SIDA LOO WADO GAWAARIDA MANUAL CAR

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 25 ต.ค. 2024

ความคิดเห็น • 34

  • @zakhandrivingschool3733
    @zakhandrivingschool3733  ปีที่แล้ว +7

    Wad mahad santihiin asxabta qaliga ah nagu xiran waxa naga codsi ah inad like gareesan video gan sina share gareesan mahadsanidin🙏

    • @Salmaan22-z3q
      @Salmaan22-z3q 8 หลายเดือนก่อน

      Zakhandriving wallhi cilmi baa noo kordhisan illhy ha idinka abaal mariyo❤

    • @xasanmahamed2895
      @xasanmahamed2895 7 หลายเดือนก่อน

    • @xasanmahamed2895
      @xasanmahamed2895 7 หลายเดือนก่อน

    • @xasanmahamed2895
      @xasanmahamed2895 7 หลายเดือนก่อน

  • @SuhraCise
    @SuhraCise 2 หลายเดือนก่อน +1

    Hadaan dawanaayaa 2024 ano arday bilow ah😊

  • @Ibraahindhereproducts
    @Ibraahindhereproducts หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤❤
    Alustaad

  • @heyb12
    @heyb12 6 หลายเดือนก่อน +1

    Waad mahadsantahay zxp anuu waxaan ku bartay vitz manual ah waxna kagama duwana keliya waxay kaga duwan tahay xagga marka la start garaynayo oo vitz ta iyo probox Kuba iyadoon clutch la qaban lama istaadhi karo

  • @SoFa-w6i
    @SoFa-w6i หลายเดือนก่อน

    Thanks macalin

  • @cumaralfa3725
    @cumaralfa3725 หลายเดือนก่อน

    Thanks ustaad

  • @zahramaalim2700
    @zahramaalim2700 11 หลายเดือนก่อน

    Maashaa,allaah wax badan kaa fahmay mahadsanid macalim

  • @AxmadMaxamedbare
    @AxmadMaxamedbare 7 ชั่วโมงที่ผ่านมา

    Ger 2 hadaan ku dhaqajiyo gariga maxuu u dhimaa

  • @hassanomar294
    @hassanomar294 10 หลายเดือนก่อน +1

    جزاك الله خيرا ولال

  • @sakiyrjaamac9264
    @sakiyrjaamac9264 9 หลายเดือนก่อน

    Thans bro wax badan kaa faaiday

  • @shamsaakshan8603
    @shamsaakshan8603 หลายเดือนก่อน

    M.a❤❤❤

  • @CABDIJOOKER
    @CABDIJOOKER 8 หลายเดือนก่อน

    Zakhan driving school aad baad u mahadsantiin marka hore waxan doonayaa inaad sangearka gaadhiga kasoo hadashaan loona isticmaalo marshooyinkiisa

  • @nasteexocadceded8280
    @nasteexocadceded8280 9 หลายเดือนก่อน

    Macliin

  • @mrkarandayib1899
    @mrkarandayib1899 ปีที่แล้ว

    Thanks macalin 🙏

  • @abdulkadirnoor3527
    @abdulkadirnoor3527 10 หลายเดือนก่อน

    Saliis kulahaa kkk

  • @ayubabshir3270
    @ayubabshir3270 3 หลายเดือนก่อน

    Saliid maxaa waaye

  • @abdulkadirnoor3527
    @abdulkadirnoor3527 10 หลายเดือนก่อน

    Maclin wa mahadsantahay

  • @BilowYusuf-ob8xx
    @BilowYusuf-ob8xx 4 หลายเดือนก่อน

    Telegram nooga wareejiyo cashirada macali

  • @ibrahimahmed7503
    @ibrahimahmed7503 9 หลายเดือนก่อน

    Sxp marshada foilka kasoo hadal adoo mahadsan

  • @SiidcaliSiidcali-w7j
    @SiidcaliSiidcali-w7j 7 หลายเดือนก่อน

    Sxb Nairobi mad jogtaa mise Somalia 🇸🇴 iisheg ❤

    • @suweysmohamedjama6778
      @suweysmohamedjama6778 6 หลายเดือนก่อน

      Nairobi bay joogaan hno aniga online ka ayaankalasocdaa

  • @Samafale121
    @Samafale121 11 หลายเดือนก่อน

    1 firisyoone
    2 bareeg
    3sheelare. Sida aan unaqan

  • @abdirahmanbihi1112
    @abdirahmanbihi1112 ปีที่แล้ว

    Marshada foil ka kaso hadal ustaad

  • @yahyeabdinazir
    @yahyeabdinazir ปีที่แล้ว +1

    Camera da madaxa lagu xirto ku sooduub casharada dambe Ustaad , waayo cameradaan aad cashar kaan ku duubaysaan ma wada duu bayso cashar ka na loo sharxaayo🙏

  • @AhmedOgadeen-pd3yx
    @AhmedOgadeen-pd3yx 3 หลายเดือนก่อน

    Thnks

  • @asadshaxle6230
    @asadshaxle6230 9 หลายเดือนก่อน

    ❤❤❤

  • @b226tj
    @b226tj ปีที่แล้ว +1

    I thought this was a shitpost for a second. I’m thoroughly disappointed, no offense.

  • @AbdiSimane-hs9hg
    @AbdiSimane-hs9hg ปีที่แล้ว

    Reverseka Iyo cabiraada gaadhiga ka hor imanaya

  • @CQeeyrAXME
    @CQeeyrAXME ปีที่แล้ว

    Asc