QOFKASTA MAR UNBUU BILOOW AHAA! l U bedel Talaabooyinka Yar-yar Kuwo Waawayn l FIKRAD:#25

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ต.ค. 2024
  • #Ayub_Sakiin
    NALA SAAXIIB HALKAN KU QABO SUBSCRIBE:
    / @ayubyusufsakiin
    NAGALA SOCO PAGE-KEENA FACEBOOK:
    / ayubsakiin

ความคิดเห็น • 338

  • @AyubYusufSakiin
    @AyubYusufSakiin  5 ปีที่แล้ว +133

    Asalamu Alaykum Xidigaha Channelka sidee tihiin? Run ahaantii waan idin xiisay! Weligaaga Ha_Istaagin! Hana_Isdhiibin! Nagula wadaaga ra'yigiina hoos, hana hilmaamin in aad LIKE saartid oona la WADAAGTID walaalahaaga kale. Sidoo kale nagala soco Page-keena Facebook:facebook.com/ayubsakiin/
    Instagram-ka: instagram.com/ayubyusufsakiin/
    Halkan ku dhufo si aad Channelka TH-cam-keena ugu xirnaatid Marwalba: th-cam.com/channels/KTUcebdt2hyIDnsOr6qfvg.html
    Mahadsanidiin!

    • @naimoyusuf1700
      @naimoyusuf1700 5 ปีที่แล้ว

      Mahadsanid my inspiration jazakalahu qeyr

    • @yonkaadde3360
      @yonkaadde3360 5 ปีที่แล้ว

      Wanku ficanahnay alx.
      Sdo kle wanku xiisnay for family ahan.
      Guusha Garabkaaga ALLAHA ka dhigo meel walbo aad joogtid farxad caafimaad ku nooloow.

    • @umumaxamedcadnaan4215
      @umumaxamedcadnaan4215 5 ปีที่แล้ว

      Wcs wr wb Tababare Ayub Yusuf aadban kugu xiisnay runti horay usoco wax Ku joojin kara malahan insha allah garabkaaga nahay aadba umahadsan tahy 100%

    • @cabdiraxmaangaas1301
      @cabdiraxmaangaas1301 5 ปีที่แล้ว

      Wan ku diirsadaa hadaldad ilaahey haku dhowro wll thnks

    • @hennafoosladan6773
      @hennafoosladan6773 5 ปีที่แล้ว

      Wcs masha alaah ilaah haku xafido walal aad ayaan uga faa iday taloyin kaaga iyo fagradahaaga

  • @salmaabdulkadir649
    @salmaabdulkadir649 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha Allah waxaa tahay dhiiragaliye wanagsan ustaad Ayuub waxbadan ayaad nolosheyda kabadashay mahadsanid keep going

    • @HamdaHussein
      @HamdaHussein 5 ปีที่แล้ว

      Asc wll. Fadlan subscribe ii saar😊

  • @Marynnna7
    @Marynnna7 5 ปีที่แล้ว +2

    Masha Allah Ayub i truly love your channel thanks. 🙏 you’re such a inspirational teacher for me and I always learn a lot from you.
    You work is appreciated 💯and all that you do 👌😊 Jazaka Allah khairan

  • @fardowsadahir8143
    @fardowsadahir8143 5 ปีที่แล้ว

    مشاءالله وجزاك الله الخير في الدنياء والاخره wlh aad baan ujecelahay dhiira galintaada iyo hadalada xigmadaha leh aad markasta inoo soo fuubtid thanks ayub yusuf sakiin many thabks i hope inaad muuqaladaan oo kale ino badidis insha allah باراك الله فيك

  • @rahmaawil2096
    @rahmaawil2096 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ustaad, allaha ajar iyo xasanaad ha kaa siiyo

  • @fahmoabdirahman7164
    @fahmoabdirahman7164 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Ayub Run Ahaantii Tilaabooyin badan oo kaabarty ayaa ii hirgalay mahadsanid

  • @ayoush3734
    @ayoush3734 5 ปีที่แล้ว +2

    Maansha allaah .waa xaqiiq nijabku waa waxa ugu weyn ee qofka hoos dhiga mahadsanid ayuub yuusuf sakiin

  • @adoonkiiilaahey3006
    @adoonkiiilaahey3006 5 ปีที่แล้ว

    Thnkz ustaadka nolosha mcalin tababare yuusuf sakiin

  • @umalkhayrahmed720
    @umalkhayrahmed720 5 ปีที่แล้ว +2

    Maashaa Allah ,allaha kubareekeeyo cimrigaagana ha dheereeyo.

