MUUSE BIIXI OO ISAXAAQ CARE KULEH GARXAJIS WAA HUWAN. SSC OO DOONAYSA INAY WEERARTO QORILUGUD DAAWO

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 18 ก.ย. 2024

ความคิดเห็น • 69

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Muuse biixi CABDI xildiid geesi qaran jiro joog cadow ciile ❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @AboudiM
    @AboudiM 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Adeer photo shopka jiioji iyo hadalka bala sawirka 😊

  • @Dhaashaane
    @Dhaashaane 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Suldaan dalab iyo xildhimaan gurije ayaa namatala❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @Dhaashaane
    @Dhaashaane 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kaligi isaxaaq❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Geesi muuse Biixi cabdi guuul

  • @QaliifNuuraxmed
    @QaliifNuuraxmed 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Okay

  • @QueenCawo-b2q
    @QueenCawo-b2q 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Wadani FAQASH NO VOTE

  • @FatimaMuse-nf9ir
    @FatimaMuse-nf9ir 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kani waa geesi dayan guulayso ❤❤❤❤

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa Runtii muuse biixi,waa huwan wadani.

  • @HassanSalah-g8y
    @HassanSalah-g8y 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Niyaw waa runta ee fatalitaan inaga aah ee kulmiye ku jira iyagan xabata ugu horaysinaynaa

  • @Khalil112-d4p
    @Khalil112-d4p 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Madxaweyne Muuse Bixi cabdi waa runtii cabdirisaqa khaliif dee waa run

    • @nasircade7900
      @nasircade7900 21 นาทีที่ผ่านมา

      Miyaanu ahayn wasiir kulmiye ah

  • @Fosiya-z6iasc
    @Fosiya-z6iasc 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Qabiil nimo ayaan kuugu saaray

  • @AliMohamed-is6cl
    @AliMohamed-is6cl ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul somaliland❤❤❤❤

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa fariid caqli badan

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse,inay libaax kusaan iyo inaykuridaana iyagaaleh.
    Muuse,nabada adaaqubay .

  • @sidiiqmaxamed-pg6nm
    @sidiiqmaxamed-pg6nm 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Asc weye Guul Soomalilnd 💚🤍❤️

  • @CaliShacayb
    @CaliShacayb 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa run waryaa

  • @kinsiamir6781
    @kinsiamir6781 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu habarjeclo baan ahay weligay .waan kutageera waayow qalBiwanaagasan baad leedahay

  • @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807
    @faaraxaxmedcaliwaadmahadsa7807 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtii inta uu yidhi oo dhan way jirtaa

  • @user-qx9rp5yn5k
    @user-qx9rp5yn5k 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    YUSRA harti

  • @jamaadnuura10
    @jamaadnuura10 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wanjalaaye huuh

  • @FatimaMuse-nf9ir
    @FatimaMuse-nf9ir 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dayar

  • @guursadebarresare7197
    @guursadebarresare7197 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runtii xisbiga wadani ayaa jabiyey ciidanka iyo Huwanta,Adigu miyaad difaacaysaa.

  • @yasinabdisalan4978
    @yasinabdisalan4978 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waad xanuusanaysaa dhakhtar tag

  • @husseinibrahim-y8h
    @husseinibrahim-y8h 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    G36 nabadna wayqaataan colaadana cidikumajebin.
    Muuse,garxajis arintani waa inmlagaga jawaabo midna ogaada ayaan laidingaadin g36 diyaarnoqda iskuna duubnaada.
    G36 ficilkiina maanta waa inaadkusaartaan cirro.
    Ninka g36 ee muuse codsiiyaa waa fulay garac ah.

  • @SussanSuldaan
    @SussanSuldaan 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waa runti ciidanki qaranka waxa jebiyaya xiisbiga wadani oo huwaanta lashaqaynaya

  • @calicaateeye9279
    @calicaateeye9279 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ilaahoow.haday.nabadu.cid.gaara.udantay.naga.qaad.haday.xataa.g36.daniugu.jirin.ilaahoow.naga.qaad

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse maaha ee cidda aad u jeeddo u badheedh

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afka oo ku dheeraada la arki doonaa

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muse wa doranaya ogow mu se waa runti

  • @user-gr4dz7ku4j
    @user-gr4dz7ku4j 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    dee garxjis iga ayaa yidhahaada anagu daarood banu lamabdanahyi daroodna qofka ama qolada raaca waa cadoga isaaq

  • @abdirahmanlibaan5850
    @abdirahmanlibaan5850 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse biixi nabadda hargeysa u daran inta kale ha olosho

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigu maxad u difacaysaa ciro iyo ina khalif oo qarandumiska ah

  • @alisaed8393
    @alisaed8393 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Yusra-Harti ama Yusra-yuusa lama dooranayo waayo huwan cadawga gudaha

  • @AliMohamed-is6cl
    @AliMohamed-is6cl 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    199u yuo Yung kahadlayow isaaq waxaa ugu caydhzysan habaryoonis iyagaana daw dafbadan shisheeyana aan kafiirsan majiro qabiilkaloo sameeyaa 1994 adaa lagaa xoreeyey wallsweyntii koonfureed

