1919kii march waagii ingiriisku taleex iyo 46 meelood oo kale diyaaradaha iyo maraakiibta ku duqeeyey daraawiishtana lagu jebiyey dagaalo soconayey bil waxay ka carareen ilaa 20 kun oo ciyaal ah intii shan jir ka yaraa waxaa qaatay isaaq iyo ingiriis intii kale waraabe libaax iyo bahalo ayaa ka dhergey qaarna baahi bay u dhinteen. Hadda qabiilooyin badan oo isaaqa waxay isku badiyeen caruurtii darawiishta ay ka qaateen
1991kii meeqa caruur ah ayaa xamar looga cararay oo maanta hawiye ah
1919kii march waagii ingiriisku taleex iyo 46 meelood oo kale diyaaradaha iyo maraakiibta ku duqeeyey daraawiishtana lagu jebiyey dagaalo soconayey bil waxay ka carareen ilaa 20 kun oo ciyaal ah intii shan jir ka yaraa waxaa qaatay isaaq iyo ingiriis intii kale waraabe libaax iyo bahalo ayaa ka dhergey qaarna baahi bay u dhinteen.
Hadda qabiilooyin badan oo isaaqa waxay isku badiyeen caruurtii darawiishta ay ka qaateen
Wiilkaan waa Cumar Maxamuud eedidiisa London ayey joogtaa
Your right
Gabadhas waxey u dhiidhisey geekii mariidi (buraashedley)
Aniga ayaa aqaan waxaanu wada joognaa Seattle Washington
Ilhaan Omar baanu aragnay gabar u eg. Ma walaasheedbaa? Waa Maya.
Somalida waxaan ay buun buuninaayaan ha joojiyeen. Wiilkaan isagaa og wuxuu yahay. Haduu dadkaan diidana cid kuqasbijarto maleh. Halaga leexdo.
Waryaa adi xagaa jirtay caga barki caruurbadan ayaa lahelay ooraxanwaynah oodad badan hayaan oohooyadi dhimatay abaartaas oowadooyinka laga helayxamar illaabay
IASAGAA IGATAGAY AYEY TIDHI!!REERKAN AYAAN LA JOOGAYAA ISKA KEYDAA AYUU IGU YIDHI!!
Xaqiiqdu waa intaas hooyo jano ifka taal
Fuusto kale oo lasoo Riixay
Waa edab dato
Way iskahadlyaan
On line maa tahay
Sax
Waa been warkaas dadku lawareegayo
Sax