IYAGOO IS DAGAALAYA AYAA SAXAN DHALO AH JABAY SHEEG YAA JEBIYAY AMIIRA vs KOKO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 725

  • @Moha12557
    @Moha12557 11 หลายเดือนก่อน +227

    Hadal Afkaaga Kaso baxa Waxa ugu wngsn saliga Rasuulkena Muxamed ‎ﷺ 💖📿💚🎤

    • @HudoCabdulaahi
      @HudoCabdulaahi 11 หลายเดือนก่อน +2

      Asc abayo xald kawrn satahay walaahi ilaaheey dardiisa aan ku jclka

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@HudoCabdulaahiwar waxan koko maaha hhhhhh wlhi daacad nimadii oo qof ah tahay .
      Asc abaayo xaalada kawaran kulahaa luuqii chatting may noqotay halkani.😂

    • @Haajizaajin
      @Haajizaajin 11 หลายเดือนก่อน +1

      ​@@wehelashaq3368qac aa kayeer sii say 😂😂😂😂

    • @najaxxasan1442
      @najaxxasan1442 11 หลายเดือนก่อน +3

      scw❤

    • @wehelashaq3368
      @wehelashaq3368 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@Haajizaajin😂😂😂

  • @AmiiraQuruxFan
    @AmiiraQuruxFan 11 หลายเดือนก่อน +264

    The best person ever The most knowledgeable and The most shinning person all created by Allah is our Prophet Muhammad (Sallallahu caleyhi wasallam)❤

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 11 หลายเดือนก่อน +1

      Scw😊

    • @CabdiRixiin-ym9sx
      @CabdiRixiin-ym9sx 11 หลายเดือนก่อน +1

      Scw

    • @Haajizaajin
      @Haajizaajin 11 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw scw scw scw

    • @Haajizaajin
      @Haajizaajin 11 หลายเดือนก่อน +2

      Amiiro waanku salaamay

    • @ayaa103
      @ayaa103 11 หลายเดือนก่อน +1

      Scw scw

  • @SundusAyaanle-99
    @SundusAyaanle-99 11 หลายเดือนก่อน +125

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (صلى الله عليه وسلم)

  • @KOKOBULLE-it5e
    @KOKOBULLE-it5e 11 หลายเดือนก่อน +358

    Ku salin Nabigena The best person ever The most knowledge able and The most shine all created prophet Muhammad (ﷺﷺ)🕋❤👍😢

    • @Marwaan-dv1pg
      @Marwaan-dv1pg 11 หลายเดือนก่อน +5

      Ka baxa nayaa

    • @cabdirizaaqfaarah6786
      @cabdirizaaqfaarah6786 11 หลายเดือนก่อน +1

      You tube ku dhex walatey chanelka adigu mr walpa kowaad ma tahay 😂😂

    • @FeysalBorile-pj7gy
      @FeysalBorile-pj7gy 11 หลายเดือนก่อน +1

      Koko I love you ❤️💔💔

    • @mohamedmowlid7239
      @mohamedmowlid7239 11 หลายเดือนก่อน +1

      Welcome back again guys keep going guys

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 11 หลายเดือนก่อน +2

      Scw

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 หลายเดือนก่อน +191

    Caruurtaan wax kacaqli badan majiro wllhi Allahuma Baarik ❤😊
    inta daawneyso muuqaalkaan ayakoo faraxsan sida anoo kle ismujiya ❤😊

    • @HodanCabdulahi-g3r
      @HodanCabdulahi-g3r 11 หลายเดือนก่อน +3

      ☝️😊

    • @Abdurahmaan_masoud
      @Abdurahmaan_masoud 11 หลายเดือนก่อน

      😢 iam cry

    • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
      @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 หลายเดือนก่อน

      @@Abdurahmaan_masoud why

    • @Abdurahmaan_masoud
      @Abdurahmaan_masoud 11 หลายเดือนก่อน +2

      @@CABDOOW_YADORO_AADOOROOW my mother is died 😞😥😭

    • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
      @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 หลายเดือนก่อน +1

      @@Abdurahmaan_masoud inaa lillhi wa inaa ileyhi raajicuun illhy ha unaxriisto wllhi waa geeri xanuun bdn Janatul Firdows illhy haku bishaareeyo goormee ay geeriyootay wllkeey

