuhraaahmad5124 9 หลายเดือนก่อน +1

      Wlhi hadaa niyada iska lahaa inshallah waa sugynaa ❤

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 9 หลายเดือนก่อน

      Insha allh waa sugeenaa 🎉😂

  • @Jamaalkinboy
    @Jamaalkinboy 9 หลายเดือนก่อน +63

    Ku sali Nebigena The best person ever The most knweledge able and The most shine all created prophet Muhammad scw scw❤☝️🕋🕌

  • @a.b.nuursheabdalla899
    @a.b.nuursheabdalla899 9 หลายเดือนก่อน +77

    Haku salino xabiibkeena muxamed scw❤❤❤❤

    • @amranaxmed3469
      @amranaxmed3469 9 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw scw scw scw scw❤❤❤❤

    • @fatxoabdinasir3200
      @fatxoabdinasir3200 9 หลายเดือนก่อน

      Scw scw scw scw

  • @fatmaxuseenmohamed4416
    @fatmaxuseenmohamed4416 9 หลายเดือนก่อน +138

    😂😂😂😂😂 amiira iyo ceyda Masha Allah malagu caajisayo kaftankina keep going manta jawigina ok waaye save time simple life 😂😂😂 amiira decorating wa qurux wa xasusta gurigeda marka hagaajinesay 🎉🎉🎉🎉🎉🎉 hygiene personal idin dhiman hair shampoo shower gel soaps cream lotion mamada

  • @zamzamabdulqadir6467
    @zamzamabdulqadir6467 9 หลายเดือนก่อน +45

    ❤m.a amiira waa gbr qalbi wngsn kartina leh m.a farxad ku noolaaw amiira qofta TH-cam nagu heyso💪✌

  • @Farxiyo747
    @Farxiyo747 9 หลายเดือนก่อน +51

    Kusale nabigeena the most knowledge able and the most shine or created prophet Muhammad scw

  • @shucaybhassan6252
    @shucaybhassan6252 9 หลายเดือนก่อน +29

    Amira Ka farxi Insha allahu markey hooyo kuu timaado , walaahi wey kuu hagar baxdeee

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 9 หลายเดือนก่อน +137

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad SCW❤️🕋👍

  • @xamdixiis-y4w
    @xamdixiis-y4w 9 หลายเดือนก่อน +44

    Waa muuqalki ugu quruxbad naa oo manta Aan fiirsado 😍😍👍👏

  • @Lion_gamer10
    @Lion_gamer10 9 หลายเดือนก่อน +22

    Team cayda hadaanu nahy Amiira madaxy noo saaran tahy wlhi❤️‍🩹👑

  • @mumtazmalabo7945
    @mumtazmalabo7945 9 หลายเดือนก่อน +32

    wn isla kiin jecelhy ilhy wxn baryaya inu calaf iskugu daro allhuma aaamin❤

  • @ayanahassan2432
    @ayanahassan2432 9 หลายเดือนก่อน +15

    Mama safar iyo stress wye hadyad qali kama gaarto wexey la imado wa arkynaa ceyda amira zhp jira waye way kula daashay wlhi m.a allaha ku daayo bestfriend fcn wye 😊😊

  • @RayaanCabdisalaan
    @RayaanCabdisalaan 9 หลายเดือนก่อน +9

    Amiiro waa qof aad uwanagsan wan jeclahy inan mar uun arko alle haygu simo ceyda adna qof fcn thy alle haydin sharfo❤

  • @OmaarKamaluk
    @OmaarKamaluk 9 หลายเดือนก่อน +18

    Ka mid ceyda kuwa nabigu uduceyey carmali waye amiro marka ku bood zxp🎉❤😊

  • @FeliizOmar
    @FeliizOmar 9 หลายเดือนก่อน +16

    Wllhi amiro abalkeda lama gudikaro cedow legend iska dhig gift ugey gabadha halahas kusamesay😢

