Sweden, Ax Gabadhan Waxa Nolosha Ku Cilay, Hooyadi iyada Dhashy, 3 Mar Inay Nafta Is Dhaf

แชร์
ฝัง
  • เผยแพร่เมื่อ 24 ม.ค. 2025

ความคิดเห็น • 67

  • @DramaReeles
    @DramaReeles หลายเดือนก่อน +4

    Walaahi I can’t stop crying. Ilmada waan coshan la ahay. Maanta waa jimce Ee Allow cunugtaan dhibka kaqaad. Aamiin Aamiin Aamiin.

    • @hamdi27889
      @hamdi27889 16 วันที่ผ่านมา

      Masha alaah shiikh mustafe Aboowe waan ku aqaan ee ii soo duceey plz qayr alaha ku siiyo😢😢😢😢😢😅😅😅😅

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 16 วันที่ผ่านมา

    Ilaahow qalbiga uqabooji quraan baro dugsi dhigo ilaahay barow

  • @luulali1738
    @luulali1738 หลายเดือนก่อน

    Ilmaha iyo walidka laiskuma diro ama maslax ama kadhex bax saas roon xaqa allaha natuso gabadhan qalbiga allaha udajiyo walidka qofki kudira wax kaxun maleh

  • @hamdi27889
    @hamdi27889 16 วันที่ผ่านมา +1

    Hana sharci ma lohoo gabadha waxaad tiraa abaayo qof saxiib aad sirtaada ku qarsato yeelo habaryar waxaan kaa baryaa

  • @fatimaali4343
    @fatimaali4343 หลายเดือนก่อน +1

    May Allah make it easy for her.. habiyar keep going. InshaAllah, Allah will help you

  • @hawoabdinur792
    @hawoabdinur792 8 วันที่ผ่านมา

    Iilahay waxan kabaryay hadii ay arintan runtahay faraj an so dahin allaha kufuro habo macaan ilahay haku caafiyo

  • @casiloGedi
    @casiloGedi 16 วันที่ผ่านมา +1

    Habaryar ilaahay isku xir bari hooyo haday caasi tahay uma baahnid dhagaha ka xiro ilaahow caawi

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 หลายเดือนก่อน

    Waa imtixaan waaye ee ilaahey ha kaa bixiyo😭

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 หลายเดือนก่อน

    Habo xabiibti samir adigaa libaneysaa
    Guur kheye badan allh ha kuu sahlo

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 หลายเดือนก่อน

    Subhanalah waa so sad 😭

  • @aminanor8133
    @aminanor8133 หลายเดือนก่อน

    Ila soo xariir aniga ku caawimaya stockholm jooga

  • @roodanuur461
    @roodanuur461 17 วันที่ผ่านมา

    Aniiga ikaallay anaa hooyo kuu nooqonaye taasii maaha hooyo iyada taaqatar u baahane biisnka haabara somalida waa waaxa kaalle

  • @DramaReeles
    @DramaReeles หลายเดือนก่อน +3

    Please reer Sweden gabadhaan caawiya please. Dadka soo dhex galiya. Please please ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤.

  • @abshiromohamedadan4519
    @abshiromohamedadan4519 หลายเดือนก่อน

    Asc guul habe nolĺoow ❤❤❤❤❤❤

  • @XXx-xp8ll
    @XXx-xp8ll 7 วันที่ผ่านมา

    Caruurta qalbiga fiican waa lagu xadgudbaa.

  • @luulali1738
    @luulali1738 หลายเดือนก่อน

    Asc waxan kulatalina gabadha habo cimrada aad inshaallaah waa qeyre qalbiga fiican kucaawina

  • @fathiabdidini
    @fathiabdidini 14 วันที่ผ่านมา

    I can understand her pain

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน +1

    Illaah dhibka hakaa dulqaado Aamiin Yaarabi ❤maya Soomaaliyeey caasi maaha illaah dhibka hakafulqaado
    Gabar qaaliya ayaad tahay farxad ayaana kuu danbaysee Alle bari tasbiixdana badi hooyana u duceeya

  • @SafiyaAbdirashiid
    @SafiyaAbdirashiid หลายเดือนก่อน +1

    Ax samir wll😢

  • @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z
    @BarwaaqoCabdiLaahi-d9z หลายเดือนก่อน

    Wll waa imtixaan waxaynu joogo naa daaru imtixaan wll sabir oo Badi tasbiixda iyo saliga. Nabiga Badi waa d kabixi ilaahay farash khayr qaba oo deg deg ah ilaahay hakuu furo

  • @HamdiMohamed-x1k
    @HamdiMohamed-x1k หลายเดือนก่อน +1

    Habo waxaan ku leeyahay shilin ha iska siin qof naago la joogey lkn gurigaaga dhigo alaah ee u guur haday ku tiraa guriga iska celi diid oo naftaada banaanka aad Farxada masha Alaah 💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔💔🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼🙏🏼

  • @AminaHussain-u4b
    @AminaHussain-u4b หลายเดือนก่อน +1

    Allahu ha ka qaado dhibka mamo ku heysto ee baryada Alle badi,duko.

