TARIIKHDA BEESHA DIR..SULDAAN BASHIIR MAXAMED GEELE OO LONDON SOO GAADHAY KANA WARAMAAYA.

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 11 พ.ย. 2024

ความคิดเห็น • 198

  • @aduunaayomaleh4316
    @aduunaayomaleh4316 5 ปีที่แล้ว +9

    War nio Suldaankeena qurux bdnaa maashallah ilaahay baa sharfay heybada weykaa muuqataa Awoowe Suldaan 😂😍

  • @issakadan929
    @issakadan929 6 ปีที่แล้ว +15

    Iam quraan moxamed dir iam happy to be dir

  • @dblockforlife2044
    @dblockforlife2044 7 ปีที่แล้ว +20

    I am darood but I have a huge respect for beesha direed long live dir

    • @ibrahimmohamed5313
      @ibrahimmohamed5313 7 ปีที่แล้ว +1

      d block for life me too i wish i was dir

    • @thestealth2448
      @thestealth2448 7 ปีที่แล้ว

      what clan are you?

    • @thestealth2448
      @thestealth2448 7 ปีที่แล้ว +1

      yes beesha dir are not arabs unlike darood

    • @aduunaayomaleh4316
      @aduunaayomaleh4316 5 ปีที่แล้ว +2

      d block for life kwrn qofkii half #Dir half kalena daarood ah kk

  • @Biyomacaanhuluuq
    @Biyomacaanhuluuq 4 ปีที่แล้ว +3

    Maasha allaah 😍 😍 ilaahay ha ku xafido suldaan ka biqirtooyada Dir❤️

  • @idrisali891
    @idrisali891 3 ปีที่แล้ว +4

    MashaAllah Viva Beesha Direed MashaAllah 💚💚💚🤍🤍🤍🖤🤍🤍🤍❤️❤️❤️... MashaAllah Viva Dir MashaAllah 🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹🌹

  • @strucidwallaby5658
    @strucidwallaby5658 5 ปีที่แล้ว +5

    Waan soo dhownaya dhamaanti aniga oo ah beesha isaaq ee walaalhiina masha allah guul iyo gobonimo viva dir is ku duubnida baa dad lagayaha

  • @sabanmedia
    @sabanmedia 11 ปีที่แล้ว +6

    Waxaan salamahaya Suldan Bashir iyo Dhamaan hogamiyasha Beesha Dir. Inshaallah waa Guul uu soo hoyatay beesha. Beelaha kalena waxaan idiin lenahay Dir nabad buu idiin sida. From Djibouti, Somaliland & Giliilka shanaad.

  • @Mukhtaar-z6u
    @Mukhtaar-z6u ปีที่แล้ว +1

    Isku duubni.dir baanu soconaysaa from Akishe Cali Madaxwayne ❤🫡💪

  • @caadiiskidhigdhiigcabyoowy2736
    @caadiiskidhigdhiigcabyoowy2736 7 ปีที่แล้ว +10

    hadaanu nahay beesha quraan waan ku faana dir adeer welkome mandera county anaga kuu heeyno ilaa gobalka liiban waxanu nahay dadka nabada jecel

  • @ahmeddalmar5715
    @ahmeddalmar5715 9 ปีที่แล้ว +6

    Maansha allaah habiil cabdi haybe iyo suldaan bashiir maxamed geele magaciin ha jiro waa halyaydii beesha direed halkan waxa idinka salaamayaa anoo ah af hayeenka beelweynta akishe ee cali madaxweyne dir sidaa aad ka dhawaajisay weeyi suldaan hadaanu nahay beelweynta akishe welcome with opem hands baan ku leenahay suldaan

    • @TheIsmakaka
      @TheIsmakaka 7 ปีที่แล้ว

      Ahmed Dalmar dir xusuusteda waa bimaal oo halmar xanaqo 😂

    • @yunisissak3844
      @yunisissak3844 6 ปีที่แล้ว

      Waxan ahy khuran maxamd dired walalo cona Inan dir ahy

    • @yunisissak3844
      @yunisissak3844 6 ปีที่แล้ว

      Wansamy salamay dhaman ilma maxamd dired khuran

  • @iiqjooadann56
    @iiqjooadann56 7 ปีที่แล้ว +11

    adeer samaroon fahansii daaroodbaa naga sasabtay oo yidhi isaaq waxaba isumatihidi. ciise Dir in uu yahay waa ogyahay.

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED 4 ปีที่แล้ว

      Inuu samaroon waa dir wuuna ahaa waligii allaana ka dhigay intaa wixii kasoo hara waxaa loogu talagalay in dir la isku haligu allow qalbiyada dir mideey aamin

  • @KhadiijoMohamed-lv3jp
    @KhadiijoMohamed-lv3jp 4 หลายเดือนก่อน

    ❤Marshall Allah adeerkay noolow

  • @abdullahimatiish2218
    @abdullahimatiish2218 8 ปีที่แล้ว +12

    viva dir isku duubnada waligiin i am ALI Madaxweyne DIR

    • @AmY-gm2qs
      @AmY-gm2qs 6 ปีที่แล้ว +4

      Soo dhawaw inader I am madaluug dir

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED 4 ปีที่แล้ว

      @@AmY-gm2qs m.a samaroon dirnimo

    • @AmY-gm2qs
      @AmY-gm2qs 4 ปีที่แล้ว +1

      @@SUHAYB_SAED yes brother

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED 4 ปีที่แล้ว

      @@AmY-gm2qs Masha Allh

  • @nasriinmohamed8588
    @nasriinmohamed8588 10 ปีที่แล้ว

    masha allaha ilaahay raali haka noqod suldaan bashiir maxamed geele wax baa iftiimisay dadka ducufada ahan haku waana qaatan, insha alllah beesha direed one power

