Sheikh Saalax Calamaadka Qiyamaha

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 14 ต.ค. 2024
  • Calaamaadka qiyamaha oo sojedinaya sheikh saalah macalin abdi

ความคิดเห็น • 235

  • @hamdyali7467
    @hamdyali7467 3 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah sheekheena ilaaaheey ha caafiyo into so maray dembi burburis allaah UGA dhigo aamiin yaa rabi

  • @malyunguled7573
    @malyunguled7573 ปีที่แล้ว +2

    Maan shaa allaah shekheena illaahay caffi iyo caafinaad allaha noo siiyo intuu Marana Danville dhaaf allaha uufa dhigo

  • @yuusufcade9662
    @yuusufcade9662 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah baaraka allah sheikh salax macalin allaha ku barakeeYo aduunyo iyo aaqiro dhamaan culamada islamka ah oo dhan anagana allaha nagu anfaco dhaman inta musliminta ahna allaha u naxaristo Aamiin 🙌🙌

  • @abdisalaansiidowqaasim4094
    @abdisalaansiidowqaasim4094 6 ปีที่แล้ว +12

    Masha Allah sheikh salaax macalin bilaabi
    Xalaha kuxifdiyo aduunyo iyo aakhiroba dhamanteena aamin

  • @farxiyodhacisoow2703
    @farxiyodhacisoow2703 ปีที่แล้ว +1

    Allow ino cafi shiikheyna shiikh slax😭😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @mukhtarabdukadir2049
    @mukhtarabdukadir2049 11 หลายเดือนก่อน

    Ilaahow shiikheena noo caafi jasakallah shiikh saalax

  • @hasanhusen7741
    @hasanhusen7741 8 ปีที่แล้ว +17

    Masha allah jazaakallahubkheer sheikh salax macalin thanks inbadan

    • @cadnaanxasanali9896
      @cadnaanxasanali9896 4 ปีที่แล้ว +1

      Masha Allah alle ha ku xifdiyo sheekh saalax wn ku jeclhy 100%100

  • @muunluckygirl4251
    @muunluckygirl4251 7 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah allha kuxafido sheekh cimridheer iyo cibaado suuban allha kusiiyo anaka kuwii wadadatoosan qaata allha nagadhigo

  • @caliyare5877
    @caliyare5877 5 ปีที่แล้ว +3

    masha Allaah sheekh saalax Allow ku xifdi Aduun iyo Aaqiraba

  • @caydaruusclaahi5803
    @caydaruusclaahi5803 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha Allah.... Sheekh Saalax Allaha ku dhowro

  • @fatimaash5348
    @fatimaash5348 5 ปีที่แล้ว +17

    Mashallah may Allah give you a blessing and give you a long life

  • @Mohamed_A_Alpha
    @Mohamed_A_Alpha ปีที่แล้ว

    Allah kucaafiyo sheikh saalax Mo'alim Abdullahi Muddo 4sano ah wuu xanuusanyahay Illahow dambi dhaaf ugadhig ❤

  • @sharmafaysal8819
    @sharmafaysal8819 ปีที่แล้ว

    Shiikh saalax illahay dartii ayaan ujeclahy🥰💯💯

  • @sacdiyoisgoodhassan3735
    @sacdiyoisgoodhassan3735 7 ปีที่แล้ว +44

    Waxaan kuu jecelnahay Allah dartiis shiikh saalax illaahay Haku xifdiyo cimrigaagana hadheereeyo janadana hanagu kulmiyo aamiin aamiin aamiin

    • @naasir77
      @naasir77 5 ปีที่แล้ว +1

      Sacdiyo is good Hassan aamiin yaa rabi

    • @omarelmi820
      @omarelmi820 5 ปีที่แล้ว

      Asc shushaaqida islaamka allaha xifdiyo kuwooda wanaaga umada u sheega insha allaah

    • @omarelmi820
      @omarelmi820 5 ปีที่แล้ว

      Kuwooda umada wanaaga noo sheego mushaaqida islaamka alloow xifdi anagana allaha nagu afaco