  • @ayanmohamud3401
    @ayanmohamud3401 9 หลายเดือนก่อน +43

    Maashaa allaah waadxka baxsateen.waxaa dhiman inshaa allaah maalinta ay maamada ay imaanayso yaa cuntada soo dhaweynta diyaarinaayo mafiicno in maqaaxi lageeyo maadaama ay soo daashay waxaa ila haboon in guriga loogu kariyo cunto isku dheeli tiran yaa igu raasan ❤❤❤❤

    • @RowdaAbdullaahi
      @RowdaAbdullaahi 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waakugu raacsanahay maama suldaano cuntada guriga haloogu diyaariyo

    • @hananXasan
      @hananXasan 9 หลายเดือนก่อน +1

      Amira sameysay 😂

  • @fardawsaabdikariim1962
    @fardawsaabdikariim1962 9 หลายเดือนก่อน +65

    Amiiira gift ay ku faraxdo u xidh I a markey hooyo timaado I a waa codsi ceyda 🙏🖤🫶

    • @Sagaliita45
      @Sagaliita45 9 หลายเดือนก่อน +4

      Waa haysaa😂😂

    • @haweeyahonesty2727
      @haweeyahonesty2727 9 หลายเดือนก่อน +1

      Waa haysaaa😂😂😂😂

    • @cabdisheikhmaxames8859
      @cabdisheikhmaxames8859 9 หลายเดือนก่อน +3

      Weelka asaa ❤ba qarash kabaxay caadi is kadhiga

    • @kaltunbootaan
      @kaltunbootaan 9 หลายเดือนก่อน

      Kharash kastuu bixiyay qof dhan baa timekeeda iyo xoogeeda siisay marka gift wax qaaliya in lays siiyo maaha lakiin qof ku sharfay waa la sharfaa walaal 🙏​@@cabdisheikhmaxames8859

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 9 หลายเดือนก่อน

      Waa heesaaaaaaaaaaaaaa😂

  • @yaanyurtacidda3062
    @yaanyurtacidda3062 9 หลายเดือนก่อน +5

    Amiiro sxbtinimada weeka so baxday wallhi masha allah❤😫🫶

  • @HiyaaMoha
    @HiyaaMoha 9 หลายเดือนก่อน +5

    Ceyda amiiro asxabta kle wy kaga dhawtahy amiro qurux qof kafican ma arkin say ku cawisay masha alh ❤waa inaad hadyadsisa

  • @FarxiyeIbraahim-it5jv
    @FarxiyeIbraahim-it5jv 9 หลายเดือนก่อน +15

    Amiro qurux wllhi waa gabar qalbi wanag san masha Allah wllshy ❤

  • @MuxuboKhaliif-pz4ew
    @MuxuboKhaliif-pz4ew 9 หลายเดือนก่อน +6

    Amiira iyo ceyda waad isku soobaxaysaan

  • @AymanAbdirashid
    @AymanAbdirashid 9 หลายเดือนก่อน +63

    Allah is one ❤🎉

  • @anasluckyboy9465
    @anasluckyboy9465 9 หลายเดือนก่อน +117

    The best person ever 💞 the most knowledgeable ever ❤️ Ankusalino Nabigena Mohamed Salalahu caleyhi wasalam 🕋🙏🥰

  • @yasminali7953
    @yasminali7953 9 หลายเดือนก่อน +9

    Kung ceyda Hal mid illowday oo muhiim ah sijaayda salda

  • @YACINEI-j1s
    @YACINEI-j1s 9 หลายเดือนก่อน +16

    Ilaaa aan habeenkii aan cayda daawan inta seexata salaama 👋😎

    • @Hodanmaandhaya
      @Hodanmaandhaya 9 หลายเดือนก่อน

      🤚lkn caawa waa jimce

  • @nadiyalajecley6829
    @nadiyalajecley6829 9 หลายเดือนก่อน +16

    Cayda wll amira guurso wlahi wa gabdh ficn heli maysid mid la mida oo daacada plz wll xta wax bdn kama weyna 😅😢