  • @cabdifitaaxraage8225
    @cabdifitaaxraage8225 5 ปีที่แล้ว

    Ustaad ayuub aad ayaan kaaga mahad celinaayaa qaabka quruxda aad noola wadaagtid muuqaalada quruxda bdn thanks ustaad 😍😍

  • @bilanmohamed3903
    @bilanmohamed3903 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu khayr wllky nolosheyda wx badan ayad kabadashay khayr allah kusiiyo

  • @ibnuadam9475
    @ibnuadam9475 4 ปีที่แล้ว

    Jazakallahu kheiran 🙏

  • @MohamedIslow
    @MohamedIslow 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah teacher shukran

  • @zakiyahassan2547
    @zakiyahassan2547 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah yusuf sakiin ilaah haku xifdiyo ku nolow nolol faraxad leh jazada qeer alaha ka dhigo waxaadna nagu dhiiri galisa wax na afcaayo ayaa noo sheegtaa mar kasta jir oo joog ❤💚❤💚

  • @khadarsiciidfaarax7450
    @khadarsiciidfaarax7450 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah thank you so much my dear teacher

  • @adoontiiallah6682
    @adoontiiallah6682 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah ustaad Ayuub ilahay ha ku barakeeyo agtayda qaali baad ka tahay

  • @maymunmahadalle3236
    @maymunmahadalle3236 5 ปีที่แล้ว +2

    Waa xaqiiq jirta wax kasta waxey leyihiin bilaaw blse hadii hadaf lee dahay cid ka hor istaagi karto ma jirto
    Mahadsanid macalin ka guusha 👍💯

  • @abdihakim3049
    @abdihakim3049 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah Allah haku xiftiyo
    Sxbky qof codkar, waxtar iyo dhiirigalinba leh baatahy.

  • @faadumoabdirahmaan387
    @faadumoabdirahmaan387 5 ปีที่แล้ว

    masha allh ustaad ayuub dhiirageliyahena jazaakallah waxbadan ayan kaa faaidney runtii
    @Nashiidadan ayadoo dhameystiran noosoo geli wllkey ayuub

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว

    Yassa laam thanks bro Nooso badi Arimaha jaceylka iyo Guurka in bdn

  • @aminaabdullehassan2600
    @aminaabdullehassan2600 5 ปีที่แล้ว

    Mnsha allh Ayuub yuusuf sakiin wxbada qof aan ka faaidy jasaaka allh

  • @manzurmaracade4246
    @manzurmaracade4246 3 ปีที่แล้ว

    Haa wa sax Wll Ayuup rabi haku jecldo Salaaman You And Your Family from mogadishu💖❤📚📖📙

  • @mohamedh.4386
    @mohamedh.4386 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustaad waan sugaye dhiirigelintan oo kale... aad ayaaad iidhaqaajisay . Fadhiga ataan ka kacay. Inkasto an is dhahye wawtigooda halagaaro balse waxad iisheevtid in waqti sax ku haboon uusan birin . Hadana an bilaawo...

  • @yahyeahmed4775
    @yahyeahmed4775 5 ปีที่แล้ว

    Aad bad u mahadsantay Jazakalllah khayr

  • @secretdiamond1745
    @secretdiamond1745 5 ปีที่แล้ว

    My teacher thanks😊😍

  • @abdirahmanstones118
    @abdirahmanstones118 5 ปีที่แล้ว +2

    maasha allah ayuub yuusuf sakiin maalin walbo nooga dhig

  • @cabdimuuse6008
    @cabdimuuse6008 5 ปีที่แล้ว

    Ustad thank you

  • @Anfa-99
    @Anfa-99 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah macalin kayga guusha thanks alot videos kaaga aad baan usugaa uguna farxaa

  • @halimatalks3091
    @halimatalks3091 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah I like your channel it really help me to change my mind..thank you brother

  • @hanicadeey7891
    @hanicadeey7891 5 ปีที่แล้ว +4

    Aniga macalinkaygi❤️🌹❤️Jasaakallaah🙏

  • @maryamohire6463
    @maryamohire6463 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh ustaad Ayuub yuusuf jazakallh waan rajaynyna insha allh