  • @jamaldin.....junior7125
    @jamaldin.....junior7125 11 หลายเดือนก่อน +35

    Amira MOMMY markey dahdi qalbiga iga tabati wlhi .mommy i missed alot😢

  • @cadnaankaasim
    @cadnaankaasim 11 หลายเดือนก่อน +152

    ALLAH IS ONE❤

    • @PrincessHafsa-n3c
      @PrincessHafsa-n3c 11 หลายเดือนก่อน

      Yaa ma kaftan majida baaaa😮😮😮😮😮

    • @ikriishquruxle4231
      @ikriishquruxle4231 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@PrincessHafsa-n3c
      maya
      😂😂

    • @AyanMohamud-h2n
      @AyanMohamud-h2n 11 หลายเดือนก่อน +1

      Allah is oll above everything ❤❤❤❤

    • @suqrafarax
      @suqrafarax 11 หลายเดือนก่อน

      Allahu akbar ❤

    • @maxamedmaxamud7068
      @maxamedmaxamud7068 10 หลายเดือนก่อน

      🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤

  • @shugriali1439
    @shugriali1439 11 หลายเดือนก่อน +18

    Amiira she's very amazing wlh hooyanimada waaa laga daremaaa wlh noolow xabibty ❤

  • @umalmohamed1666
    @umalmohamed1666 11 หลายเดือนก่อน +54

    Amiiro naxaris wlhi waa gabar qalbi wanagsan❤

  • @ladanhussein3812
    @ladanhussein3812 11 หลายเดือนก่อน +93

    Inta videoyoyada asad sida musalsalka usugta😂❤

  • @zeeraabdinazir350
    @zeeraabdinazir350 11 หลายเดือนก่อน +36

    Asad apowe waxan kugu riyooday adoo lugahaga ku is tagay allaha ku rumeeyo🤲

    • @fowziahuseeinwehliye4356
      @fowziahuseeinwehliye4356 11 หลายเดือนก่อน +3

      Ani xita haben ku riyoday wlhi I.a waa ku soco ❤❤

  • @queenaminabujetichannel
    @queenaminabujetichannel 11 หลายเดือนก่อน +13

    Asad ilmahan oo waqtidoga qaaliga aad ka qadatey ee ka farxi inshaa allah inad ifahantid rajeynaaa

  • @abdullahiali3420
    @abdullahiali3420 11 หลายเดือนก่อน +31

    Wooow this dude is so creative, his videos is all top notch.
    The way he deal with colleagues is samething that made the difference between him and other TH-camrs..
    He is in real business
    Dude knows how to make money
    And on top of that he has bloody brothers who are alweys on his shoulders.
    Man your so funny bro
    Wish you good luck alweys.

  • @exfasqari..falaaraha__raac7910
    @exfasqari..falaaraha__raac7910 11 หลายเดือนก่อน +21

    Inta jiifka ku daawaneysa veidogan waan idin salamaya RAG👨iYO DUMAR 👩
    ONLY RAG 👨 IYO DUMAR 👩
    WAAN IDIN SALAMAYA DAAWADE 🤝👀🤳🖥😊

  • @faisal.british
    @faisal.british 11 หลายเดือนก่อน +62

    Bring iliyas and ridwaan..next match😂😂❤❤

  • @Diriye597
    @Diriye597 11 หลายเดือนก่อน +59

    Allah is one and only ❤

  • @abdiqanimaxamed197
    @abdiqanimaxamed197 11 หลายเดือนก่อน +38

    amiiro naxariis wllhy hoyo io sasab ka bixi weyde❤❤❤❤😂😂

  • @FDQ_EDITZ5
    @FDQ_EDITZ5 11 หลายเดือนก่อน +89

    Allah is one ❤

  • @husniaftah2707
    @husniaftah2707 11 หลายเดือนก่อน +11

    Mshalah amiira wa qof naxaris badan si fcn ula hadashay wiil ka yara

  • @MaxamuudXassan-h7v
    @MaxamuudXassan-h7v 9 หลายเดือนก่อน +5

    Education can also change nomadic people because it opens their eyes ❤

  • @adeyissak8991
    @adeyissak8991 11 หลายเดือนก่อน +10

    The best person ever the most knowledge able and the most shine all created prophet Muhammad s.c.w❤