    • @hanuuznuur1211
      @hanuuznuur1211 9 หลายเดือนก่อน +3

      Kir somalaiyay caqli aa guur iyo jacyl ehyn malihdiin miya bisinka 😂😂dadkaan sxpo isfahmay waaye dhaad kayeesha
      😂😂wixii calafna isha kafiirsada

    • @zahruujadeey4083
      @zahruujadeey4083 9 หลายเดือนก่อน +2

      Jah adi le ila fahmy walahi ❤❤😂

    • @nadiyalajecley6829
      @nadiyalajecley6829 9 หลายเดือนก่อน +1

      @@hanuuznuur1211jaw nade af xamarka ma fahmee bal 🤣🤣 bal dee wayhey

  • @YahyeHazen-qp2ji
    @YahyeHazen-qp2ji 9 หลายเดือนก่อน +10

    CEYDA ABAALMARIN AMIIRA GUDONSII WAY KUU HAGAR BAXDAY ZXB YAA IGU RAACSAN❤

  • @masbal9180
    @masbal9180 9 หลายเดือนก่อน +13

    Alle ha iskukiin daayo ceyda and amira team qabqab to qalbi ❤❤❤❤❤❤

  • @fadumocali6908
    @fadumocali6908 9 หลายเดือนก่อน +9

    Cayda amiiro wa qof dacada sida gurigoda okle bay Kula so adegty grbkaga waye mrwalbo m.a❤

  • @izabeella0232
    @izabeella0232 9 หลายเดือนก่อน +11

    Amiira calaanka hirshabeelle miyaa ugu xiraan gacanta jaah intee isku daadiyaa aqwaan teey noloow inta noloool jirto❤❤❤❤❤

  • @prettyfardus2790
    @prettyfardus2790 9 หลายเดือนก่อน +67

    Ceydow waxaan ka baqaya qofta sidaa kula so dhaweynaysa hooyada ku garab istagan inaad beri waji kaleh ula timadid 😢malin hore Adna channel ka tiriy ceyda sidi hore ima aha wuu isbedelay wllo wanaajiy intad wanaajinkartid❤please aamiro

    • @qalliguhaad4300
      @qalliguhaad4300 9 หลายเดือนก่อน +2

      Waa kaftaneeysay xujo bey aheed waxaa na lgu qasbay iney qof kmid ah team 27 ............

    • @khadritamoha1562
      @khadritamoha1562 9 หลายเดือนก่อน +2

      Waa runtaa wllo waayo ufiirso ceyda sificn wx ula duubo

  • @ayanabdillahi6408
    @ayanabdillahi6408 9 หลายเดือนก่อน +14

    Mashallah siday Amira si walalnimo ku jirto ayay kugu hagar baxday cayda she is really your besty❤

  • @MomtasOmar
    @MomtasOmar 9 หลายเดือนก่อน +36

    Waaa heysaa intaasa iga gadan ceyda isn't easy 😂😂😂

  • @EglanHussein
    @EglanHussein 9 หลายเดือนก่อน +17

    Farxadini wa farxadayni ceyda bari inshallah marka muqal kala nosodigeysith balan noga qad team 27ina salan nogageysith ❤team 27 markasta garabkini ayan taganahay ❤❤

  • @ehluquraan859
    @ehluquraan859 9 หลายเดือนก่อน +10

    Amiiiro waaa poqorad wlhi niyow gabarta hadiyd qaali siii❤❤❤ waa qaybkamidah wanaaga ❤❤ qurux iyo wanag isku darsate amiiro my walshay❤❤❤❤

  • @qadijoomar9567
    @qadijoomar9567 9 หลายเดือนก่อน +6

    M.a wllhi amiira waa qof qalbi nadiif ah wax bdn kama shgi kro lkn intaan ka arko waa qof wngsn m.a amiiro wllhi s8da guriged cml uhagaajisy 💯👏🥰keep up ceyda