  • @DRTIMAJILAC
    @DRTIMAJILAC 5 ปีที่แล้ว +1

    Mashalah waa fikrado fiican

  • @najaxabiib8194
    @najaxabiib8194 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid dhiri galin aan walidaiinta aan ka heena ayub

  • @munamohamed4410
    @munamohamed4410 5 ปีที่แล้ว

    Jazakallah qayr walal

  • @abdimajiidcilmi723
    @abdimajiidcilmi723 5 ปีที่แล้ว +5

    Wllhi ayuub fikrab niyada ayuu noo disay sxb keep going war like isaara

  • @shukrisharafhassan7558
    @shukrisharafhassan7558 5 ปีที่แล้ว +8

    ASC Waa gabar wlaashiin ah qod kaste oo aqriyo fariinteyda ha iiso duceeyo inuu ilaah isoo hanuunsho OO SALAADA igu hanuuniyo❤(iisoo duceeya walalayal)

    • @afnaanhassan4812
      @afnaanhassan4812 5 ปีที่แล้ว +1

      اسراء وسيم abaayo Alle haa ku fududeeyo ducada badi abaayo

    • @maxamedhanad4653
      @maxamedhanad4653 5 ปีที่แล้ว +1

      Allah haku fududeyo salada waa xirirka ka dhaxeya Allah iyo adoonkisa

    • @adoonkiiilaahey3006
      @adoonkiiilaahey3006 5 ปีที่แล้ว +1

      اسراء وسيم
      Ilaahow walasheena soo hanuuni oo cibaadada iyo diinta quluubta ugali oo umacey ilahow sheydaanka shartiisa kaqabao ayada iyo dhmntena muslimiinta abayo waankuso duceyneynaa adne dadaal wad sida aad sheydanka ugu adkaan laheyd

    • @kalaayofficial4921
      @kalaayofficial4921 5 ปีที่แล้ว

      @@afnaanhassan4812 ISAAAR SUBSCRABTA

    • @shukrisharafhassan7558
      @shukrisharafhassan7558 5 ปีที่แล้ว

      @@afnaanhassan4812 abaayo mhdsnd

  • @Mohamed_Ismail_Mohamoud
    @Mohamed_Ismail_Mohamoud 5 ปีที่แล้ว +4

    Asalaamu calaykum mucalin ayuub vidiyowga aad ayuu ii cajabiyey maasha allah mucalin ayuub yusuf sakiin horay usoco macalin run ahaantii waligaa qof laismabar bardhigo ee waxaa lais la bar bardhigaa waa nafsadaada hadda sidaa tahay iyo awal sidaa ahayd hailmaamin qofna ku ma dhalan aqoon ee waa loo dadaala qofna kaama celin karo guushaada ee dadaal baa kaaxiga iyo dulqaad qofka nolosha heer kagaara waa qofka kalsooni nafsadiisa siiyeye kuna kalsoon cilmigiisa iyo awoodihiisa shakigaaga ubadal kalsooni qofna ha is ku xirin qofna wax haweydiin waayo ma awoodaa dadka oo dhan inaad raali galiso ? Jawaabtu waa maya ! Balse raali gali alle subxaanahu wa tacaalaa iyo nafsadaada bes qof wax haydiin ee waxaad talo saarataa alle ويرزقه من حيث لا يحتسب ومن يتوكل على الله aad baad umahadsantahay mucalinkayga ayuub yuusuf sakiin waxaan kugu mahad celiyo ma aqaan mucalin ayuub jir oo joog mucalin ayuub fariintayda mucalin ayuub hadday ku soo gaarto waxaan kaa codsanayaa inaad ilasoo xiriirto siaan uga wada hadalno caqabadaha heysta dadka iyo dadka niyad jaba oo nolosha kadhaca inaan kawada hadalno mucalin ayuub telkayga waa 0906809449 using whats app khayr baan kuu rajeynayaa dhiiri galiyahayga qaaliga ah mucalin ayuub yusuf sakiin 😍😍😍

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud6955 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah walal marwalbo waana dhiirikalisaa mahadsanid

