PRANK qosol badan waan tahriibay🏃‍♂️🚶‍♂️ iyo reer Burco Kkk 😂😂

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 6 ก.ย. 2024
  • FADLAN SUBSCRIBE DHEH SI AAD U HESHO WAX KASTA OO CUSUB

ความคิดเห็น • 296

  • @sacdacumar9082
    @sacdacumar9082 4 ปีที่แล้ว +65

    Waaxay ragan waa wayne beenta ku dhaaranaya dhaarta beenta ahi ma fiicna wll is ka dhaafa subxana allah

  • @abdirazaksenior5999
    @abdirazaksenior5999 4 ปีที่แล้ว +33

    🤭🤭🤭🤭waar waaxay dadkan waalan ee aad soo waraysatay kii hore wuu dhaartay kan naagta la hadlayaana walah miidhan buu ku dhaartay ma bilaa iiman baa dadkan subhanallah astaqfurulaaah🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭🤭

  • @sadiiqibrahim4825
    @sadiiqibrahim4825 4 ปีที่แล้ว +53

    Hhhhhhhh dhaarta ka daaya kan islaantiisu tahriib bay diyaar u tahay

    • @ismailsmile9496
      @ismailsmile9496 4 ปีที่แล้ว +3

      😁🤭😂

    • @rahmoahmed2805
      @rahmoahmed2805 4 ปีที่แล้ว +1

      Wn isla bakhtiyayna e isug kulahaa

    • @MohamedIbrahim-fh3fj
      @MohamedIbrahim-fh3fj 4 ปีที่แล้ว +1

      Gabadhiisu tariibka waxay u haysataa meel dhow walhi kulahaa🤣🤣🤣

    • @khadarawladcashaq8369
      @khadarawladcashaq8369 3 ปีที่แล้ว

      Haa wlhi bru ninka gabdha ha ilashado horoy ayay katiri wlhi ma isracan

  • @keewaayevlogs22
    @keewaayevlogs22 4 ปีที่แล้ว +46

    4:02 qolkiibad joogta 😂😂😂😂
    Rer burco waa indho beel wllhi 😁😁

  • @khadarcasoodofficial5314
    @khadarcasoodofficial5314 4 ปีที่แล้ว +24

    Hhhh waa barnaamij xiiso le wlhi wiilka gbdha ku sameeyay xataa wuu taahayaaba 🤣

  • @waberihassan7867
    @waberihassan7867 4 ปีที่แล้ว +18

    Machaallah waa gabadh wanagsan caad ayey uu jeceel shahay jakarta caasimada Indonesia mahadsanid

  • @sulubabdi3653
    @sulubabdi3653 4 ปีที่แล้ว +16

    Yarka hooyo iyo xaska luguma samayn karo dhahay ayaa nin wax garada ah mansha Alah

  • @khadaryare7565
    @khadaryare7565 4 ปีที่แล้ว +7

    Wiilka u horeeya wuxuu lahadlay mid colooshu taaggan tahay ku lahaa waxaa Kama shaqeeyo 😂😂🤣