  • @ibrahimisco8251
    @ibrahimisco8251 11 หลายเดือนก่อน +54

    ❤😢Asad Arimahena Baryahan youtubka u ka cajisay 2days aya ogu danpeysay la hadal

    • @ifrahapdillahiciise8550
      @ifrahapdillahiciise8550 11 หลายเดือนก่อน

      Wa runtaa wlhi 😢

    • @AdenAbdi-tu7cn
      @AdenAbdi-tu7cn 11 หลายเดือนก่อน

      😂

    • @cabdiqani589
      @cabdiqani589 11 หลายเดือนก่อน

      Yah 😂

    • @mohamedabdigarane
      @mohamedabdigarane 11 หลายเดือนก่อน +2

      Mxeyte shaqalaante kuheyso wllow

    • @Abdelrahimmohamed-jy7lp
      @Abdelrahimmohamed-jy7lp 11 หลายเดือนก่อน

      O diga kaali camal kale malihid miya o asad eheen xaar xaar batahy 😷😷😷😜😜😜

  • @macalincade9751
    @macalincade9751 11 หลายเดือนก่อน +21

    Asc walaha mesha kusugan صلوا على الحبيب عليه افضل الصلاة والسلام ❤❤

  • @NaciimaMaxamed-l5e
    @NaciimaMaxamed-l5e 11 หลายเดือนก่อน +46

    Asad walaahi waan ku jeclahay hada muuqaalkaa views ka ugu horeeya waa aniga waxaa kaa codsanaa in muqaaladaada muuqaalka mid ah aad macacayga aad ku sheetid magacayga waa cali maxamed c/laahi cusmaan ❤❤❤

    • @MiskiMaxamed-y1g
      @MiskiMaxamed-y1g 11 หลายเดือนก่อน +1

      Magacba mlohide mxa lgu sheeega😂😂😂😂😂😂

    • @MalyaDhore-lo6uu
      @MalyaDhore-lo6uu 11 หลายเดือนก่อน

      ​@@MiskiMaxamed-y1g😂😂😂😂😂 saas ha dhihin cali baa la dhaha

    • @ASRAAbdi-px4ni
      @ASRAAbdi-px4ni 11 หลายเดือนก่อน +2

      Oo maxd ka faa idi marku sheego😅

  • @aadanyuusuffarah6896
    @aadanyuusuffarah6896 11 หลายเดือนก่อน +8

    Allahu masali calaa sayidana Muxammed wa calaa aalihi wa asaxaabihi wa salig tasliima

  • @ibrahimaliiidow4900
    @ibrahimaliiidow4900 11 หลายเดือนก่อน +51

    Allah is one

  • @ISMAHAN-7
    @ISMAHAN-7 11 หลายเดือนก่อน +8

    Muqalka quality_giisa waa 💯%mnsha Allah horey usoco asad ❤❤

  • @bouchraosmaan6150
    @bouchraosmaan6150 11 หลายเดือนก่อน +60

    Inta Rabta Afkaaga isku Dil
    Wliba koko iyo Armaan
    Amira iyo cayda
    Like 😊

    • @MayaCali-w1t
      @MayaCali-w1t 11 หลายเดือนก่อน +1

      Me.koko armaan

    • @zhaadiyacabdi562
      @zhaadiyacabdi562 11 หลายเดือนก่อน

      Waliba aadban ujecely 4ta inlaso celiyo❤🎉

  • @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW
    @CABDOOW_YADORO_AADOOROOW 11 หลายเดือนก่อน +85

    You don't have to be a Muslim to support Palestine, you have to be a human being ✨🇵🇸✨

  • @farhiamounmin623
    @farhiamounmin623 11 หลายเดือนก่อน +30

    Amiira si maskaxiyan ula dhagantay❤😢

  • @hassanfaarah2819
    @hassanfaarah2819 11 หลายเดือนก่อน +34

    Cumar legend waye goaan oow leeyahy 😂

  • @yasminahmed8832
    @yasminahmed8832 11 หลายเดือนก่อน +8

    YOUR CONTENT IS ON ANOTHER LEVEL MASHAALLAH . KEEP GOING BRO AND ALL TEAM 27 😍....MORE OF THIS CONTENT PLEASE ,THANK YOU .