  • @الشيخد.فرحانبنمحمدبنإسماعيل

    Walaal ayuub cimrigaaga alle ha dheereeyo nolosha wax ku dhiba alle kuma tuso ilaahay dartii baan kuu jeclahay inshalah sanad ka dib jaamacada waan dhameenaya aan dhigto ka dib waan kuu imanaya hal maalin hadaynu wada sheekaysano istareex baan ahay alle ha ku daayo pro noolow in badan inshalah janada inoo balana 😙😙😙😙😘😘

  • @cabdiraxmaangaas1301
    @cabdiraxmaangaas1301 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah wan jeceley dhiiri geelintaada ayuu sakin guuuleyso kheyr badan alle haku siiyo yadadiilo ayaa iga sha markaan ku daawado

  • @mohazuldan148
    @mohazuldan148 5 ปีที่แล้ว +25

    Dhaman inta samah jcel iyo mclin ayuub skin wan idin salmy 🖑😍

    • @rashkastudio1385
      @rashkastudio1385 5 ปีที่แล้ว

      Tnx bro

    • @salmadesigner
      @salmadesigner 5 ปีที่แล้ว +1

      Asc magaceygu waaa qali maxamed gedi waxan ka mid ahy dawadayashada waxadna thy macalinkyga wana kaga mahad celinayaa waxyab ad noloshyda ku so birisy adun iyo aqiraba allha kaa dhigo mid gulesta

  • @sacdiyosalaad9198
    @sacdiyosalaad9198 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah ,jazakallah qeir

  • @ayaanaliguureeyeguureeye474
    @ayaanaliguureeyeguureeye474 5 ปีที่แล้ว

    Ilaahey hku xfdo abwe mnsha allah

  • @aasiyaciise5291
    @aasiyaciise5291 5 ปีที่แล้ว

    Allah ku xifdiyo yusuf sakiin

  • @jamiilahilowle6651
    @jamiilahilowle6651 5 ปีที่แล้ว

    Masha allh allha ku barakeyo marwalibo waxa idhiban waxan dawada diragelintada mahadsanid

  • @fatimayassin4916
    @fatimayassin4916 5 ปีที่แล้ว

    Wax walboo aan daremayey markaan dhagaysto dhiiri galintaada waxaan helaah farxad Mahadsanid ustaad Ayuub rabi jirkaaga haka dhowro cadaabka👏

  • @asmabadri7547
    @asmabadri7547 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaah sheekh shukarn

  • @suhaib-pr7eh
    @suhaib-pr7eh 5 ปีที่แล้ว +2

    Thanks teacher 💪

  • @footballaddict0
    @footballaddict0 5 ปีที่แล้ว +3

    macalin ayub yusuf sakiin macalin waan kuu xiisney mazhallah

  • @dariiqujanah2254
    @dariiqujanah2254 3 ปีที่แล้ว +1

    Mahadsanid macalin

  • @fadumoabdulaahi3215
    @fadumoabdulaahi3215 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah mahadsanid walll

  • @gumaysidiid1727
    @gumaysidiid1727 5 ปีที่แล้ว

    Macallin Mahadsanid Horey Usoco

  • @fahamkanolosha
    @fahamkanolosha 5 ปีที่แล้ว

    😍😍😍 Masha Allah waxyaabo badan ayan ka faaiiday ustadii😍 Jazakallah💓

  • @waacusubchannel7660
    @waacusubchannel7660 4 ปีที่แล้ว

    Guuleyso Aduun iyo Aakhiro Ayuub Runtii waan kugu farxaa markasta kaalin wayn ayaad kuleedahay bulshada soomaaliyeed gaar ahaan dhalinta hada joogta Aduunka guul aakhirona jano ayaan kuu rijaaynaa insha allah

  • @deeqaabdi.j3136
    @deeqaabdi.j3136 5 ปีที่แล้ว

    Hais dhiibin hana istaagin 😊
    Sdkle mahadsanid ustad

  • @salmaanmoha7668
    @salmaanmoha7668 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid teacher

  • @sumayaaden9862
    @sumayaaden9862 5 ปีที่แล้ว

    thanks ayub yusuf sakiin

  • @NimcoChannel279
    @NimcoChannel279 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah masha allaah runta baad sheegtey walal aad baan ujeclahey dhiri galiintida markan fiirsanayo video waxaan umaleyba in aan waxkasta sameeynkaro masha allaah dhirigalintada waa kumahadsantahey

