DFS maxay Raaskamboni ugu dooratay in ay ciidan ka dajiso, Qorshaha Dhoobley & muhiimada goobtan?

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 79

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +16

    Adeerow Xasan guur guurte aduunka u necbahay lkn marka danta dalka imato waa qorshe wanaagsan ee marnaba Cajuuska shisheye kaalka hala kharijiyo

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Ilaahay dhulkeena nabad ha ka dhigo, madaxda caruurtooda ma'aha, waxa dhimanaaya ee waa dhalinyaro masakiin ah waalid ku soo tiir iyo tacab beleen

  • @abdigaiye715
    @abdigaiye715 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +12

    Ciidamada federal ka dhulka ayakaa iska leh, hadi kinyati joogo cajuska isku caana shubay waa u caadi lkn Ciidanka Somalia looma ogolo ayado dastuurka uu faraayo in xuduudaha federal ka sugaan

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Ninka ladagalameysan waxa layirahda AHMED MOHAMED ISLAM AHMED MADHOBE

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      HAWIYE DABA CAYUUN

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      OGADEEN KALANDEREYA KENYA AYAN AHAY XILKA AAN KAHAYA KENYA AYAN OGU SHAQEYA KISMAYO

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      BARITO AYAN KUSOSOCDA KISMAYO MARKA WAXAN PROFFESSOR KUTAQASUSEY INTELLIGENCE AND SECURITY ANALYST And SECURITY STRATEGIC ADVISOR MARKA ISKAKEY DICIYA ADHIGA IYO HAWIYE

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂hawiye daba cayuun

  • @sahraismail2230
    @sahraismail2230 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Juubaland guuuuuul iyo gobanimo insha Allah

  • @mruun2509
    @mruun2509 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Wixii dulmi wada musiibo ku kooban Allah ha ku rido

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Guul sayid axmed nuur

  • @marianfarah909
    @marianfarah909 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Garbahareey maanta wax ciidan ah ma'imaan

  • @AliMuhumed-k2i
    @AliMuhumed-k2i ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guul jubaala

  • @mmaxamed7154
    @mmaxamed7154 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Sidii TPLF loo burburiyey waa in loo burburiyo AMadoobe group

  • @CabdirixmaanjinoolleNuur-r6e
    @CabdirixmaanjinoolleNuur-r6e 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +5

    Wiil sha Soomaaliyeed waan la isku jibin axmad io xasan io xamse midna dan nooma hayee ninkas dantiisuu buu arkaa Hadii ladiida waa dagaal Uusaan galayn saga io caruurtiisubaa

  • @SomaliMaxamed-w9g
    @SomaliMaxamed-w9g 46 นาทีที่ผ่านมา

    Guul Somalia 🇸🇴 horaa loo Socon

  • @XamseBarkhad-b1g
    @XamseBarkhad-b1g 36 นาทีที่ผ่านมา

    Waa arin fcn

  • @yayaqanciye195
    @yayaqanciye195 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Cidan somaliyed in laisku laayo waa qalad

  • @N.A.M1234
    @N.A.M1234 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +4

    Farah abdoulkadirow waan Ku salamay sxb marka horey barnamijyadaada dabagalku sirdon way wanagsanyihin marka waxaan Ku RAJEYNAYA fahad Yassinka sosocda marka wa inaad ISKU diyaarisid 2026 iya xisbiga NABAD IYO NOLOL madaama u fahad naga baxay

    • @Saciido-vv9bs
      @Saciido-vv9bs ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Fahad wareysigiisi unbuu kusoo caan baxay ninkaan ogoow 😂😂😂😂

  • @maxamedcali8836
    @maxamedcali8836 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    GUULEYSO MUDANE MADAXWEYNE AXMED MAXAMED ISLAAN. FROM LAASCAANOOD SOMALIA

  • @mohamuddahir5772
    @mohamuddahir5772 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    AXMED MADOOBE WAA MASHRUUC 😮

