Sirdoonkii Somalia (Sheeko Xiiso Badan)

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 391

  • @mohamedaliabdirahman6346
    @mohamedaliabdirahman6346 5 ปีที่แล้ว +751

    Inta Xiiseysa Arimaha Sirdoon-ka Iyo Millitery-ga like ta ha saarto.

    • @hamareym.a1879
      @hamareym.a1879 5 ปีที่แล้ว

      sii waad aad baan uxiisayaa ee

    • @kabadagechannel9791
      @kabadagechannel9791 5 ปีที่แล้ว

      Saaswaaye

    • @mohamedaliabdirahman6346
      @mohamedaliabdirahman6346 5 ปีที่แล้ว

      @Jacfar Caamir Wey Soo laaban doonta bro.

    • @فرصانالفرقانفرصان
      @فرصانالفرقانفرصان 5 ปีที่แล้ว

      Marks
      Wa arin fican taariqdi nss
      In wax lagabarto wax tarkii tayada uu lahaa sirdonki Somalia
      Wa in laso bandhigaa dhagarta dowladaha kuholanaa agar daacinta sirdonki Somalia
      Mana ah in laso bandhiga qabkii ay ushaqeyjire nss Somalia iyo saraakishi hogamineysay som
      mahad sanid

    • @hassankhalif3875
      @hassankhalif3875 5 ปีที่แล้ว

      Hassannoor

  • @体育频道-h1b
    @体育频道-h1b 5 ปีที่แล้ว +19

    Ciidanka iyo sirdoonka somali wxey ahaayeen libaaxyo maaantane waa dorooyin allaah janada hani keeyo shaqsiyaadkii hogainaayey ciidanka iyo sirdoonka somlia uu u horeeyo jaalle aaabe Maxamd Siyaad barre 🙏🏼❤️❤️

  • @Basso1099
    @Basso1099 5 ปีที่แล้ว +165

    Somalia BariGu Siyad Bare HaysTay Bay Ahayd Somalia WlHi
    Allow Siyad Bare O Kale Nososar WlHi AnO Somalilander ah O Isaaq Isaaq DhaLay Ah Ayaan Saas Leyahay Sababtuna Waa CuQdad Ma Qabo Waxan Raba Wadan Mid Ah 20 Jir Ahay WlHi Waxwalba OG

    • @moismail6233
      @moismail6233 5 ปีที่แล้ว +7

      Masha allah sxb alle ha badiyo dadka adigoo kalaa oo cagliga u saaxiibka ah😍😍😍😍

    • @nuurshewiilqaran4266
      @nuurshewiilqaran4266 5 ปีที่แล้ว +4

      Maa shaa Allah, bro aad baan kugu raacsanhy

    • @ريتاجمحمد-ن4خ
      @ريتاجمحمد-ن4خ 5 ปีที่แล้ว +1

      Masha allah wll

    • @AO00720
      @AO00720 5 ปีที่แล้ว +5

      Anigu maa rabo marka maa cuqdad ban qaba mid baan kusheegaya ee inta aad shaydanka iska naartid qabiilkagana adiga kugu koobnado rayigaga dhibo kuman isaaq ah ayaa jira oo fikirka kula qaba iyo kumanan kale oo kaso horjeeda mid cuqdad qabana majiro ee tarikhda dib uu badh afweyne kale ayaan raba waxa kayeedhsiyay aqoon la’anta tarikhda kahaysa afweyne hadu wanagsana somali maanta halkan ay joogto may joogi lahyn mid kale oo lamidana hadu soo baxo waxba soo kordhin mayo sababta oo ah somali 1969 iyo somalia maanta isku mid maha ee ilahay wanag waydiso inta aad shaydan waydisanaysid ducada ka khaldane

    • @zamiirhassan1469
      @zamiirhassan1469 5 ปีที่แล้ว +2

      Ma tihid lander adeer ha sheegan moryan ayaad tahee fuck

  • @sheekhfaarax114
    @sheekhfaarax114 5 ปีที่แล้ว +110

    Woow Mustaqbalka Dhow ina sirdoon noqda jeclhy insha alh Maracade show kutaagera keep going

    • @现金之王
      @现金之王 5 ปีที่แล้ว +3

      Cumarinho Official aniga hada barto insha Allah dalka ugu shaqeyn donaa..