  • @fertunali1007
    @fertunali1007 หลายเดือนก่อน

    Gabdhan mexey macno ah ey usameynee iney halkan kaso hadashay. Wexey heleysaa dhaqtarad cawiso oo ey ku nafisilehed sirtedana xifdin lehed. Mida kale waaba isku filnahay ayey ledahay mey ka guurdo gobolka hooyada joogto bes intas aya ku filan

  • @Shariifo24
    @Shariifo24 หลายเดือนก่อน +2

    Ilaaheey qalbigaaga hakuu qaboojeyo yaa rabbbi

  • @luulali1738
    @luulali1738 หลายเดือนก่อน

    Dhaqtar laxariir dabareshinka laga caawina

  • @meymunahmedsheekh9510
    @meymunahmedsheekh9510 หลายเดือนก่อน

    Asc ilaahay qalbigaaga hakuuqaboojiyo

  • @hajiahajiali4188
    @hajiahajiali4188 หลายเดือนก่อน +1

    Aniga ma I rabtaa aan hooyo kuu noqdee

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน +1

    Habar ii keen nabarkoda uf nayaada ilmahaha tar amaan siiya qalbigooga haku dheelina shaydiinta cajuusoyinka aqrista caruuraha daaya mystaqbalkoda u daya shayadiin howshoda qabsan wayey daaya gabadha uf

  • @asliimuur5024
    @asliimuur5024 หลายเดือนก่อน

    ALLAAH ayaa og wixii jira hooyo gabadhaada qalbiga u qabooji gabareey in aad hooyadaa wax ka sheegtit iska daa

  • @luulali1738
    @luulali1738 หลายเดือนก่อน

    Allaha kufududeyo

  • @hamdiali6398
    @hamdiali6398 หลายเดือนก่อน +1

    Subxanallaah

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 หลายเดือนก่อน +2

    Ax alaah tan waa baari. Ilahow dhibka ka dul qaad. War somaliyey wixii gabdhan yaqaan u gargara. Naagaha hooyoyinka ilmahooda ku dirayow ilaahey ka baqa waa badan yihiin, waana la og yahay.

  • @KhadijaAli-y7j
    @KhadijaAli-y7j หลายเดือนก่อน

    Alle ayaa Xaqiida naga og

  • @NM-lo3jv
    @NM-lo3jv หลายเดือนก่อน

    Wallahi hooyoyin toxic ah waa jira anaga hooyaden sas nolosha dhib iyo ciriiri nagalisay 3gabdhod nahay waa iska guur sanay anagoo ka carareno inaa walano wax kasto wanaag waa u samenay lknse still she’s not happy 😭😭🥺 dadka dariska wexey dhihi jireen heblayoy wax ka nasiib badan maleh owlad bari aad heesata anaga neh ma heesano hadana waa xumeesa Wallahi waa iska ooyi jiray waxaana Illaahey ka magan gali jiray inaa caasiyo manta neh Alxamdulilah labo owlad Alle igu arsaqay inkastoo wali hooyo dhahdo why Illaahey habaarkeyga u aqbali la’ayahay lknse

  • @ubahadow7662
    @ubahadow7662 หลายเดือนก่อน +1

    I sorry abayo macan subxanalah Subxanalah 😢😢😢

  • @2-0-2-5z
    @2-0-2-5z 24 วันที่ผ่านมา

    Allah qalbiga hakuqabojiyo abayo hoyadaa hakusojediyo sorry abayo

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน +1

    Nagaha tefankoda soo dhig waan caynayna nabarada keen shayadiinta

  • @Cosob22
    @Cosob22 หลายเดือนก่อน

    Abayo hooyo Waye e u samira hooyadana illaheya ha tusiiyhaqa

  • @Aminatt31828
    @Aminatt31828 หลายเดือนก่อน

    Wey dhacdaa waalid caasi ah ee iska samir shaqeyso oo is dabar kana fogow una soo ducee adigana duceyso waa hadey run tahay hadiisa adiga aad xanuunsan tahay is dawee so sad😭

  • @fartunhaji2577
    @fartunhaji2577 หลายเดือนก่อน

    Sorry😢 Hooyada gabadhaan dhashay waa Narcissists,waa cudur maskaxda ku dhaco, caruurteed ayey baabi'ineysaa 😢SHISHEEYE ayey iska gadee

  • @FarxiyoSheeq
    @FarxiyoSheeq หลายเดือนก่อน +1

    Mama waxan Radinaya nin wilanudhalay, oo. Turkiweye wana nin ween hada Awdo malirdinkara Bali icawi

  • @somalihanolato741
    @somalihanolato741 หลายเดือนก่อน +1

    Hoyada cid ku bedelayso ma leh aburka allaha ya bedeli karo walahaa kuwa gursaday la saxiib ha u noqon wax u goy aad siinaysid gurigaga ha babin raac u tag markay ku soo buriso gurigada aad lakiin gurigaga hadayn ha is dilin waa imtixaan habo

  • @hagimohamoud6653
    @hagimohamoud6653 หลายเดือนก่อน +2

    I början ska du icke ta kontakt med mamman. Bygga upp din självförtroende och lyssna ej folk som snackar skit om dig.

