wll munir mid ayan ka raba in ad sametso tasi o ah yarka xfada kula jogo prank gan ad ku sameysay miskin kani mid ka daran in ad ku sameyso yarka camera da hayo xoga wxan ka daremoya xishod rag ma xishodan blz cabsi ayi ka qaba camera da in ad fuliso ayan rajeyna bro keep going bro lkin single le ma si ahane 😂😂😂😂 sxbka is kabulinimada ayu kaga tagay o wa u gursaday hadane wa u kgu so labtay 😭😭😭😭😭😭 arya mid ma ku dhaha sidani mxey ka walax tahy micnaheyga suga le ma noqotay 😂😂😂😂😂
Saan qalad ween waaye illah dartiis ayu nii dhahay alle ma taqaanin wlh waan ka xanaaqay waxa lagu sameeyay muniir raali kalin ayaan kaa sugeynaa oo ibra ku raali kalineyso
ikula saliya nabigeena scw zcw scw
Scw scw scw ubax siniyad kaga codsade wll mcn subscribe igu sharf Allah kusharfo
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw 😍
Scw
Scw
Scw
Inta jecel qur.aan like dhac dhac
Maskiin ibra apowe soo aaŕso kuwaan wey ku galeeen 😭😭😭😭😭
Ifraah siniyad kaga codsade wll mcn subscribe igu sharf Allah kusharfo
Ifraah th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
Mesha wax qosol ah mayaalo qof dhan ayad kuciyaraysa
Maxaa kaa galay
Hadad muslim tahay like isaar 👍hadad gaal tahay dislike isaar 👎 ismuuji waxa tahy🤔
Kusare wll queen Arawela siniyad kaga codsade wll mcn subscribe igu sharf Allah kusharfo
@@shiinebulshaawi5292
Hye wll mcn sawirka ku saran suldaan seeraar miya kk
@@ruwaydaabdirizakh8362 ha wan tagera kayag wakutusi karaa kkkk
@@shiinebulshaawi5292
Kkkk maya suldaanka waa wlky marna aptitigey hadad ìsaga tagertid wanku saray huno sawirkaz iso dir ana an sarte ogasenimo❤🇬🇲🤣🤣
@@ruwaydaabdirizakh8362kkk diyaar huno bal halkan iga soqawo +256726075776
Muniir waxaasi waa xadgudub wlhi alllaaaah Raali kama aha in Qof bini Aadama sidaaa looo galo alllaaaaah ka xishoood subxanalaaah
Naciima th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
Qof marka prank samee lagu dhaho qof naxarisleh aya lo dhiba lkn faadil prankigiisu waa run dhibaato baz waye😀😅🤣
Sorry ibra waan ka xumahy see kuugaleen😭😭😭😭😭
Muna th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
HBYK
Wiilka yarka ah raali galin usameee muniirow😭
Queen maariya siniyad kaga codsade wll mcn subscribe igu sharf Allah kusharfo
@@shiinebulshaawi5292 wankusaray wll culusow ba is heshene
@@queenmariya6794 kkkk sxiiba nahy matagertaa
@@shiinebulshaawi5292 wa iska dawada wa xarabo markuu ordayo ku qoslaaa🤣
@@shiinebulshaawi5292 th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
Ibra kaligaa Khasaaraha PRANKGA kuma jirtid Muniir xatta waakula qubaystay Bro😂😂😂🤷♂️Faadil Imtixaan hadhawna hadii PRANKI lagu sameeyo NEERFAA qabaa buu dhahaa😂😂😂🙈
Heeskastoo macaan waxaan kamacaan qur aanka alle SUBSCRIBE wall
San xanuun waye hadathan arasathin nin matihid wallhi ibra kadalba
muniirow prank maaha waxaas wiilka respect u muuji raaligalin sii
Wllhy 🤲aniga fanka 👏waan kabaxay ilaahe ba iga madobeyey🙏chenelkega wakan ee 4k oo👉subscribed igarsiya inata kalena allow soo hanuni amin dhaha🤲il
Waxaan caqli ma ahan wlhy sxb muniir views ayaa meel xuun ka qalay ,fikrad kale miyaad wayse balse IBRA waa niin xishmaad badan wlhy waayo adigo sidhan u dhiibtay ayuu hadan ku xiishmeeye oo wax u saan kugu dhufan .