  • @aadanibraahim9754
    @aadanibraahim9754 3 ปีที่แล้ว +1

    Wan kufanaa dir nimada hadii annahy qur,aan yoowe maxamed guul ayan urajeynaya qoomiyada dir

  • @hako5005
    @hako5005 9 ปีที่แล้ว +3

    Maansha allah ishi buktaay ku bikaxso beesha dir,

  • @cadaaniibrahim1809
    @cadaaniibrahim1809 5 ปีที่แล้ว +4

    Viva dir ha la isku duubnaado.

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 7 ปีที่แล้ว +4

    Wuu hayaa Suldaanku taariikhda Dir.

  • @mursalyuusuf5717
    @mursalyuusuf5717 4 ปีที่แล้ว

    Mansha allaa suldan bashiir waad kumahad santahay sida fican ee aad nogu balbaladhisay anigu waxaan ahay magaadle maxamed madawayne

  • @shaakiryuusuf6330
    @shaakiryuusuf6330 2 ปีที่แล้ว

    Walee soomaaliya waxaa loo yaabaa maalinty one man one vote Ka dhacdo

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว

    aad iyo aad baad u mahadsantihin
    suldaan bashiir And
    Adeer haabiil😍😍

  • @husseencagta2088
    @husseencagta2088 6 ปีที่แล้ว

    Waa beesha ugu badan jubooyinka BEESHA DIREED. Gamaska qaata oo ka eryada kuwa ku Soo duulay dhulkiina ee gabaad ka dhigtay qori Kenyan.

  • @Ahmed.Hassan49
    @Ahmed.Hassan49 11 ปีที่แล้ว +5

    kkkkkkkkkkkkk walaahi cashar ayuu udhigay raxweynti suldaanka aad ayaan kuu salaamay anoo wiil gaadsan ah

    • @shineyare382
      @shineyare382 8 ปีที่แล้ว

      Beesha direed waan salamaye adeer suldan bashir gale waxan kuu xaasus sinaye Ali madexweeyna aaya cured aah

    • @shineyare382
      @shineyare382 8 ปีที่แล้ว

      gaasan hada muu direed nooqdey adeer iyoh muu duu luug baa wardey markey haar dam mase halke jiirtan wamo

    • @shineyare382
      @shineyare382 8 ปีที่แล้ว

      Beesha direed wan salamaye meel walbo aay jogan waxan kuu shagaye adeer waxa cured ah ali madexwayne

    • @shineyare382
      @shineyare382 8 ปีที่แล้ว

      adeer beesha direed biyaa maalal I know well but gaasn waa oow laahan wa naa shagaad really

    • @TheIsmakaka
      @TheIsmakaka 6 ปีที่แล้ว +1

      geesiga geeska Africa Bimaal waxuu dhalay
      Sacad
      Daadow
      Ismiin
      Abdirahman yare *gaadsan*

  • @ii-hr9yh
    @ii-hr9yh 5 ปีที่แล้ว +6

    Cadawka samaale waa daarood ayagaa isku dira oo kala qaybiyo siday uga faa idaystaan. Somalia = samaale adeer darood masha katimid manaqaane dhibka dhaaf ama martinimo u dhaqan, samaale oo isku tagayna cagtay in marinayaan, mareexaan oo dhan ayaa beesha surre laf kamid ah ( fiq muxamed) wax kaqaadiwaaye, hubkoodi iyo baaburtodiba laga qaatay, mar qisooyinka iyo sheeko xariirta beenta ah aa faafinaysid iska dhaaf sida:
    1. Dobiro direed
    2.doonta aad ku imaatan
    3. Geedka aad saarnaydeen
    Waxaas dhan waa sheko xariir, markan odayaasha direed waydiyey waxey dhaheen: gabdhaha adoomada oo dagalka lugusoo qabsada ayaa dobiro ladhihi jiray, marka hoyadin halkas ayey katimid ama waxa ka keenten magacaas beenta ah xaaskii axmed gurey ayaa ladhihi jiray dabiro dereed,.
    Amaa mida doonta iyo geedka waxaa laga keenay qisadii nabi muuse markii doonta saarna una socday qadar, iyo markii fircoon uu kaso cararay uu geedka fadhiyey nabi shucayb iyo 2 gabdhood uyi maadayn, waxay ku matalayan odaygii dir iyo dabiro, daaroodka waa dhagar badan yihiin sidii yahuuda, laakin hadaa nahay samaale namagaadi doontid waana ku fashilinaynaa, sidii yahuuda falastiin uqabsatay ayaa rabtaa samaale inaa qadka kasaartid.

