DOOD KULUL : Lama yaqaano Luul waxay u dhimatay.Ma Ciddii falka sameysay ayaa la la'yahay?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 28 ต.ค. 2024
  • DOOD KULUL:- Lama yaqaano Luul waxay u dhimatay halkee ka keenteen ayadoo dhaqaatiirtu sheegeen iney u dhimatay gubasho? Ma Ciddii falka sameysay ayaa la la'yahay?.

ความคิดเห็น • 49

  • @bachirmohamedbarud327
    @bachirmohamedbarud327 2 หลายเดือนก่อน +3

    Abuu kaatahan..nasib xume ayaa haysata .nafsiguna wuu ku iman doona

  • @SahroOmarqabobe
    @SahroOmarqabobe หลายเดือนก่อน +1

    waa sax waa hadleysay manaa dhahiin gaas AA ka urayaay maadhahiin daadka dhaqtarka nimaanka ka baxshaay aay dilaay marxumaada

  • @shamsoahmed-gd7lw
    @shamsoahmed-gd7lw หลายเดือนก่อน

    AX INAALILAAHI WA INNAA ILAYHI RAAJICUUN

  • @KamaalShiiqahmed
    @KamaalShiiqahmed 2 หลายเดือนก่อน +3

    subxanalahi waa aalle kacabsi laaan

  • @shamsoahmed-gd7lw
    @shamsoahmed-gd7lw หลายเดือนก่อน

    ALLAH WXAN KA BARYAYAA HADAN QOF ISLAAMA AHAY IN MASUUBA DEG DEGA ALLAH KU RIDO ABUKAATE ISKU SHEEGAN YAA ALLAH AXMAQ DAMIIR LAAWE AH

  • @CabdiMaxamed-z8b
    @CabdiMaxamed-z8b 2 หลายเดือนก่อน +1

    Rabiyaw caddaalad

  • @HamdiSiyad-s3n
    @HamdiSiyad-s3n หลายเดือนก่อน

    Ilahay waxa kaga baryay inu ka so baxo nabsiga luul😢😢😢😢

  • @MustafaAbdiAli
    @MustafaAbdiAli 2 หลายเดือนก่อน +2

    Maka urayay gaas kulahaaa, Lacnatullahi Caleyk !.

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 2 หลายเดือนก่อน +1

    Guriga asaga malaheyn ee alaabta banaanka ugeysan waayay mise Ugandan waayay sheeko caruured waaye

  • @fouadilmiabar6313
    @fouadilmiabar6313 หลายเดือนก่อน

    Comme l'avocat n'est pas cru l'accusé est CUIT... Ciao sayid ali!

  • @NoorKhalifAbdullahi
    @NoorKhalifAbdullahi 2 หลายเดือนก่อน +4

    Ninkan maxkamada waa Nin adag

    • @dahaboodaxow
      @dahaboodaxow 2 หลายเดือนก่อน

      Ma ila atgtey

    • @NoorKhalifAbdullahi
      @NoorKhalifAbdullahi 2 หลายเดือนก่อน

      @@dahaboodaxow haa walal

    • @mukhtarabdirahman2047
      @mukhtarabdirahman2047 2 หลายเดือนก่อน

      Wan kula arkay. Point bu ku qabtay qareenka sayid cali u doodaya

  • @somaliland4ever484
    @somaliland4ever484 หลายเดือนก่อน

    Ninka Ama TOOGTA waa dhagar qabee 😡
    Ama ummada wareerka ka daaya😡

  • @MaxamedAaden-he6ld
    @MaxamedAaden-he6ld 2 หลายเดือนก่อน +1

    War ninkaan muxuu dhaqan xun yahey iyo waliba diin la.aan wuxuu iibsadey diintiisa damiirkiisa waana dulmilow wuxuu dulmiyey gabadhaas luul la yiraahdo illaahey dulmiga naftiisa ayuu ka xarimey inagana wuu inaga xarimey ama lacag ha qaatey ama qabiil ku taageyro isaga ayey u taal aduun iyo aakhiro seek baa ku dhacdey

  • @AxmedCabdirahman-v1l
    @AxmedCabdirahman-v1l 2 หลายเดือนก่อน +2

    War ninkani wali Aakhiro miyaanu maqal!

    • @FarhiaismailMohamud-z4y
      @FarhiaismailMohamud-z4y 2 หลายเดือนก่อน

      Sidan garsorka maku si jogi kara xalane garsorka danbe inu si joga qalad ah qofka difac xaq ku difac hadi la dulmin hadu isaga wax dilay afkisa isku marqati furay inu dhaho aheyd qofka afkisa isku marqati furay ma difaci karo hadey dhunta iyo qabil ku hogamiso sidan u cebobay aniga saleban gogol walalkey sharmarke qabil kena u dhigay abtigis saleban ah abtiyashen nagu direysa abtiged halagu diro la yiri abtigey ismail okay leygu so dhahay dib u baray iney waxi saleban qarabo nala ah caloshoda I ureyso hadane xaqa hoyo maskin ah uguma baqayo

  • @habibawarsame660
    @habibawarsame660 2 หลายเดือนก่อน

    Asc wll waxaan ku noolahay qurbaha ma maqlin weligeey dacwad tan ka xun😢

  • @محمدجافو-ط8ر
    @محمدجافو-ط8ر หลายเดือนก่อน

    Abuukaatenimo waxaas Ayaan kunacay!