SU,AAL adiga muniir hadii sidhaan lagugu zamyo maxaan dhareemi lahyd???????
Caadi is kadhig waa wiilal saaxiibo ah viyuus kaama baryaayo oo illah talent siiyay uu u ku joogo Yiugubka waana wiil yar oo kudayasho wacan
Hadaladii nacasiinta ayaad ku hdshy
😥😥 prank Ay caloosha ihurty Aarsi team ibra hdaanahy 💪💪👌😎
Waris th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
WAX LA DHAGAYSTO 🎧 WAXA UGU MACAAN 🥰 QURAANKA EEBE SAAR #SUBSCRIBE MAHADSANID...
Muniir adiyo ad aan kuu tagerabro wa igadhab alle haku barakeeyo. Aaamiin
Caloozha i hurtay runtii 🤣🤣🤣
Ibra odayga wuu kaa gazhtee ka aar 🤣
Legends waa idin wtaa
muniir waxanookale wax lagu lozlana maaha Prankna maaha adilee majecezhahay inzaazlaguugalo kadipna guriga lagaazoo xirti adigoo welipa qoyan zorry wlhi wiilka zi umaad gelin kanaxay mizkiinka ipro😭😭😭😭😭
Waryaa muniir nio zoo digii ibrahim prnki kuma zameenayo baad horay itiri maxaa na🙏🙏🙏🤣🤣🤣🤣🤣
Samiya th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
Muniiroow caadi ma tahid miyaa aboowe wlllka maxa sidaan ugu gashay adi ani i waan ka xanaaqy wlhi
aduun shalay ninkaa 30k ka horeysay ayaa maanta 2k kaa horeeyo
that is a true underdog story
Waxaan oo kale prank ma ahan bal kawaran wiilka ibra familkiisa hadey arkan bal kawaran sidiibuu noqon karaa dareenka waalidkii ama familkiisa dhaman?
Jacayl Waa kan hooyo, hooyadaa jannada allah geeyo in sha allah Subscribe isaar
Waan kuu saaray adna ii saar wll9
@@usaamefarxaan6301 Waan kusaare
@@usaamefarxaan6301 th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
@@frjwheutefefygrghwjwjgtbrv4406 th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
First one 🤣
Walashy ama walalkey wxaan Si naxariis leh kaga codsana ina subscribe igu caawiso wall
youtu.be/TAQri15a
Fadilow gacmaha maaka qaloocan wana kaftan yaah😂😂
Maskiin muniir sixunaa ugashy wilka wlh qald waye waxas okale ha iskusameynina muniir qataato 😂
😥😧😰😷😭😪😓
@@sowdohotmon1437 th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
QOSALKA IGA DHADAY RUNTII MASIINKA WAAD DISHEEN.....
Sorry waan ka xunahay ibra ee kuwaan maanta weykugaleen
Muniiraw ibraahin mawalaatihiin waa ISU eegytihine macnaha ma aabo iyo hooyo ayaa niwada dhaly
Haye Lerso Bax Mana Kafurayi Aa Maskinka Waa Dhaqden Wllhi 🤣🤣🤣🤣🤣
wll munir mid ayan ka raba in ad sametso tasi o ah yarka xfada kula jogo prank gan ad ku sameysay miskin kani mid ka daran in ad ku sameyso yarka camera da hayo xoga wxan ka daremoya xishod rag ma xishodan blz cabsi ayi ka qaba camera da in ad fuliso ayan rajeyna bro
keep going bro lkin single le ma si ahane 😂😂😂😂 sxbka is kabulinimada ayu kaga tagay o wa u gursaday hadane wa u kgu so labtay 😭😭😭😭😭😭
arya mid ma ku dhaha sidani mxey ka walax tahy micnaheyga suga le ma noqotay 😂😂😂😂😂
Ee Muniir waab guursaday
😂🤣🤣🤣
Muniir waxan barck maahane ninka maa u badheedhid 😎
Mida kale somali mohamed wax ka baqaa inaa dabaq la si ka soo gamo oo la dhaho prack buu haa😂😂😂
Waar muniirow inanka yar xoog baad uga faaneyso howshaada wado rag iyo rabi beydaan is arage😂😂
