Khisada Nabi Yusuf - Sheikh Saalax

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024
  • The story of Prophet Yusuf lectured by sheikh saalax

ความคิดเห็น • 120

  • @1974robins
    @1974robins 12 ปีที่แล้ว +9

    mashaa alaah ilaahow sh saalax cimrigiisa noo dhareey camalkiisa aqabal intii ahlusunah ilaahow towfiiq sii oo isjecleey sii oo kuwo isku xiran ilaahow kayeel

  • @abdihassan8244
    @abdihassan8244 6 ปีที่แล้ว +19

    illaahayaaw sheekh aan illaahay dartiisa iyo rasuulka dartiisa u jecladay illaahayaw cimrigiisa noo bara kee alllaahu ma aamiina yaarabul calamiina

  • @alidubow9945
    @alidubow9945 7 ปีที่แล้ว +21

    masha Allah sheikh salax is the best sheikh in the world may God bless him

  • @suldaanyare4612
    @suldaanyare4612 8 ปีที่แล้ว +13

    mansha allah jazakumullah sh salah illahay haa ka ajar siiyo

  • @inamayrale
    @inamayrale 11 ปีที่แล้ว +12

    Allah Ayaa Mahad Leh Nasiyay Diintan Macan Qeyr An La Koobin Allah Ku Siyo Yaa Sheqii Aamiin Inta Dhageysato An Ku Jiro Allow Nagu Anfac

  • @CabduqadirXuseen-ue1sk
    @CabduqadirXuseen-ue1sk หลายเดือนก่อน

    Masha allah allow no caafi sheikheyna sh saalax🤲❣️

  • @nouramohammed4951
    @nouramohammed4951 12 ปีที่แล้ว +3

    illahow culumada nodah o nobarakee waa nalki adunkee iyo umade onugu anfaca jasakalahu kheer yaa sh janada alle hakugeliyo aamiin

  • @ahmedsheikh9301
    @ahmedsheikh9301 11 ปีที่แล้ว +4

    Xafadahu laah Shekhayga sheekh saalax waan ku qanacsanahay shekayga

  • @boqolson
    @boqolson 12 ปีที่แล้ว +3

    masha'allah shekhuna sheikh saalax macalin ilaah hakaa jizeeyo anagana kuwii ku camalfala alaha nagadhigo

  • @Abdullahi111
    @Abdullahi111 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow caafimaad taam ah sii shiikheena

  • @omarabdiali
    @omarabdiali 12 ปีที่แล้ว +3

    maasha alaah jazaakalaahu kheer sheekhena shekh saalax cimrigaaga alow dheeree

  • @muktarbule2374
    @muktarbule2374 5 ปีที่แล้ว +10

    Masha Allah the best sheikh I ever listened and continue listening to his productions the rest of my lifetime unshakable allah

  • @rodaibrahim4722
    @rodaibrahim4722 8 ปีที่แล้ว +7

    manash Allah ilahay haka ajirsiyo sheikh salax

  • @hayaatsalaad2931
    @hayaatsalaad2931 9 ปีที่แล้ว +2

    maa shaa allah sheikh saalix cimrigaada iyo caafimaadka ilaah hakuu barakeeyo aad baan qisadaan ugu baahnaay

  • @farahjamaa
    @farahjamaa 8 ปีที่แล้ว +7

    Masha allah sheikh Salah mucalim Abdullahi ilahay hanoo daayo

  • @adancade
    @adancade 11 ปีที่แล้ว +3

    Mashaa allaah sheeqan ilaah ha fafido

  • @qanancarlos2838
    @qanancarlos2838 3 ปีที่แล้ว +2

    Best sheikh ever

  • @laylamohamed9837
    @laylamohamed9837 7 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah sheekha aan ugu jeclahay Culumada soomaalida Axibak fillaah Sheekh Saalax macalin Cabdulahi