  • @mohamedmohamoud4886
    @mohamedmohamoud4886 5 ปีที่แล้ว

    Mash Alleh macalin ayub Yusuf sakiin
    Guulayso iyo Nolashad

  • @ayubmohamedhassan
    @ayubmohamedhassan 5 ปีที่แล้ว

    shukran mucalimu Ayub

  • @ishwaaqabdisamed9629
    @ishwaaqabdisamed9629 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah mahadsanid ayuun

  • @axmedmaxamedxidig865
    @axmedmaxamedxidig865 5 ปีที่แล้ว +5

    Ayub yusuf mudane mahadsanid waxan kaa faiday wax badan oo aan u baahna mahadsanid wall

  • @Entertainmentonight99
    @Entertainmentonight99 3 ปีที่แล้ว

    ZHP AYUUB MUQAALKANI WALHI WAA MUQAAL TAYO LEH
    SI FIICAN BAD UGA SOO FIKIRTAY WAXNA DAAWAY MAANTA 2021
    ZHP THANKS

  • @fatmahaji4077
    @fatmahaji4077 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa sax dhirigalintaada wx badan baan ka faaiiday wxna iima qabsomin insha allaah wn dadalaayaa

  • @abdiweliahmed3674
    @abdiweliahmed3674 5 ปีที่แล้ว

    Bilow waxa ad ku riyonaysid, ku bilow waxa ad haysatid, ka bilow mesha ad jogtid ayuub manshs allah

  • @abdifitaahboy4877
    @abdifitaahboy4877 5 ปีที่แล้ว

    Thanks taba-baraha nolosha

  • @halima-sacdiyaabdirahmaan9320
    @halima-sacdiyaabdirahmaan9320 5 ปีที่แล้ว

    ما شاء الله بارك الله يا اخي الكريم

  • @munadaahir4952
    @munadaahir4952 5 ปีที่แล้ว

    Masha Allah brother thank you so much

  • @atommedia2030
    @atommedia2030 4 ปีที่แล้ว +1

    Thanks sxb mcn waa run midasa

  • @fatimahappy4645
    @fatimahappy4645 5 ปีที่แล้ว +3

    Mnzha allah wad mahasanthy❤❤💯

  • @ashaibra2686
    @ashaibra2686 5 ปีที่แล้ว

    Masha allah tabarakallah ayyubow waxad tahay nin an cadi eheyn wallo hoorii usoco abowe

  • @mohassan5462
    @mohassan5462 5 ปีที่แล้ว

    markasta waanka faa idaaa walal ayuuub yusuf sakiin Ellahay haku xafido walal

  • @hafzaqurux3010
    @hafzaqurux3010 5 ปีที่แล้ว +3

    Masha allah wll waad mahsantahey ❤♥️😍💖🙏💖🙏🙏

  • @xidigtasomaliland9512
    @xidigtasomaliland9512 5 ปีที่แล้ว +1

    Mnsha allah taparakallah shukran ustaad lkn ka soo hadal sanadka u danbeeya sida waxbarashada lugu noqdo ardayga u sareeya

  • @quruxleydamuhumad287
    @quruxleydamuhumad287 5 ปีที่แล้ว

    Shekih ayub yusuf MashaAla wax badan a kabartay MashaAla keep going macalin ayub MashaAla

  • @fartunabdullahi4064
    @fartunabdullahi4064 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid ayub aad ayan uka helay muqalkan 😘❤️ waxba raba inaan ku waydiyo si aad ika diri kalisid

  • @abdulahiabdimohameddirie2830
    @abdulahiabdimohameddirie2830 5 ปีที่แล้ว

    M.allh Ayuub
    Wadmahadsantahay
    Wankugu daydaa runtii

  • @sharmakeabdi3675
    @sharmakeabdi3675 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid walaal dhiiragaliye #Ayuub sikiin🙏🙏🙏

  • @mrbaaxeer4203
    @mrbaaxeer4203 5 ปีที่แล้ว

    Waad mahadsathay macalin Yusuf sakiin
    Caawa ayayba igu dhacday arrintaasi

  • @capitanocunaye5411
    @capitanocunaye5411 5 ปีที่แล้ว +5

    Ayuub sxb aad iyo adyanku tagarsanahay dhiro galintada arintan waa arin hada maskaxda kuhayey inla ikasodiray baa madaybaa mahadsanid