    • @fatkadeyoungkilo4356
      @fatkadeyoungkilo4356 4 ปีที่แล้ว

      Ilahiye janatufarduso ilahayo kugali

    • @munagedi390
      @munagedi390 4 ปีที่แล้ว

      Amiin

  • @ifraxmaxamad4196
    @ifraxmaxamad4196 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha alaah aloow nagu anfac diintada sheekhana ajarkasii alahayoow

  • @nimcattudunya5308
    @nimcattudunya5308 3 ปีที่แล้ว

    Mashaa Allah Mashaa Allah tabarakallah wa jazaakalaahu khayr sheikh Saalax Macalin C/llaahi

  • @wezy5510
    @wezy5510 7 ปีที่แล้ว +6

    my favorite sheik love it best explanation

    • @istahilabdl4787
      @istahilabdl4787 7 ปีที่แล้ว +2

      Mansha Allah sheik xafidu hu allah

  • @Saygabakaaro
    @Saygabakaaro 4 ปีที่แล้ว

    Shiikh abdulahi salax maasha Allah casharada wanaagsan. Allah hakaa abaal mariyo.

  • @fathimohamed5652
    @fathimohamed5652 7 ปีที่แล้ว +10

    masha allah shiekh ilaahay janadisa kugu bishare walidkagana dabi dhaff sii illahow dhamaten noo danbi dhaaf yaa allah iyo walidken ilahow shiqan qalbigisa suu nadif uyahay nagayel

  • @amazing66620
    @amazing66620 11 ปีที่แล้ว +6

    Allah ha kuunaxariisto sheikh salax iyo intii muslimiin ah oo dhan

  • @reciterdaudhaaji3176
    @reciterdaudhaaji3176 4 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah Sheikh Allah hakuxafidho amiin ya rbbi

  • @ishaamowlid143.com.gmailGabowM
    @ishaamowlid143.com.gmailGabowM 6 ปีที่แล้ว +8

    Manshaallah sheikhena Allah haku xafido inshaAllah

  • @qaasinsheekhsheekh5836
    @qaasinsheekhsheekh5836 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha habarakeyo sheekha madaxiisana allaha haraajiyo

  • @mohammadsheeq1787
    @mohammadsheeq1787 11 หลายเดือนก่อน

    Allaha qayr badan ha ku siiyo walaahi Allah dartiis ayaan u jeclahay sh saalax

  • @abdikadirmohamed235
    @abdikadirmohamed235 8 ปีที่แล้ว +3

    Sheikh salax alle haku naxaristo adun iyo akhiro alle wax xun kuma tuso kumana maqalsiyo alle qabrigaaga nuur iyo nal kaga shido amin

    • @saciidoxajimaxamed4044
      @saciidoxajimaxamed4044 3 ปีที่แล้ว

      Maasha,allaah allaha caafiyo allaha caafiyo allaha xifdiyo nuurka diinta

  • @ipadoali9974
    @ipadoali9974 7 ปีที่แล้ว +3

    shekh salah illahey hakuxifdiyo adiga iyo ehelkagaba anagana Allah nagadhigo kuwii qato qeyr ka amiin amiin

  • @umaymamahamed4539
    @umaymamahamed4539 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sheikh salax ilahay dartiis aan ku jeclahay illahay haku xafido

  • @abdihafidfarah1348
    @abdihafidfarah1348 7 ปีที่แล้ว +7

    mashaallah shiekh salax macalim jazaakallah

  • @idrisaarmohcii4180
    @idrisaarmohcii4180 6 ปีที่แล้ว +3

    maasha allah sh saalax mucallim allaha ku xafido janadana allaha nagu wada kulmiyo inshaa allah

  • @mohamedshiish2725
    @mohamedshiish2725 6 ปีที่แล้ว +9

    sheekh mnshaa allah allah nagu kulmiyo ❤janada❤ inshaa allah❤❤❤

  • @boqolson
    @boqolson 12 ปีที่แล้ว +7

    masha'allah fadiilatu sh salax ilaah hakaa ajarsiiyo walalaha muslimiinto dardaran taas hakugu filnaato wabilahi towfiiq

  • @farhancade3162
    @farhancade3162 6 ปีที่แล้ว +4

    Sheikh salax mocalin allaha ku xafido aqiro iyo aduunyo

  • @norwalinorwali5183
    @norwalinorwali5183 9 ปีที่แล้ว +15

    ilaahayow kubarakee jirkaada naar kadheree amiin

    • @UsmanAli-pg2jd
      @UsmanAli-pg2jd 5 ปีที่แล้ว +3

      Masha allh ilaahey darta hanagucafiyo shiiq salax.waxd tahy saalax

    • @UsmanAli-pg2jd
      @UsmanAli-pg2jd 5 ปีที่แล้ว +2

      Jasaakallhu kheyra

    • @ahmedyusuf311
      @ahmedyusuf311 5 ปีที่แล้ว +2

      Mansha Allah sh saalax alle haku xiftiyo

  • @ilhanhulbale2462
    @ilhanhulbale2462 7 ปีที่แล้ว +12

    sheiq ilaah haku naxariisto anakana ilaah hanaga dhigo kuwa kucamal falo amiin

  • @tuugwayn999
    @tuugwayn999 3 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha shekha allaha haku xafido Aqiro io adun

  • @JeydinDeGashan23
    @JeydinDeGashan23 6 ปีที่แล้ว +1

    Manshaallah, Imam mahdi ,nabi ciise iyo dajjal halkee iskaga so dhacayan shekhow

  • @xasanadam6506
    @xasanadam6506 4 ปีที่แล้ว

    Allow ku barake ya sheikhiiii

  • @a.rahmanmohamed2922
    @a.rahmanmohamed2922 4 ปีที่แล้ว

    M.a sheekheena sheikh saalax Allow kudhowr aduun iyo aqiro 🤲

  • @inamayrale
    @inamayrale 11 ปีที่แล้ว +7

    Sheekh Salax Allah Ku Xafido Adun & Aaqiro

  • @ashirabdilahi9417
    @ashirabdilahi9417 5 ปีที่แล้ว +1

    sheikh salax mucalim cafimad dagdag ah ayaan kurayna bisha barakaysan fadligeda

    • @simancaddey5985
      @simancaddey5985 5 ปีที่แล้ว

      Amiin ilaahey codkiisa qeyrka noogu aqrinaaye dib ha ugusoo celiyo yaa rabi😭

  • @aarkakhoraxaay5356
    @aarkakhoraxaay5356 3 ปีที่แล้ว +1

    Alha kaa.abal mariYO Sheikh
    Waxaan Arkaay Ardo dhigata iskuul ama Jamacad Misjidka dhezdis Ayay ku diyaarinayaan Imtixaanka Maxaay intu kabaqtaa Arinka Mhdsanid 🙏🏼🙏🏼

  • @izzad-dinsharifabdurahman1359
    @izzad-dinsharifabdurahman1359 12 ปีที่แล้ว +4

    Ma Favorite Sheikh Of All Time,

  • @shiteshidnaw8765
    @shiteshidnaw8765 4 ปีที่แล้ว

    Acm alahanuuro sheekh saalax macalim

  • @warsandoll7817
    @warsandoll7817 9 ปีที่แล้ว +3

    mshallah sheikh salax ajer iyo xasanad allaha kasiyo anagana kuwee qaado wacdika allaha inagadiko

  • @aden37
    @aden37 12 ปีที่แล้ว +3

    masha allah Allow nagadhig kuwi dhageysto kuna camalfalo. Allow inoo fudude sidan caamal fiican ola imaan laheyn

  • @faatushdagan6446
    @faatushdagan6446 8 ปีที่แล้ว +4

    Mansha Allah tabaraka sheq jazaka.llaahu.qeeyr

  • @xaawaac.raxman688
    @xaawaac.raxman688 4 ปีที่แล้ว +3

    رحمك الله ايها العالم رحمك الله

  • @shekhsalahmussa6526
    @shekhsalahmussa6526 3 ปีที่แล้ว +5

    ماشاءالله تبارك وتعالى

  • @hodmaninaxaaji147
    @hodmaninaxaaji147 7 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا فدنيا ول آخر شيخ سالح