    • @alxijaz1847
      @alxijaz1847 7 หลายเดือนก่อน

      Asc wll

  • @dheeman2011
    @dheeman2011 11 ปีที่แล้ว +2

    masha allah sheekh saalax ilaah ha ku xifdiyo

  • @KhaalidMohammed99
    @KhaalidMohammed99 2 ปีที่แล้ว

    Masha'Allah Ustaad Saalix best 👌 Shiekh حفظك الله ياشيخ وجزاك خير الجزاء

  • @mohamedrashidimaan8182
    @mohamedrashidimaan8182 8 ปีที่แล้ว +3

    mashaallah jazakumullah sheikh salax

  • @zemzemmohamud9395
    @zemzemmohamud9395 7 ปีที่แล้ว +24

    the best sheek in the world

  • @rahamuhumad8523
    @rahamuhumad8523 2 ปีที่แล้ว

    Mansh Allah sheikh salax ilahi haka rali noqdo

  • @caiishazain1549
    @caiishazain1549 6 ปีที่แล้ว +6

    Mashllh illahayow cumrigaada dheere

  • @yariiskamacalin6810
    @yariiskamacalin6810 8 ปีที่แล้ว +1

    Msha ALLAAH ALSHIIKH Saalax macalin cabdu ALLAAH

  • @muniirjunior9917
    @muniirjunior9917 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshalh jazaa kallah qeyr sheekh salaah

  • @iabdinasir3765
    @iabdinasir3765 8 ปีที่แล้ว +6

    mashaa Allah xafidhulah

  • @abshirmuxumadcabdi6607
    @abshirmuxumadcabdi6607 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh sheikh salax ilahyo cimrigada dheriy cafimat taam ahna Ku si 13/5/20/20

  • @abubakarsheik63
    @abubakarsheik63 12 ปีที่แล้ว +2

    Maasha ALLAAH.ILAAH hanoo xifdiyo masha aikh deena.Aamiin yaa ALLAAH..

  • @husseinabshir1395
    @husseinabshir1395 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sh.saalax mucalim cimri barkeysan ilahi hakusiyo

  • @hanimuqtarmohamed7923
    @hanimuqtarmohamed7923 3 ปีที่แล้ว

    Mansha Allah sheikhena sheikh salax Allah Ajir Iyo xasanad haka siyo

  • @ahmadabdinasir5198
    @ahmadabdinasir5198 7 ปีที่แล้ว +8

    manshallah

  • @khushifarhad39
    @khushifarhad39 6 ปีที่แล้ว +4

    Jasakahuu.sh.salax

  • @ahmedheensaley5526
    @ahmedheensaley5526 7 ปีที่แล้ว +4

    masha allah sheekh saalax

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 6 ปีที่แล้ว +1

    jazaka alllh kahyrn shiiqanaa

  • @maymuunsharaf9367
    @maymuunsharaf9367 3 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah shekheyna allaha xafido cumrgisa allaha dhafo qulubteyna oow qer kabuxiyay .isagana allha ka abalmariyo qsbrgisa qabow allaha uga dhigo kitabkisa gacanta midigta allaha kasiyo anagana allaha nagu anfaco qulubteyna allaha noguxasiliyo

  • @zaachannel1929
    @zaachannel1929 6 ปีที่แล้ว +5

    jazaaka-Allah kheir
    Sheikh salax.

  • @alxijaz1847
    @alxijaz1847 7 หลายเดือนก่อน

    Wa hamma biha ey bidafciha ayu hamiyey

  • @walalmoha5609
    @walalmoha5609 7 ปีที่แล้ว +4

    mansha allaah

  • @bilaalmahad6483
    @bilaalmahad6483 12 ปีที่แล้ว +9

    illaahoow sh salax danbigiisiihore iyo kiisa dembaba udhaaf walaahay aniga wacdiga sh salax aad ayuu ii anfacay waayo maalintii sh salax wacdigiisa iigu horeysay waxaad moodaa in aanan waligay qof wacdinaya aanan arkin sida aan uguqancay sh salax wacdigiisa waan ka jeclahay anoo ooman oo waliba haraadsan biyo qaboow sh salax wacdigiisa

    • @sinyeer
      @sinyeer 5 ปีที่แล้ว +1

      Mashallah Walaal anigana TH-cam ka Sh. Saalax ayan markaska dhafeystaa....sida Qisooyinkiisa Suwar min xayaati saxaab by Sh. Saalax.