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว +5

    Aji surre mahad Dir baan Ahay

    • @Dhuxul9
      @Dhuxul9 3 ปีที่แล้ว

      Surre ❤️

  • @fatimafariido612
    @fatimafariido612 6 ปีที่แล้ว +2

    viva Dir💜💜💜💜💜💜💜

  • @karinacwjacobs
    @karinacwjacobs 4 ปีที่แล้ว +1

    Adeerkey suldaan bashiir ilaah hanoo daayo

  • @princeleer4384
    @princeleer4384 9 ปีที่แล้ว

    masha allah suldaan bashiir maxamed geele aad ayaan kugu mahad celinayaa sidaa fasixaa ah ee aad ugu hadashaay balwentaa direed

  • @yusufcade4861
    @yusufcade4861 11 ปีที่แล้ว +1

    cid isku timaad.
    xaqiiqatan si practical ah ayaan u arkay intaa iyo ka badana ku nin gure ah oo aan garaayo oo majerten ii sheegtana arkay markaa suldaan marka hore halaga shaqeeyo isku kalsoonida taa oo muhiim ah iyo wax qabad muuqda ,ku darso inta ina cabdi warsame isaaq mucaaradka ku yahay walaalii ina addo ma jiri doono horumar la gaarayo iyo inta biimaal leeyahay Sure marka nalama dagi karo oo wa have habargidir , anyway biloow fiican ayad bilowday ee alaha idinla garab galo well done

  • @bayanibrahim1234
    @bayanibrahim1234 9 ปีที่แล้ว +3

    mashalla ilahy dad yaga Hal alaha hagadigo walahi waxan arkay dad badan oo yabay markad kudtirado war isqa maxa gagalay dir biyamal maxa gagalay dir war runti markan arag no qof oo layitah do qof kani was dir ayan Ku burarug na dir haisracdo in shallah

  • @shaakiryuusuf6330
    @shaakiryuusuf6330 2 ปีที่แล้ว +1

    Oo isaaq oo kaliya ayaa daarood Ka badane tirikoobkii afwayne sameeyay hadana uu qariyay guul qoomiyada direed

  • @hanandegan6299
    @hanandegan6299 11 ปีที่แล้ว

    masha allah suldaanka aad ayaa u salamyaa alle hanoodayo oo noo xafiiid

  • @qalbisaafiya7613
    @qalbisaafiya7613 8 ปีที่แล้ว +7

    adeer cimrigaaga ha raago

  • @abdi9303
    @abdi9303 7 ปีที่แล้ว +17

    Isaaq iyo biyomaal waa waalalo.

    • @thestealth2448
      @thestealth2448 7 ปีที่แล้ว +1

      Penguin nope, isaaq is ahlul bayt. Biimaal is dir.

    • @abdi9303
      @abdi9303 7 ปีที่แล้ว +4

      The Stealth haha do you know sheikh isaaq blood brother is biyomaal? If you don't know that then you're one of those half breed tribe of Isaaqs who don't know isaaq linage. I think you either habar jeclo or habar awal.

    • @thestealth2448
      @thestealth2448 7 ปีที่แล้ว

      Penguin both my parents are habar yonis and there is no need to insult me. I was taught that sheikh isaaq was from Iraq and is from ahlu bayt. I don't know where you got the notion that biimaal and isaaq are brothers.

    • @abdi9303
      @abdi9303 7 ปีที่แล้ว +2

      The Stealth oh I'm sorry bro but sheikh isaaq is not from Iraq. Thats just some made up rumour and sheikh isaaq is actually the son of mahamed hanaftire mahe dir aji irir samale.

    • @thestealth2448
      @thestealth2448 7 ปีที่แล้ว

      Penguin interesting i wasn't never taught about this. Do other isaaqs identify as dir or is just other clans. Are you isaaq as well?

  • @hooyomacaan7814
    @hooyomacaan7814 8 ปีที่แล้ว +4

    waansoo dhowaynaa ururka midowga dir

  • @AAR-SANAAG
    @AAR-SANAAG 5 ปีที่แล้ว

    Suldaan Bashiir Geele waa nin Mahe Dir ah oo Gaadsan ah. Waa nin ka mid ah dagaalyahanadii SNM ahna MAXAMED CALI sxbkii. Waa nin aftahan ah marka uu sheekanayo maqaayadaha iyo neelaha lagu kulmo dadku aad u dhageeystan.

  • @nasriinmohamed8588
    @nasriinmohamed8588 10 ปีที่แล้ว +2

    suldaan bashiir maxamed geele thnx

  • @muhiyadinyassinisse4871
    @muhiyadinyassinisse4871 4 หลายเดือนก่อน

    Tarikhda ninkan waxbadanbaaa ka qaldan Se wax badan Waa ogyahay lakin tarikhda waxbaaa ka maqan

  • @shaakiryuusuf6330
    @shaakiryuusuf6330 2 ปีที่แล้ว

    Dirtu waxay dagtaa Somaliland 98% jabuuti 95% kililka shanaad 85% nfd 85% koonfur soomaaliya 75%

  • @Biyomacaanhuluuq
    @Biyomacaanhuluuq 4 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah iam speechles

  • @farxaancadde8799
    @farxaancadde8799 7 ปีที่แล้ว +1

    wishing you better and strong.

    • @ndlsoild805
      @ndlsoild805 7 ปีที่แล้ว +1

      Farxaan Cadde we where onces . Adal empire ifat empire .all dir empire

  • @farxaancadde8799
    @farxaancadde8799 7 ปีที่แล้ว +7

    anigoo ah reer suure.