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 9 หลายเดือนก่อน +8

    Amiira boqorad weye Alle ha ku xifdiyo ceyda garab weyn bad siise

  • @Maskineyyyyy-ed4pj
    @Maskineyyyyy-ed4pj 9 หลายเดือนก่อน +27

    Waxaas ka saxiib ah amiira waku wadnaa ❤❤😂😂

  • @adoontiallesiman262
    @adoontiallesiman262 9 หลายเดือนก่อน +20

    Ar Amiira Funny sanaa 2 jeer bay saaid iiga qoslisay markay rabtay inay meesha ku qoraan guriga hooyo Ceydaa wasakheeyay iyo markii iyada loo soo codeeyay inay guriga hagaajiso ee dhahday way igu dhiiqatay 😂
    markii hore waxay dhahday qofka loo so codeeyo ayaa waxa dhan qabanayo markay aragtay in iyada loo soo codeeyay kulahaa ma icaawinaysid😂😂 xariifsanaa

  • @muhanadkaysar-kv9hc
    @muhanadkaysar-kv9hc 9 หลายเดือนก่อน +8

    Zxp cayda wallahi saxiip ka fiican amiira ma arag marwalba way ku cawisa garabkaga na way tagan thy abaley kugu ledahay hadyad sii plz

  • @SadoLala-qp1tq
    @SadoLala-qp1tq 9 หลายเดือนก่อน +54

    Amira est vraiment très gentille et sympa elle fais de son mieux pour aider comme si c'était sa propre maison ❤from djibouti

  • @naturechannel950
    @naturechannel950 9 หลายเดือนก่อน +24

    Wow amiira qurux iyo ceyda wllhi waa kuwa funny eh😂😂😂😂

  • @IlhaanIsmail-u4c
    @IlhaanIsmail-u4c 9 หลายเดือนก่อน +5

    Ceyda please amiira hadiyad sii shaqadeeda ah ❤

  • @afnaanmohamed9765
    @afnaanmohamed9765 9 หลายเดือนก่อน +11

    Masha allh amira waa gabar qalbi wanaagsan masha allh

  • @Maaidoqurux
    @Maaidoqurux 9 หลายเดือนก่อน +23

    Amira est vraiment tres gentille et sympa elle fais de son mieux pour aider comme is cetait sa propre maison ❤from djibouti

    • @cademohamed
      @cademohamed 9 หลายเดือนก่อน

      Exact !

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 9 หลายเดือนก่อน +7

    Mansha alahu Amira cadey ceda wagabar wanaksan oosida gurikodo hoyo macn ugusaadektay mansha alahu Amira cadey waqof wanaksan xafadeno dhan bankajecelno hadey nirobi noimado wanfarxileh waxba queen inolow intey nolaljito

    • @hanuuznuur1211
      @hanuuznuur1211 9 หลายเดือนก่อน

      Maroo cayda dhahay hooyaa iwaydiisay uma sheegin😂😂
      Hada maama suldana sugaynaa
      Ayadaa hashiis hoosaad lagaleenaa hanoo qodqodee😂😂

  • @cabdishakurmahamed8404
    @cabdishakurmahamed8404 9 หลายเดือนก่อน +7

    Ninyaw 2Lapadenuna iska sameysta guri mad isku duldaashene CEYDA & Amiira ❤❤❤❤❤like 👍 Azxapey🎉🎉🎉

  • @mariayusuf2614
    @mariayusuf2614 9 หลายเดือนก่อน +34

    Amira waa lajamad. It's not easy.waan o gahay in ey ka soboxeysi hosheda❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @khadraaxmed4578
    @khadraaxmed4578 9 หลายเดือนก่อน +12

    Masha Allah ilaahay ha nabad keeno maamada idinkana alle hydin barakeeyo qofka la socda hadaa qiyaaso waa gabdheeda fekerkayga

  • @MaidoAbdullahi-rf4jy
    @MaidoAbdullahi-rf4jy 9 หลายเดือนก่อน +15

    Ayyy qabqab yaasheena musalsal cml idinlasocdaa markaa muuqaalkiina isoodhoco farxad❤😊