  • @Garnacho_1g
    @Garnacho_1g 11 หลายเดือนก่อน +35

    I aamin amiira dambi baare waa noqon kartaa 😂

  • @katraabdullahi9241
    @katraabdullahi9241 11 หลายเดือนก่อน +36

    Our legend Asad indeed🥰🥰🥰🥰

  • @CIMRAANLAMEELA
    @CIMRAANLAMEELA 11 หลายเดือนก่อน +53

    KUSALIYA RASUULKA scw ❤❤

  • @amiiraqurux-t7u
    @amiiraqurux-t7u 11 หลายเดือนก่อน +62

    Allah is one ❤❤❤❤😊

  • @iidiilalii9095
    @iidiilalii9095 9 หลายเดือนก่อน +7

    Koko always 🏆win😮❤❤🎉🎉

  • @zamiyamohamed4232
    @zamiyamohamed4232 11 หลายเดือนก่อน +8

    Mancha Allaha willka yar waxan ka hely sidu uga walayo amira io koko abdiraxmn my xaydar wan u malynaya ku laha mancha Allaha habar yar alle isha Haka suwo ❤

  • @CIMRAANLAMEELA
    @CIMRAANLAMEELA 11 หลายเดือนก่อน +81

    ALLH IS ONE ❤❤

    • @kiincabdulaahi748
      @kiincabdulaahi748 11 หลายเดือนก่อน +1

      Yaa moog waayehee yaab

    • @NimcoAmiro
      @NimcoAmiro 11 หลายเดือนก่อน +2

      Allah akbar

    • @farxandaacad9875
      @farxandaacad9875 11 หลายเดือนก่อน +1

      Ilaaaahaw awlaaaaad baari ah isii

    • @kiincabdulaahi748
      @kiincabdulaahi748 11 หลายเดือนก่อน

      @@farxandaacad9875 aamiin abyo alle hanawada siiyo

  • @ifrahapdillahiciise8550
    @ifrahapdillahiciise8550 11 หลายเดือนก่อน +15

    Asad waxan u maleenayay cabdiraxman waana asafa😂🎉 wa inamo fariida mnsha alh
    Lkn asadow Arimahena youtube wa ka cajisay la hadal noh 😢

  • @amalmukhtar8360
    @amalmukhtar8360 11 หลายเดือนก่อน +26

    Nabiga ku salaysan wllyaan salalaahu calayhi wa salam❤

  • @caishachanell7102
    @caishachanell7102 11 หลายเดือนก่อน +13

    Daqiiqadu waa 14:42 waxaan isleeyahay inuu jibiyay abdirahman indha cadeeskiisa saaid😂

  • @Allmuslim_1
    @Allmuslim_1 11 หลายเดือนก่อน +26

    Ku Sali nabiga Scw Scw❤❤

  • @FaraxJaamac-e4r
    @FaraxJaamac-e4r 11 หลายเดือนก่อน +6

    Wiilka cumar quruxloow waaye m.a❤❤😊

  • @chouchouchoukri1211
    @chouchouchoukri1211 11 หลายเดือนก่อน +17

    Allah es grand kusali nabiga salalaahu caleyhi wasalima maschallah my king 🤴 asad

  • @ayaanabdulaahi9514
    @ayaanabdulaahi9514 11 หลายเดือนก่อน +4

    Filimki Naasli iyo fariid ayaa igu soo dheceen amiiro iyo kooko sidee usoo ordeen😂😂😂

  • @SiidcaliCabdikarin-cj2lx
    @SiidcaliCabdikarin-cj2lx 11 หลายเดือนก่อน +12

    Kusali nabige mohamed scw

  • @Mineyyyyyyy
    @Mineyyyyyyy 11 หลายเดือนก่อน +18

    😂😂alla koko walhi marke wilka kaligis ah cabdala maladhaha😂maogii marke lahdleyso wllshed😊uhdl ekthy