    • @abdirashidmohammed
      @abdirashidmohammed 7 ปีที่แล้ว

      hodman Ina xaaji
      Thanks wall , alle haku barakeyo

  • @abdiasismohamed5785
    @abdiasismohamed5785 5 ปีที่แล้ว

    shiikh Saalx alaha ku xifdiyo Akhiro iyo aduunba

  • @xawojimcale4688
    @xawojimcale4688 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah ilaaheey hakunaxariisto shiiqeeyno shiiq salax inbadan ilaheey hakunaxariisto insha allah

  • @nouhahmed7743
    @nouhahmed7743 9 ปีที่แล้ว +5

    Jazaka ALLAHU khayr sheikh

  • @ayanmagan9064
    @ayanmagan9064 2 ปีที่แล้ว

    Alle hanugudaro kuwalonxaristo allehakucafiyo

  • @daahirmoalim5498
    @daahirmoalim5498 7 ปีที่แล้ว +4

    sh saalax allah ku dhowro

  • @abdinasip8816
    @abdinasip8816 4 ปีที่แล้ว

    Sh saalax jazakallaah kheyran kathiiran

  • @bilemohamed6895
    @bilemohamed6895 6 ปีที่แล้ว +2

    Manshallah Xafidukallah sheikh salah macalin

  • @abdullbare7723
    @abdullbare7723 6 ปีที่แล้ว +1

    جزاك الله شيخ صالح

  • @seeraarbmchannel5623
    @seeraarbmchannel5623 5 ปีที่แล้ว +1

    Man Sha allah alaw khatimada noohagaaji

  • @ismailhassandhudi6268
    @ismailhassandhudi6268 8 ปีที่แล้ว +3

    masha Allah sheikh ilahay habarakeeyo

  • @musegeedi6591
    @musegeedi6591 6 ปีที่แล้ว +2

    Jazaka Allah kheir sheikh

  • @ameen3854
    @ameen3854 8 ปีที่แล้ว +5

    جزاك الله خيرا شيخ صالح

  • @ibrahimomar2396
    @ibrahimomar2396 8 ปีที่แล้ว +2

    ilahay haa ku barakeyo sheikh

  • @abdinuribrahim8894
    @abdinuribrahim8894 2 ปีที่แล้ว

    Ilaahy ha caafiyo shkha

  • @asadcarab2661
    @asadcarab2661 8 ปีที่แล้ว +2

    mashallah jazaakallaah kheyraljaza sheikh salah

  • @ahmedmuhumed2599
    @ahmedmuhumed2599 8 ปีที่แล้ว +8

    Allah haku naxaristo adun iyo aqiro ya shequna sheq salax. danbigada iyo danbi walidka Allah hadhafo.

  • @adanadevideos2527
    @adanadevideos2527 4 ปีที่แล้ว

    Sheikh saalax Illaah dartiis aan kuujeclahay

  • @ayubhussainqalbisame2583
    @ayubhussainqalbisame2583 3 หลายเดือนก่อน

    صلى الله عليه وسلم

  • @jamaaldheere2808
    @jamaaldheere2808 6 ปีที่แล้ว

    Janadiii Allaha ha Kawa raabiyo Sh quna Sh saalax

  • @Khadra933
    @Khadra933 5 ปีที่แล้ว

    Jizaakallaahu. Kheyran. Sheikh. Saalax

  • @sowdoilmihuriye388
    @sowdoilmihuriye388 4 ปีที่แล้ว

    M,a alle hanocfyo sheika sharfta leh

  • @neddybarasa7838
    @neddybarasa7838 6 ปีที่แล้ว +1

    Masha.allah ilahay hakaa jaziiyo sheikh

  • @abdirashidmohammed
    @abdirashidmohammed 7 ปีที่แล้ว +3

    جزاك الله خيرا

  • @fatmamohammed3472
    @fatmamohammed3472 5 ปีที่แล้ว

    Mashallaah sheikh salix ilaahoow no barakey

  • @jamassss4607
    @jamassss4607 6 ปีที่แล้ว +3

    Asc
    Maashaa allaah...jazaaka allaah...

  • @muslimgirl2665
    @muslimgirl2665 6 ปีที่แล้ว

    Dambigaaga alaha dhaaafo aduun iyo aaakhiro sheekh saalax

  • @goodhealthygoodhealthy8213
    @goodhealthygoodhealthy8213 8 ปีที่แล้ว +2

    افصح الله لسانك شيخ صالح معلم عبدالله

  • @trueblue5369
    @trueblue5369 8 ปีที่แล้ว +4

    ilahow kheyr kusii danbigada iyo danbiga walidkadabo Allaha dhaafa.

