Alle ha u naxariisto InSha allah ana inoo badali Soomaaliyey taageera wacan Soomaliya waa inan u halgannaa Habeen iyo dharaarba walalahy Qabyaladna waaa inan iska dhaaf na😮
Cuqdad ma qabine nin dalkiisa iyo dadkiisa u kacay buu ahaa oona gobaabinyay Marka hada inaa sida uga fal celiso qof dhintay iyo wax laga soo tagay waxa keenaya cuqdada ku haysa aabe
Hhhhhhhhhhh Waxaa abgaal ma matali karo Waqtigaa waxaa laga dilay Salaad gabeyre iyago mashxaradayo waatuu khaliif lahaa: Mudanihii gabeyruu ka dilay oo mar soo baxa'e Abgaal oo mahiigaa ka badan jaraha loo miiqyey Waxey talo ku moosteen iney moxoga beertaane
Xasankii cabaaryaha, lahaa cidi ma raacdeeyne
Adeerkay xasan yaasiin aadan samatar iyo dhamaan mujaahidiintii ssdf rabbi godka ha u qaboojiyo.
Alle haa uu naxarsto abwan khalif shikh maxamud janadii fardowsa haa geeyo amin
Ilahay haydiin naxariisto Waa gabaygii adeerkay Kornenl Xuseen xaaji Abshir Waraabe uu utiriyey Mujaahid Abwaan khaliif sheikh maxamuud waan qiroodaa wlhi
Ma Waxan laqironba Nin giglihi Malintas dab kama noqdo
Mujaahid Khaliif shiikh maxamud raxmaanku qabriga ha u nuuriyo
❤️ KULMIS ❤️
Aamiin
Ilahay ha u naxariisto gabaygaan waxaa ku xusan labadayda awoowe baajacoor iyo cali qod iyo aabahay abdulqaadir soo dhal mujaahid maahi markaa ❤
Ina adeer gacaliye eebe ha unaxariisto dhammaantood iyo halgamayadii inaga baxay wacade raggii rag ugu qaalisanaa waa inaga baxeen
@@naylo-qaad8947aamin
Ab iyo isirba Mujaaahid baa tahay cimrigaaa ha raago
Khalif shekh Gabya tadhahay ayu aha ,iIla hada waxan radiya bal nin sidisa ugabya inan helo luuqda macankeda miraha fahanka fudud ❤🥰👍
😭😭😭😭😭😭😭😭😭
wallahay waan qiirooday oo waxaan mooday inaan dagaal ku jiro allow naxariistii jano kawaraabi
Alle ha u naxariisto
InSha allah ana inoo badali
Soomaaliyey taageera wacan
Soomaliya waa inan u halgannaa
Habeen iyo dharaarba walalahy
Qabyaladna waaa inan iska dhaaf na😮
Wlhi waa gabay qiiro biyo dhigtay😪😪😪Allaha kuu naxariisto Khaliif sh/maxamuud cali
Allahayow u naxariiso khaliif sh.mahamuud
Alle haw raxmo marsoobaxii Khaliif Sheekh. Adna Alle hakaa abaal mariyo sxb.
Ilaahay ha unaxariisto khaliif sheikh maxamud siciid fay
تعامل الله بما يستحق
هو ومن قتل النساء والأطفال أعني سياد برى
Ilaahay wacade kaasi inuusan cadaabi arkaynin
Aabahay xuseen cawil Ilaahy ha u naxariisto qofka so dhigay magaca iska sax
Xuseen abshir farah miyaa ku dhalay ninka loo tiriyey waa isaga reer shirwac ciise maxamuuda taliyaha guutada ciro ayuu abaan duule ka ahaa corneel xuseen shaydan ayuu naanays ulahaa alla yaa raxma
waan jiriricooday oo xaadaa i istaagtay .
Maya ee waad ooydaa
Tester hadaad wagaa joogto maxaad samayn lahayd
Waan ka qayb noqon lahaa . SSDF siaan u xoreeyo dalka iyo dadka la gumaystay. Nasiib daro maanta dalkii loosoo halgamay baa wiilal yaryar oo wixii lasoomaray ogayni dhulka geliyen
Qabbuurahaa cusaybka ahi waa curaddadeeniiye waxay ciirsadeen cuurka aanahaye😢 adeerayaal eebe ha idiin naxariisto
Allaha u naxariisto Mujaahid Khaliif Shiekh Aamiin
Gabaygan waxaa lo tiriyay Aabahy Macaan Xuseen Abshir Faarax Thank dadka comment U duceenya 🥰
Kacaankii mu ku dhintay abahaa
@@superabdala6306 2002 buu dhintay Aabe
Dhal halgamaa baa tahy aleylahe.
Allow kunaxariiso maanta nabada rer puntland ku naloonyaan meel dheer ba kaga keena😢
Nabadi waa tii dawladii maxamed siyaad barre ilaahay haw naxariisto e.
Gabyaagii qarniga Khalid Sh maxamud.
Eebbe weyne haw naxariisto Khaliif Sheikh Maxamuud iyo dhamaan xaq-udirirkii shahiiday, intuu magacaabay iyo intuusan magacabinba.
Eexdii, dulmigii iyo isir nacaybkii waa diideen.
Asc wllo gabeygi maruuryo noso gali ado raaliya
Iyo gabaygi uu qabilada ku kicinayey
Gabay nin dhiiglihi garanayo weeye meesha laga hadlayo runtii.