  • @Hydramooon
    @Hydramooon 11 หลายเดือนก่อน +10

    Koko msha allah siday u waraysanayso

  • @JaamacBarbaraawi
    @JaamacBarbaraawi 11 หลายเดือนก่อน +4

    Asad walaalo Alle Wayne SWT cimriga iyo cafimaadkaba hakuu barakeeyo oo hakuu siyaadiyo Alle Wayne SWT cafimaad taam ah haku siiyo alle Wayne SWT wiLjarkaas aad la jaarka noqotay hakaa kiciyo oo lixaadkaagina hakuu soo celiyo Aamiin aamiin aamiin wllhi ilaahay dartii ayaan kuu jecelahay waana ku taageera waana kugu xidhanahay walaale guulayso labada daaroodba idamka alle inshallaah walalkayow hamigaaga adduunyo iyo ka aakhiraba hakaaga filnaado walaalkayow aa Aamiin aamiin aamiin 🤲❤

  • @mahamudcraxmaan3376
    @mahamudcraxmaan3376 11 หลายเดือนก่อน +22

    Aniga haddi aan indhaha waa cabdiraxmaan😂😂🎉❤

  • @wacayswacane4699
    @wacayswacane4699 11 หลายเดือนก่อน +7

    Nio saaxiip asad barnaamijkii la kala dhuumanayy soo celi from somaliland salaam🙌

  • @yaasirawoowe4805
    @yaasirawoowe4805 11 หลายเดือนก่อน +35

    Saa usocoteen saxanka ya jabiyay ma nokenten😭😂

    • @ummiadan3920
      @ummiadan3920 11 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂

    • @umulkhayr-qu2qv
      @umulkhayr-qu2qv 11 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂😂

  • @queenaminabujetichannel
    @queenaminabujetichannel 11 หลายเดือนก่อน +2

    Masha allah wiilasha aan hawar yar ta u ahay abdirahman iyo omar soo barbar hawar yar macan keep going 😍😍😍

  • @naimofarahhayow4368
    @naimofarahhayow4368 11 หลายเดือนก่อน +12

    koko cawa faanto bulle iso xasuuusisay wlhi cawa msh allah zaid isugu cod iyo muqalba isaga egyihin❤💯

    • @Zinyoriita2525
      @Zinyoriita2525 11 หลายเดือนก่อน +2

      😂😂isku fikrad😂bynu😂nahe

  • @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd
    @SacdiyomohaAbdirizak-bu9xd 11 หลายเดือนก่อน +5

    Amiira sasabada zaaid ugu fiican thy wlhi 😂😂😂

  • @aishaibrahimismail2128
    @aishaibrahimismail2128 11 หลายเดือนก่อน +8

    Allaah is one❤🥰

  • @wehelashaq3368
    @wehelashaq3368 11 หลายเดือนก่อน +8

    Asad caawa maxaad noo keentY zxp 😂
    Waxaad socotaba saxan yaa jabiyay maad barnaamij nooga soo dhigtay 😂

    • @zamzamqaali1533
      @zamzamqaali1533 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂 wad iga qosolsisay istaqfurullah😅

  • @ashaomar6719
    @ashaomar6719 11 หลายเดือนก่อน +6

    Amiira please use tissue 🤧 paper don't spread germs 🐜

  • @abdishakuraden7358
    @abdishakuraden7358 11 หลายเดือนก่อน +16

    Another level ❤ best video team 27.

  • @ارتفون-غ7ر
    @ارتفون-غ7ر 10 หลายเดือนก่อน +1

    Kurba ixayso ilahay xayga qado😢iyo intii muslim ah oo qoralkyga aragtay😢😢😊

  • @mohanOfficil
    @mohanOfficil 11 หลายเดือนก่อน +22

    Kusali xabiibkena muxamed SCW SCW SCW SCW ❤❤❤❤

  • @AbdullahiAden15-pb9pu
    @AbdullahiAden15-pb9pu 11 หลายเดือนก่อน +6

    Aniga asad halmid aya gu nacay walahi koko iyo amiira maxo ugu dananiya koko wayabe

