ไม่สามารถเล่นวิดีโอนี้
ขออภัยในความไม่สะดวก

Gabay Wadani ah "Xabashi baa duuf leh" Abwaan Abdiwahid.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 1 มี.ค. 2014
  • WAA GABAY WADANI AH
    SUBSCRIBE OUR TH-cam CHANNEL

ความคิดเห็น • 33

  • @hamsamoh1454
    @hamsamoh1454 4 ปีที่แล้ว +7

    "Allah Xoog Leh Mowdkaa Xarbi Leh Xuladna Naartaa Leh
    Xurmo Iyo Jacayl Nabi Alle Iyo Xulafadisa Leh
    Janadaa In Loo Xoogsadiyo U Xusul Duubaay Leh"
    AFKU KUMA GO.O

  • @hamdahamda8955
    @hamdahamda8955 ปีที่แล้ว +1

    29/11/2022❤hada Iga dambeyso Iso duce Inu alle inaxaristo addun iyo Akihiro

  • @ahmedabdirashiid983
    @ahmedabdirashiid983 10 หลายเดือนก่อน +1

    17/10/2023 ayaan dhagaysanayaa.
    Waxaa maalin kahor abiy ahmed raysalwasaaaraha itoobiya ku dhawaaqay inay deked xoog iyo xeelad miduun ku raadin doonaan, si gaara wuxuu afka ugu dhuftay dekedda saylac.
    Waxaan ummada Soomaliyeed ee muslimkaa ka rajaynayaa in haddii damacaa itoobiya ay ficil u baddasho ay la kulmi doonto dharbaaxo la mida tii aynu 1964 ku dhufannay innagoo markaa xorriyadda qaadannay, dagaalkii 1977 ee itoobiya iyo haantaa-haruublihii 2006 ayaa iyana ah madhax iyo dhaxal ummadda soomaaliyeed ay kaga dhimbiil qaadato iska dhicinta cadaawaha soo jireenka ah ee dal, dad iyo diin ba ay colaaddu inagu dhex taal.
    Haddii dagaal lala galo waxaan ku talinayaa in Jihaad dhulka islaamka lagu dhicinayo loo niyeysto si geeriyo nololba ay guul inoogu noqoqto, haddiise aynu noqonno waddaniyiin ciiddooda difaacanaya dee ilaahay waddani waddani kama jeclee way inaga adkaan(taasina dhici mayso i.a).
    Ugu dambaynna shacab weynaha Soomaaliyeed ee 5-ta qayb laga dhigay waa inay wixii dan guuda sida difaaca intooda xorta ah aysan u kala harin.
    Itoobiya waxay damacsantahay doqoni waa mooge
    Damaceedu waa dhaafsiisanyahay doollo iyo hawd.
    Wabillaahi tawfiiq.

  • @user-tl5tf2pd9e
    @user-tl5tf2pd9e 3 ปีที่แล้ว +2

    Mashllh

  • @farhaanhaamud1893
    @farhaanhaamud1893 3 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allh
    Abwaanka ugu murti bdn somalida

  • @ahmedcadami9584
    @ahmedcadami9584 7 ปีที่แล้ว +3

    Mansha allah abwaan jira allah hakaa soo furdo meesha lagugu xidhay abwaan s/land tahaye

  • @abdullahiali2064
    @abdullahiali2064 9 ปีที่แล้ว +3

    maan sha alaah waa nin door ah oo ilaahay hibo usiiyay af hooyo

  • @abdihakiimcali247
    @abdihakiimcali247 5 ปีที่แล้ว +5

    Xurmo iyo Jacayl nabi aliyo Xulufadiisaa leh

  • @mohamadubishaarmohamed1924
    @mohamadubishaarmohamed1924 4 ปีที่แล้ว +2

    Maasha allah

  • @adnaanahmed6017
    @adnaanahmed6017 6 ปีที่แล้ว +2

    Maaashlaaah

  • @siciidmaxamed7791
    @siciidmaxamed7791 2 ปีที่แล้ว +1

    Manshallah

  • @deeqocandinasir416
    @deeqocandinasir416 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah

  • @gabarshidan3029
    @gabarshidan3029 9 ปีที่แล้ว +3

    masha allah

  • @adanbile4237
    @adanbile4237 5 ปีที่แล้ว +4

    Siyaasiga kufrigu soo xushaa,xeelad iyo been leh

    • @Ibnucajaib
      @Ibnucajaib 2 ปีที่แล้ว

      Afkiis Cana Lagu Qabay Alla Runbadanaa

  • @mohammuodyusuf5302
    @mohammuodyusuf5302 2 ปีที่แล้ว

    Mashalaaah tabaarakalah abwaan

  • @abdullahiali2064
    @abdullahiali2064 9 ปีที่แล้ว +2

    sadex aynigiisokala ah hadaan heli lahayn wahoraan kaxoroobi lahayn gaalo raacnimo iyo qabyaalada dishay wadankii hooyo macaan

  • @king_suleiman
    @king_suleiman 7 ปีที่แล้ว +2

    woow

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc หลายเดือนก่อน

  • @hafsaahmed1576
    @hafsaahmed1576 9 ปีที่แล้ว +5

    abwaan somaliyeed

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤

  • @salmaumulkhayr4762
    @salmaumulkhayr4762 3 ปีที่แล้ว +1

    Sheer

  • @mouse8187
    @mouse8187 6 ปีที่แล้ว +1

    Nin Ciida Gale Ah Dheh Xigmad Geezi Nimo Waad U DhaLaTaY

  • @cabdulaahimacalin6450
    @cabdulaahimacalin6450 8 ปีที่แล้ว +6

    xaada aya i istaagtay markan dhagaystay wadani weeye

  • @abdirahmanmuqtartimajilic5122
    @abdirahmanmuqtartimajilic5122 7 ปีที่แล้ว +2

    ilahow dhibka naga dul qaad

  • @Dalmar-wj2rc
    @Dalmar-wj2rc หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤❤❤