Wll hunguriga moda in wx taganyihiin o kle cidhidhi wn ka darema wana gaas ba laygu yidhi iyda wxas samaysa qoorta o xaga danbe ahna way xanunta calosha olol o kle bn ka darema sida o kle sidii in dhex socdan o kle
Wax dhib ah ma.leh, Dhakhtarka Qaabilsan Haweenka U Gee... Kiniini Ama Dawo Ku haboon Iyada Iyo Ilmaha Ayuu Soo Siinayaa... Waana Ay Dhacdaa In Dumarka Uurka Leh lagu arko Xaaladan.
Waa waxyaabaha lagu garto hore hadaad u lahaan jirtay.. lkn si loo ogaado xilli hore isbaadh oo iska dawee... waliba hubi inaad ka bogsatay..kana dheeraw waxyaabaha kiciya sida cuntada bisbaaska... toonta liin dhanaanta... iyo cabitaanada Soodhaha leh.
Thanks dr👏
Shukran aqoonyahan dadkiisa u faaideynaya prof sare.
I realize I'm pretty randomly asking but do anyone know of a good site to watch newly released movies online?
@Augustus Adriel Lately I have been using Flixzone. You can find it by googling =)
Waa mahdsanty dr qaaliya
Dr madadsanid
M.a thnks wll
Adaa mudan.
Alle ha kaa abaalmaiyo walal waa maduuc mihiima oo cudurkani dadka wuu ku badan yahay.
Amiin
Jazakallah dr
Amiin
Hungurigaaaa ixanuunaya wllo aniga waxanan dareemaaaa cidhiiiidhi feedhaha ilaaa calooshuna way xanuunayaan waxadna moodaaa incaloosha lay dhex socsocdo mala odhan karaaaa waaa gaaas teeda kle ma sababaaaa cuno xanuun gaastu
Haa wll waa Gaas nooca reflux
Wll inaga isku xanun darena dawo ma heshay ka bi.isay🤦♂️
@@ayaanmohamed572 my wllo wllhi sidii buu xanuunayaaa adiga sidee laguu hyaaa hno
Wll hunguriga moda in wx taganyihiin o kle cidhidhi wn ka darema wana gaas ba laygu yidhi iyda wxas samaysa qoorta o xaga danbe ahna way xanunta calosha olol o kle bn ka darema sida o kle sidii in dhex socdan o kle
@@ayaanmohamed572 m dhakhtarbaaa kugu yidhi m
Wllo
Dr marks hore wad mahadsantahy aniga gaas ayaa la iga shegay tubada ayaa calosha la iga geliyay sas ayaa lagu ogaaday markeygii hore dhiga iyo saxarada tona waa laga wayay waxa la igu dhahay gaskaga calosha ayuu nabar kuyeelay waxa iigu daran waa neefta oo igu adkata mararka qaar anigoo iyadoo Laheyn waqti u gooni ah ama wax igu kicin kara Afka ayaan kala qaadayaa aniga oo hawo raadinayaa gaaska neefta masababi karaa?? neefna maqabi dawana waa qataa hada xanunka waxa uu ihayaa kudhawad 1 sano anigoo dareemo walwal farabadan wadna xanun iyo wadno garaac wadnaheygana waa nadiif oo wax cudura maqabo xitaa tabar la aan oo Ina socdo aya igu adag Ina isoo jawabto rajeyNaa🙏
Fahmo aniga ayaa kula mid ahaa daawooyin ayaan qaaatay hada waan ka roonahay ilaahay haku caafiyo ila soo xiriir anigaa talo kaa siinaayo inshaAllah.
@@HamzaMalik-ez4ro wllo dawo se ah ayad qadaty isheg ana tcban la ah
@@anfacgaashaan3013 daawo ma heshay wll
@@Zaki_Muse mya wllo adna sas miya lgu hyaa
@@anfacgaashaan3013 Aniga xata wali daawo ma helin wll boga ayana leyga dhaga
Mnsha allh
Mahadsanid ustaad
Shukran aqoonyahan.
Thank u teacher
M.a Dr kheyr badan alle haku siiyo brobioticska soomaliya Malaga helayaa
Haa way ka buuxaan, Caanaha Yoogarka la yidhaa baa ka mid ah oo aan xitaa anigu isticmaali jiray...
@@mohamoudismail aniga yogurta hadaan isticmaalo caloosha wuu I hurinaa iyo dibiro aan ka qaadaa
Dhib ma leh, waxa aad sameysaa dib isu baadh bakteeriyaa laga yaabaa inay sii deynayso aysiidha/aashida caloosha markaa illaa taa laga saaro meesha calool olol ama hurkaasi wuu sii joogayaa...
Dicrore waxaan cuno soo matagaya dawo irbad kasta qaato isbadel kuma hayo geedka moringa kawarn maxaa talo ah isoo jawaab dictor
Xaaladaada caafimaad haday ku jirto mawduucan aan ka hadlayo haa.
Mashaallah
Good Dr
Llh
Ani wxa u maleya in awooda leyga qadayo ma leyahy gaaska tolow
dr neefta cariri iga ah marka mala dhihi karaa waa gaas
Xagaad joogtaa, illaa goormaad dareemaysay neef qabatinka.
Dr xaas keyga aya kacabanesa labjeex iyo odiman iyo Ferraha korkoda xanun ah iyo dhuunta hunguriga ina waxtagan yahiin aya daremahe dhahee uur ayena ledahy 6bil ah kahorna maqabin walci ila hada sida thy marka calamadahas kaas maleyahy dr bilis iisojawab insha alah
Wax dhib ah ma.leh, Dhakhtarka Qaabilsan Haweenka U Gee... Kiniini Ama Dawo Ku haboon Iyada Iyo Ilmaha Ayuu Soo Siinayaa... Waana Ay Dhacdaa In Dumarka Uurka Leh lagu arko Xaaladan.
Marka dhuunta waxa soo taagan maxaa lagu daweya
Waa waxyaabaha lagu garto hore hadaad u lahaan jirtay.. lkn si loo ogaado xilli hore isbaadh oo iska dawee... waliba hubi inaad ka bogsatay..kana dheeraw waxyaabaha kiciya sida cuntada bisbaaska... toonta liin dhanaanta... iyo cabitaanada Soodhaha leh.
🖒👏🖒