    • @somalipranks8192
      @somalipranks8192 5 ปีที่แล้ว +8

      Hhhhhhhhhh nin surdoona uma qalantaan waayo waxba ma qarsan kartaan

    • @现金之王
      @现金之王 5 ปีที่แล้ว

      SOMALI pranks hhhh prank miyaa

    • @ismailmohamedadan1638
      @ismailmohamedadan1638 5 ปีที่แล้ว +2

      Hhhh sidan sirdoon laguma noqdo

    • @zuhaibabdirahman2079
      @zuhaibabdirahman2079 5 ปีที่แล้ว

      Hhhhhh. Zxp imikaanba information kaaga hynaaye hadhaw hadaan kuu baahano waan kaa takhalusi karna. Lols

  • @libanmoha1478
    @libanmoha1478 5 ปีที่แล้ว +105

    Aadbaan u xiiseeyaaa
    Waxan ka codsan lahaa Dhanka somalia Sirdoonkeeda inaad diirada noo saarto 🙏🏻🙏🏻🙏🏿🙏🏿

  • @warsanmoalim1191
    @warsanmoalim1191 5 ปีที่แล้ว +17

    Qaranimada iyo wada jirka iyo marka dadku qiimaha leeyihin ayaa kadhex aragnay sheekadan
    Aaaaaaaaah am so sorry to somalia😭😭😭😭
    Thanks wll nooso badi fariimahan🙏

  • @wardafyoutube2325
    @wardafyoutube2325 5 ปีที่แล้ว +16

    Siyad bare illahay abalkiisa ha gudo Somali wa xasid ogow

  • @KhalidAhmed-vn4nw
    @KhalidAhmed-vn4nw 5 ปีที่แล้ว +22

    waaw sxb adba kugula dhacay wlh aad iyo aad iskuday ina sirdonka somaliya so badiso

  • @abdiabdirisaq6076
    @abdiabdirisaq6076 5 ปีที่แล้ว +41

    Sargaallka Soomaaliya xaga sirdoonka ayaan rajaynayaa inaad noqoto walale

  • @baxsanhaajijanaale5444
    @baxsanhaajijanaale5444 5 ปีที่แล้ว +40

    aadban u xiiseeya thnks wlo😍

  • @xikmadzameh4794
    @xikmadzameh4794 5 ปีที่แล้ว +53

    Arimahaas sii wad ku odhan lahaa yaa igu raacsan

  • @amranabdullahi6661
    @amranabdullahi6661 5 ปีที่แล้ว +3

    Aadbaan uga helaa arimaha Sirdoonka waxbadana waad nooga faaideyso thanks for your effort and keep going🙏🏻

  • @TheSamale
    @TheSamale 5 ปีที่แล้ว +7

    Maracade, well, done with excellent. Watching from England.

  • @hawamohamed5502
    @hawamohamed5502 5 ปีที่แล้ว +4

    asc.sirdoonkii soomaalida wuxuu ahaa sirdoon difaacey qaranka.maanta waxa daka kharibaya waa sir gatayaal ku ah cadow dalka.oo waliba u hadla imaradka iyo kenya iwm.wallahu aclam.

  • @caanobooro1446
    @caanobooro1446 5 ปีที่แล้ว +35

    Inta xiiseeyso maracade iyo arimaha sirdoonka like ta igu sharaf wll mcn mhdsanid

  • @daariqahmed8297
    @daariqahmed8297 5 ปีที่แล้ว +8

    Somalidu Waa wada siyaasi ee #sirdoon waxba kama yaqanan oo Waa yo #sir malaha

    • @TheSubayr
      @TheSubayr 5 ปีที่แล้ว

      taasaan been ahayn siyasi maahe waa oral society

  • @kabadagechannel9791
    @kabadagechannel9791 5 ปีที่แล้ว +14

    Maasha'allaah sxb dadka
    Kugu xeeran 100/100 Waxay
    Xiiseeyaan sirdoonka saas
    Daraadeed chennelka oodhan
    Kawada Dhig mid kasheekeeya
    Arimaha sirdoonka OO kaliya
    Cidii igu raacsan farta
    Mahadsanid