  • @Fartun20225
    @Fartun20225 9 หลายเดือนก่อน +8

    Ceydaa sodohda Amiira hadiiyad usoqaad deeh😊😂

  • @Nafisaofficial74
    @Nafisaofficial74 9 หลายเดือนก่อน +4

    Amira hadiyad bey u qalanta habaryar because runti zamkan maba jira qof dacad kugu shaqeynaya o waqti intas la’eg galinayo. Halmalin macqul lkn 3 malin wax yar ma ahan muqdisho hadiyad uga so qad habaryar ceyda hoyadi ❤

  • @mudugsomali3295
    @mudugsomali3295 9 หลายเดือนก่อน +6

    Sxb ceeda amiira sifiican kula shaqaysan casho ukaxee hadiyad Yar oo ay kufarax dana sii umahad cele anakana daawadayaah baan nahay guluso bro

  • @Happy__girl97
    @Happy__girl97 9 หลายเดือนก่อน +61

    😂😂 Team qabqab hdaa nahy maalin walbo waa nila soo adeegnaa dawashidiina neh kama daalno waxaas jaceyl aa nii qabno lee wye wlhy 🥺😍
    Hooyo iyo neh nabad Allah ku keeno 🤲🏾❤

  • @Prinsess-q5j
    @Prinsess-q5j 9 หลายเดือนก่อน +4

    Hooyo marke imato amiiro ha idinla jogto amee dhahan hee reer comment 😂😂😂

  • @awhaybe7132
    @awhaybe7132 9 หลายเดือนก่อน +14

    Pls zxp marka ay hooyo timaado oo ay howshu dhamaato amiira qurux gifti sii pls zxp❤

  • @Subarman32
    @Subarman32 9 หลายเดือนก่อน +28

    Gift amiira qurux ayaan ka sugayna cayda waxad haysata wllo wanaagsan oo waxkasta kula qaybsanaysa ❤❤❤

  • @fardowsocali8814
    @fardowsocali8814 9 หลายเดือนก่อน +10

    M.a Amira and ceyda rabi ha idin xafido❤❤

  • @MaxamedGuure11
    @MaxamedGuure11 9 หลายเดือนก่อน +8

    Adeega ayaamahan musalsal cmla usugaa malin kasto yaa ila mid ah oo adeega hooyo lagu qaldooyaa😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @farhiaabdikadir1673
    @farhiaabdikadir1673 9 หลายเดือนก่อน +6

    Ceyda vedioyada aad adiga iyo amiira kaliya tihiin 25--30 daqiiqo inooga soo dhig wanku haysanaye🙏🙏