  • @Inna_mohamet
    @Inna_mohamet 4 ปีที่แล้ว +27

    😂😂😂burcoy baradaydiyey miss you ❤hppi waynu isracynaye isug kulhaa😂😂😂

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 4 ปีที่แล้ว +20

    Sakariye jakaarto wllky hore u soco ku leehy wn iska qoslaa marka daawado hhhh

  • @marla_arag6880
    @marla_arag6880 4 ปีที่แล้ว +49

    Wiilka gabadha la hadlaya wuu iga qosliyay marna waan naxay wlhy🤣🤣🤣

  • @elyahyelaaskawi2341
    @elyahyelaaskawi2341 4 ปีที่แล้ว +17

    9:53 Masaajido Koley badn Leh Kaco Wx Kasoo Aruuri Kulaha✌
    Allla Garacow..😂

  • @Idiris-Mohamoud-Abdi
    @Idiris-Mohamoud-Abdi 4 ปีที่แล้ว +24

    isoo dir 2000 oo buska kusoo fuulo imikadaa kkk ninkaas baa sxb fiican ah

  • @maxamedfaaz3691
    @maxamedfaaz3691 4 ปีที่แล้ว +44

    Ninka udanbeeya miyanan ahayndee kkk

    • @dontcare4444
      @dontcare4444 4 ปีที่แล้ว +1

      2kun ee tigtuu kaa habaystay un😂😂😂

    • @ismailsmile9496
      @ismailsmile9496 4 ปีที่แล้ว +2

      Ina ismail jama 😂😂😁

    • @maxamedfaaz3691
      @maxamedfaaz3691 4 ปีที่แล้ว +2

      Kkkkk wlhi uu yabay nio waanku xidhilahaabuu igu yidhi

    • @kaysemohamoud8323
      @kaysemohamoud8323 4 ปีที่แล้ว

      Max,ed Faaz hahhahahahhahah
      Nin fariiduu ahaa walee
      Haduuna yidhi waan ku xidhi lahaa

  • @burcaawitv8474
    @burcaawitv8474 4 ปีที่แล้ว +39

    😂😂wlhi reer burco izka jecelahay

    • @dontcare4444
      @dontcare4444 4 ปีที่แล้ว +1

      Adigu ma reer hargayzad ahayd awal😂

    • @eprahiimilkacaze9897
      @eprahiimilkacaze9897 4 ปีที่แล้ว +1

      APDI KARIN MIYA NINKAZI ATOORE WAN KU ZALAAMAY 🖑

    • @burcaawitv8474
      @burcaawitv8474 4 ปีที่แล้ว +1

      Hmm is daad raacin bn ku jiraaye amu yaan laga daremine😂😂

  • @zuhaybrealgoat6689
    @zuhaybrealgoat6689 4 ปีที่แล้ว +16

    Ninka naagtiisa qaraacay inta ila aragty inuu videogii hore ee gaadhigee dooran lahayd ka qayb qaatay like dhac igu sii wlhi waa fany

    • @dheemanluul5932
      @dheemanluul5932 4 ปีที่แล้ว +1

      Waar meel walba wuu taaganyhy yarku

  • @abdiwasaabdi3531
    @abdiwasaabdi3531 4 ปีที่แล้ว +19

    Jakarta zxp dar alle ayaan kuu tageera zxp
    Salaan sare dadka reer burco 👋👋👋👋

  • @adulwahabmohamed3328
    @adulwahabmohamed3328 4 ปีที่แล้ว +21

    Wiilkaaa gabadha ku sameeyay waa funy

  • @abdihakinhersi4856
    @abdihakinhersi4856 4 ปีที่แล้ว +29

    Waar raggani dhaar badanaa😅😅

    • @flames9027
      @flames9027 4 ปีที่แล้ว

      Abdihakin Hersi4 😂

  • @amiinsamdon9870
    @amiinsamdon9870 4 ปีที่แล้ว +15

    😂😂😂😂😂😂😂😂ALA GARACU ISAGOO FADHI SAN JOOGA AYUU IBOOPIYAAN GALAYAYAA KU DHAARANAYA GARAC😂

  • @xasankeyse6648
    @xasankeyse6648 4 ปีที่แล้ว +15

    Xbb dhimashiyo dhaawac mid uun iigu soo hagaag kkkk

  • @11stars26
    @11stars26 4 ปีที่แล้ว +13

    6:9 inta jceladooda ka soo tahriibtay alle jcldoda haku simo

  • @caruusofficialchennel5746
    @caruusofficialchennel5746 4 ปีที่แล้ว +20

    Hhhhh Sakariye wilkaaan Xappi kuhaya ha LA iguvradiyo

  • @sadiiqibrahim4825
    @sadiiqibrahim4825 4 ปีที่แล้ว +20

    Hhhhhhhh 2 kun oo aan tigta ku so tuulo iiso tuur

  • @mareeyetv1219
    @mareeyetv1219 4 ปีที่แล้ว +41

    Inata jecel Sakariye Jikarta halkan like sar

  • @amaalcumar1226
    @amaalcumar1226 4 ปีที่แล้ว +27

    Dhalinyaradu way dhaaranayaan arintuna waa been markaa bal dhaarta joojiya

  • @khathrauhmeth982
    @khathrauhmeth982 4 ปีที่แล้ว +19

    Sakariyow anagoh magalada joogna ayaanad nawaraysan oo nu zidii dadkala wadana kuu daawana

  • @guledyuusuf8555
    @guledyuusuf8555 4 ปีที่แล้ว +2

    Aduunyadan la joogo cid kaa naxaysa ma joogto aan labada walid ahyn ilahow qof walba waalidki cimriga u dhere inti ay ka dhimatyna janada allé haku kulansiyo inti ay ka xanusanayan ilahay cafimad hasiyo wax zxp layidha ma jiro ee qof walba fikirkisa haku socdo😭😭😭😭😭😭😭😭

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 4 ปีที่แล้ว +5

    Hahahah😂😂inankaas gabadhiisa ku sameeyey hahah si wacan buu u sameeyey lkn Dhaarta uun halaga daayo🙌fadlan.
    Waa gabadh adag jacaylku ha waaro.🤞❤️👏

  • @lafahorezt9885
    @lafahorezt9885 4 ปีที่แล้ว +43

    Balaa tahdiibta anagaa joognoo waanu isku ciilkaanbinayaa wuxii igu watay PLZ haddii aad msgkayga arkatay Mesha joogto ku noolow

    • @muqtaaryare9368
      @muqtaaryare9368 4 ปีที่แล้ว +1

      Markaad yurub gashay maad ileedahay joog 😑 ama yurub ama dhimisha 😣

    • @hothomohamet1446
      @hothomohamet1446 4 ปีที่แล้ว +1

      @@muqtaaryare9368 😂😂😂joog meeshaada nio

    • @muqtaaryare9368
      @muqtaaryare9368 4 ปีที่แล้ว

      @@hothomohamet1446 😂😂 maxaa dhex yaaala joogi maynee nimcada aan idinla qaybsano
      Lacagtaa LA leeyahay sida qashinka ayaa loo xaadhaa Ayaan idinla qaybsaneynaa

    • @engapdirahman5879
      @engapdirahman5879 4 ปีที่แล้ว +1

      Wadankygii wan u xiisey walhi tahriib wx faaido ma leh Yurub dhaxan ba igu dishy😎😎✋

  • @hoodomustaphe7942
    @hoodomustaphe7942 4 ปีที่แล้ว +20

    Wlhi reer burco xrbe wye😅😁

  • @normad229
    @normad229 4 ปีที่แล้ว +19

    Dhaarta badane ma fiicna sakariye uu sheeg dadka beenta sheegaya inaney dhaaran..

  • @faysayusuf3427
    @faysayusuf3427 4 ปีที่แล้ว +14

    Burco💭❤❤
    sakariye jakarta🙋‍♂️

  • @maftuuxbogsiiye8419
    @maftuuxbogsiiye8419 4 ปีที่แล้ว +11

    Sakiriye hore usoco sxb qaali

  • @rayaaninaabdilahi3646
    @rayaaninaabdilahi3646 4 ปีที่แล้ว +22

    Wiilka garacay gabadh waa uu iga qoslisay hhhhhh reer burco dad walan

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 4 ปีที่แล้ว +14

    Islantydan ku samyn lahaa wayba ooyi lahyd

  • @gabarbarichannel9804
    @gabarbarichannel9804 4 ปีที่แล้ว +23

    Reer Burco waa idin waTaa🤣😂

  • @geeraartv5873
    @geeraartv5873 4 ปีที่แล้ว +10

    SAKARIYE JAKARTA BURCO WAAN KUSALAAMAY SAXIB

  • @khadarsudaysi1785
    @khadarsudaysi1785 4 ปีที่แล้ว +11

    sakariye jakaarta hore usoco bro love buran reer burco 💗

  • @xandacawil1811
    @xandacawil1811 4 ปีที่แล้ว +6

    Waaaw wan kahelay barnaamij taada sakariye hore usoco

  • @dontcare4444
    @dontcare4444 4 ปีที่แล้ว +17

    Kaas burmaamijka walba wuu ku jiraa markaa waa waxad isla wadaaan😂😂

    • @ibrahimabdi1187
      @ibrahimabdi1187 4 ปีที่แล้ว

      😂😂😂 arwoy ka dhaqan arag dhaf

  • @abdiqanicaano7608
    @abdiqanicaano7608 4 ปีที่แล้ว +19

    Cabdiqani xasan waa aniga dee

  • @hormuudcompanykannaalkaduc3039
    @hormuudcompanykannaalkaduc3039 4 ปีที่แล้ว +15