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED 4 ปีที่แล้ว

      Allaha sharfo surre maga dir waligoodba weyku faanaan

    • @Dhuxul9
      @Dhuxul9 3 ปีที่แล้ว

      Surre ❤️

  • @Biyomacaanhuluuq
    @Biyomacaanhuluuq 4 ปีที่แล้ว

    Waxaan maqli jiray iidoor dir weeye haduu duulaan soo kiciyo guul qoomiyada ka dhashay Dir alhsmdulilaah dad nabad jecel oon dhiiga umada jecleen waa dad oowliyo ah subxaana laah

  • @inaedo3217
    @inaedo3217 5 ปีที่แล้ว +2

    Digil iyo mirifle waa dad wadha dhashay ma ahan dad isu yimi. Suldaan bad isku shegaysaa mise na waxaas bad ku hadlaysaa.

  • @husseencagta2088
    @husseencagta2088 7 ปีที่แล้ว

    Suldaana waa AF carabi ,,ee ka badala Afka soomaaliga Waa UGAAS asagaana ugu weyn

  • @jamaaljaamac4120
    @jamaaljaamac4120 6 ปีที่แล้ว +1

    Isaaqu maha dir

  • @sheikhmohamedsheikhahmedsh9018
    @sheikhmohamedsheikhahmedsh9018 ปีที่แล้ว

    haadan saxaa cinwanlaa meshaa ku qoraan dir bel mahaan dir waa qomiyad

  • @dhashisheekhisaxaq9514
    @dhashisheekhisaxaq9514 9 ปีที่แล้ว +8

    mahad sanid adeer wax badan bad no faidysen noolada meeshasna ka si wada cadwgina ha dhaco dir iyo hawiyana ha noladan

    • @بنتالأشرافية
      @بنتالأشرافية 4 ปีที่แล้ว

      Cadawgu ma Darood ismaciil binu caqiil binu abii daalib binu quraysh baa wllo iyo inta somali da kle

    • @بنتالأشرافية
      @بنتالأشرافية 4 ปีที่แล้ว

      Anaguu waanu idin ognahay inaad dad jirta tihiin ee joojiya cadawgan aad la wareegaysaan

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED 4 ปีที่แล้ว +1

      @@بنتالأشرافية daaood ismael marehan reer abyigay allaha sharfo

    • @بنتالأشرافية
      @بنتالأشرافية 4 ปีที่แล้ว +1

      @@SUHAYB_SAED alle haku sharfo hbo adigana

    • @SUHAYB_SAED
      @SUHAYB_SAED 4 ปีที่แล้ว +2

      @@بنتالأشرافية aamin dhamanteen Dir samaroon ahaan amaba dir ahaan daaroodka uma aragno codowgeena inay yihiin lkn waa soomali dhiig,diin iyo dalba naga dhexeeyo Soomaali waa mid

  • @ahassan84ah
    @ahassan84ah 10 ปีที่แล้ว +1

    Marka waxaan hadalkeyga kusoo gabagabeyn lahaa suldaanku haisdajiyo taariikhdana & sida ey soomaali ukala degantahey runta haka sheego, haddii ay aqoon la'aan ugeyseyna, hana weydiiyo annagaa usharxeyno, runtana usheegeyno, wabillaahi towfiiq.

  • @ahassan84ah
    @ahassan84ah 10 ปีที่แล้ว +1

    Suldaanku wuxuu yidhi dir waa 40% gobolada bari ilaa galgaduud, waxaan umaleynayaa suldaanku inuusan dhulka soomaaliyeed & beelaha soomaaliyeed & sida ay ukaladagaan uusan aqoonin.

  • @Daemigrant
    @Daemigrant 7 ปีที่แล้ว +1

    Aji waa Dir oo ina Irir Samaale ah.. magaca Samaale waa Somaale caano geel oo ah Somaali

  • @suheybdariiqo9084
    @suheybdariiqo9084 6 ปีที่แล้ว +2

    Ninkan waa biimaal gaadsan

  • @ahassan84ah
    @ahassan84ah 10 ปีที่แล้ว +1

    Anigu waxaan odhanlahaa dir & daarood wey isdhaleen, waana dad walaalo ah, ee inaga daaya bahasha.

    • @yasinqasim
      @yasinqasim 4 ปีที่แล้ว

      Dir gabadhiisa ayaa Daarood guursaday

  • @martisooremedia6364
    @martisooremedia6364 7 ปีที่แล้ว

    Maasha allaah

  • @mounavbvb8309
    @mounavbvb8309 9 ปีที่แล้ว +3

    Adeer waan kusalamay wan kufarax sanahay inad soo ueuriso beel weynta direed ilahay waxan larakaynayaa inuu iskahamsiito dir gaar Shawn isaaq gadabuursi iyo ciise waxan leeyahay walaayaal iska daaya khilaafka badan ee marwalba inasoo dhexgalaya. Waayo waxan nahay dad wada dhashay makala maarano marna dadka kalena way inagu farxayaan kala jajab keena ogaada taas

  • @abdiibrahin5155
    @abdiibrahin5155 10 ปีที่แล้ว +1

    Suldaan beenta intaa la eg waa maxey subxaana laahey
    waxaa la is weydiinayaa soomaalida maxey u heshiin ladahay
    odeyga intaa cimri la eg hadana intaa oo been sheegayo war illaaheygii ku abuurtey ka baq cimri baa tahay oo tobad keen Dir qabriga kula galimeyso