  • @shamsoali4540
    @shamsoali4540 5 ปีที่แล้ว +15

    Mashaa Allaah

  • @shafaarmoha9479
    @shafaarmoha9479 5 ปีที่แล้ว

    Mnshllh dadkii USO halgamay dalkeyga hooyo waa Somaliyee ilaahey danbigooda ha dhaafo intii dhimatayna ilaahey janada haku abaal mariyo inta noolna ilaahey murigo matuso Aamiinta raaciya

  • @Hassan-qs2xy
    @Hassan-qs2xy 5 ปีที่แล้ว +13

    Masha allaah wll qeyr badan allaah ku siiyo mhdsanin somalidii horay allaah soo celiyo 🇸🇴🇸🇴

  • @kafiyainamahamed7977
    @kafiyainamahamed7977 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allh waan kufaraxsanahay sida aad inogu so gudbisay sodaa qeybta labaad eebasasada Amiina Almufti gabadha carbeed mahdsanid👍

  • @AbuYussuf
    @AbuYussuf 5 ปีที่แล้ว +18

    saaxib aaway midii kale ee qabyada ahayd. gabadhii basaasada ahayd ku saabsanayd?

  • @cabdirxamanafgubsheikhdoon4010
    @cabdirxamanafgubsheikhdoon4010 5 ปีที่แล้ว +5

    waaankaxumahy maanta meeshaan naal iyo meeshii shaly aanjoogny soorry soorry sxp ciil qaracan waynaa

  • @mohamedhajji5785
    @mohamedhajji5785 5 ปีที่แล้ว +2

    👍👍👍👍👍 in badanaa sugaayay sheekadaan cml noo soo badi

  • @abdifitahjamac8148
    @abdifitahjamac8148 5 ปีที่แล้ว +4

    Soo badi arimaha sirdoonka bro.
    Ramadan Karim

  • @aliwardiid3179
    @aliwardiid3179 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa kaafi iyo kala dheeri waana tayo sare waana kahelaa arimaha sirdonka

  • @muatafa6949
    @muatafa6949 5 ปีที่แล้ว +6

    Mahadsanid wll somaliyed

  • @hormarinaftaadamedia8401
    @hormarinaftaadamedia8401 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allaha wll horay usoco wllh waa sheeko xiso badan aad ayaan uga helay fadalan nala wadag arimaha sirdonka somali

  • @Sixa-clinic
    @Sixa-clinic 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa barnamij fiican sigaara ayaana u xiiseyaa, runtiina waxaan qabaa iney idha badan oo kala gedis ay soo jiidan doonto muqaladan koob kooban

  • @osmandahir8486
    @osmandahir8486 5 ปีที่แล้ว +1

    maate aaku so biire janalkaan waxbadane waaka faaiide waana xiiseeyaa arimaha sirdoonka sababtoo ah caqli baaka siyaadsadaa ee hor.mar wacan bro ❤️🙏

  • @Dr.HusseinEid
    @Dr.HusseinEid 5 ปีที่แล้ว

    Siyaad bare ayaa masuul ka ah dhibta soomaliya maanta haysata alle uma naxariisto

  • @cawaaleh
    @cawaaleh 5 ปีที่แล้ว

    ilaahay cadaabta haku fogeeyo siyaad bare wuxuu ahaaa ninkiii laaaayay malaayiin somaliya bilaa sabab,, wuxuu badalay aayadihiii quraanka ahaa, wuxuu laayay culimadiii,, ilaaahay uma naxariiisto.. waxa dhacaya maantana isagaa ka masuuula ilaahay cadaabta halka ugu hoosaysa ha galiyo insha allaah

  • @adanyuusuf5350
    @adanyuusuf5350 5 ปีที่แล้ว

    laga shakin maayo wll wayo bulshada ayad wax la wadaagta waad mahadsantahay soo bandhigada fakridaha inaga qarsoon ama u bahan barashada😊😊😊

  • @kingahmed3026
    @kingahmed3026 5 ปีที่แล้ว +24

    Hadaad jeceshahay chanelka MARACADDE SHOW LIKE SAAR🤙

    • @Mb00099
      @Mb00099 4 ปีที่แล้ว

      Yaa daneeya arimaha sirdoonka

  • @ahmedyousuf780
    @ahmedyousuf780 5 ปีที่แล้ว +6

    Tonight I am first one likes hayla dhafin tnks zhp

  • @kamaalDeelka
    @kamaalDeelka 5 ปีที่แล้ว +1

    Rageedii waxaanookale noosogudbi waxtaleyihiin mustaqbalka waxaaan jeclahay sirdoonla somaliyeed inaan ushaqeeyo oo aan dhiigeyga uhuro wadamada nagu mashaquulsan aan mashaqo kunoqdo sida halyeyga somaliyeed ee aadka shekeneso insha alaha

  • @wardaabdi6425
    @wardaabdi6425 5 ปีที่แล้ว +1

    Maanshalaah wllkay warun waan jecelnahay shekoyinka shirdoonka

  • @mohameddaahir2220
    @mohameddaahir2220 5 ปีที่แล้ว +2

    Cawwa anaa u horeeya waa marki 2aad ee aan barnaamijkan oo kle usoo horee mr maracade### halka kasii wad sxb

  • @hagahaofficial9868
    @hagahaofficial9868 5 ปีที่แล้ว +1

    Masha allah wllo jazaka allahu khayr

  • @drs.suldishhazzo6541
    @drs.suldishhazzo6541 5 ปีที่แล้ว

    Somalia wxee burburday ee ilahay haa isku geeno😢🤲

  • @arday2695
    @arday2695 5 ปีที่แล้ว +6

    Zxp sirdoonka soomaaliya soo badi

  • @CalmadoowCismaan
    @CalmadoowCismaan ปีที่แล้ว +1

    Adiiguu shuushaad miiyaad kaarsan taahaay .waagaas maashaaqiin yiir caruur ba dahad . Yaakaaga sheey haamay

  • @abdishakourmohamed3130
    @abdishakourmohamed3130 5 ปีที่แล้ว +1

    Top baatahay sxb sirdoonkana waa tageeraaa si xasaasiya waliba kuwad

  • @purhaanxbf8496
    @purhaanxbf8496 5 ปีที่แล้ว

    Wwwww caadi mhn NSSS zxp maracade wxn kaa codsan lahaay inaad warbixin noogasoo diyaarisid sirdonkii somaliya hadii buug ka hadlayo jirane nala wadaag buuga magaciisa mahadsnid taliye

  • @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac
    @MudaneMaxamedCabdiqaadirJamac 5 ปีที่แล้ว +3

    Mahadsanid sxp.
    Laakin meeday sheekadii Aammina Almufti ee noo socotay.

  • @amalahmed8680
    @amalahmed8680 5 ปีที่แล้ว +1

    MashAllah 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴👏👏👏🦁🦁🦁🦁🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️❤️❤️❤️❤️

  • @hamdasheikhassen7166
    @hamdasheikhassen7166 4 ปีที่แล้ว

    Allow markale soo celi geesiyadeenii horoo kale🙏🙏🙏

  • @mustafeabdi3256
    @mustafeabdi3256 5 ปีที่แล้ว +5

    horu socod wcn sxp

  • @abdisamadguuled2208
    @abdisamadguuled2208 5 ปีที่แล้ว +15

    Aad ayaa u mahad santahay wll qli

  • @wacafkingwacaf3923
    @wacafkingwacaf3923 5 ปีที่แล้ว +1

    Woow qisadan horay ayaan u maqlay ee wll no soo badi

  • @ismahanmohamed7956
    @ismahanmohamed7956 5 ปีที่แล้ว +3

    Wll huray usoco wan ka helaaa barnamijka Sirdonka keep going my pro🙏❤️👌👏👏

  • @mssno6368
    @mssno6368 5 ปีที่แล้ว

    Arimaha sirdoonka aad ayaan ujeclehy wlhi mar un inaa naqdane waan rajeynaaa Insha-Allaah.