    Besti prank weeeye Zxp

  • @cabdiraxmanabwanncuriye4018
    @cabdiraxmanabwanncuriye4018 4 ปีที่แล้ว +5

    Sakariye sooo badi prank mansha Allah kusamee xittaaa gabdhaha

  • @salmailyaaz5880
    @salmailyaaz5880 4 ปีที่แล้ว +10

    ka taahayaaa ragga ugu wanaagsan😂😂😂

  • @mahdilove7736
    @mahdilove7736 4 ปีที่แล้ว +3

    wlhi gabadha fanny ku laha waan ku racayaaye isug😂😂

    • @nimcocumar1058
      @nimcocumar1058 4 ปีที่แล้ว +1

      Xagay ku hadhaa hadaaa hhhhhhhhh

  • @hodanqali790
    @hodanqali790 4 ปีที่แล้ว +7

    Dhaarta iska daaya alle kabaqoo ciyaar magasheee subxanalaah dadkan waawayn ee faaruqa ah wax usheeg oo dhaarta dhaafa dheh

  • @biletaakuleeye6493
    @biletaakuleeye6493 4 ปีที่แล้ว +13

    Xitaaa been bay ku dhaaranayaan reer burco caadi maha

  • @fadumoina2810
    @fadumoina2810 4 ปีที่แล้ว +11

    Walahi kulaha kula fududa dhaartu somalidan 😂😂😂

  • @ridwanakiim2297
    @ridwanakiim2297 4 ปีที่แล้ว +7

    Hooray u socda szb yaal szbtimadu waa qali

  • @jamazaky3187
    @jamazaky3187 4 ปีที่แล้ว +4

    sakariye aadbaan kuu taageeeraa zxp hore usoco lakin zxp kadaaya dharta

  • @mohamedozil9470
    @mohamedozil9470 4 ปีที่แล้ว +2

    Dhaarta benta ah wuxu kaga daray kanyare shaadhka cadi sida yare jilicsane lo hdlyo hhh Guribarwaqa layska dhigaya😂😂😂😂😂

  • @dalmarkiikoofficiallchanne5883
    @dalmarkiikoofficiallchanne5883 4 ปีที่แล้ว +7

    Keep going forward BroH
    Zakariye jakarta

  • @hamzekaynaan3477
    @hamzekaynaan3477 4 ปีที่แล้ว +1

    wiilka u horeeya wuxu garacay imaam misajid calool istaag weeye kulaha waxa kama shaqeeyo ula tag dadka ka shaqeeya 😅

  • @Mohazeid222
    @Mohazeid222 4 ปีที่แล้ว +7

    Horey usoco zxp zakaria Jakarta
    Thankz

  • @joseivhareit3520
    @joseivhareit3520 4 ปีที่แล้ว +6

    Tahriipta ninkii arkaa dareemi kara allow cudurkaa awlaada somaliyeed kadawee anana qurpaha waxsan nagasii jakaarta salaan gobeed pro🇨🇵

  • @abdirashidnimcaan7346
    @abdirashidnimcaan7346 4 ปีที่แล้ว +10

    Qofkiii 6 ayn noqday mnta 🥰😂😂

  • @ahmednuur1802
    @ahmednuur1802 4 ปีที่แล้ว +14

    inantan wiiilka la hadlaysaa waa reer borama inan rer borama ayaanba so xasuusatay la sheekaysan jiray marka hadalkeda maqlay