Muniir reaction ku samee fadil inta igu racsan like and subscribe iisara
Waan kuu saaray adna ii saar wllo
Waxyaalaha qaar prank Laguma sameeyo dadka intay ku xushmenayanna Laguma xad gudbo😥
Muniiro miskinki ibro wad ka xanajisay🤣🤣🤣🤣🤣
😂😂😂😂😂😂😂😂
Walige sidan uma qoslin runti
Pro miniir waxn rabba in aad kusameysid prank in aad kusameysid nuurdiin kL my bro
War waxan XayawaaNka ee doqonka Views ayaad is leedaHyy ku Hel intad Ka weynteyna waad U awood sHekaNysa Inanka yar😤😤😤
Sxb muciirow sxb nakadhhafa prank kika oo ah biyaha prank kale kiina
Waxagu prnki mahe wilka wad u xog sheganaysa
Wiciloow maxaad kawadaa naxariisda rada baas tar yahoow mar dan bo kuu masaaraayo loof mafa han tay 🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭😭💔💔💔💔😑🤣🤣🤣🤣🤣💔💔💔😭😭😭
Wlh waanba iska qoslaa marka arkay muniir iyo asxaabtiisa 🤣🤣🤣🤣🤣🤣allow idin xafid
sxb wiilsha yarayar kadaa handadaad oo maalinba mid aad xooga usaticamaalee waan dhibasanaye maxaad umaleey hee waalidakoodane
Muniir iyo faadil maxaa maskiinka saan uyelleysiin xassid baadihiin runtii lamafi laan ayaad ugu dhigteen maskiin🤣🤣😱😱😭😭😭😭🙉
Iqro th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
wlhi ibrahim dulqdan hdu qof yhy wa asiga ani mar hore an muniir dhawac weyn ugesan lahay plhi prank aa sheke film xita hdu socdo o san igali lahay🤣🤣
Muniir nacalaakugutaal wiil ka sidakadaa😅😅😅of
Wiilka yar si umaad galin waxan prank maaha waa kufsi wiilka hooyadii haydin aragto yaa idinka qabanaya
Muniir ibraahim mgciis into qatay inta ila argtay like
Fadilaaaa Sharmo Boy Hestiisi Lugu Nasnasanyaaaa 😂😂😁😁😁😁 Miskiinkii Ibra ahaa wxbaa Hely Muniir waa in Saliid Loogu qubeyaaaa 😂😁😁😁
Hodan th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
Wallhi dulqaad wee dhameeyay muniir blyo hgr bdn 😁😁
1k wax yar iga dhiman plz ii garsiya plz oo rajadeyda ii rumeyaa plz😭😭😭🙏💪🙏😭😭
Muniir walhi wad dhib bada tahay miskiinka ishiisaa kugu dhici walhi ibra waa qof maskiin ah waxan oo kale haku samaynin muniir walhi miskiinku oyinba ku soo tagnayd😪 soryy ibra tani way kugu dhacday iskaga dul qaado
Ala ibra kali bay ka adGyihiin miskiin sanaa raaliyooba yahee wlhi waxy ka arkeen weeye😢😢
Faadil kusoosamey plzzz wiilka sixun ayaa ukasheen soori bro ibra🤔🤔🥰♥️👊👊😂😂
Alla dulqaad badanaa. Allaahu Akbar
Alla maskiinka mxaad san uyeeshey
Dhulka intaadan biyaha kushubin waxaa lagishtaa sigsaan ama iskaalsho calashaan madhaceysid
MuniiR waan kaxunaHay waxaad ku samaYsaY ninkaN raliglin kabixi wllhY saan maaHa prank waa dil caadiYa😎
The last 0ne 😁😂👍👈🤣💪🏾
Libra maskiin waaye wife kale kusamee
Xoolaysanaa kuwani ilmaha kayar saan markay yeekayaan ayaga may is yeelaan saan ma fiicno fadlan
Wllhi waa isku dheeeshay muniirow wiilka maskin mxaa saas ugu galee xooga maa ugu fanee
Balaayo ku qaadaye cunuga maskiinka mxaad saan ugu galee😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥😥
War sxb waxaas waa guumaysi silaca kadaa ka yar hadane albaaabka kasi xiratag
7 minute for 1 K mnsha Allah wllky muniir keep going
Asc abaayo igu caawi SUBSCRIED codsi