  • @AMATALLAAH-qd3pq
    @AMATALLAAH-qd3pq 5 ปีที่แล้ว

    Waxaa ilaquman inaan lagashekaynin Sirdoonka Dalkaada. Waayo Dalwalba si ayuu sirtiisa Uga shaqeeya..Somaali Sirba maleh waana waxaan horay ugu socon waynay. Allah kariim

  • @abdullahimuhudin435
    @abdullahimuhudin435 5 ปีที่แล้ว +2

    Hhhhh xiiireeey national hero ayuu ahay wlhi lpx dheh

  • @avocadosavage1903
    @avocadosavage1903 5 ปีที่แล้ว

    Masha allaah allow namidey somali weyn midey

  • @maxfuudhassan7781
    @maxfuudhassan7781 5 ปีที่แล้ว +1

    Thank you bro noo soo wad sirdoonka

  • @suldaanmohamedosman1592
    @suldaanmohamedosman1592 5 ปีที่แล้ว +5

    Alla ciil weynaa.
    Somaliya maxanu kanaqana burburki ayanu dhalanay dhac boob iyo dil ayanu kuso barbarnay.
    Ilahow Dowlada nasii danta dalka diinta & dadkaba ilaaliso.
    Ilahow madaxda inoo hagaji

    • @najiibalpha9409
      @najiibalpha9409 5 ปีที่แล้ว

      Dhac iyo boob kulaha nio ujedkada cadeeso 👆

    • @suldaanmohamedosman1592
      @suldaanmohamedosman1592 5 ปีที่แล้ว

      @@najiibalpha9409 war waad edeb daran tahay ujeedkayga maxa kagadhish ah

  • @okitsme47
    @okitsme47 5 ปีที่แล้ว

    masha allah sooo badi sakaal, run ahaantii waayo aragnimo badan ayaan kahelay, mahadsanid

  • @HargalTv
    @HargalTv 5 ปีที่แล้ว +5

    Aad ban u xiiseeyaa sirdoonka dalkeena in aan wax badan ka ogaado mahadsanid sxp

  • @muktarabdullahi9436
    @muktarabdullahi9436 5 ปีที่แล้ว +6

    Sirdoonka aduuunka waxaay samatta bixiyaan dalkoodda sirdoonka somaliya mawax lasheegaa

  • @muqtaarshaafiabdi4462
    @muqtaarshaafiabdi4462 5 ปีที่แล้ว +1

    waa xoog mihiim.ah waad mahadsantahay halkas kasi waad

  • @mowlidmohamedisse1656
    @mowlidmohamedisse1656 5 ปีที่แล้ว

    Mr. Mohamed Isse walaal mahadsanid aniga arimahan oo kale ayaa I Soo jiita sida badan.

  • @abinashbinsuriya6807
    @abinashbinsuriya6807 5 ปีที่แล้ว +21

    Sxb qaabka sirdonka wax aay u baaaran ayaan kaa codsani lahay

    • @AhmedAli-uq6cz
      @AhmedAli-uq6cz 5 ปีที่แล้ว

      Bro taasi waa cilmi, cilmina goobtiisa ugu tagaysaa.

  • @sharmaarkemohamedhersi5202
    @sharmaarkemohamedhersi5202 5 ปีที่แล้ว +4

    Masha allah wax bdn ka ogaanay wll

  • @GAANI.
    @GAANI. 5 ปีที่แล้ว

    Masha alah sxp qof qiicana,thy shaqo wanagsana wad haydaa

  • @Abshir_Naaji
    @Abshir_Naaji 5 ปีที่แล้ว +1

    shukran tixanaha isusoo raaci

  • @NajmaCuisine
    @NajmaCuisine 5 ปีที่แล้ว

    Aad ban uxiiseeyaa Wlhi masha Allah wllo guulyso

  • @abdiladhiifahmedraage2996
    @abdiladhiifahmedraage2996 5 ปีที่แล้ว +1

    Maa shaa Allah walalo
    Mahadsanid wan ka helay

  • @abshirlaaly1678
    @abshirlaaly1678 5 ปีที่แล้ว +1

    Markasta reergalbeedka iyo reergaaleedku waxay isku dayaan inay curyaamiyaan wax soosaarka dadka soomaalida ah iyo guud ahaan muslimiinta