  • @jirdegooye1405
    @jirdegooye1405 หลายเดือนก่อน

    Kani waa mid iimaanka beelay.

  • @ullasuutari313
    @ullasuutari313 2 หลายเดือนก่อน

    Waa in la toogtaa mujrimkaan

  • @Mom-tg8yb
    @Mom-tg8yb 2 หลายเดือนก่อน +1

    waa cadahey in ninkan danbiile siid cali uu gubey xaaskisa. Waan dil toogasho.

  • @zeinab-o6r
    @zeinab-o6r 2 หลายเดือนก่อน

    Belo ama lug la,eyd ama il la,ayd bom hadana bom luul justice bi,idni laah

  • @degamagan4448
    @degamagan4448 2 หลายเดือนก่อน

    Abuu kaatahan waa sig waayo Ariin taniiy waay kucadaahay nin kaan inuugaasteey faalkaan markaas mahuu kadaafacayaa

  • @bachirmohamedbarud327
    @bachirmohamedbarud327 2 หลายเดือนก่อน

    Way macno beeshey ...ee warkan naga soo xidha oday bashow..ninkan war kisu wuu cadyahay

  • @Cabdiwiish-i3j
    @Cabdiwiish-i3j 2 หลายเดือนก่อน

    Gudomiye bashi calixalane waxa umudanayaha idiraka lageyo

  • @jamiljama8650
    @jamiljama8650 2 หลายเดือนก่อน

    Hadanu dhib wadin maxuu inta uu gurto allabtisa uu banadaa ugu gubawayay intu guri ciyal yaryari joogan habnimdi gubyay aydoo la hurdo

  • @gigachad9879
    @gigachad9879 2 หลายเดือนก่อน

    Guri la hurdo haddii dab lagu qabto oo uu gubto waxaa dhici karta inaan cidna wax ku noqon Sababtoo ah Roobaa imaan kara oo damin kara. Abuukaate Xayawaan ah. Kkkkkkkkkk

  • @HUSSEINMOHAMMED-p6q
    @HUSSEINMOHAMMED-p6q หลายเดือนก่อน

    war adoogaan dheer balaayo allaha ku ridee been badanaa najiska

  • @AhmedSadak97
    @AhmedSadak97 2 หลายเดือนก่อน

    Sayid Aliyooow Raali Ahaaaaw 😂

  • @bachirmohamedbarud327
    @bachirmohamedbarud327 2 หลายเดือนก่อน

    War reerbkonfureedow war jooga war kitaab alle qaata

  • @yasminali74
    @yasminali74 2 หลายเดือนก่อน

    Hadal mala yacni ah ayu wada odeygan walan abukate waxba kama oga waa jaahil

  • @AxmedAfrika
    @AxmedAfrika 2 หลายเดือนก่อน

    War nabruukan horta aqoonsiga looyarnimo halagala noqdo waayo
    Waa qalad banii aadam laga galo midka midka ufool xun cadaaladii oo cadaalad daro loo badalayo

  • @islamisthebestreligion1738
    @islamisthebestreligion1738 หลายเดือนก่อน

    ala been badnaa muu ilaah ka baqo Luul dabkii in eey u dhimatay waa cadahay ee ninka dila

  • @BaxsanAhmednaaji
    @BaxsanAhmednaaji 2 หลายเดือนก่อน

    Niinkan maxkamadu waa rijal from somaliland 😅ka fakan mayan

  • @CabdaleGaafane
    @CabdaleGaafane 2 หลายเดือนก่อน

    Xukun khayrqaba oocadaa ladaysan Alahakadhigo

    • @AdamFilig
      @AdamFilig 2 หลายเดือนก่อน

      Yaahuuu

  • @FarhiaismailMohamud-z4y
    @FarhiaismailMohamud-z4y 2 หลายเดือนก่อน

    Caden loma hayo waxay u dhimatay laso tagan yahay ninka afkisa isku marqati furay last wa la xukumay manta magalada so geliyen lakin xukun ma dhicin justice lul daud 😂😂😂😂

  • @saciidocusman8037
    @saciidocusman8037 2 หลายเดือนก่อน

    Kkkkkk kan ilahey kma baQayo

  • @Busharamahamed
    @Busharamahamed 2 หลายเดือนก่อน

    Abukaataha beentaa lagu qabtay sax. Nin walbaa og inay udhimatay dab gaas ah. Sedee ukudamcay inu badaley abukaataha. Sayid ali asagaa qirtay inu gutiga gubaayey. Gurigana dadbaa joogay. Abukaate hakaa saarto beebta

  • @AM-il2uw
    @AM-il2uw 2 หลายเดือนก่อน

    Odeyga qareenka u ah sayid cali, makes no sense.

  • @CabdaleGaafane
    @CabdaleGaafane 2 หลายเดือนก่อน

    Uuasaasaqay odaygani

  • @MohamedJacoor
    @MohamedJacoor 2 หลายเดือนก่อน

    Lul cadalad aye rabta ninkan waxa ila hada lo hayo maa aqan sayid Ali hala togto waa dila arxan daran

  • @CabdiMaxamed-z8b
    @CabdiMaxamed-z8b 2 หลายเดือนก่อน

    Rabiyaw caddaalad

  • @CabdiMaxamed-z8b
    @CabdiMaxamed-z8b 2 หลายเดือนก่อน

    Rabiyaw caddaalad