  • @mabsuudcabdirashiid7643
    @mabsuudcabdirashiid7643 3 ปีที่แล้ว +1

    Reer burco dad qaaliya from jigjiga ✋🥰

  • @caydaruusgudaalyare5692
    @caydaruusgudaalyare5692 4 ปีที่แล้ว +3

    Nio wlhidu ma beerahiinay ka baxdaaa burcoooy

  • @najahhassan7716
    @najahhassan7716 4 ปีที่แล้ว +12

    burco one love❤

  • @AhmethAwath0
    @AhmethAwath0 4 ปีที่แล้ว +6

    Prankiga so badi sxb

  • @wadajirpharmacy5010
    @wadajirpharmacy5010 4 ปีที่แล้ว +9

    Ragi waa lagu furay

  • @somaliasactivity4301
    @somaliasactivity4301 4 ปีที่แล้ว +6

    Sxp jikaarta shout out isamee sxp

  • @umuamiin1938
    @umuamiin1938 4 ปีที่แล้ว

    Kaalay rer burco maba naxaayane qof dhan oo tahriibtii xumeyd sxbkiis usheegy o wan baxay ku leh caadi bee iska yihiin wlhi wn ka nixi lahaa

  • @mrburcohassan9011
    @mrburcohassan9011 4 ปีที่แล้ว

    Walahi we need more people like zaki Jakarta in our Community keep going forward bro we’ll done mate

  • @abdiwaasacqorshe7195
    @abdiwaasacqorshe7195 3 ปีที่แล้ว +1

    #Jakarta su'aalaha dadka uu weydiiyo ayaan ka helaa💯❤

  • @maan-kaabmedia4115
    @maan-kaabmedia4115 4 ปีที่แล้ว +8

    🤣🤣🤣🤣masajidada kasokac🤣🤣

  • @hawaaragsan189
    @hawaaragsan189 4 ปีที่แล้ว +3

    Bilaa caleeg walalayalow magac ilahay been hawgu dharanina

  • @apdirahmancawil2899
    @apdirahmancawil2899 4 ปีที่แล้ว +3

    Bro parti 2 gabdho ka dhig MHD
    From.Holand

  • @daacadmuuse7967
    @daacadmuuse7967 4 ปีที่แล้ว +4

    Majadidaas IgA soo kac kulahaa hahah😂😂😆😆😂

  • @engmuuseofficial1519
    @engmuuseofficial1519 4 ปีที่แล้ว +6

    Prank zxp habla ku sameeya xitaa

  • @nagmaegeh757
    @nagmaegeh757 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhhhh Qosol badanaa hore u soco hno sakariye jakarta

  • @degmokarie7095
    @degmokarie7095 4 ปีที่แล้ว +4

    Ana u horeeya zakariye

  • @hamdasalah6883
    @hamdasalah6883 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkkkkkkkk warkan gabadha waraysanayaa waa funny walhi daacad. Baan uqosly

  • @Janno190
    @Janno190 4 ปีที่แล้ว

    Kkkkk isug aan israacnee ku lahaa walee burco jacaylkii way barteen maashaa Allah

  • @maxaasmedia2436
    @maxaasmedia2436 4 ปีที่แล้ว +1

    Amiir wa nin talant leh ninkaa barnaamija ka duub sakariye Jakarta iiguna salaam

  • @caliculinhochanel5445
    @caliculinhochanel5445 4 ปีที่แล้ว +2

    Wlhy daa kadaa dheh ilay waxbaa laga qorayaaye

  • @abdirisak.dek.3527
    @abdirisak.dek.3527 4 ปีที่แล้ว +3

    inanta wad ka gashtay wlhi Garcaw 😂😂

  • @raihanaibrahim5922
    @raihanaibrahim5922 4 ปีที่แล้ว +1

    Ar sakariye waxaad ka soo aragtay sidan aad samaynaysid youtuber kii nasir khalid ee sucudiga u dhashay balse dadku u yaqaanan naz horumar wacan wll