  • @sayiddaauud8874
    @sayiddaauud8874 8 ปีที่แล้ว +2

    Dir waxaa gumeeyey Habargidir & Xawaadle oo kasaarey Diifow, Kabxanle, & Sh/Hoose.iidoorku dir wuukafanaa, Qolyo iidoor ah oo aan deris nahey Ayaan weydiiyey waxey igudhaheen " now, war waaxey dirta aad sheegeyso"

    • @ashkirmatan6096
      @ashkirmatan6096 7 ปีที่แล้ว

      masha alah masha alh masha alah guuul guuul

    • @somalianderpage5927
      @somalianderpage5927 7 ปีที่แล้ว

      sayid daauud abti waxaan kuwaydiiyay iidoor macaybaa waayo waxaan arkay dad badan oo isaaq aan odhan oo iidoor odhada markaa inaan ogaado baan rabaa khayr allaha kusiiyee

    • @hodanciise6965
      @hodanciise6965 7 ปีที่แล้ว

      saiyad daud anigu gabdh isaaq ahaa kama fano lakin wanu ku fana ee adigu maxd ugu didi ..... mise meeshi cagdherta miya ka xanunaysaaa....... viva dr

    • @mahamedibrahim6164
      @mahamedibrahim6164 7 ปีที่แล้ว

      Somaliander Page iidoor waxuu ku baxay ogadeenka ayaanu geerisalaamka uga dhigi jirnay subag shampoogana waa subige laxooxda ayaanu ugu dari jirnay markaa alaabta ayaanu kaga bedelan jirnay ogadeenka markaa waa magac ii doori ayey odhan jireen ogadeenku

  • @mohamedamin737
    @mohamedamin737 5 ปีที่แล้ว +1

    Adeeeèr😈intaaad😈Jiiifteeen Ayaa dhulkiiin La Dhacayyy

  • @ducaqabeciyalkaxafada3677
    @ducaqabeciyalkaxafada3677 4 ปีที่แล้ว

    Somali kale ma jirto hadii sheekadu noqoto irir samaale wexe isku badaleysaa Somalia people vs darood o asalkiisa aha isleef tigre oo ka yimid arabta waa xaqiiq.

  • @digaalecompany4621
    @digaalecompany4621 7 ปีที่แล้ว +3

    Dirka inay wax isku yihiinba moodi maysid
    Anigaba inaan dir ahay wakhti dhaw ayaan bartay
    Dirta gobtaa allaha dhawro

    • @AmY-gm2qs
      @AmY-gm2qs 6 ปีที่แล้ว

      Niyaw waan kula arkay taas. Laysma garanayaba waan yaabay

    • @aishaqamar1989
      @aishaqamar1989 5 ปีที่แล้ว

      Ninkan hadlayaa si wanaagsan u dhagaysta wuxuu yidhi "Dir dad la jabin waayey ayey ahaayeen laakin gumeysiga ayaa kala diray, markii dambena dawladaha Somaaliya ayaa gumeysiga daba raacay oo magacii iyo dadkii wax isku ahaaba aasey.

  • @zakariyealishakuur9278
    @zakariyealishakuur9278 4 ปีที่แล้ว

    Ader illhow imrikaga ku dhereyo gadsan wagan direeed

  • @mohaaabdi963
    @mohaaabdi963 10 ปีที่แล้ว

    Ya ka badaaan Dir ii sheke dholka soomaliyed. Waxa ka hadali karo malaha rintas wale

  • @afrahyousof4364
    @afrahyousof4364 4 ปีที่แล้ว +1

    Inaalihi wa inaaliy raajucun shiikh isaxaaq baa nasab anu ahayn lagu sheegayaa denbigaa idikas qaba iyo wixii fikiraa wata ee maytida been ka sheegaya

  • @deeqaduale6268
    @deeqaduale6268 7 ปีที่แล้ว +2

    siyaad daauud hurdada ka toos, deefow iyo kabxanley yaa haysta oo degan, horaa loo yiri dagaal waa galinka dambe .dirka koonfureed taariiqdooda iyo meesha dagaal looga adkaaday soo sheeg lama hayo lamana sheegin, balsoo raadi, iyadoo guuto sedaxaad iyo guuto shanaad oo milateri oo beeleed ah ayey quus ka taagan yihiin sh/hoose.

  • @omaradam4602
    @omaradam4602 8 ปีที่แล้ว +2

    Aboodi Abdale idoor dir weey o adeerka cali dhuuxba sheegay Isaaq. Samaron.ciise iyo qaar kaleba wa dir waqooyi. dirka koonfured iyo ka itoobiya dagana wad taqaana waxanay ahaayen dad ilbax o qabyaalada ka xishooda lakin imika way midoobayan wanay is caawinayan ku abshir saxiib

  • @ahassan84ah
    @ahassan84ah 10 ปีที่แล้ว +1

    Anagu hadeynu nahey daarood, weynu jecelnahey reer ayeeyadeen / reer abtiyadeen beesha dir, mana dooneyno xumaantooda, laakiin waxaan rabey kaliya inaan caddeeyo beesha daarood weyne inuu 5ta soomaali meelwalba uu degenyahay.

  • @TheIsmakaka
    @TheIsmakaka 7 ปีที่แล้ว +2

    Libaax dir waxaa kala dhumiyay waa gumeesiga

  • @maandeeqwardheer8120
    @maandeeqwardheer8120 10 ปีที่แล้ว +1

    Magaalada Mogdisho, Marko, Afgooye waxaa leh- Kamasle Hawiye.

    • @suldaannuurdhagacun
      @suldaannuurdhagacun 9 ปีที่แล้ว

      +maandeeq wardheer lol oo goormay yesheen dad xaran ka wada dhargayba yaacaya oo ku koray caku

  • @muxsinmohamed986
    @muxsinmohamed986 10 ปีที่แล้ว +1

    Aboodi cabdala adeer cuqdad baa ku haysa isaaq waa dir cid walibana way ogtahay laakiin isaaq waligii cidna umuu baahan kaligiis baa daarood intuu dhankaa kagalo dhanka kale ka baxa, Aad baan u soo dhawaynayaa suldaanka direed waxaan leeyahay hawl culus baad haysaaye haka caajisin intaad beesha kasoo uruurinaysid eed isku keenaysid ilaahay cimriga hakuu dheereeyo

    • @maogtahay8727
      @maogtahay8727 7 ปีที่แล้ว

      Su'aal xagay daarood iyo isaaq isku arkeen ma jilibyada wada degga ayaad nooga sheekaynaysaa

  • @moha-hi6dg
    @moha-hi6dg 6 ปีที่แล้ว +1

    Walhi hadaan been lasheegayn ninkaan taariikh ayuu hayaa suldaanka waa in buug laga qoraaa waa nin caqli iyo aqoon dheer iyo waayo arag ah ... Wuxuu yiri. Noth East kenya waa gobilka somalida 1000 km
    Waxaa laga soodortaa 11 qof. Halka 300 km laga soodoorto 40 qof waan dareemi karnaa dibdhaca inahaysta allow somali Mideeee

  • @ahassan84ah
    @ahassan84ah 10 ปีที่แล้ว +1

    Waakaasaa Daarood wuxuu heystaa Puntland, Kililka5, NFD, Khaatumo, Maakhir, JubbaLand, & 50% dowlada federalka, xittaa somalilanta aad sheegeyso annagaa kujirno oo waxkadhisney, haddan kabaxnana waxey noqoneysaa idoorland qudha.

    • @suldaannuurdhagacun
      @suldaannuurdhagacun 9 ปีที่แล้ว +3

      Amil Hassan kkkkkkkk orod map ka Ethiopia soo eeg boqolkiiba 20 waa isaaq 40 waa dirka kale darood xabashiba ku shaqaystay suldaankii ogadeen ba lagu yidhi yaan u dhibanaa xilka ma isaaq mise ciise wuxuu ku jawaabay xabashiga iigu dhiiba xabashigan ka qadan karayee harti somaliland dagan oo dhan habaryoonis baa ka badan

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 6 ปีที่แล้ว +1

    hadi wax laisu yahay qof walaba meeshiisa ha ku nabad glao lakiin jabuuti anaga nama khusayso wa xasid xadhigeeda goay somaliland inta wada degta wax isu ah ciday doonto ha noqto waayo iyaga ilamabti iyo habar wadaga iyaga derisa qabiil wlaab oo somaliland baa dadkayaga ah waayo kuwasa ilahay na waydiinaya deriskeena isaaaq jabuuti geeeyn mayso koonfur ama cid kale oo somaliland ah jabuutina boook somaliland bay ku qoran thay waxay xuman ka shaqysay iyada samaysay khautomo sheekooyinkaas waana ognahay book noogu tala marka adero ha nagu maslaxin ciise hadna ciise shakadan idin soo wada dhiibay siysada somaliland waa dadkeeda oomidooba is jecelada wala isaaq waala darood wala samaroon wala hawiye wala gaboeye wixi degan odhan oogacmaha is qabsda wanagoodana ka shaqeeya ayaa danteena ah koonfurna danteeda wa iyago is jeclada walaalooba sida somaliland jabuutiana wa xaa udana dictatorka oo ka dega dadkana u cadalad fala ay iska tuuran dictatorkas kilinka 5naad dantooda waa iyago cadalda ka wada tashada walalooba kan nfd iyagna wa iyagoo walaloobaa wayo idinka isku meela isaaaaaaaaaaaq waa hagaaha sharaftaa beelaha la degana wanaagu baraa xuman ma baro wax midoobayana majiro waayo mar baad hiilin lahaydeen siyad bare wuxu smanayay bad ka gurman lahaydeen hadna noolada hadanu beri walaloahayn adunka dhan adam baa wada dhaalay intii is fahnta walaloah

  • @ardoabdiosman1366
    @ardoabdiosman1366 ปีที่แล้ว

    abowacabdinasirbashiir

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 6 ปีที่แล้ว

    jabuuti wa xasidka somaliland waxba gogol dhigan mayno

  • @maogtahay8727
    @maogtahay8727 7 ปีที่แล้ว +1

    hhhhhhh hadii sheekadu irir samaale noqoto dee waa daarood vs somaalida kale

    • @ducaqabeciyalkaxafada3677
      @ducaqabeciyalkaxafada3677 4 ปีที่แล้ว

      Somali kale ma jirto hadii sheekadu noqoto irir samaale wexe isku badaleysaa Somalia people vs darood o asalkiisa aha isleef tigre oo ka yimid
      arabta waa xaqiiq.

  • @MrFarta2006
    @MrFarta2006 9 ปีที่แล้ว +1

    Danta guud ku midooba reer tolkeey, allaha idinka dhigo kuwii dajiyo dadkii la baro kiciyey allaha idinka dhigo kuwii isku keeno dadkii kumeystaha kala daadiyey.

  • @ahassan84ah
    @ahassan84ah 10 ปีที่แล้ว

    Suldaanku miyuusan ogeyn daarood weyne unuu dago sool, sanaag & ceyn 95%. Bari, nugaal, & mudud 95%. Galgaduud, hiiraan & sh/dhexe 40%. Banadir, sh/hoose 30%. Juba dhexe, juba hoose 60%. Bay & bakool 35%. Gedo 95%. Kililka afraad 65%. Kililka shanaad 95%. NFD 85%.

    • @hodanciise6965
      @hodanciise6965 7 ปีที่แล้ว +1

      20 precent kama dego sool iyo sangta sheegayso ...... isaaaq ayaa ka taliyo...... somaliland hudern precent.... viva dir anigo isaaq ahaa iam proud besha dired

  • @ahassan84ah
    @ahassan84ah 10 ปีที่แล้ว

    Haddiise darood wax laga qaadi karo, 1991ki soomaali oodhan baa isugu tagtey, xittaa sanbuuqo weynti baa waxaa loobixihey kamasle hawiye, adiguna waxaad kahadleysaa irir samaale, dir & waxaan macno sameyneyn.

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 6 ปีที่แล้ว +1

    dirka haday nala dhasheen maxay dagaalka noola geli wayeen marki snm sowti odaygi ciise siyaad bare la heshiisinayay xabashigii si snmlooga soo eryo itoobiyaa sowkuwa hada na citirafi wayay ka shaqeeya siday dadka noogu kiciyan sowtay nagu sameyeen inay somaliland kala jebiyan ciise aderyaal hadaydan ii danqan hada ha odhanina isku dad banu nahay xasidka kowad i xasidaya waa jabuuti

  • @muntazissa6837
    @muntazissa6837 6 ปีที่แล้ว +1

    odaygan hadalaya hadanu sheegin waxan odhan laha waaba isaaq waaayo aad buu ugu eeg yahay lakiin anaga dir wax nooma tarin maarki diyardaha na rusheeyeen biyo maal mooye reer kaas oo qudhan tirsna inta kale ma naqano

    • @saxarlasugule9745
      @saxarlasugule9745 2 ปีที่แล้ว

      Wllo dir koonfur dagaalkii 1988 naf iyo maalba way inala garab taagnaayeen miyaanad arad siciid indhoole waa nin surre ah dagaalkii ayuu ku indho beelay waa walalaheen

  • @yasingeero9692
    @yasingeero9692 5 ปีที่แล้ว +2

    dir irir samale hanoolado oo halawada shaqeeyo

  • @8yearsago649
    @8yearsago649 10 ปีที่แล้ว +1

    odaygaan riyo ayuu kunool yahay oday iska noolow kkkkkkkkkkkkkk

    • @mahamudismailomar1733
      @mahamudismailomar1733 10 ปีที่แล้ว

      aboodi cadala kkkkkk riyo ayaad kusheegaysaa walee hadaan soomali dadkaa aanu diinta islamka barnay ee daarood lagaqaban walee markalay soomaali faraha iskula tagi....
      mardanbe oo la isu soo dhicinayaa majirto kiniya iyo toobiya taga oo waxlaqabsada oo faraha kala baxa soamida kale

    • @Haadi2022
      @Haadi2022 9 ปีที่แล้ว

      Aboodi Cabdala kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk adiguna iinooloow sxb

  • @amalhassan263
    @amalhassan263 5 ปีที่แล้ว +1

    Isaaq biyomaal wlo wn layabey arinka waligey ma maqal ee cadeen cad keena

    • @saxarlasugule9745
      @saxarlasugule9745 2 ปีที่แล้ว

      Waa walalo anigoo isaaq ah weligay ayaan maqli jiray ma beentii carab ayaanu nahay ayaa weli haysataa naa heedhe somalia markaynu ahayn iyo imankaba isaaq dawlada somalia kuraasta waxay ku qaataan ma taqaana

  • @jaykay2103
    @jaykay2103 11 ปีที่แล้ว

    suldaan ku wuxuu yidhi 80% kililka 4 waa dir.waa dir kee

  • @user-qw7zh9jr3j
    @user-qw7zh9jr3j 3 ปีที่แล้ว

    Dir Wax La Yiraahdo Ma Jiraan Ismana Saarna Qabiiladaasi Nin walowba Meel kalida is taag cid walpa Isaaq bay Ku walaceen War Dir isaaq Hawiye daaro iyo Digil iyo Mirifle bas weeye Intaasi waa soomali dadka Iyo dalka Lagu sheego

  • @بنتالأشرافية
    @بنتالأشرافية 4 ปีที่แล้ว +1

    Darood ismaciil binu caqiil binu abii daalib binu quraysh waxaanu idiin lee nahay jir oo joog beesha direed

  • @caliyare82
    @caliyare82 9 ปีที่แล้ว

    ninkaan waxbaa ka qaldan waaba ka yaabay waa nin weyn waa dadkii somali maanta wanaageda ka shaqeyn lahaa cimrigiisa dadka joga wanaag ayeey ku taliyaan odaygaan maa lahadashiin waxii udhaw ama yaqaan adeerow inaan ku af lagaadeyo caawa marabo nin islaam ah hadaa tahay wanaaga ka hadal oo xumaanta iska daa waa dhimaneeysaa maant maalin aan aheeyn ayaa lagu su aali doonaa hadalkaa ku hadleeyso naftaada ayaana mas uul ka tahay maalinkaasna Qabiilna waxba mataraayo e somalinimo u hadal aflagaadada ka daa uamada ilaahey taarikhdu weey qoreeysaa kii fiican iyo xunba maanta maalin aan aheyn ayaana laala xisaab tami doonaa

    • @dhashisheekhisaxaq9514
      @dhashisheekhisaxaq9514 9 ปีที่แล้ว +1

      ninkan wax xun mu sheegin tariqda direed bu ka had laya umada gala tagtay wana wax fican ilmaha inu wax baro lakin adiga inte ba ku xanunaysa laga yaba inad ka xuntahay cuqdadad ku dhimo

  • @mohamednoor5097
    @mohamednoor5097 4 ปีที่แล้ว

    ...

  • @inaedo3217
    @inaedo3217 5 ปีที่แล้ว +2

    Ugaasow dadka ha qaldin. Ma waxaaba noo kentay Quranyow Mohamed waa dir. Quranyow waa qayb ka mid ah beesha Garre, ma ahan dir. Waa digil iyo mirifle.

  • @ahassan84ah
    @ahassan84ah 10 ปีที่แล้ว

    Sheekada haddii la diridireeyo, waxaa soo galayo daarood oo mideysan.

  • @Muhyedinschannel
    @Muhyedinschannel 6 ปีที่แล้ว

    Wax la isku soo mab nabay iyo shuqul oromo uunbay iila Eegtahay

  • @wadani7373
    @wadani7373 8 ปีที่แล้ว

    kkkkkk odeygan waa xariif yaa usoo tiro kobay dadka uu shegayo.
    hadey kenya iyo melwalba sida ugu badan yihiiin xagey madaxdodii iyo shacabkodii jiraan anagu wx magac iyo tiro leh maanan maqal sxb. Intaas oo dhul ah hadii lagaa hysto ciil bdn walee waad kuseexatay sxb kkkk

  • @yusufcade4861
    @yusufcade4861 11 ปีที่แล้ว

    isaaqna hala ogoleeysiiyo isaaqnimada ilayna laguma karee kaba daranoo somali nimadii ayaa lagu kari la yahay oo waaba carab ayay leeyihiin baanu nahay ,
    Viva Somaliland

    • @sakariyacabdiraxmaan6710
      @sakariyacabdiraxmaan6710 5 ปีที่แล้ว

      yusuf cade manihin. Nio Anagu dirbanunahay aftirsintayaduna. Waa dir marka La hayso inader

  • @kingmeow4226
    @kingmeow4226 8 ปีที่แล้ว

    kkkkk isaaq waaxe sheegtan caraab why isaaq uga fanaa dir soo mahaan dad nasaab ah

    • @abdi9303
      @abdi9303 7 ปีที่แล้ว

      Mr Calanleey sharif Isaaq is dir

    • @hodanciise6965
      @hodanciise6965 7 ปีที่แล้ว

      calanley ogaden qadhmun ayaaa tahay ilahay ayaa dir badiyey...... iam isaaq wan ku fanyaa nacal cagta dher kaga yale

    • @thestealth2448
      @thestealth2448 7 ปีที่แล้ว

      badar omar we are dir .

    • @dhago1117
      @dhago1117 4 ปีที่แล้ว

      Anagaa isaaq dira ahyaan ahaan doono ha dhagasan kuwa isaaq iska dhiga dirta caaya waa fulay doonaya dirta kalagura waayo haday midoobaan cid isdhqaajin kartaa majirto isaaq ookaliyaa Somali dhab kabaqaan maxaad umalny dirta isku Duban Africa kaqaxi lahayan anga dir ah kii diiday isagaa yaqaan waa cadaw isaaq iskadhigaya hubaxin from hargasa somaliland hoy dirad

  • @miskituuoromia8108
    @miskituuoromia8108 5 ปีที่แล้ว

    Zero
    Z

  • @asadfaah5827
    @asadfaah5827 6 ปีที่แล้ว

    GURGURE IYO JAARSO IYO GARRE ma Somalia miyaa Fadln

    • @inaedo3217
      @inaedo3217 5 ปีที่แล้ว

      Beesha Garre waa beel wayn ee somaaliyeed Waxayna ka tirsan yihiin beelaha digil iyo mirifle.

    • @abdulahiyusuf4724
      @abdulahiyusuf4724 4 ปีที่แล้ว

      Jaarso ali madaxweyne madaxweyne dir irir samale

  • @ilyaas123
    @ilyaas123 8 ปีที่แล้ว

    Aryaa odaygaan ma waashay, Oroma-dii 50-miyan aheedna waxuu yiri waa dir....suldaankaaba dhac,kan mooryaan ayuu ku fiicnaa laakiin waa gaadsan aan soomaaliya meel ka soo gelin.

  • @dhago1117
    @dhago1117 4 ปีที่แล้ว

    Yaa taaban kara biyamaal isaaq oonool

  • @munassarofficial193
    @munassarofficial193 7 ปีที่แล้ว

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

  • @HassanAli-zd3oh
    @HassanAli-zd3oh 8 ปีที่แล้ว +2

    it's absolutely a big lie the dir people are minority

    • @abdi9303
      @abdi9303 7 ปีที่แล้ว +2

      Hassan Ali dir is the second largest clan in Somalia

    • @ndlsoild805
      @ndlsoild805 7 ปีที่แล้ว +1

      Hassan Ali lol learn history mate