  • @Sucdiqurux81
    @Sucdiqurux81 9 หลายเดือนก่อน +36

    Team qab qab isn't easy ❤😊

  • @Mohammuud
    @Mohammuud 9 หลายเดือนก่อน +2

    Amiira gabar qalbi wanagsan 🔥💞🥰

  • @apdywahapali1174
    @apdywahapali1174 9 หลายเดือนก่อน +32

    Insha Allah we will celebrate for 600k with Mommy 😊❤

    • @juuwaryele
      @juuwaryele 8 หลายเดือนก่อน +1

      نحنحننخننننننونح

  • @Goat522
    @Goat522 9 หลายเดือนก่อน +5

    M.allah amiira gabar qalbi wanagsan caydow amiiro ilaasho❤❤❤

  • @aminmohamed-x5c
    @aminmohamed-x5c 9 หลายเดือนก่อน +10

    M,a. Amiira is a true friend wlhi ❤❤❤❤❤❤

  • @Asiya4555
    @Asiya4555 9 หลายเดือนก่อน +3

    Amiira waa qof qalpi nadiida

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 9 หลายเดือนก่อน +10

    Amiiroquruxdii oo qof ah m.a keepgoing sister❤

  • @faraxsan8583
    @faraxsan8583 9 หลายเดือนก่อน +6

    Manshaallah qof saan kugarab tagan markad haysato mcn waye❤😊

  • @queennadia4390
    @queennadia4390 9 หลายเดือนก่อน +7

    Jah iska jogina jecliya farxad m.a❤😊😊

  • @fakiamahamoud1114
    @fakiamahamoud1114 9 หลายเดือนก่อน +60

    My allah grant both of you 💞

  • @anzalmaxamuud778
    @anzalmaxamuud778 9 หลายเดือนก่อน +15

    Wlh qab qab mar kaste ee kali yihiin video gaas waa ku raaaxeestaa inaa gudbiyo iska dhaafe waa ku ceshceshtaaa wlh😂❤

    • @HanaMuxyadin
      @HanaMuxyadin 9 หลายเดือนก่อน +3

      Kula mid ban ahay😂😂😂😂

  • @asmaxasan7803
    @asmaxasan7803 9 หลายเดือนก่อน +2

    mansha allah hooyo illhay nabad haskukiin keeno isja allah

  • @Aniiza_queen
    @Aniiza_queen 9 หลายเดือนก่อน +4

    Amiiro Gabadh qalbi wanagsan waaye walhy🥹❤️❤️

  • @ayaanniita-v3l
    @ayaanniita-v3l 9 หลายเดือนก่อน +47

    Allah is one 😢☝️

  • @khadijamohamed9420
    @khadijamohamed9420 9 หลายเดือนก่อน +11

    Jah sorry amiradayda❤
    Ceydow wana qayaanty😂😅hadan ahy team qab qab

  • @Ikraanomar57-cm1ho
    @Ikraanomar57-cm1ho 9 หลายเดือนก่อน +10

    Caawa walasodhaqsaty ceyda 😂😂😂

  • @Lipan233
    @Lipan233 9 หลายเดือนก่อน +3

    AMIRA QIFT SIII ZXP SHES SO KIND MSSHL

  • @RumanMuhumed-nd6jg
    @RumanMuhumed-nd6jg 9 หลายเดือนก่อน +1

    Amiira qof qalbi wanagsan

  • @shukrimohamed4808
    @shukrimohamed4808 9 หลายเดือนก่อน +21

    Full funs of team qab qab ❤😊

  • @Wllyuu198
    @Wllyuu198 9 หลายเดือนก่อน +5

    Amiira king ceyda gulysta ❤

  • @AmiiraMohmed-rk8je
    @AmiiraMohmed-rk8je 9 หลายเดือนก่อน +10

    😂😂😂😂amiira iyo ceyda labada qofood oo ugu ilowshiyaha badan dunida malinkasta suqa la adaa labo xabo Le laso gadaa wixi kale wa laso iloway 😂😂😂😂

    • @Hodanmaandhaya
      @Hodanmaandhaya 9 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂

  • @IkraanitaIkraan
    @IkraanitaIkraan 9 หลายเดือนก่อน +4

    M.a hanblyo amiir iyo ceyd waxay diyarinay gurigii ayaa Gali LaHaye malinta asokoga jadis ayaa ino dhigay azaxby iska Fama😂 m a while wn idn tager intas waa kaftan hooyo mcn so dhawow malezhiy❤👸

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 9 หลายเดือนก่อน +10

    MAASHA. ALAAH
    AMIIRA. WAA. GABAR. QASLI. AH
    SIDEE. KUUSAACIDEY
    WAA. INAA. ABAALKEEDO. UGUDO. INSHALAAH

  • @LajanYuukazi-nm5kb
    @LajanYuukazi-nm5kb 9 หลายเดือนก่อน +8

    Kusali nabi muxamed sallahu calehim waslam wll ❤

  • @rayaansicid9716
    @rayaansicid9716 9 หลายเดือนก่อน +3

    amira iyo ceyda wad isku nuuraysan ❤

  • @HawaHassan-mk1zs
    @HawaHassan-mk1zs 4 หลายเดือนก่อน +1

    King. Ceyde. Iyo. Amira❤❤❤❤❤❤❤