  • @zupeirahmeth8427
    @zupeirahmeth8427 4 ปีที่แล้ว +2

    Hmmmm
    C.waduD wllheydaH kayab tahey kamaD xizhon izlantiH

  • @zanoupshaikh4692
    @zanoupshaikh4692 4 ปีที่แล้ว

    manooli wilka sidu ohinta umetelayaa😂😂😂😂
    nimanka nocaso midhan baka buxa benolayal
    dumarkuna wa dacad
    zakariye wll hben hben ba bila camalku ika kena cawana kmid weye😵😵😁

  • @hami9islam
    @hami9islam 4 ปีที่แล้ว +2

    20:20 ninkasa nin rageda istaqfurulah hoosta ka yidhi

  • @mahdiali3773
    @mahdiali3773 4 ปีที่แล้ว

    SakariYe jikaarTo zhip
    Goboladan Galbeedka Keen
    Gabiley iyo boorama zhip

  • @t.d8775
    @t.d8775 4 ปีที่แล้ว

    waxa iga qosliyey wilkabxaskisa wacay ee yidhi wa tahribaya ee ay iyaduna tiiri wa is racayna isug hhhhhh wlhi gabadh faniya oo qalbi fican ayey ahayd wlhi gabdh fiican aya haysata oo gesiyada oo jacaylka wax ka taqaana warya gabdha no ilaali niyow

  • @Abdirahman_24
    @Abdirahman_24 4 ปีที่แล้ว +2

    Dad badan ayaa soo qpraya dhaartu waaxay markanoo kale waa markii danbi aanay ahayn

  • @nimcohusein5071
    @nimcohusein5071 4 ปีที่แล้ว

    Reer Somaliland anaga ka beer jilacsan waxaan rajeynaya zakariye inaad mar muqdisho prank nuucaan ah kaso sameyso

  • @maftuuxbogsiiye8419
    @maftuuxbogsiiye8419 4 ปีที่แล้ว +3

    Waar sakariye wllo nimakan dhaartay iskadaaya dheh arinkii xaqiiq maha gabadhaasina ninka way jecashahay ha ogaado

  • @kulanyare8803
    @kulanyare8803 4 ปีที่แล้ว

    Hhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhhh walhi waniga.ka baqaya ilaahay kulahaa hhhh arkani wa nin wareersan

  • @farhanyareofficiall
    @farhanyareofficiall 4 ปีที่แล้ว +5

    Wlhi ciyaarta kadaaa

  • @Janno190
    @Janno190 4 ปีที่แล้ว +1

    Ninkan saaxiibkii garaacay jacket ka blue ga ah saaxiibkaa www dhagax

  • @saahilyare2921
    @saahilyare2921 4 ปีที่แล้ว

    Ninkan ugu horeeya War sxbkaa nin macquul ah maaha ma is tidhi

  • @adulwahabmohamed3328
    @adulwahabmohamed3328 4 ปีที่แล้ว +4

    Gabadhaasi wilka way jeceshay

  • @nimcohusein5071
    @nimcohusein5071 4 ปีที่แล้ว

    Zakariye aaad kuu taaageerna from mogadisho

  • @abdirahimhusein3810
    @abdirahimhusein3810 4 ปีที่แล้ว +1

    dhaartu waa xaraan
    lkn sida kale barnaamijku waa qosol hhhhh

  • @katrayasin7187
    @katrayasin7187 4 ปีที่แล้ว +2

    Runti wll sakariye dharta maficna somali mel walban jogno dhartas aya nadilaysa yaab hada kuli wallhay baba iska wada leyihiin

  • @zuhurshakwin2951
    @zuhurshakwin2951 4 ปีที่แล้ว +1

    Sakariyow kan amiir ladhoho miyaad lasii hadasha horta barnamijkasta wukula tagan yehe

  • @Kingnasser7
    @Kingnasser7 2 ปีที่แล้ว

    Secound one Cadi mahan🤣🤣🤣lakin jillinka kuma dheran .

  • @yahyemoarab5668
    @yahyemoarab5668 4 ปีที่แล้ว +1

    Hhhh walhi dhabaa laga modaba ninka gabadha kusameyey hhh .

  • @abdialiahmed668
    @abdialiahmed668 4 ปีที่แล้ว

    Sxb hore usoco barnaamijyo qiimoleh weeye soobadi