th-cam.com/video/zCkvoA2Y2iQ/w-d-xo.html
@@ruqiyomahamed9798 diyaar abaayo
Muniir waxaasi wax laku ciyaaro maaha wiilku waa kaa yar yahay wanu kula jooga xushmee fuyuus haku raadsane
Muniir waligay saan igamaqoslinin hada kahor
Munirrow dib madaynaysid lkn dibkaga ayan kujogna yutup wall nosowaad
Muniir dadkena maha inta rali galiyey hadna garnkii ka jexay ______🤔🤔
Please filter ka iska yaree intaad qurux raadineyso muuqaalkaa kudheeshey😅😅😅😅😅
Legend of the legend wlhi wxaa dawado weysnaa video kaaga markan arky farxay qosolkaga jeclhy soo badi muuqaldada 😂😂😂😂✌✌🇸🇴🇸🇴🇸🇴
Walaal igu caawi SUBSCRIED codsi 🙏
Badiyaa mar dhow lagaa keenaa umaleenaa 😂😂😂😂
Abow cunuga xaa saas u yeeleesiin xasisanidiinaa jah😢😢😟😔
Wara waxaga dabal nimo waye 🥵
Plz mar danbe sidan haku sameyn wiilka yar waa xanuun sidani wllhi qof hurdo kasoo toosey oo rafaadkan maraaya waa dhib ka jooji plz waxan wiilka yar muniir
Muniir ibra damba prank haku sameynin. Plz
Qof qoyan bananka usi bixisay eedin hade isku tagto kawaran Alla dhibkaga dhib wuu dhafay ibra hada ahaan lahaa wlhi daqar kajexi lahaa 😂😂😂
Faadilku waa xoolo caadiya war wiilka hagalin burikiito kadaa marawazada 😱😱
Xaqa sin markaan faadil kusoo samey muniir😥🤔
waxagu waan kaa weey nahay weeye barank maaha
Muniir maalinta shaqada guriga ulee yahay ayuu prank sameeyaa 😂😂😂😂
Soo maaha 😂😂😂 asxaapau 😂😂
Allla muniirow miskiin ibra
Wwww masha allah maskiinka sixun uga sheen ibraahim soo arso walal qaali ah
Sahra th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
Ibra apowe kaarso kuwan apowe wlhi wakaxumahay ibra iloveyou ibra 💋💋💋💋
Muniir canuga dabaalnimda ka dhaaf respect uu kuu hyaaa
Waar nio muniir manaxe wiilkayar kafur nio 😂 miskiinka dhaxanbaa galiyee
Miskiinka si xun u gashen😓
M.a legend,s faadil muniir ceyda iyo weliba ibra kadarba allaah idin xifdiyo wlaalaheyga keep going horumar wacan ayaan idin rajeynaa wlaalaheyga cadawgiina cagta kahoos
Ax ax😭😭😭😭
maskiinka ka fur muniirow xataa garankaad ka heexday wlhi waa maskiin 😂😂😂😆😆 wuu dul qaad badan yahay wiilku
Nimco th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
Maxaa kan qabeeso miyuu diiday marka xoog loogu qabeenaayo
Ibra miskiin Wllahi waan ka naxay ninka faadil waa qataato miidhan haddi la arko😂
Ubah th-cam.com/video/dPkBh6T9CPQ/w-d-xo.html
Hooyadiis haday aragto maxey isdhikartaa
gurigaas katag lee lee dhy wlhi
Muniirow ilaahay wAxar kadhig
ibraahim waxba ha ka soo qaadin pro
maskiin ibra muniir ilmahaan waaaa dhibtay nio
Wuu kaa yar yahay muniiroow wiilkan yariye dibin daanyada ka daa
Ibrahim nafta aya ukenteen wlahi😂😂🤦♂️
ibra sadexdoodaba hadaad ka aarsan waydo ninba matihid gaar ahaan faadil inuu gaalo la jihaadtamayo cmal ayuu udhaqmaayey
Ibra isceel kaabis ku rideen maskiinka😀😀
Hahahaha Nio faadilkaasa kayaabay Qof Waalan ba moda wlhi Ninka wa iska taagera daanyerka
Saan qalad ween waaye illah dartiis ayu nii dhahay alle ma taqaanin wlh waan ka xanaaqay waxa lagu sameeyay muniir raali kalin ayaan kaa sugeynaa oo ibra ku raali kalineyso