  • @ahmedosman615
    @ahmedosman615 4 ปีที่แล้ว +1

    Allaha xafido sheekheen

  • @yussufmohamed5262
    @yussufmohamed5262 4 ปีที่แล้ว +2

    Walh waa sheikh aan Alah dartiis ujeclahay.ilaahiyoow janatha nagu kulmi.waacdiskaatha marna kama dalaaa

  • @mohamedabdilatifbashir1375
    @mohamedabdilatifbashir1375 4 ปีที่แล้ว

    sh saalax jazaakalahu

  • @libaanali.xassanwaafannaan2269
    @libaanali.xassanwaafannaan2269 7 ปีที่แล้ว +2

    maashaaallah Allah kheer Allah siiyo

  • @ahmedothman6579
    @ahmedothman6579 5 ปีที่แล้ว +2

    mashaallah Sheeikh salah

  • @hodanaliabdallah9966
    @hodanaliabdallah9966 8 ปีที่แล้ว +1

    jazakallah khayr shikh salax

  • @mohawadanioffical8092
    @mohawadanioffical8092 3 ปีที่แล้ว +2

    Intaa allah iyo RASULKISA MOHAMED(SCW jaceel subscribe iku cawii wll

  • @mahamedsharaf5722
    @mahamedsharaf5722 6 ปีที่แล้ว +2

    جزاك.الله.خيرا

  • @goleeybaanaa825
    @goleeybaanaa825 6 ปีที่แล้ว +3

    Masha Allah

    • @afraxyare2064
      @afraxyare2064 5 ปีที่แล้ว

      Mashallah jazakalah Allah cilmiga hakusiyadiyo

  • @khadarshale4093
    @khadarshale4093 3 ปีที่แล้ว +1

    mansha allah

  • @naimamohamed2247
    @naimamohamed2247 7 ปีที่แล้ว +2

    allaha ka siiyo ajar an dhamaaneyn

  • @tommcreed6504
    @tommcreed6504 7 ปีที่แล้ว +1

    Mashallah jizakallah keyr

  • @faaraxmaxamed8213
    @faaraxmaxamed8213 4 ปีที่แล้ว

    ilaahow ajar iyo xadanaad ka kasii

  • @reyxana283
    @reyxana283 4 ปีที่แล้ว

    Manshllah illahow naar kaxoree

  • @abdiasismohamed5785
    @abdiasismohamed5785 5 ปีที่แล้ว +1

    shiiikh Saalx ilaahy drtiis aYaan Ku jclhy ilaahy hku dnbi dhaafo jantl Frdowsna alaha nagu kulmiyo

  • @ayanaxmed9020
    @ayanaxmed9020 4 ปีที่แล้ว

    هاد تم🖤💜💚💚💛🧡⁦❤️⁩⁦❤️⁩

  • @ayanmagan9064
    @ayanmagan9064 2 ปีที่แล้ว

    Shekh allehanguanfoca aaaaamiiiin aaaaamiiiin

  • @mohamedaden2966
    @mohamedaden2966 10 ปีที่แล้ว +4

    Masha allha I love it

    • @ahmedyare7530
      @ahmedyare7530 6 ปีที่แล้ว

      mashlah sheikh slaxa ilahay hana ga yeelo macaaga adun iyo aqiiraba

  • @sayidka.6122
    @sayidka.6122 8 ปีที่แล้ว +2

    jazaakallaah kheyraljazaa

  • @anisoyarey4519
    @anisoyarey4519 4 ปีที่แล้ว

    Allah haiku barakeeyo

  • @hodmaninaxaaji147
    @hodmaninaxaaji147 7 ปีที่แล้ว +1

    ماشاءالله ماشاءالله ماشاءالله 💗

  • @daarulmaqam3371
    @daarulmaqam3371 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha alllh ilahow kuwii ku caml fala naga dhig masha iqdana no daysp

  • @abdullahibnabullah3250
    @abdullahibnabullah3250 5 ปีที่แล้ว +1

    Mansha allah sh saalix