    • @maxamedkaarshe8550
      @maxamedkaarshe8550 4 ปีที่แล้ว

      @@sinyeer masha allaa anigaxitaa sixad dhaaf ayaan ujeclahay sh saalax

  • @haaruunmacalin8650
    @haaruunmacalin8650 8 ปีที่แล้ว

    Xafidakalahu sheekh saalax macalim ilaahey Ejer aan lasoo koobi Karin Allaha kaa siiyo sidaad noo wacdiday ilaahey hanugu deeqo samirkii nabi yuusuf cs

  • @abdirahmanbarre5749
    @abdirahmanbarre5749 5 ปีที่แล้ว +1

    Ilaahow naga yeel kuwii ka sabro xumaanta

  • @empiresaara9927
    @empiresaara9927 5 ปีที่แล้ว +1

    Shiikh saalax macalin❤❤

  • @bashkanur6413
    @bashkanur6413 ปีที่แล้ว

    Jazakallaah

  • @mahadmohamed533
    @mahadmohamed533 6 ปีที่แล้ว +5

    Masha allaha

  • @faadumasahrabashiir4190
    @faadumasahrabashiir4190 5 ปีที่แล้ว

    masha Allaah sheykhi Allaha ku xifdiyo Jasaakalaahu kheyral jasaa'

  • @ibadoali3980
    @ibadoali3980 4 ปีที่แล้ว

    MashaAllah shekh salah illahey hano cafiiyo sheqeyna cimrigana haku dhereeyo

  • @najiibalpha9409
    @najiibalpha9409 2 ปีที่แล้ว

    Mash Allah yaa shekh well done God bless you and us .

  • @khadarshale4093
    @khadarshale4093 3 ปีที่แล้ว +1

    MASHA ALLAH ILLAHOW KU CAFI

  • @abdiabdullahi1388
    @abdiabdullahi1388 6 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah

  • @nurtoibrahim2129
    @nurtoibrahim2129 7 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله خيرا

  • @MaslaxMuuse-to1me
    @MaslaxMuuse-to1me 4 หลายเดือนก่อน

    MaashaAllaahsheekhawillaahayhanaxifdiyodhammaanintamuslimah

  • @OmarHassan-cz1zy
    @OmarHassan-cz1zy 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallah sheick salah

  • @koomaad2011
    @koomaad2011 12 ปีที่แล้ว +4

    aamiin

  • @garyaqaanguuledyuusuf4023
    @garyaqaanguuledyuusuf4023 5 ปีที่แล้ว

    MASHA ALLHA
    SHEEKH MACALIN SAALAX

  • @ismailshhassan9523
    @ismailshhassan9523 5 ปีที่แล้ว

    masha allah sheekh slx

  • @siraadabdille7865
    @siraadabdille7865 5 ปีที่แล้ว

    Allah xifidiyo inshallah

  • @muktarbule2374
    @muktarbule2374 5 ปีที่แล้ว +2

    Listen to his productions insha Allah

  • @shukrisuuryaan7615
    @shukrisuuryaan7615 5 ปีที่แล้ว

    Illaahay haxifdiyo sheikha

  • @nabadonkadhalinyarda9481
    @nabadonkadhalinyarda9481 4 ปีที่แล้ว

    masha allah sh. saalax allow xafid

  • @aishamaow3531
    @aishamaow3531 4 ปีที่แล้ว +1

    Mashallh

  • @abdimohamed1088
    @abdimohamed1088 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Jizaakumallaahu