  • @Kaafiya_25
    @Kaafiya_25 หลายเดือนก่อน +1

    Hooyo saas sameyneyso maxaa kaqaldan ameey xanuunsantahay😳

  • @MaandeeqAli-t6i
    @MaandeeqAli-t6i หลายเดือนก่อน +2

    Kuma Aamini karno

  • @sarahali1958
    @sarahali1958 หลายเดือนก่อน +1

    l. Am. Sorry. habo

  • @umuaisha6859
    @umuaisha6859 หลายเดือนก่อน +3

    Hooyada way xanuunsnthy laga yaabaa

  • @faizaaliabdallah5731
    @faizaaliabdallah5731 หลายเดือนก่อน +1

    Maskiin ilahow il u fur gabdhan yarta ah. Waa runted walad caasi iyo waalid caasi ayaa jira. Ax ax

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud หลายเดือนก่อน

    yaab naa hooyada waxad siisay maxd noogu sheegin

  • @frank77w
    @frank77w หลายเดือนก่อน +2

    Social mediaha khalad baa la isu saxaa doqonkastana hadal baa la dhahaa.

  • @abdisamadmohamoud
    @abdisamadmohamoud หลายเดือนก่อน

    hooyada waxay kuu magaysa waa balwada ee iskada oo illahy kabaq

  • @prettysihaam7
    @prettysihaam7 หลายเดือนก่อน +1

    Sorry abayo mcn ilahay dhibatada ha kasaro aduunyadan imtixaan waaye

  • @Maria28832
    @Maria28832 หลายเดือนก่อน +1

    MIDAAN GABADH WAA NACAS WAA IS DILAA MAXAY TAHAY SHEYDANKA ISKA NAAR NAFTADA WAX KAGA FIICAN MA JIRTE HA IS DILIN HOYADA U SAMIR

  • @luulali1738
    @luulali1738 หลายเดือนก่อน

    Dad xun iyo dad fiicanba waa jiraan qeyb xun aaaragtay sory

  • @luulali1738
    @luulali1738 หลายเดือนก่อน

    Dhar cusub gado

  • @AsmaAbees
    @AsmaAbees หลายเดือนก่อน +1

    Sidan kumaficino hooyodada hade qaldantahay walagataaga kaduceso kaguur haluban marka adeso salam hade kucaso is kadhageso analacatamin

  • @Feynus
    @Feynus หลายเดือนก่อน

    Hana inkarta iskalili sabab hooyodi waac ogow wihikushgato

  • @Maria28832
    @Maria28832 หลายเดือนก่อน +1

    HOYADA U SAMIR WAA HOYADA CAAY MEEL DULEESHO KAMA GALEYSE ADIGANA GUURSO HADA NIN FIICAN HESHO

  • @MohamoudMariam
    @MohamoudMariam หลายเดือนก่อน +2

    Haku noqon hadeed kasotagtay markale lahadal wa hoyo lkn gurigaga iska jog😂😂😂sorry 😭 abaayo

  • @ikramedouard
    @ikramedouard หลายเดือนก่อน +1

    Salam à 25 ans t'as pas besoin d'une mère toxique éloigne toi d'elle avant qu'elle te rende folle .

  • @SadioWarsame-rq6ql
    @SadioWarsame-rq6ql หลายเดือนก่อน

    Habaryar haquusan illaah ayaa xal kheyr qaba idin siinaayo mid ogaada Hooyadiin idinkeey idiin baahantahay Hooyo iyo idinkaba quraan isisaara kadibna hooyadiin geeya dhaqtarada cilmi nafaiga aha waayo markaan sheekadaada dhageystay waxaa aniga kala soo dhexbaxay in hooyadaa dhib badan oo ku dhacay meel kastaba hagaga dhacee ay qarinayso
    Hooyo mid baan leeyahy dhibka kugu soo dhacay ka illaali ilmahaaga way adagtahay laakiin adiga is adkee ciilkana kadaa si wada jirana gamaha isku qabsada Inshaa Allah waad guulaysanaysaan

  • @abdibareabdule3441
    @abdibareabdule3441 หลายเดือนก่อน

    Waa caasi hadey sidan ku dhimato waa ehelo naar

    • @kowsarahmed3910
      @kowsarahmed3910 หลายเดือนก่อน

      Adiga caasi ah ee ka dhamow gabadha

    • @Minagamzel
      @Minagamzel หลายเดือนก่อน

      Bisinka wllo naarta haku xukumin wllo m adiga og runta allahu aclam