Sida Loo Activate Gareeyo Windows 10 Si Bilaash ah 🆓

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 5 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 19

  • @saara.....................8503
    @saara.....................8503 11 วันที่ผ่านมา

    Aad baad u mahdsanthy wllo cilmigan aad 2sano ka hor soo galisay maanta ayuu i anfacay on ka faaiday

  • @Somaliairdrop1
    @Somaliairdrop1 2 ปีที่แล้ว +2

    passaworka nala wadag pro marka sip ka ka sarayso

    • @SomSkills
      @SomSkills  2 ปีที่แล้ว +1

      Passwordka waa: windows

  • @aflahadde
    @aflahadde 9 หลายเดือนก่อน

    Sidka ayaan ka saarayaa baad iska leedahay maa noo sharaxdid ma sidaanbaa macalin ku tahay?!

  • @yuusufcalicabdi8144
    @yuusufcalicabdi8144 2 ปีที่แล้ว

    Waan waayey

  • @Roro__ruun
    @Roro__ruun 2 ปีที่แล้ว

    Please help me
    Windows 10 ku shubtay iftiinka computer wan gaabin wayey said u dheer yhy
    Sidoo kale qaar ka mid ah keyboard iima shaqaynayaan waan daalay sidan iskugu dayeyay

    • @SomSkills
      @SomSkills  2 ปีที่แล้ว +1

      Cillada ku heysata waa: kumbiyiitarkaaga waxaa ka maqan qaar kamid ah drivers-ka display-ga qaabilsan, si aad u xaliso cillada ku heysata windows-ka update ku sameey, ama ku shubo barnaamajka la yiraahdo DriverPack oo aad linkigan kala soo degi karto driverpack.io/en
      markaad la soo dagto barnaamajka, soo kici kadibna raac tilmaamaha uu kusiinaayo.
      sidoo kale muuqaalka xiga ayaan ku sharaxi doonnaa sida loo xaliya cillada ku heysata.

    • @Roro__ruun
      @Roro__ruun 2 ปีที่แล้ว

      @@SomSkills thank you wllo
      Keyboardka walwal bdn igu hayee
      Marka barnamijka ku shubto ma III hagaagaya?
      Please muqalkad cillada ku shrxyso beri mason dhigi krtaa

    • @SomSkills
      @SomSkills  2 ปีที่แล้ว

      @@Roro__ruun Markaad Windows-ka ku shubatay kadib lee haduu kaa cilladoobay Keyboard-kaaga, mushkilo ma lahan waala xalin karaa.
      muuqaalka waxaan jeclahay maalinka jimcaha inaad heli doonto.

    • @Roro__ruun
      @Roro__ruun 2 ปีที่แล้ว

      @@SomSkills hye wll

    • @ilkacasedjdj9687
      @ilkacasedjdj9687 4 หลายเดือนก่อน

      Moobilka hadaan galiyo copuyuutarka magaca moobilka aan galiyay iima soo qorayo wan ka daalay ciladaas macalin I caawi

  • @Deeqow
    @Deeqow ปีที่แล้ว +1

    Asc sxp password buu iweydinaya mxaa galiya

    • @SomSkills
      @SomSkills  ปีที่แล้ว

      Passwordka waa: windows

    • @Deeqow
      @Deeqow ปีที่แล้ว

      @@SomSkills password windows marka galisid wuu is tuuraya sxp ma iga cawin karta sidan ku xalin laha

    • @SomSkills
      @SomSkills  ปีที่แล้ว

      @@Deeqow Virus protection-ka iska xir.

  • @yuusufcalicabdi8144
    @yuusufcalicabdi8144 2 ปีที่แล้ว

    Sidee loo soo saara microphanka

  • @frontiermedia8772
    @frontiermedia8772 2 ปีที่แล้ว

    Shukran bro Bro wxn Raba office 2016 side free ugusodajista

    • @SomSkills
      @SomSkills  2 ปีที่แล้ว

      Office 2016 oo free ah waxaad kala soo degi kartaa linkigan: getintopc.com/softwares/office-tools/microsoft-office-2016-pro-plus-may-2022-free-download-2762168/