Wadaada cunuhu wada engagay, yaydin cuqubayne
Liibaan xagee laga hadlayaa waxaanse ku waydiiyey arimahan odaygu sheegayaa wax jira miyey wada yihiin tan kale ssdf gacmaheeda ma biyaa ka dhacayey dawlad qarana oo dhisan ayay soo weerareen amxaaro usoo kaxaysteen markaa dawladu ma gacmahay laabanaysaa ogow isagiina amxaaradii baa dishay uu hor boodayey
@@gedefletv6049 Horta Maamulkii khaatumo xaggee kudanbeeyey ina aderow wax iiga waramaan waayay'E.
@@gedefletv6049 ceeb bro su'aal unban kuwaydiiyey mxd ucaayin hooyo lamid ah hooyada ookale?.
@@RelaxForever553 sxb raali ahaw waa igaga dhacday raali ahaw
Wlhi waa gaby qiiro xamabaarsan malintii ilaa 5 goor wankusoo ceshada habeenkiina asagoo shidan ban kuseexdaa
Khaliif gabaygiisu waa gar
Masha allah
Wadaada cunuhu wada Angagay yaydin Cuquubayne
Waa lagu ciqaab mudanayaa diinta caaridaye
Cullimadu waxay sheegayaan ka cabiraad qaata.
Alle how naxariisto geese buu ahaa
Caacda mj lakiin Alaha u naxaristo inkasto culamada noo sheegtay qof cuqdad qabo janada ku adagtahay
Kkk
Cuqdad ma qabine nin dalkiisa iyo dadkiisa u kacay buu ahaa oona gobaabinyay
Marka hada inaa sida uga fal celiso qof dhintay iyo wax laga soo tagay waxa keenaya cuqdada ku haysa aabe
Adiga maxaa ku soogeshey oo aad wakhti ugu dhumineysa hadadan ka xumeyn oo xanuun Mj kuheynin
Maxan kasoomarnay dalkaan halgan ssdf mantana koobla iga ogola
Wax la dhagaysan karo maaha waa qarracan
kiciya buu ahaa wlhi alla hawnaxariiste
Ala unaxariisto abwanka ssdf ayuugubaabinayaa
waa gabay aad uqiimo badan
Aad ayaan ujec lahay gabayadiisa
Wadaada cunuhu wada engagay, yaydin cuqubeyne
Ply speed
Khalif sheikh Maxamud Abaalkiisi Maxamud Saleeban ma celin tolow khalif taalo ha loo dhiso
Taliyahaas maxaad uga bakhayshay magiciisa xuseen abshir waraabe
Sorry haddaan arkay
Wuxu ahaab mantaa 10 isago kalee ah maa jogan allow maxaa raag tebay
Ninkaas gabaygaas kaliya so gelinteede ayuu abaal naga mudan yahay tariikh aynaan hayn ban ka faaidnay bowe
Xasan abshirna muxuu ahaa markaa duqa magaalada muqdisho
Cajiib
Dagalki anu galnay malintaas 12 askaribaa nagaga dhintay 67 baanu dilnay guulbaanu kagaarny
Laakiin isaga khaliif yaa dilay amxaaradii uu hor boodayey ayaa ku tirisay
Zxb marwalba o soo xigso adoo taliya
Hussein shaydaankii ciise mohamud miyaa oo xasan abshir farah ladhashay miyaa gabayga lootiriyey
Haa waa isku hooyo isku aabe xasan Abshir waraabe wuxuu ahaa Gudomiya Gobolka banaadir ahna duqa muqdisho taliye Xuseen Abshir waraabe na wuxuu ahaa Ssdf weliba taliyaha guutada Cirro
Waa I saga Lkn ha Oran Xuseen sheydaan Aabahy Xuseen Cawil ilaahy ha u naxariisto abo
Abaayo waa magaciisii eebe ha unaxariisto dhammaan raggii halganka galaye cay iyo aflagaado malahan halyeey buu noo ahaa aabe iyo dhammaan aabayaashayo ee xumaan ha moodin@@faatushaalbaasha4671
Calacal mj waan ku raxeytaa siyaad bare wiilkiisa ayaa racsanahay anigoo abgaal ah farmaajo
Hadii laba libaax hilib dhexmaro waaku murantaaye
Cad macaanka iyo kuruska waa la isku maagaaye
Misna waxay heshiiyaan markii dhidar u muuqdaaye 😁
@@xadeedseexdeacademy7606 si fiican baad yeeshay lkn yaa u fasiraya waa dameere😀
Hhhhhhhhhhh Waxaa abgaal ma matali karo Waqtigaa waxaa laga dilay Salaad gabeyre iyago mashxaradayo waatuu khaliif lahaa:
Mudanihii gabeyruu ka dilay oo mar soo baxa'e
Abgaal oo mahiigaa ka badan jaraha loo miiqyey
Waxey talo ku moosteen iney moxoga beertaane
War waxaan laangaabka ah Waa dadkii ay ciileen Mj Lkn dadka aad shegatay Waa dadkii awowayaashay kabaha u dhaqi jiray dameeradoodana ku armay inay futada bac uga xiraan
Bakhti baa tihiin dayacan ah
gabaygan wuxu utiriyey xusen abshir faarax oo xasan abshir walalkis ahaa
Haa wa sidaas Ilaahy ha u naxariisto aabahy
Gabaygan Yaa loo tiriyey
Aabahy 🥰