  • @anshurAden
    @anshurAden ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Nabada iyo hormarka madoobe ayaa diidan madoobe iyo kooxda as waa isku mid madoobe waa nabad diid

  • @ismailabdi4115
    @ismailabdi4115 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Hubki naloogusheekeeynaaye itoopiya wadanka loogadifaacayaa makismaayaalaguweerarayaa ileen ceeb loomadhinto

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    WALEE XASAN AYAX IYO XAMSE WAALI BAY KU SOCDAAN😂. DAGAAL CIDNA WAX KAGAMA AY QAADAYAAN EE YAA JOOGA YIRAAHDA😂

  • @adanmohamed9954
    @adanmohamed9954 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    Seriously serving the nation and internationally.

  • @SamatarAbdi-lc1zd
    @SamatarAbdi-lc1zd ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Waan soo dhowaynayaa wax walbo oo duqan ku tagi karo

  • @SarahWarsama-o8u
    @SarahWarsama-o8u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    DAGAAL HADUU DHACO HADEE WAA LAYSKU DHAMAAN😂. DAGAALKUNA SOMAALIA OO DHAN BUU GAARI. THAT´S IT‼️

  • @AbdirizakHasan-g3y
    @AbdirizakHasan-g3y 56 นาทีที่ผ่านมา

    Dal xoreeye guuleysa

  • @AdeecMaxamad
    @AdeecMaxamad 59 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan shiiq waaqaladn yahy

  • @Shardiid
    @Shardiid 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Somalia 🇸🇴 samali baa leh

  • @Adan-n2l
    @Adan-n2l 3 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    😢

  • @huseenhashi
    @huseenhashi 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Axmed filmkisa ma dhamado waqti dher ayaa lagu sugaya

  • @aliabdi8347
    @aliabdi8347 49 นาทีที่ผ่านมา +1

    Raaskaanbooni goojacadde bay noqon doontaa

  • @Khdarcrashiir96Axmed
    @Khdarcrashiir96Axmed 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +3

    guul jubbalaand insha allah

  • @beryalex1798
    @beryalex1798 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed-Xasan-Dahir-ayaa-loogeynayaa

  • @Saciido-vv9bs
    @Saciido-vv9bs ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Umaley mAayo dagaal laga baaqsan karo in uu kudhinto wiil somaliyed 🇸🇴 ee halaga wada hadlo please 🙏
    Hadiikale waxaa dhici doono wax aan lamahadin axmed madoobe maahan SHEEGOOW
    EE WAA AMIIRKII HORE EE RAAS KANBOONI 😂😂😂😂😂😂😂😂😂

  • @Axmedismacil-p9o
    @Axmedismacil-p9o 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Gobanimo dawlada isudhiib

  • @AbukarAbdullahi-o8i
    @AbukarAbdullahi-o8i 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Geylan. Saadaasha. Aad. Bixi neyso. Qorsha. Ka. Weyn. Ayaa. Jiri kara
    Ciidama. Atmis.waqtigooda. dhaaday kuwa Bedeli. Doona bisha. Janawari. Ayay. Gogol. Dhig. U. Yihiin
    Waxa. Dhici. Karta. Kuwa. Masaarida. Bartaha. Bisha. Disembar. Inay. Ku. Biiri. Doonaan

  • @Qiimahaqofkabiniaadamka6466
    @Qiimahaqofkabiniaadamka6466 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    KU DARSO OO WAA LALA SOCDAA XADKA CEELWAAQ EE GARINLEY OO KU AADAN DEG ADA XAGAR IYO DHOOBLEEY IN AY DOWLADA KA SOO GALINRABAAN
    MARKA JIDWAAQ IYO REER CABDILLE WAA DIYAAR INEY ISKA CELIYAAN KOOXDA MUQDISHO IYO HORGALADA

  • @Bulsho563
    @Bulsho563 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Xasan asa awod sii axamed hadane aso caqabad kunoqday

  • @ahmedalin
    @ahmedalin 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    WAQTIGII WACNAA EE AXMED MADOOBE CAGTA SAARAY DHAMAAD.
    WAX KASTA OO BILOWDA DHAMAAD AYEY LEEYIHIIN.

  • @felisabdi3794
    @felisabdi3794 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Soomali iyagaa xoog iskuleh, is neceyb dhexdeeda ah, ayaa nolosha dib uga dhigey, may itoobiyanka iska saaran iyo Kenya Tiga , cajiib… Walee Illaahey ha u gargaaro…

  • @faaraxyuusuf1808
    @faaraxyuusuf1808 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Faaraxaw xayeysiiska ka daa wararka sxb .

  • @cabdulaahiosman7886
    @cabdulaahiosman7886 3 นาทีที่ผ่านมา

    😅😅😮😮😮

  • @SaciidoMohamed-qv7mc
    @SaciidoMohamed-qv7mc 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Kismayo ha qabto Xassan shiiq haduu nafleyahay geedo naar ninka Siyasada Somalia kasara Geedo naar abal bu kahelin

  • @faysalyusufmaxamud912
    @faysalyusufmaxamud912 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Guuuuul ciidnka xooga dalka🇸🇴 from daarood

  • @omarabdi3332
    @omarabdi3332 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Madaxa Axmed Madoobe hala keeno intuusan Addis Ababa u cararin

    • @hassanyarrow8959
      @hassanyarrow8959 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hay'ada hata madihi karto

  • @adanabdi5249
    @adanabdi5249 42 นาทีที่ผ่านมา

    Fahat Yasin ayaa sgeegy.

  • @sidrasirad9475
    @sidrasirad9475 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    aHMED MADOOBE MA WUXU RABA INU NOQDO CUMAR GEELE OO KALE WELIGIIS HAYSTO MEESHA ILA UU KA DHINTOMEESHAS WAXAAA DEGANA 38 QABIIL XAG NA MAHA IN HAL REER KU DHEGO MAAMUULKA SIDA MUQDISHO AY UGU HESHIIYEEN DHOWR REER HA ISKA OGOLADAN DOORASHADA

  • @Samiyaaxmed-v9u
    @Samiyaaxmed-v9u 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    dalxureye

    • @hassanmohamedmohamud8448
      @hassanmohamedmohamud8448 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Dhilooy muxuu dalxoreeyaa isagii baa lahaystaaye futo shut up

  • @ogaaloge3281
    @ogaaloge3281 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ahmed is left 😂

  • @hassanyuusuf
    @hassanyuusuf 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Mahad sanidin geyĺan

  • @NazuuJr
    @NazuuJr ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Axmed mujrim waa in lasoo qabtaa

  • @abdihanimed6658
    @abdihanimed6658 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Guul dowlad fadaralka somalia🎉🎉

    • @sahradahir6959
      @sahradahir6959 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Waa markii caasimada somalia la bedeli lahaa we are done with donkey mentalty

  • @mahamedabdikadirhassen699
    @mahamedabdikadirhassen699 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    war dagaalka ay jubbalnd la galayaaan meey Alshabab kaga xoreeyaan and wadanaka? somali ayaan daraanaa

  • @abdullahmusaabdiali4222
    @abdullahmusaabdiali4222 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ereygaaan foolaat mafahmooyi maxaa waaye???

  • @yonisosman3784
    @yonisosman3784 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    bayraktar tb2 ayaa loo adegsana axmed madowba Wana laso afjara

  • @adanomar-px8fy
    @adanomar-px8fy 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Guul cidamada qaranka somaliyaa ❤❤❤❤❤❤❤

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Jahilnimadha hawiye inatasey kadantahay adhiga iyo kan masuulka madhahwyna kushega somalia ayaa wlhi arkii Dona libaxa libaxa Daley ee AHMED MOHAMED ISLAM AHMED ISLAM

    • @beryalex1798
      @beryalex1798 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @@abdiwelinuraden9190 Jahilnimo-waa-taa-ku-laheed-yaan-lacafin-deenta-somalia-hhhh-munafaq-ayaatahay

    • @faysalyusufmaxamud912
      @faysalyusufmaxamud912 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Guuuul somaliya iyo ciidanka xooga dalka from daarood

  • @CismaanCeydaruus
    @CismaanCeydaruus 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา +2

    Jubalaan daarood waa difaacanayaa yaan loo baqin tol key og waa ku filan yahay 150 daba qoodhi aha

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Madoobe na dhaafiyo marabno darood ahan

    • @ZakAli9904
      @ZakAli9904 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

      Daarood muxuu taray Axmed madoobe? Xasan iyo Xamse kuma dhacsani siyaasadooda lkn in wadanka maamul laga dambeeyo la haado waa waajib in maamul goboleedyada ay dowladda Federaalka ka dambeeyaan waa xaq ee xal ma aha.

    • @AbdirizackAmin-i1z
      @AbdirizackAmin-i1z ชั่วโมงที่ผ่านมา

      @ZakAli9904 excellent

  • @omarshirwa
    @omarshirwa 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    xukumada xasan sheekh ma shabaab inay la dagaalantaa mise waa inay kismaayo weerarto waa yaabka yaabkii somali iyagii ayaa la isugu dhiibay meelkastaa dagaal ka taaganyahay waa caqli xumo guud

  • @faaraxyuusuf1808
    @faaraxyuusuf1808 ชั่วโมงที่ผ่านมา +1

    Ani waxan qabaa in axmed madoobe laga takhaluso .

  • @mahadqafqaf238
    @mahadqafqaf238 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Dadka waxaa jahwareerinayaa
    Waa
    1. A.madoobe waxaa laga
    dhigayaa in u JL oo dhan
    gacanta ku hayay wana been
    Oo kismaayo oo kaliya ayuu xoog ku haystay
    2. Waxaa laga dhigayaa in ogaadeen deegaanka min goob wayn ilaa raas kaabooni
    Ay deegaan ku Lee yihiin wana
    Been
    oo hartiga iyo gaadeenka
    xuduud baa u dhaxaysa
    Kabilaabanta sooya oo
    Laba deeda af meeshuu ku
    dhamaado la islayaqaan
    3. Ciidan baa kismaayo laga dirayaa oo raaskambooni
    Lagu weerari waana been
    Awlba ciidanka keenya baa
    Kismaayo ogaadeen geeyay
    Markii Kenya ku jaahwareertayna ogaadeen
    Lama kalasafanayso oo
    Isaga dhex baxday
    Isku soo duub oo nin ogaadeen ah oo aan keenya ama itoobiya
    Ama hawiye aan
    ku daabnayn somaaliya kama dagaalamikaro sidaa awgeed
    A.madoobe awood ogaadeen iyo ciidan ogaadeen kismaayo kuma haysan
    Ee aanu eegno marka laga saaro A.madoobe kismaayo
    Cida ciida kismaayo iska leh
    Oo aakhirka loo daba fariisandoono
    Adeer waana harti ee ogow
    Lkn waana

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      I SEE THAT YOU ARE DAY DREAMING

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Wacha kuota bana simba AHMED MOHAMED ISLAM WILL ALWAYS BE THE LEADER OF JUBALLAND AND HASSAN WILL BE THE COURSE OF THE WAR BETWEEN SOMALIS

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      I mean cause of the war

    • @abdiwelinuraden9190
      @abdiwelinuraden9190 2 ชั่วโมงที่ผ่านมา

      Hawiye iyo harti will never be the leaders of juballnd

  • @AdeecMaxamad
    @AdeecMaxamad 58 นาทีที่ผ่านมา

    Xasan shiiq waaqaladn yahy