  • @yasinabdisalan4978
    @yasinabdisalan4978 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    War ax hadhimin garxajis😊

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkk

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Haddaad fidmada joojinwaydo adigoo bacyar tunka ku sitaa lagu arki

  • @AbdiaziizIsse-w5r
    @AbdiaziizIsse-w5r 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Tag qorligud hadad nin tahy hadaad nag tahy afka ka hadal

  • @khadrafarah5488
    @khadrafarah5488 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Mashaa Allaah geesiyadii Isaaq care Saciid Gx❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤

  • @aamiinhajji
    @aamiinhajji 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muuse af rag lagula hadlo noolamuu iman waanu noo godobeysan yahay

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman ชั่วโมงที่ผ่านมา

    94kii waa laga yimide hada maxaa kaa diyaara

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani waa faqash runa waa la hubaa

  • @calicaateeye9279
    @calicaateeye9279 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Afar.iyo.sagaashankii.maxaad.heshay.ma.magac.mise.manfac.imika.bilaaba.anagaa.hooyadaa.wasnee.7.sano.waad.hanjabaysaane.wuxu.gunsanaa.waar.walaahi.marhaday.mashiinadu.qarxaan.mawdka.loosimane

  • @yasinabdisalan4978
    @yasinabdisalan4978 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Maba noqon kartid wax saxa miyaad ka xigtaa

  • @abdulqawialjunaibi8281
    @abdulqawialjunaibi8281 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adero fitnad horada ha tosin

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Inte leegaid 1994 o ilee ciimri kuma nool waarya jaahil maa saarakil ciidan iyo ina khalif o kuu jiira waadani ahaa goodomiy baarlamank baada siimi imiisa jeer baad muuse kuu qaarawada

  • @RaaqiyaInraahin
    @RaaqiyaInraahin 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adigu hadalka sida ay tahay uka jawaab shakh si ahaan u kahadal
    M
    Adigu si naf leh u hadal qab yaalad ayaad uhadashay ee ninba waa nikiisa ogow,

  • @axmedyusuf8192
    @axmedyusuf8192 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ma dagaalbaad ku baaqaysaa ayayna kula xumaan waddadii uumbaad maridoontaa diyaar garaw afgarxajisbaad ku hadlaysaaye

  • @mursalabdi4546
    @mursalabdi4546 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Waaruuntaa inadeer

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Colaada bilaaba anagaa reernimo u agtaagane

  • @iidxasan5453
    @iidxasan5453 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Uraaye

  • @CabdiraxmanSuleiman
    @CabdiraxmanSuleiman ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Lama dafiri karo arintaasi

  • @AliMohamed-is6cl
    @AliMohamed-is6cl ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Snm haguulaysato

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Anigu mid kaliya iyan ku raacsanay muse oo aha wadani kama hadlin lakin hadlkisa kale waa la ba'aay marka ma waxa sida uu caqliga xunleh iya madax weeyne ka aha bisnka intu oday wadnka ka ahan laha dadki xita labadi isla dhashay iyu isku diraya isna inu dagal isku qaban qabinayo iyu uu eegyay ilahay sharkisa somaliland Haka badbadiyo

  • @MohamedSaid-tn1px
    @MohamedSaid-tn1px 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Muxu ahaa nacaskan ooyaya war maxad la.calaacalaysa

  • @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz
    @Muxiyodiincabdikariim-zz8yz 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dee sidaa qoraalka Ku qoran muu odhan

  • @hodanwarsame1895
    @hodanwarsame1895 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Hanaqoqon solomadawe iskada edo waadku fashilmaysaaye kkkkk

  • @ahmad6967
    @ahmad6967 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nacas baa tahay amuse

  • @Deeqaadanmaxamed-uh8ek
    @Deeqaadanmaxamed-uh8ek 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkklkkkkkkkk😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
    Ma kuwa labada non laga dilee marwadii ay qabee weerarka ku qaaday ee ugu aaray markii ay ragii ragooda laayo umuuqda itaal xumo iyo ceeb kawayn majirto ragii ragaaga dilay oo kuu muuqda inaad kudhici waydo inaad disho marwadii idiin dhaxdee caruurta idiin dhashay idinkoo udilaya tanaa dhulbahante ahoo aynu ugu Aaron eageenii 😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅😅

  • @AhmedOmar-mb9pm
    @AhmedOmar-mb9pm 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Adeer been ha sheegin Graxajis muu odhan ee Wadani buu yidhi.

  • @CabdilaahiYuusuf-c1s
    @CabdilaahiYuusuf-c1s 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Beenaale ciwaanka iska hagaaji neefow anagaa kule wadani waafaqash iyo huwan ta gudaha waana labuufinaya wixii calanka tawxiidka diidan ee qabyaalada wada adiga iyo qayrkaa waala qabanayaa

  • @abdullahiguled
    @abdullahiguled 4 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ooyaaye hanagu ooyin

  • @user-kn5nw1yv4p
    @user-kn5nw1yv4p 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Wadani waa faqash runa waa la hubaa