  • @ajqaadirojacayl7123
    @ajqaadirojacayl7123 4 ปีที่แล้ว

    Marka hore waad mahadsanty teacher 💯👏 lkn waxan kaa codsan lahaa inaad vedio nooga diyaariso maadooyinka hoos imaada kuliyada dentelka 🙏🙏 waxaana aaminsanay hadalkaagii ahaa ( ogoow wax kastoo soo qortaan kii akhriyaanay) mahadsanid🙏💯

  • @abdirahmanmusa6534
    @abdirahmanmusa6534 5 ปีที่แล้ว +1

    Ayub Thaank you very much I fans Ayub

  • @kawsariiinamaxamuud701
    @kawsariiinamaxamuud701 4 ปีที่แล้ว

    MacaliNkeyga
    WaN ku tageeraaaa INpadaN Nolow🙏🙏🙏🙏

  • @khaled______darajoh8433
    @khaled______darajoh8433 5 ปีที่แล้ว

    Macalin ayuub aad ayaan kuu taagera Alle haku sharfo wlo

  • @daalodaawoquruxda4399
    @daalodaawoquruxda4399 5 ปีที่แล้ว

    Mahad sanad Yusuf sakiin wax badan ayaan niyada igu dhistaa waana kufaaiidey fegradahaaga.

  • @zaraahmed2116
    @zaraahmed2116 5 ปีที่แล้ว +1

    Jazakallah Macalinkena❤️

  • @luuleyhaaji7668
    @luuleyhaaji7668 5 ปีที่แล้ว

    Asc thanks my brother ayub

  • @qadar4yare257
    @qadar4yare257 5 ปีที่แล้ว

    Mahadsanid mar walba markan dawado video yashada wxn kahelaa dhiri galin aad uweyn wxn kugu mahad celiyo ma aqaan

  • @mohametamiin1620
    @mohametamiin1620 5 ปีที่แล้ว

    Ayuub sakiin shukran wlky qli

  • @umumaxamedcadnaan4215
    @umumaxamedcadnaan4215 5 ปีที่แล้ว

    Ayub Yusuf Sakiin mahadsanid wlle mclin aan wax badan ka faa'iday is badal weyn ayaan dareemay 100%

  • @saynabsaid4171
    @saynabsaid4171 5 ปีที่แล้ว

    Masha alh ilahay caqliga hakuu siyaadiyo ilaahay Adookale hanoo badiyo🙏🙏

  • @xanaanmohamud6955
    @xanaanmohamud6955 5 ปีที่แล้ว

    Mashallah mahadsanid walaal

  • @hamdaismail6459
    @hamdaismail6459 5 ปีที่แล้ว

    Mash Allah wll ayuub yuusuf sakiin
    Run ahaanti aadban kuu tageraa
    Alle haku xafido

  • @mohameddalmar5602
    @mohameddalmar5602 5 ปีที่แล้ว

    Masha alaah walalkay ayuub aad ban kujclhy

  • @muhyiddinmuhammad5904
    @muhyiddinmuhammad5904 5 ปีที่แล้ว

    Çok teşekkür ederim sevgili hocam

    • @fadumoalimaad6392
      @fadumoalimaad6392 5 ปีที่แล้ว

      Kendini utan kardeşim niye başka dillere teşekkür ediyorsun sende ana dili var🤮

    • @muhyiddinmuhammad5904
      @muhyiddinmuhammad5904 5 ปีที่แล้ว

      @@fadumoalimaad6392
      hhhh waa runta walaal .
      Mahadsanid😆

  • @abdikarinyusuf7550
    @abdikarinyusuf7550 5 ปีที่แล้ว

    M.a allah ku barakeeyo

  • @laylafaarax652
    @laylafaarax652 5 ปีที่แล้ว

    Maansha alaah ilaahay ha ku xiftiyo macalin

  • @sucaadaadan3766
    @sucaadaadan3766 5 ปีที่แล้ว

    Shukran macalin ayuub

  • @shukrimusetalentchannel2457
    @shukrimusetalentchannel2457 4 ปีที่แล้ว

    Maansha Allaah Waan zka Helay👍👍👍👍👍❤❤❤❤🔥🔥🔥🔥💯💯💯🌻🌻

  • @najmocabdulaahi5596
    @najmocabdulaahi5596 5 ปีที่แล้ว

    Asc macalin ayuub waxan ahay gabar dhib heysto wiil kasto oo aan jeclaado wuu I qayaana maxan sameya maxan sameya maxan sameya