    • @CookwithMaria944
      @CookwithMaria944 11 หลายเดือนก่อน +1

      Haa walahi markasta 🤔

    • @Jawaahirhussen
      @Jawaahirhussen 11 หลายเดือนก่อน +2

      Ma iska cado Because cayda udanaaniyo Amira so easy🤷‍♀️😂

    • @axlaamcumar5905
      @axlaamcumar5905 11 หลายเดือนก่อน +1

      Wllhi been taa maha asad xaq mayaqan ko ko mar walba Uda nani yaa😂

  • @Farhia_ali
    @Farhia_ali 11 หลายเดือนก่อน +14

    TIIM KOKO HABALYO🎉🎉💃🏾💃🏾💃🏾💃🏾😭😭😭😭

  • @kingsalmaan3928
    @kingsalmaan3928 11 หลายเดือนก่อน +22

    I love u Amiira😂❤

  • @dheereyechannel
    @dheereyechannel 11 หลายเดือนก่อน +29

    Keeps goings my brothers and sisters another's levels program's home's 💯❤💚⚽️😊

  • @ayuupshorts
    @ayuupshorts 11 หลายเดือนก่อน +3

    Waxaan ahay qof kee igu horey o dawaday video igaa zxp ❤ luuqa iga soogal Asad higiyo

  • @JOKERGRAPHIC.
    @JOKERGRAPHIC. 11 หลายเดือนก่อน +17

    Anoon dhamaysay waa abdirahmaan fikirkaygu 😂😂😂

    • @yusra11_
      @yusra11_ 11 หลายเดือนก่อน +2

      haa ani mar horaaa daremay sppto ah abdirahmaan aad isku difacayy😂

  • @mohamednureein3180
    @mohamednureein3180 11 หลายเดือนก่อน +11

    Waa filim aan ku riyoonayo inaan ugu dambeyntii soo baxo 🎉🎉🎉🎉

  • @Cabdicaziz3official
    @Cabdicaziz3official 11 หลายเดือนก่อน +16

    Allah is one ☝️ ❤❤

  • @maanomohamedali6135
    @maanomohamedali6135 11 หลายเดือนก่อน +16

    Allaah is one ❤❤

  • @Asli090
    @Asli090 11 หลายเดือนก่อน +6

    Qaabka ilmaha loo sasabo ama wax looga soo saro koko garanyso hadana Amiira hooyo ah sobobta ah ilmaha markad doonyso inuu wax kuu sheego wax la dhaha Mel ku gayna wan ku dila lama dhoho

  • @samiira2588
    @samiira2588 11 หลายเดือนก่อน +12

    Ani marka yaraa inaa wax jabiyo ama wax daadiyo
    Ay hooyo mar walbo 2da qof malintaas is dagashay isla garaaci jirtay hadu mid walbo ani ma sameyn dhaho
    Ana sida cumar cml u carari jiray asaa qof wax sameyn cml noqon jiray inta videoka dawanayey oo dhan cumar inoo wax jabiyey aa moodey ileen anaa saas cml u carari jiray😭😭😭😭😭

    • @Majidabd.b5
      @Majidabd.b5 11 หลายเดือนก่อน +2

      Ar adigaa maxa dad badan dartas lo tumay😂😂

    • @samiira2588
      @samiira2588 11 หลายเดือนก่อน

      @@Majidabd.b5 😭😂😂😂😂😂😂

  • @RaaqiyaQueenshankaroon
    @RaaqiyaQueenshankaroon 11 หลายเดือนก่อน +2

    Koko waan waataaa❤ 16:39

  • @xawaqueenhanad6301
    @xawaqueenhanad6301 11 หลายเดือนก่อน +22

    Cunga funanda cad wan jeclady😂❤

    • @R9_H4keem
      @R9_H4keem 11 หลายเดือนก่อน +1

      anaa ku nool yreyy😂❤

    • @edebsansalaad1717
      @edebsansalaad1717 11 หลายเดือนก่อน

      @@R9_H4keemyrow😭💔

  • @XaliimoShire-g2j
    @XaliimoShire-g2j 14 วันที่ผ่านมา

    Hadal Afkaaga kaso baxa Waxahachie uguwngsnsaliga Rasuulkena Muxamed❤❤❤

  • @XASAN_CK
    @XASAN_CK 11 หลายเดือนก่อน +3

    PRANK MEEGA LOJIIDO ANAGA NAGA DHADHICIN RABTAAN MIYA TEAM 27
    SIWAX LOWADAA😂😂😂

    • @misszoyaa270
      @misszoyaa270 11 หลายเดือนก่อน

      Prank ma ahan😂

  • @aaminoquraysh462
    @aaminoquraysh462 11 หลายเดือนก่อน +14

    Allha is one

  • @ahmedbk9581
    @ahmedbk9581 11 หลายเดือนก่อน +1

    Azad hagio Mr idea big legend keep going

  • @luisdias-uv8pq
    @luisdias-uv8pq 11 หลายเดือนก่อน +9

    koko iskumaskax ayaa nahay aniga wan gartey qofka saxanka jabiyey 🤣

  • @MaxamedAbshir-g8o
    @MaxamedAbshir-g8o 11 หลายเดือนก่อน +10

    Gabdhaha caqliga badan Horay uma guursadaan. Difaac baY kujiraan Yaa ila Arkay

  • @Naima-43
    @Naima-43 11 หลายเดือนก่อน +8

    Hada been ii sheegtid waku tuma kulaha amiira 😂😂

  • @XamdiAbdullahi-f9j
    @XamdiAbdullahi-f9j 11 หลายเดือนก่อน +2

    Ma walahey amira cadey iyo koko cadey iyo asd wanisalamay

  • @MaprukaMohamed-p4i
    @MaprukaMohamed-p4i 11 หลายเดือนก่อน +3

    Alahuma sali calaa muxamed❤❤

  • @MohamedSiyad-n2q
    @MohamedSiyad-n2q 11 หลายเดือนก่อน +14

    Keep going my brothers ❤❤

  • @canabcismaanhappy5328
    @canabcismaanhappy5328 2 หลายเดือนก่อน

    Asad barnamij klo caqliyana noso badi wn u xisnay koko iyo filim wxyalo klo cusub asad maskaxda alle hku daayo ❤

  • @Quran-onlie
    @Quran-onlie 6 หลายเดือนก่อน

    Qur'an online ah qofki rabo welcome wll

  • @Umuisrachanel
    @Umuisrachanel 11 หลายเดือนก่อน +3

    Carurta marka kowa lagu tarbiyeya runta❤❤

  • @MUSTAFEAADAN-s2o
    @MUSTAFEAADAN-s2o 11 หลายเดือนก่อน +3

    Hhhhh asad jeceylka u qabno waxkastaaa uu soo gesho waan inaan daawanaaa khasab maantana film sooo gashyba hadad qaybtiii markhaatiyadaaaa loo gudbayaaaaa😂😂😂😂😂😂😂

  • @faatuushfaraxsan1212
    @faatuushfaraxsan1212 11 หลายเดือนก่อน +1

    Xaydar indhihiisa ayay ka muuqatay inuu daacad wax sameynin ahaa🎉🎉🎉🎉

  • @sumayamohamedmohamud
    @sumayamohamedmohamud 11 หลายเดือนก่อน +3

    NADIA IO ASIIM KUSO SAMEY ASADW😂

  • @KhadiraBoy
    @KhadiraBoy 11 หลายเดือนก่อน +2

    Prt2 plz pro❤❤

  • @ZahraAmiin-q1m
    @ZahraAmiin-q1m 7 หลายเดือนก่อน +1

    Scw scw ❤

  • @SaamiyaCabdirahman-ji2pc
    @SaamiyaCabdirahman-ji2pc 11 หลายเดือนก่อน +7

    wow ilamahan funn waaye m.a allaya xifdak walalo❤

  • @husseinahmedali2879
    @husseinahmedali2879 11 หลายเดือนก่อน +9

    Keep going my pro Asad Hagio 👍 👌 ❤

  • @abdifitahguray-oq3wh
    @abdifitahguray-oq3wh 11 หลายเดือนก่อน +7

    koko ayaa ah qof baarista ku fiican sido kale cabdi raxmaan waa laga fahmaa qaab difaaciisa torobo hadal marka meshas koko ayaa ku fiican

  • @YasminDahir-pt5pr
    @YasminDahir-pt5pr 11 หลายเดือนก่อน

    Kusali xabiibkeena Muhammed scw

  • @HoodiLaki
    @HoodiLaki 11 หลายเดือนก่อน +3

    Dad waawayn nahay ma saxanka yaa jabiyey nola timi 😂

  • @siyadinhohasan8449
    @siyadinhohasan8449 11 หลายเดือนก่อน +7

    Maxaa saxan jaway maa dhib leh mise malaysia saxan waa qali😅

    • @Muna_qaali
      @Muna_qaali 11 หลายเดือนก่อน

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Fia316
    @Fia316 11 หลายเดือนก่อน +14

    Inta iska boodbotisay farta taaga🤣😂