  • @Hw15243
    @Hw15243 5 ปีที่แล้ว +3

    You are a wonderful report er

  • @nonamebeforesuccess1047
    @nonamebeforesuccess1047 5 ปีที่แล้ว +2

    Ax dhulka soomaaliyeed waa dhulka ugu nasiibka xun caalamka

  • @khalilsandheereabdi2654
    @khalilsandheereabdi2654 5 ปีที่แล้ว +1

    maracade wxd thy zhp khabiir waana kugu xidhanahy

  • @shireyusuf8216
    @shireyusuf8216 5 ปีที่แล้ว

    Mnshalalh sxb waad kumahdsanthy aad ayaan udanynynaa arimahha sirdoonka ah

  • @alieid8198
    @alieid8198 5 ปีที่แล้ว +1

    Waa sheeko qiimo leh wll alaha ku xafido balse kudadaal inaad soo hesho warbixino kale oo sirdonkii somaliya laxidhidha waxa aad qar kamida kasoo heli karta san filayo Gen. Nuur galaal oo Moscow kasoo bartay cilmiga sirdoonka wadankenana ugu shaqeyey xogo intaas kabadana wad heli kartaa sifudud markas
    Waxanan dhagysty waraysigii uu siiyay Horn cable Tv Ee xasuus reeb mahadsanid

  • @zakariazaki6567
    @zakariazaki6567 5 ปีที่แล้ว +3

    Sxp wad mahsntahy 🤩

  • @ista-istar
    @ista-istar 5 ปีที่แล้ว +3

    Nice story

  • @sakariyekhadar4646
    @sakariyekhadar4646 5 ปีที่แล้ว +1

    Rageedi sirdoonka waan xiiseeya

  • @haleelo1613
    @haleelo1613 5 ปีที่แล้ว +3

    mahadsanid

  • @adamjilibey7073
    @adamjilibey7073 5 ปีที่แล้ว +3

    Aadbaan u xiiseya barnaamihada maracade soo dhameystir sheekada

  • @Warsameamir8
    @Warsameamir8 5 ปีที่แล้ว +1

    Somalida aqlii Hadeey leeyihiin Diniida Ayeey laaxiisabtami lahaaeen

  • @puntlandforce6504
    @puntlandforce6504 5 ปีที่แล้ว +2

    sxb xaqiiq weeye lakin Hada Somalia maleh sirdoon oo Cadowga ayaa ka faiideysta , cadowga ilahey hanaga qabto amiin

  • @ahmedismaciil6177
    @ahmedismaciil6177 5 ปีที่แล้ว +1

    Aniga waxaan jec lhy inaan sirdon noqdo waliba unoqdo somaliya

  • @abdiladiifahmed4657
    @abdiladiifahmed4657 5 ปีที่แล้ว +3

    Mashalah

  • @emirMOHamed101
    @emirMOHamed101 5 ปีที่แล้ว +1

    Sxp maashallah waa wax wanaagsan

  • @Abdiaziz0778
    @Abdiaziz0778 5 ปีที่แล้ว +1

    Libaax dadka dalka anfacaya mustaqbalka baad ka mid tahay sxp guulayso

  • @dr.gutale6980
    @dr.gutale6980 5 ปีที่แล้ว +3

    Somalia burbur balaadhan baa kudhacay maadaama lakala dhantaalay dadkii soomaaliyeed ee awoodda badnaa

  • @ikraanladan8497
    @ikraanladan8497 5 ปีที่แล้ว +4

    Qarankaaga daacad ugu shaqeey arimaha sirdoonka dhibtooda hadaa ogaan laheedeen naxdinaaba loo dhimanaa gormee lagu ogaan doonaaa