  • @nuurtaibrahim3563
    @nuurtaibrahim3563 8 ปีที่แล้ว +10

    kuwa dhageysto oo kucamalfalo ilahay hanagadhigo

  • @daahirxasancali9983
    @daahirxasancali9983 2 ปีที่แล้ว

    Man Sha allhaa

  • @siciidcilmi365
    @siciidcilmi365 3 ปีที่แล้ว

    Aya nafteydi and h
    😍😍😍😍😍

  • @beerlulainahassan1744
    @beerlulainahassan1744 4 ปีที่แล้ว

    ManshaAllah

  • @abdiwalimuqtar2045
    @abdiwalimuqtar2045 3 ปีที่แล้ว

    Manisha allaha allow kubarake

    • @h3402
      @h3402 3 ปีที่แล้ว

      'Mashallah''

  • @najmaAbdlla2629
    @najmaAbdlla2629 3 ปีที่แล้ว

    Mash Allh

  • @qadroabdullahi7191
    @qadroabdullahi7191 3 ปีที่แล้ว

    Jasaakallah

  • @abdulahhimuhanad1415
    @abdulahhimuhanad1415 3 ปีที่แล้ว

    جزاكالله

  • @cumarcade6663
    @cumarcade6663 4 ปีที่แล้ว

    masha alaah

  • @shekhcalixujo2668
    @shekhcalixujo2668 ปีที่แล้ว

    M.a

  • @aviff_8077
    @aviff_8077 5 ปีที่แล้ว +1

    please translet indonesia

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 4 ปีที่แล้ว

      Ok we will try to add with subtitles the Indonesian language see you by near future

  • @siciidcilmi365
    @siciidcilmi365 3 ปีที่แล้ว

    ❤❤❤❤❤💘💘

  • @Sosahersi
    @Sosahersi 6 ปีที่แล้ว +3

    Is it in Somalia

    • @sinyeer
      @sinyeer 5 ปีที่แล้ว

      No Not in Somalia. This beautiful even Has been held in Atlanta, Georgia, USA.

  • @hanimuqtarmohamed7923
    @hanimuqtarmohamed7923 3 ปีที่แล้ว

    Qisada MCN ad nala wadagtey

  • @sheekoysheeko4818
    @sheekoysheeko4818 8 ปีที่แล้ว +1

    We're

    • @xalimoshowro8530
      @xalimoshowro8530 6 ปีที่แล้ว

      ilaahow shiikhan adiga dartaabaan ujeclahay ee ilaahow jeclow inta jecel

  • @mohamedabdi3866
    @mohamedabdi3866 3 ปีที่แล้ว

    57:26

  • @sahrocali193
    @sahrocali193 2 ปีที่แล้ว

    Y

  • @Sahnur2
    @Sahnur2 2 ปีที่แล้ว

    حلبsxok

  • @Samaanbadane
    @Samaanbadane 3 ปีที่แล้ว

    Ppp pp

  • @Samaanbadane
    @Samaanbadane 3 ปีที่แล้ว

    Ppppp

  • @yuusufcumar3560
    @yuusufcumar3560 7 ปีที่แล้ว

    kkkk

  • @abdiabdullahi1388
    @abdiabdullahi1388 6 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah

    • @carfonali5279
      @carfonali5279 5 ปีที่แล้ว

      Mansha Allah mashalah Allah

  • @abdirahmandiriye2791
    @abdirahmandiriye2791 4 ปีที่แล้ว

    Masha alaah

  • @Samaanbadane
    @Samaanbadane 3 ปีที่แล้ว

    Ppp pp

  • @waasilibraahimmahamed8769
    @waasilibraahimmahamed8769 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @asmaaazakir2574
    @asmaaazakir2574 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @nurtoabdi3237
    @nurtoabdi3237 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah