Xildhibaan Sanbaloolshe " Dagaalka hala xoojiyo, Shabaab maanta hala dhammeystiro".

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 15 ก.ย. 2024
  • Ku soo dhowaada SNTV kala soco Warar, Barnaamijyo iyo Falanqeyn ku saabsan dalka iyo dibadda.
    Item ID: FCVNSML
    Author Username: leto
    #SUBSCRIBE #SNTVNEWS
    sntv.so
    sntvnews.com
    / sntvnews
    / sntvnews1
    / sntvnews

ความคิดเห็น • 10

  • @wiilohassan3646
    @wiilohassan3646 8 หลายเดือนก่อน

    Mansha Allah Xildhiban Sanbalooshe

  • @fadumaali4556
    @fadumaali4556 8 หลายเดือนก่อน

    Masha Allaha 🎉🎉🎉🎉🎉guulesta

  • @medaligire3230
    @medaligire3230 8 หลายเดือนก่อน

    wa run Dowladaha digtaterka ugu xun aya qoryaha shacabka kaga cabsiyo sidii siyad bare afawerqe Abii iyo kimjom in ee dowladani wey saxantahay halka kawada

  • @kamaalhussainahmed365
    @kamaalhussainahmed365 2 หลายเดือนก่อน

    Nin sirdoona oo tv hortagan xaqee lagu arkay

  • @menhee7408
    @menhee7408 8 หลายเดือนก่อน

    Waxaa tihiin qaaimiin calooshood ushaqeystayaal mareykanka iyo ree galbeedka ayaa u shaqeeysaan shacabka somaliyed waxaad uloogteen keenya iyo itooobiya iyo maleeshiyaadkiisa calooshood ushaqeystayaasha ah ee atmis

    • @aarkamudugofficial28
      @aarkamudugofficial28 8 หลายเดือนก่อน +2

      Darood Doofaar Munaafaqnimadiisii Waad Ku Hadashay Yahuudiyoow

  • @Fikir-dheere
    @Fikir-dheere 8 หลายเดือนก่อน

    Allah umada hakasoqabto cuqubo kugudhacday bacowyohoow huurada badan war shabab wey kudhamaan qurunyohoow

  • @menhee7408
    @menhee7408 8 หลายเดือนก่อน

    Jaajuus itooobiya

  • @Ahmedali-fo4wo
    @Ahmedali-fo4wo 8 หลายเดือนก่อน +1

    Xildhibaano waxaan soo xasuustey in ey mushaarkooda u yihiin xildhibaano waxaan layaabey burkino faso mali 60sano dhibaatadii loogeystey oo kheyraadkooda la iska yeeshey maantana somaaliyya ayaa sdaa ku socota oo leh wax waliba hoo kooxdaan maxaad ka baran kartaan damu jadiid wadamadaan soo sheegey iney yiraahdeen laxisaabtan markey diideen waxey ku yiraahdeen iska baxa oo dahabka ayaa laga aruursan jirey iyagana cunto ayaa lasiinjirey tuugsi ah lakiin maanta waa free somaliya amni majiro waxey leeyihiin afrika ayaan ciidamo ku darsaneynaa alshabaab bey iska celin layihiin waa cajjib burkino faso waxii terorist ah waxey yiraahdeen isa soo dhiba ama dil waana laga baabiiyey aniga waxaan rabaa in militeriga qabsado wadanka oo laga bedbaadiyo maafiyayaasha damujadiid

    • @Somali12222
      @Somali12222 8 หลายเดือนก่อน

      Dalka Damul jadiid iyo nabad iyo nolol toona ma
      Lahan dalkan somali ayaa leh iyaduuna ka dhaxeyaa hogaanka dalka haayana ka daaya reer hebelnimada idinku jirta caqli aanan ahyn reer hebel ama xisbi maba lihidiin Waa hurudaa dalka cid gooni wax ey yeelato waa ka weyn yhy ee dhankada umada ka wanaaji waxa ugu yarna waa shartada in laga nabad galo aakhira danbeysa reer hebel jano iyo naar toona kaa difaaci maayo waxaad qabatay unbaa biri ku hor yaala nin walboow taada iyo xisaab rabi ✌🏾