    • @zakariemohamud8317
      @zakariemohamud8317 5 ปีที่แล้ว

      May wll ma dhib badna shaqada sirdoonka ee ad wadankaga ugu shaqenesid

    • @muniir3654
      @muniir3654 5 ปีที่แล้ว

      Sirdoonku wuxuu u dhintaa sir qarin Wax Ka walwal badan ma leh

  • @raggeedi
    @raggeedi 5 ปีที่แล้ว +4

    Keep going

  • @kawsarmaxamuud4542
    @kawsarmaxamuud4542 5 ปีที่แล้ว

    Mansha allah alle haku daayo wll ilaah baan ku dhaartaye waxaad tahay wiil soomalinimadu ku dheedhahay alle cimrigaaga iyo codkaagaba hakuu dheereeyo

  • @cabdilaahihassan
    @cabdilaahihassan 5 ปีที่แล้ว +1

    Hadii ay surto gal tahay waxaan ka codsanayaa inaad noo diyaariso dilkii jamaal.khajooci shaqo wacan zxb
    Mahadsanid

  • @muhubohassan3111
    @muhubohassan3111 5 ปีที่แล้ว +1

    Rag waa ragii hore ee somaliyeed naagana waa kuway qabeen ee wadaniyiinta ahaa aloow nabad baadi

  • @pabloyare4248
    @pabloyare4248 5 ปีที่แล้ว +7

    Wacadale uusan maamulka yahuuda waxba meesha ku heyn
    Ee mareekanka baanu ku xishmeynaynaaa nuclear kiisa

    • @Warsameamir8
      @Warsameamir8 5 ปีที่แล้ว

      🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣

  • @MohamedAbdurahmanSheikh
    @MohamedAbdurahmanSheikh 5 ปีที่แล้ว

    ASCW....Eng Maracade ......aad baad u mahadsan tahey---waxii qeyr ku jiro ajar alaah kaa siiyo---Koleey inta aan anigu fahamsanahey waa muhiim in qorshayaasha cadowgaaga iyo contact codes-kooda ama luqadahooda la bartaa waa muhiim.... sheekooyinkaana oo kalena waa muhiim---- qeyr ayaan kuu rajeynaa..RAMAKAAN KARIIM

  • @hodanabdirahman6313
    @hodanabdirahman6313 5 ปีที่แล้ว +2

    Subxanallah 😭😭😭😭

  • @akram3130
    @akram3130 4 ปีที่แล้ว

    Sirdoonka Dawladaha waa weyn Sidaasu u shaqeeya waa waxa dawladaha waa weyni u samaystaan Markay dawladaadu macno leedahay Waxas kale ayay ka hadashaa mashruucyo dal kale Laga fulinayo dhibaatadu dalkoda u keenayay ayay uga fikireen sidii saxdii way ku guulaystan waa markii dawladii somaliya la isku odhan jiray ay qiimaha lahayd cajiib.

  • @EbyanAxmadey
    @EbyanAxmadey 5 ปีที่แล้ว +3

    😓😓😓😓😓😓😓 wadankeyga waxaan u rajeynayaa nabad waarta iyo Jaale Siyaad oo kale inuu nosooo laabto

  • @ista-istar
    @ista-istar 5 ปีที่แล้ว +7

    Somalia 🇸🇴

  • @maaherahmed4694
    @maaherahmed4694 5 ปีที่แล้ว

    Well Soo badi waan xiiseeyaa

  • @abdullahiyousufabdullahi8546
    @abdullahiyousufabdullahi8546 5 ปีที่แล้ว +1

    I am water management engineer specialist waraabka beeraha iyo maarenta mashaaricda beeeraha Msc guuul somalidi hore dad bay ahaayen sumacd nooyelay lk kuwa hda jeeb ka u wen una darn .
    hda dams Ethiopia mawda upstream river ka waxey cuuryaamiyen waxsosarka beraleyda taso dhalisy abaara baasan marka doolad xoogan iyo aqon yahana qubara ah loobahan yahy .
    wadnkega ilaha biyahiisa ano maaren ilaah IMA dila .

  • @Garaad_vip
    @Garaad_vip 5 ปีที่แล้ว

    Maasha Allah sxb daawasho aan ku raaxeysto iyo micno iikordhay